Wararka

Daawo Muqaal:Janaraalka Ciidamda Qaranka Somaliland U sareeya Waa Nin Gabooye Ah Waana Sarkaal Reer Burco Oo La Yidhaahdo Inadhabar,

0 Visits: 539 | Friday December 12, 2014 - 06:22:24
Janaraalka Ciidamda Qaranka Somaliland U sareeya Waa Nin Gabooye Ah Waana Sarkaal Reer Burco Oo La Yidhaahdo Inadhabar,

Read More »

Daawo Muqaal:Dagaal Ka Dhexqarxay Siyaasi Cismaan Hindi Hotel Kisa Crown Iyo Xukumada Axmed Siilaanyo Iyo Cismaan Hido Oo Urur Cusub Sameeyay.

0 Visits: 561 | Friday December 12, 2014 - 06:17:58
Dagaal Ka Dhexqarxay Siyaasi Cismaan Hindi Hotel Kisa Crown Iyo Xukumada Axmed Siilaanyo Iyo Cismaan Hido Oo Urur Cusub Sameeyay.

Read More »

Cabdi Good Iyo Abwaan Xasan Weedhsame Oo Uu Ururka Haya Gudoonsiiyey Abaalmarino.

0 Visits: 613 | Thursday December 11, 2014 - 21:37:35
ururka HAYA oo ka jira dalkaasi UK magalada London oo sannad walba Abaalmarino gudoonsiya shaqsiyaadka uu u garto ee ku hadasha Afka Somaliga Xaflada sannadkan ayuu ururkan HAYA wuxuu abaal-marin kala duwan gudoonsiiyey Ganacsato,

Read More »

Madaxweynaha Dalka Zimbabwi Oo Shaqadii Ka Caydhiyay Gabadhi Ku-xigeenka U Ahayd Iyo Sababaha Lala Xidhiidhinaayo.

0 Visits: 765 | Thursday December 11, 2014 - 21:31:06
Robert Mugabe oo ah Madaxweynaha Dalka Zimbabwi, isla-markaana ah Madadweynaha Dunida ugu Muddada dheer ayaa shaqadii ka caydhiyey Haweenaydii Ku-xigeenka u ahayd oo ah Joice Mujuru.Mr Mugabe ayaa sheegay inay Haweenaydan ku-xigeenka u ahayd ay Ku kacday Musumaasuq baahsan iyo Inqilaab isaga ka dhan…

Read More »

Daawo:Ciyaar Dhex Martay Laba Kooxood Oo Uu Kala Dhashay Somaliland Iyo Ethiopia.

0 Visits: 663 | Thursday December 11, 2014 - 21:26:21
Ciyaar kubadda cagta ah oo lagu xusayey maalmaha ka hortagga tacaddiyada haweenka lagula kaco ayaa Magaalada hargaysa ku dhexmartay labo kooxood oo u kala ciyaara Ardayda reer Somaliland iyo Kuwa Reer Itoobiya ee wax ka wada barta Dugsiga H/Dhexe ee Sh Madar ee Magaalada

Read More »

Xog-Hayaha Xuquuqul Insaanka Ee Ucid Oo Xukuumada Ku Tilmaamay Mid Ku Hafatay Cadaaladii Shacabku Ay U Doorteen Uguna Badasha RRU.

0 Visits: 791 | Thursday December 11, 2014 - 21:18:39
Xukuumada Maanta Dalka ka Talisaa Ee muwaadiniita ula dhaqantaa Qaabka Argagixisada

Read More »

Vitamin D-du uma wanaagsan dadka waaweyn isticmaal ahaan

0 Visits: 888 | Thursday December 11, 2014 - 21:13:10
Daraasad cusub oo ay samaysay jaamacada lagu magcaabo Auckland ayaa lagu sheegay in aanay vitamin D-du u fiicnayn dadka waaweyn caafimaadkooda,taas oo wax yeelayn karta macdanta lafaha iyo cufka lafahaasi jidhka ku jira intaba.

Read More »

Suldaan Nadiif Oo Kamid Ah Saladiinta Somaliland Oo Ka Hadlay Wax Qabadka Xukuumadda Madaxweyne Silaanyo.

0 Visits: 594 | Thursday December 11, 2014 - 21:04:36
Suldaan Nadiif Sulub Jibriil oo Ka mid ah Salaadiinta Somaliland ayaa shir jaraa'id oo uu ku qabtay Magaalada hargaysa Waxa uu kaga hadlay waxqabadka Xukuumadda Somaliland iyo sida ay qayb ahaan Beelaha Gabooye uga faa'ideen Ballanqaadadii Xisbiga Kulmiye ee Xiligii Doorashada.

Read More »

Munaasibad Lagu Soo Bandhigaayey Qaybtii Koowaad Buug Uu Qoray Proff C/Salaan Maxamed Xusein Magaalada Laascaanood Daawo Sawirada

0 Visits: 1028 | Thursday December 11, 2014 - 20:29:08
Proff C/Salaan Maxamed Xusein oo ah Qoraa Soomaaliyeed aya So Bandhigey Qaybtii Koowaad ee Buugaag uu Qorey , Kuwaasoo ah Manhajyo Af-Somali Kuqoran oo 5 Buug oo uu Qorey. Qoraaga ayaa Wuxuu Qorey 5 Buug oo Kala Ah :

Read More »

Wadamada Ethiopia Iyo Kenya Oo Kala Saxeexday Heshiis Lagu Daryeelayo Dadka ku Nool Xadka Labada Waddan

0 Visits: 621 | Thursday December 11, 2014 - 20:25:47
Xukuumadaha Ethiopia iyo Kenya ayaa kala saxeexday Heshiis ujeeddadiisu tahay sidii fursado loo siin lahaa dadka shacabka ah eek u Nool Xuduudda labada waddan. Madaxweyne Uhuru Kenyatta oo heshiiskan ka dhawaajiyay ayaa sheegay in uu wax badan ka tari doono xasiloonida iyo sugida amniga deegaanadaasi…

Read More »

Shir Guddoonka Golaha Wakiilada Somaliland Oo Si Ballaadhan Loogu Soo Dhaweeyay Koonfurta Dalka Itoobiya.

