Wararka

Daawo Muqaal Suldaan Reer Awdal Ah Oo Ciidamo Buuraha La Galay Sheegayna Inay Somaliland Ka Goosteen Una Xaqlinaaya Somalia

0 Visits: 825 | Friday December 05, 2014 - 19:48:17
Suldaan Reer Awdal Ah Oo Ciidamo Buuraha La Galay Sheegayna Inay Somaliland Ka Goosteen Una Xaqlinaaya Somalia

Read More »

Somali U Dagaalamayay ISIS Oo Lagu Dilay Magaalada Kirkuuk Ee Dalka Ciraaq

0 Visits: 725 | Friday December 05, 2014 - 14:35:02
Khilaafada Islaamiga Ah Ee Ka Dagaalanta Dalalka Ciraaq Iyo Suuriya Ayaa Ku Dhawaaqday In Soomaali Ka Mid Ahaa Xoogagga U Dagaalama Lagu Dilay Dagaal Culus Oo Khamiistii Ka Dhacay Deegaanno Katirsan Gobolka Magaalada Ee Dalka Ciraaq.

Read More »

Maxkamadda Yurub oo Faransiiska Ku Xukuntey in ay Magdhow Siiso Dad Soomaali ah oo Lagu Eedeyey Budhcad Badeednimo

0 Visits: 615 | Friday December 05, 2014 - 14:21:15
Maxkamadda Xuquuqul Insaanka ee Yurub ayaa dowladda Faransiiska ku xukuntey in lacag badan oo magdhow ah siiso rag Soomaali ah oo ciidamada Faransiiska ay kasoo qabteen badweynta Hindiya,

Read More »

Madaxwaynaha DDSI Iyo Wafdi Uu Hogaamin Oo Maanta U Anbabaxay Magaalada Assosa Oo Ka Dhacaya Xuska 9aad Hidhaar

0 Visits: 1508 | Friday December 05, 2014 - 14:15:03
Waxaa Maanta Magaalada Jigjiga Ka Anbabaxay Madaxwaynaha DDSIMudaneCabdi Maxamuud CumarIyo Wafti Kuwehelinaysay Oo Ay Kamid Ahaayeen Gudoomiyaha Xisbiga Ahna Afhayeenka Baarlamanka DDSIMudaneMaxamed Rashiid Isaaq,

Read More »

War Deg Deg Ah Diyaarad Dagaal Oo Ciidnka Kenya Leeyihiin Oo Ku Burburtay Kismaayo iyo Iyo Al-shabaab oo Sheegtay in Ay Soo Rideen Iyo Al-shabaab oo Sheegtay in Ay Soo Rideen

0 Visits: 808 | Friday December 05, 2014 - 14:02:58
Ciidamada Difaaca Dalka Kenya Ayaa Xaqiijiyey In Mid Kamid Ah Diyaaradahooda Dagaalku Ay Ku Burburtey Hawada Magaalada Kismaayo Ee Xarunta Jubada Hoose.

Read More »

Madaxweynaha Dalka Ruushka Oo Eedayn U Jeediyay Rer Galbeedka Kana Hadlay Dhaqaalaha Dalkiisa.

0 Visits: 866 | Friday December 05, 2014 - 08:40:13
Khudbada Madaxweynaha Ruushka Vladamir Putin, ayaa waxa uu ku muujiyay in dhaqaalaha Ruushka uu hoos udhac ku yimid, qiimaha gaaska ayaa hoos u dhacay taas oo sabab u ah cunaqabateynta ay reer galbeedka saareen dalkaasi.

Read More »

Monaco Oo Liverpool Ku La Soo Biirtay Doonista Demba

0 Visits: 906 | Friday December 05, 2014 - 08:38:05
Kooxda AS Monaco ayaa qorshaheeda u weecisay weeraryahankii hore ee kooxda Chelsea Demba Ba kaas oo hada u ciyaara kooxda Besiktas ee dalka turkiga.

Read More »

Waxaan Ahay Murrashax U Taagan Doorashada Wakiillada Somaliland Ee Soo Socota" Aqoonyahan Essa Kayd

0 Visits: 899 | Friday December 05, 2014 - 08:27:35
:-Essa Kayd oo ah Aqoonyan reer Somaliland ah, isla markaana muddooyinkii u dambeeyey ku noollaa waddanka Mareykanka,gaar ahaan Boston ayaa markii ugu horaysay shaaciyey inuu yahay Murashax u tartami doona Doorashada Golaha Wakiillada Somaliland ee soo socota.

