Wararka

Wasiirka Madaxtooyada oo Baaq u diray Warbaahinta iyo Dadka kale ee Qabyaaladda Faafiya ama adeegsada

0 Visits: 605 | Tuesday September 08, 2015 - 10:31:33
"Saxaafado Kaliya Mahe Dadka Wada Ee Masuuliyiinta Ahi Umadda Ha Ka Daayaan Qabyaalada Weliba Kuwa…" Wasiirka Madaxtoyada .

Read More »

Wasaaradda Macdanta iyo Tamarta oo Warsaxaafadeed ka soo saartay in heshiiska ay Soomaaliya la gashay Shirkadda SPECTRUM ASA uu yahay mid Somaliland soo galinaya sahamintaasi

0 Visits: 681 | Tuesday September 08, 2015 - 09:53:33
Wasaaradda Macdanta iyo Tamarta Jamhuuriyadda Somaliland ayaa sheegtay inaanu jirin wax Somaliland ka khuseeya heshiiska xukuumadda taagta daran ee Somalia la gashay shirkadda SPECTRUM ASA ee shidaalka ka baadhaysa Somalia.

Read More »

Daawo: Badhasabka Awdal Md Ramaax oo ka qayliyey Odayaal uu sheegay inay Tvga ka hadlaan Habeen Walba

0 Visits: 680 | Tuesday September 08, 2015 - 09:40:53
Badhasaabka gobolka Awdal Maxamuud Cali Saleebaan (Ramaax), ayaa sheegay inuu khaatiyaan ka joogaan Salaadiin iyo Odayaal reer Boorame ah,

Read More »

Daawo: Cisbitaal weyn oo casriga oo laga hirgeliyey Burco iyo Wasiirka Caafimadka oo xadhiga ka jaray

0 Visits: 651 | Tuesday September 08, 2015 - 08:32:44
Wasiirka Caafimaadka Jamhuuriyadda Somaliland, Mud. Dr. Saleebaan Ciise Axmed (Xaglatoosiye) ayaa xadhiga ka jaray Cisbitaal casriya oo laga hirgaliyay Magaalada Burco

Read More »

Raysal wasaraha Jabuti Oo Ka Hadlay Wadahadal U Dhaxeeya Iyaga iyo Mucaradka

0 Monday September 07, 2015 - 18:21:13
Raysal-Wasaaraha Djbouti Cabdiqaadir Maxamed Kaamil islamarkaana ah Gudoomiye Kuxigeenka Xisbiga Talada haya oo la hadlayay Kaadiriyiinta Xubnaha Gudida dhexe ee RPP.

Read More »

Daawo:Hargaysa Kala Iibsiga Xolaha Nool Oo Hoos Dhac Baladhani Ku Yimid Iyo Dadka Ka Ganacsada Oo Ka Dayriyay

0 Visits: 682 | Monday September 07, 2015 - 18:12:40
Dadwaynaha Ka Ganacsada Xoolaha Nool iyo Kuwa Xoladhaqata Ee Ku Sugan Magalada Hargaysa Oo Ka Dayriyay Ibsiga Xolaha

Read More »

Golaha Guurtida Somaliland Oo Baafinaya 15 Xildhibaan Oo Aan Kaba Soo Xadirin Fadhiyada Golahaasi

0 Monday September 07, 2015 - 18:05:47
Fadhigii Golaha Guurtidda oo wakhti dheer loo xanibnaa maqnaashaha xildhibaanada qaarkood, kaas oo keentay in uu fadhigu u furmi waayo kooram la'aan ama uu gaadhi waayo tiradii uu ku furmi lahaa

Read More »

Wasiirka Arimaha Dibada Somaliland Oo Sheegay In Midowga Afrika Inay Ka Baqayso Ictiraafka Somaliland

0 Monday September 07, 2015 - 18:00:27
Wasiirka arrimaha dibedda Somaliland Maxamed Biixi Yoonis, ayaa sheegay in dawladda Somaliland buuxisay shuruudihii looga baahnaa dawlad ama Qaran, laakiin waxa jira ayuu ydhi caqabado iyo cabsi ay waddamada Midawga Afrika iyo caalamku ka qabaan inay si rasmi ah ugu aqoonsadaan dawlad madax-bannaan

Read More »

Daawo Afkashacabka Tv: Wasiirka Ciyaaraha Oo Ku Dhawaaqay Dib U Dhac Ku Yimid Qabsoomida Ciyaaraha Gobolada Dalka

0 Monday September 07, 2015 - 17:52:23
Koobkii gobolada Somaliland oo la filaayey inuu bishan ka bilaabmo gobolada Awdal iyo Togdheer ayaa dib u dhacay,waxaana ka hadlay arrintaasi wasiirka Ciyaaraha Somaliland.