0 Visits: 734 | Thursday December 11, 2014 - 19:56:41
Guddoomiyaha golaha wakiilada Somaliland sidoo kalena ah guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI Md:Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi(Cirro) oo uu wahelinaayo guddoomiye ku xigeenka aqalkaasi Md:Baashe Maxamed Faarax

Read More »

Layaabka Maanta Dameero ku dibedbaxay magaalada Nairobi

0 Visits: 1119 | Thursday December 11, 2014 - 19:49:10
Magaalada Nairobi ee Kenya ayaa saakay lagu arkay dameero lagu soo qorey "Tumechoka" oo micnaheedu yahay "waan daalnay". Ereygan ayaa halkudhag looga dhigay dibedbaxyadii looga soo horjeeday ammaan darrida dalka ka jirto, ee la qabtay bishii tegtay ee November. Ciidammada dowladda hoose…

Read More »

R-Afkashacabka Maamulka Gobalka Banaadir Oo Shaaciyay Tirada Rasmiga Ah Dadka Ku Dhintay Xaafadda Juungal Ee Degmada Yaaqshiid Ka Dib Biyo Ay Cabeen

0 Visits: 731 | Thursday December 11, 2014 - 19:11:43
Maamulka gobalka Banaadir ayaa shaaca ka qaaday tirada rasmig ah dadkii ku dhintay maanta xaafadda Juungal Degmada Yaaqshiid ee gobalka Banaadir, ka dib markii ay ku sumoobeen biyo ay cabeen. Gudoomiye ku xiogeenka dhinaca siyaasadda ee maamulka gobalka Banaadir ayaa sheegay in hadda loo xaqiijiyay…

Read More »

Taariikh Kooban Oo Ku Saabsan Abaalmarinta Bilada Nabada Adduunka Ee Nobel Price.

0 Visits: 771 | Thursday December 11, 2014 - 19:07:08
Saynisyahankii caanka ahaa ee Alfred Nobel ayaa dhimashadiisi ka hor ku dar-daarmey in hantida uu ka tegaayo ay noqoto Kooto laga abaalmariyo dadka hal-abuurka iyo aqoonta ku soo siyaadiya dunidan, ha ahaato mid aqoon ah ama hibooyin la siiyey.

Read More »

Daawo:Maxaad Ka Taqaan Wadooyinka Somaliland Oo Qaabcasriya Loo Dhisay Iyo Kormerki Wasiirada Somaliland Oo Wasiirka Madaxtooyada Xirsi Cali X Xasan Horkacaayo.

0 Visits: 567 | Thursday December 11, 2014 - 16:25:15
Maxaad Ka Taqaan Wadooyinka Somaliland Oo Qaabcasriya Loo Dhisay Iyo Kormerki Wasiirada Somaliland Oo Wasiirka Madaxtooyada Xirsi Cali X Xasan Horkacaayo.

Read More »

Daawo Afkashacabka Tv:Madaxwaynaha Somaliland Iyo Safiir Ku Xigeenkii Hore Ee Dalka Ingriisa Oo Heshiis Aqoonsiga Somaliland Wada Galay,

0 Visits: 632 | Thursday December 11, 2014 - 16:15:19
Madaxwaynaha Somaliland Iyo Safiir Ku Xigeenkii Hore Ee Dalka Ingriisa Oo Heshiis Aqoonsiga Somaliland Wada Galay,

Read More »

Daawo Muqaal :Madaxwaynaha Khaatumo Cali Khaliif Galaydh Oo Shaaca Ka Qaaday Inaan Wax Wadahadali U Socon Somaliland Iyo Puntland

0 Visits: 634 | Thursday December 11, 2014 - 16:12:33
Madaxwaynaha Khaatumo Cali Khaliif Galaydh Oo Shaaca Ka Qaaday Inaan Wax Wadahadali U Socon Somaliland Iyo Puntland

Read More »

Daawo Muqaal:Talo Qiimo Leh Oo Ku Socota Shacabka Reer Somaliland Oo Muwaadin Reer Burco Ahi Usoo Jeediyay

0 Visits: 565 | Thursday December 11, 2014 - 16:09:30
Talo Qiimo Leh Oo Ku Socota Shacabka Reer Somaliland Oo Muwaadin Reer Burco Ahi Usoo Jeediyay

Read More »

Daawo Tooriyo Faashashkii Ugu Badnaa Iyo 625 Qoraaradood Oo Khamriya Oo Ciidamada Gobolka Togdheer Ku Qabteen Magaalada Burco.

0 Visits: 572 | Thursday December 11, 2014 - 16:06:09
Burco(AFK)-Tooriyo FaashashIyo 625 Qoraaradood Oo Khamriya Oo Ciidamada Gobolka Togdheer Ku Qabteen Magaalada Burco.

Read More »

Isu-Socodka Gaadiidka Caasimada Hargeysa Oo Maanta Si Adag Loo Xanibay iyo Mushkilada ay Kala Kulmeen Gaadiidka Qaada Ardeyda Iskuulada

0 Thursday December 11, 2014 - 14:26:43
Isu-Socodka Gaadiidka Caasimada Hargeysa Oo Maanta Si Adag Loo Xanibay iyo Mushkilada ay Kala Kulmeen Gaadiidka Qaada Ardeyda Iskuulada

Read More »