Read More »

Hay,adda Ajinabiga Dalka Finland Oo Nin Dhalinyaro ah Oo Reer Somaliland ah u Aqoonsatay Qofka ugu Wax qabadka Wanaagsan sanadkan 2014 Dalka Finland

0 Visits: 754 | Friday December 05, 2014 - 08:23:51
Hay,adda Finnish Refugee Council oo ah hay,ad ka shaqaysa arimaha ajinabiga dalkan Finland saldhigeeduna yahay magaaladan Helsinki

Read More »

Maamulaha Kastamka Berbera Oo Markii Ugu Horreysay Ka Hadlay Hirgelinta Hab-xisaab Cashuureedka Casriga Ah Ee Kastamka

0 Visits: 608 | Friday December 05, 2014 - 08:18:48
Maamulaha Kastamka Berbera Maxamed Cabdi Gurxan ayaa markii ugu horeysay sharaxaad ka bixiyay hab-xisaab cashuureedka casriga ah ee Kastamka Berbera dhawaan lagu soo kordhiyay, isla markaana waxa uu ku tilmaamay inay wasaaradda Maaliyaddu Horumar wanaagsan ka gaadhey dhinacyadda Maamulka Shaqada,

Read More »

Daawo Afkashacabka Tv:Marwo Faadumo Siciid Oo Sirtii Ugu Cuslayd Ee Shidaalka Somaliland Qarxisay

0 Visits: 726 | Friday December 05, 2014 - 06:48:24
Marwo Faadumo Siciid Oo Sirtii Ugu Cuslayd Ee Shidaalka Somaliland Qarxisay

Read More »

Daawo Afkashacabka Tv Taliyaha Asluubta Somaliland Oo Beeniyay Muwaadin Djbouti Ah Oo Warbaahinta Qaarkeed Sheegtay In Gacan Laga Jabiyay.

0 Visits: 641 | Friday December 05, 2014 - 06:38:25
Taliyaha Asluubta Somaliland Oo Beeniyay Muwaadin Djbouti Ah Oo Warbaahinta Qaarkeed Sheegtay In Gacan Laga Jabiyay.

Read More »

Daawo Muqaal Qurux Badan Iyo Hees Cusub Oo Xidigaha Geeska U Qaadeen Ciidamada Qaranka Jahmuuriyada Somaliland.

0 Visits: 1869 | Friday December 05, 2014 - 06:34:13
Daawo Muqaal Qurux Badan Iyo Hees Cusub Oo Xidigaha Geeska U Qaadeen Ciidamada Qaranka Jahmuuriyada Somaliland.

Read More »

Daawo Muqaal:Haweenka Reer Somaliland Caasimada Oo Jawaabay Mucaaridka Taageero Buuxdan U Muujiyay Xukumada Axmed Maxamed Silaanyo

0 Visits: 737 | Friday December 05, 2014 - 06:28:42
Haweenka Reer Somaliland Caasimada Oo Jawaabay Mucaaridka Taageero Buuxdan U Muujiyay Xukumada Axmed Maxamed Silaanyo

Read More »

Daawo Afashacabka Tv:Wafti Uu Hogaaminaayo wasiirka Beeraha Somaliland Oo Deegaanka Beer Mashaaariic Ka Fuliyay

0 Visits: 627 | Friday December 05, 2014 - 06:22:09
Wafti Uu Hogaaminaayo wasiirka Beeraha Somaliland Oo Deegaanka Beer Mashaaariic Ka Fuliyay

Read More »

Daawo Afk Tv :Dardaarankii Faadumo Siciid U Jeedisay Cabdiraxmaan Ciro Haduu Madaxwayne Noqdo Iyo Dhalisha Siilany

0 Visits: 732 | Friday December 05, 2014 - 06:18:00
Dardaarankii Faadumo Siciid U Jeedisay Cabdiraxmaan Ciro Haduu Madaxwayne Noqdo Iyo Dhalisha Siilany

Read More »

Daawo Afkashacabka Tv Faadumo Saciid Oo Cadeeysay Sababta Ay Uga Baxday Xisbiga Ucid Uguna Digarogatay wadani

0 Visits: 628 | Friday December 05, 2014 - 06:12:53
Faadumo Saciid Oo Cadeeysay Sababta Ay Uga Baxday Xisbiga Ucid Uguna Digarogatay wadani

Read More »

Afka Shacabka Tv:- Somaliland Madaxtooyaa jirta ee Madaxweyne ma jiro,Warka madaxtooyada ka soo baxaa maha kii madaxweynaha ee ma kii marwadaa ,ma kii xirsibaa,ma kii Askartaa lamayaqaano… Xamarji

0 Visits: 1142 | Thursday December 04, 2014 - 18:29:51
DAAWO Somaliland Madaxtooyaa jirta ee Madaxweyne ma jiro,Warka madaxtooyada ka soo baxaa maha kii madaxweynaha ee ma kii marwadaa ,ma kii xirsibaa,ma kii Askartaa lamayaqaano… Xamarji

Read More »

Afka Shacabka Tv:-Marwo Faadumo Siciid Oo Markii Ugu Horeysay Fagaare Ka Hadashay Intii Ay Ku Biirtay Xisbiga WADANI.

0 Visits: 672 | Thursday December 04, 2014 - 18:27:07
DAAWO Marwo Faadumo Siciid Oo Markii Ugu Horeysay Fagaare Ka Hadashay Intii Ay Ku Biirtay Xisbiga WADANI.

Read More »

DAAWO Afkashacabka Tv Maxkamada Darajada Kowaad Ee Somaliya Oo Sadex Nin Dil Ku Fulisay Maanta Magaalada Muqdisho

0 Visits: 612 | Thursday December 04, 2014 - 18:21:42
DAAWO Maxkamada Darajada Kowaad Ee Somaliya Oo Sadex Nin Dil Ku Fulisay

Read More »