Read More »

Xildhibaan Nac Nac Oo Xukuumada Ka Difaacay Eedaymo Musuq Maasuq Oo Loo Jeediyey

0 Monday September 07, 2015 - 17:48:17
Xildhibaan Axmed Maxamed Diiriye Nacnac oo ka mid ah mudanayaasha Golaha Wakiiladda ayaa tilmaamay in aanay jirin wax musuqmaasuqa oo ay ku kacday xukuumadda uu gadhwadeenka ka yahay madaxweyne Axmed Siilaanyo.

Read More »

Daawo Afkashacabka Tv: Badhasaabka Gobolka Saraar Oo Kormeer Ku Tagay Xarumaha Dowlada Ee Gobolka Iyo Natiijada Uu Kala Kulmay

0 Monday September 07, 2015 - 17:46:03
Gudoomiyaha Gobolka Saraar Oo Kormeer Ku Tagay Xarumaha Dowlada Ee Gobolka Iyo Natiijada Uu Kala Kulmay

Read More »

Hargaysa:Guddomiyaha Golaha Wakiilada Oo Iska Difaacay Eedaymo Uga Yimi Kuxigeenadiisa

0 Monday September 07, 2015 - 17:43:46
Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland Ahna Guddoomiyaha Xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI Md.C/raxmaan Maxamed C/laahi Cirro ayaa iska difaacay eedeymo uga yimi Guddoomiye ku-xigeenka koowaad iyo Guddoomiye labaad ee Golaha wakiilada.

Read More »

DAAWO: Labada guoomiye ku xigeen ee golaha Wakiilada Oo Gudoomiye Cirro Ku eedeeyey Inuu Golaha Ka abuurayo Khilaaf Meel Xun Gaadha Iyo gudoomiye Cirro Oo Iska fogeeyay eedaha loosoo jeedioyay

0 Visits: 939 | Monday September 07, 2015 - 16:29:37
Labada gudoomiye Ku xigeen ee golaha Wakiilada ayaa Gudoomiye Cirro Ku Eedeeyey Inuu Golaha Ka Abuurayo Khilaaf Meel Xun Gaadha

Read More »

Daawo:Dhalinyaro Tahriibayaal ah oo kusugan wadanka Talyaaniga oo kaga warbixiyay xaaladaooda waraysi lala yeeshay

0 Visits: 690 | Monday September 07, 2015 - 16:29:37
dhalinyaro tahriibayaal ah oo kusugan wadanka talyaaniga ayaa kaga warbixiyay xaaladaooda nololeed waraysi lala yeeshay

Read More »

Daawo Sawirada Taageerayaasha Xisbiga UCID Ee London Oo Casho Sharaf Ku Soo Dhaweeyey Musharaxa Madaxweyne Ku Xigeen Ee Xisbiga Ucid

0 Visits: 707 | Monday September 07, 2015 - 16:21:30
Casho Sharaftaa oo ay soo agaasimeen Taageerayaasha Xisbiga Ucid ee Galbeedka London ayaa si hufan oo hagar la'aan ah loogu soo dhaweeyey Musharaxa M/Xigeen ee Xisbiga Ucid aqoon yahan A/rashiid Hassan Mataan

Read More »

Daawo:Xaaji Cabdi waraabe oo ka warbixiyay maal gashiga haamaaha shidaalka berbera

0 Visits: 717 | Monday September 07, 2015 - 09:58:22
Daawo:Xaaji Cabdi Waraabe oo ka warbixiyay maal gashiga haamaaha shidaalka Berbera

Read More »

Muqdisho:Daawo Muuqaalka Guriga Darwalkii Siyaad Barre Oo Weerar Lagu Soo Qaaday

0 Visits: 766 | Monday September 07, 2015 - 09:58:22
Daawo Muuqaalka Guriga Darwalkii Siyaad Barre Oo Weerar Lagu Soo Qaaday guri Uu Sheegay Inuu leeyahay

Read More »

Daawo: Weriye Baffo oo Warbixin Naxdin leh ka diyaariyey Tahriibayaal ku sugan Talyaaniga

0 Visits: 702 | Monday September 07, 2015 - 09:12:42
Halaaga Tahriibka iyo Rafaadka laga dhaxlo ayaan la qiyaasi karin, waxaana qofka tacabiraaya u muuqda oo kaliya

Read More »

Madaxweynaha Somaliland Oo Dalka Imaraadka Ka Tacsiyadeeyay Askartii Kaga Dhimatay Yemen.

0 Visits: 708 | Monday September 07, 2015 - 09:09:37
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mud. Axmed Maxamed Maxamuud (Silaanyo) ayaa Dawladda iyo shacabka dalka Imaraadka Carabta......

Read More »

Wasiirka Madaxtooyada oo ka dareen celiyey kulankii uu la qaatay Ardayda Reer Somaliland ee wax ka barata Dalka Turkiga ee Waddanka ku sugan

0 Visits: 689 | Monday September 07, 2015 - 09:07:02
Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa ka hadlay kulan uu la qaatay ardayda reer Somaliland ee wax ka barata dalka Turkiga oo shalay ka qabsoomay hoolka Wasaaradda Warfaafinta iyo wacyigalinta Somaliland.

Read More »