Wararka

Muqdisho:Daawo:Darawalkii Madaxweyne Maxamed Siyaad Barre Oo Gurigiisii Muqdisho Lagala Wareegay.

0 Saturday September 05, 2015 - 23:01:24
Darawalkii Maxamed Siyaad Barre ayaa cabasho balaadhan ka jeediyey gurigii uu Muqdisho ka deganaa oo laga saaray lagana wareegay.

Read More »

Berbera:Wafti Uu Hoggaaminaayo Wasiirka Ganacsiga Oo Kormeer Ku Tagay Xarunta Kaydka Haamaha Shidaalka Berbera.

0 Saturday September 05, 2015 - 22:56:16
Wefti uu Hogaaminayo Wasiirka Ganacsiga Somaliland Dr. Muuse Qaasim oo wehelinayaan Wasiirku Xigeenka Wasaarada Ganacsiga Bashiir Cabdi Xariir ayaa socdaal kormeer shaqo ah ku tagay xarunta Haamaha Kaydka Shidaalka Berbera.

Read More »

"Cirro Wuu Iska Hadlayaa Ee Dastuurka Way Ku Caddahay Inuu Madaxweynuhu Dib Uu Soo Celin Karo”..."Xil Kijandhe

0 Saturday September 05, 2015 - 18:06:52
Xildhibaan Axmed Cabdi Kijaandhe oo ka mid ah mudanayaasha Golaha Wakiilladda Somaliland, ayaa sheegay in uu dastuurka waafaqsan yahay qaraarkii madaxweyne Siilaanyo dib ugu soo celiyay go'aankii Golahaasi ku laalay in shirkaddo gaara lagu wareejiyo haamaha kaydka shidaalka ee magaaladda Berbera.

Read More »

Daawo:Wasiirka Waxbarshada Oo Kormeer Ku Tegay Dugsi Ka Mid ah Dugsiyada Magaalada BerBera Oo Dhawaan Dab Qabsaday

0 Saturday September 05, 2015 - 18:00:54
Wasiirka Waxbarshada Oo Kormeer Ku Tegay Dugsi Ka Mid ah Dugsiyada Magaalada BerBera Oo Dhawaan Dab Qabsaday.

Read More »

Dablay Hubsan oo Weerar Ku qaaday Xabsiga Magaaladda Laascaanood iyo Khasaaraha Ka dhashay

0 Visits: 691 | Saturday September 05, 2015 - 17:59:06
Ciidamo beeleed hubaysan ayaa isku gadaamay habeenimadii xalay Xabsiga dhexe ee magaalada Laascaanood kuwaasoo ka hortagayay in la qaado maxaabiis xabsiga kujirta kadib markii xabsiga dhexe ee Magaaladdu buuxsamay.

Read More »

Daawo:Badhasaab kuxigeenkii hore ee Gobolka Togdheer oo sidiiran loogu soo dhaweeyay Madaarka magaalada Oslo ee dalka Norway

0 Visits: 657 | Saturday September 05, 2015 - 17:52:40
Daawo:Badhasaab kuxigeenkii hore ee Gobolka Togdheer oo sidiiran loogu soo dhaweeyay Madaarka magaalada Oslo ee dalka Norway

Read More »

Hargaysa:Nuxurka Warqada Uu Madaxweyne Siilaanyo U Qoray Golaha Wakiilada & Fadhiigii Xaasaasiga Ahaa Ee Maanta.

0 Saturday September 05, 2015 - 17:52:03
Mudanayaasha golaha wakiilada ayaa maanta yeelaanayey fadhi xaasaasi ah oo la filayo inay kaga arrinsadaan go'aanka uu Madaxweyne Siilaanyo dib ugu soo celiyay go'aankii uu goluhu ku laalay bixinta haamaha shidaalka Berbera.

Read More »

Xildhibaan Waabeeye Oo Difaacay Heshiiska Ay Xukuumaddu Ku Wareejinayso Haamaha Shidaalka

0 Visits: 603 | Saturday September 05, 2015 - 17:21:17
Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Xisbiga taladda dalka haya ee Kulmiye, Xildhibaan Maxamed Xaaji Yuusuf Waabeeye, ayaa ka hadlay Mooshinkii wareejinta Haamaha

Read More »

"Dastuurka Meelna Kagama Taalo Inuu Madaxwaynahu Soo Celiyo Go'aan Gole....." Guddomiye Cabdiraxmaan Ciro

0 Visits: 662 | Saturday September 05, 2015 - 17:17:35
Guddoomiyaha Golaha wakiilada somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Ciro ayaa hadlay Go'aankii Golaha ee uu Madaxwaynahu Soo celiyay isaga oo sheegay in Dastuurka Somaliland aanay ku qornayn inuu go'aan gole madaxwayne soo celin karo.

Read More »

Daawo; Komishanka Maamul wanaagga iyo ladagaalanka musuqa oo kulamo la qaatay masuliyiinta dawladda hoose burco

0 Visits: 641 | Saturday September 05, 2015 - 17:12:50
Guddomiyaha komishanka axmed muxumed madar ayaa sharaxay nuxurka kulamada ay la yeesheen dawladda hoose burco

Read More »

Dawladda Masar Oo Marti-qaad U Fidisay Wasiirka Caafimaadka & Dhakhaatiir Adeegyo Ka Fulinaya Hargeysa

0 Visits: 645 | Saturday September 05, 2015 - 17:09:44
Sidaasna waxa laga sheegay kulan shalay Wasiirka Caafimaadku xafiiskiisa kula yeeshay ku xigeenka danjiraha masar u fadhiya Jabuuti Maxamed Al-amiid, oo socdaal ku yimid Somaliland.

Read More »

Madaxwaynaha Somaliland Oo Koomishanka Dorashoyinka Ka Sugaya Warqadii Uu Ku Cayimi Lahaa Malinta Dorashada

0 Visits: 590 | Saturday September 05, 2015 - 16:51:05
Madaxweyne Axmed Siilaanyo ayaa Komishanka Doorashooyinka Qaranka ka sugaya warqadii ay ku soo cayimi lahaayeen wakhtiga Doorashooyinka

Read More »

Daawo Afkashacabka TV Xildhibaan Xoog oo Xukuumada uga digay Wareejinta Haaamaha shidaalka

0 Visits: 514 | Saturday September 05, 2015 - 16:44:04
Daawo Afkashacabka TV Xildhibaan Xoog oo xukuumada uga digay wareejinta haaamaha shidaalka

Read More »

DAAWO: Wasiirka Waxbarashada Faarax Cilmi Geedoole oo soo kormeeray xaalada dugsi dhawaan dab qabsaday oo kuyaala Magaalada Berbera

0 Visits: 470 | Saturday September 05, 2015 - 16:44:04
DAAWO: Wasiirka Waxbarashada Faarax Cilmi Geedoole oo soo kormeeray xaalada dugsi dhawaan dab qabsaday oo kuyaala Magaalada Berbera

Read More »

DAAWO:Dhacdo layaableh nin Faraha iyo Afka ku qabsanaya Maska dunida ugu khatarta badan

0 Visits: 738 | Saturday September 05, 2015 - 16:44:04
DAAWO:Dhacdo layaableh nin Faraha iyo Afka ku qabsanaya Maska dunida ugu khatarta badan

Read More »

Daawo: Salaadin iyo cuqaal kamida madaxdhaqameedka Gobolka saaxil iyo togdheer oo si mug u leh u taageeray Go'anka madaxweynuhu ku wareejinayo Haamaha shidaalka

0 Visits: 487 | Saturday September 05, 2015 - 16:15:21
Madax dhaqameedkan ayaa sheegay in madaxweynaha somaliland xaq u leeyahay wax kasta oo horumar u keenaya haamaha shidaalka iyo guud ahaanba qaranka

Read More »

Daawo; Ardayda Caafimadka ee jamacadda Gollis oo Adeegyo Caafimad iyo Xog ururin u tagay Degmada QOryaale

0 Visits: 773 | Saturday September 05, 2015 - 16:10:27
Ardaydan ayaa Adeeg caafimaad u bilaash ah u fuliyey dadweynaha reer qoryaale iyagoo xog ururin dhinaca caafimaadka ah na ka soo sameeyey magaaladaasi

Read More »

"Xeerkii Naloo Ansixiyay Waxa Uu Noqday Xeer Aan Awoodo Badan Lahayn" Gudomiye Madar

0 Visits: 772 | Saturday September 05, 2015 - 10:07:28
Guddoomiyaha Hay'adda Maamul Wanaaga iyo La dagaalanka Musuq-maasuqa Somaliland Axmed Muxumed Madar ayaa shaaca ka qaaday in guud ahaanba maamulka ha'yadaha dawliga ah ee dalku uu Qalooco

Read More »

Daawo: Sh. AadanSiiro oo Dhalinyarada Guurdoonka ah ee somaliland u Bushaareeyey

0 Visits: 1392 | Saturday September 05, 2015 - 09:26:01
Sheekh Aaden Xaaji Maxamuud Xiirey (Aaden Siiro) oo ka mid ah culimada waaweyn ee reer Somaliland ayaa dhallinyarada guur-doonka ah,

Read More »

Marwada Madaxweynaha Somaliland Oo Loo Doortay Wakiilka La Dagaalanka Umul Raaca Hooyada Iyo Dhalaanka

0 Friday September 04, 2015 - 23:56:53
Haween weynaha Somaliland oo nasiib u yeeshay in Marwada qaranku u noqoto Wakiilka la dagaalkan Dhimashada ama Umul raaca hooyada iyo dhalaanka (Iyadoo Geeridu ay xaqtahay).

Read More »