Wararka

Daawo Xisbiga KULMIYE Oo Soo Ban-dhiggay Baaxadda Cududda Taageeradda Uu Ku Leeyahay G-Awdal

0 Visits: 617 | Friday November 21, 2014 - 12:15:44
Xisbiga Kulmiya Oo Soo Ban-dhiggay Baaxadda Cududda Taageeradda Uu Ku Leeyahay G-Awdal

Read More »

Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Beeraha Oo Xubno Beeralay Ah U Xidhay Tababarka Cilmi Daadajinta, Xubno Cusubna U Furay

0 Visits: 867 | Friday November 21, 2014 - 12:13:56
Agaasimaha guud ee wasaaradda Beeraha Somaliland Cabdilaahi Ismaaciil Faarax ayaa maanta tababar u xidhay xubno beeralay ah oo aqoonta beeraha ee loo yaqaano dugsi goobeed ku baranayey xarunta cilmi baadhista iyo tababarada Wasaaradda Beeraha ee Aburiin, isaga oo xubno kale oo cusubna u furay isla tababar…

Read More »

Xoghayihii Maaliyadda Xisbiga UCID Marwo Faadumo Siciid oo Iska Casishay Xilkii Xisbiga UCID u Haysay

0 Visits: 1828 | Friday November 21, 2014 - 12:06:20
Xoghayihii Maaliyadda Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID Marwo Fadumo Sicid Ibraahin, ayaa xalay iska casishay Xilkii Xoghaya Maaliyadda ee Xisbiga UCID ay ka haysay, sida ay ku sheegtay qoraal kooban oo ay xalay soo saartay .

Read More »

Daawo: Jaamacad Ku Taala Maraykanka Oo Nin Hubaysani Rasaas Ooda Kaga Qaaday - Sida la sheegay

0 Visits: 627 | Friday November 21, 2014 - 12:06:17
Sida la sheegay ninkan ayaa qori kala soo baxay surwaalka hoostiisa, ka dibna waxa uu ooda kaga qaaday gudaha jaamacada oo uu wakhtigaas ku sugnaa

Read More »

Daawo Afkashacabka:xiisad colaadeed oo mudo dheer ka taagnayd deegaanka ceeryaan ee degmada ceerigaabo oo laga heshiiyey

0 Visits: 721 | Friday November 21, 2014 - 12:04:15
tuulada ceeryaan oo ka tirsan gobolka sanaag oo uu ka dhacay heshiis buuxa ay gaadheen laba ardaa oo walaalo ah oo mudo dheer xiisad aano dilal ay ka dhexaysay

Read More »

Obama Oo Awood Ku Ansixiyay Sharcigii Socdaalka

0 Visits: 690 | Friday November 21, 2014 - 11:58:40
Madaxweyne Obama ayaa ku dhawaaqay in imika laga bilaabo qof walba oo Maraykanka ku nool oo aan sharci haysan oo joogay shan sano isla markaana caruurtiisu

Read More »

Weriye Cabdirisaaq Silver Oo Maanta Lagu Aasay Magaalada Gaalkacyo.

0 Visits: 739 | Thursday November 20, 2014 - 20:15:03
waxa maanta magaalada Gaalkacyo lagu aasay Alle Ha U Naxariistee Weriye Cabdirisaaq Cali Silver oo xalay dablay hubaysan oo aan la garanayni ku dileen magaalada Gaalkacyo ee dalkaasi Somaliya.

Read More »

Daawo Muqaal:Madaxda Jaamacada Camuud Oo Kulan soo Dhaweyn ah Uqabtay1200 Oo Ardayd Cusub Ah.

0 Visits: 683 | Thursday November 20, 2014 - 19:56:41
Jamacada Camuud Ayaa Ardaydan Uqabatay Xaflad Soo Dhawayn ah Oo Loo Qabtay Ardayda Kasoo Baxda Imtaxanki Shajadigaa ee Dugsiyada Sare

Read More »

Daawo Dood Adag Oo Dhexmartay Saddexda Xisbi Ee Ka Jira Somaliland Kuna Saabsan Xaalada Uu Imika Dalku Marayo - Kulmiye oo sharcigii ka talaabsa

0 Visits: 667 | Thursday November 20, 2014 - 19:50:42
Dood adag oo dhex martay Xisbiyada Qaranka Somaliland Waddani, Kulmiye iyo UCID , Kulmiye oo sharcigii ka talaabsaday oo sheegay in ay ahayd in la xidho gudoomiyaha golaha wakiilada, Xoghayaha Siyaasada ee Xisbiga Waddani Mudane Maxamuud Raage oo si adag u difaacay Gudoomiyaha golaha wakiilada, daahana…

Read More »

Wasiirka Dhallinyaradda Iyo Ciyaaraha Oo Shahaadooyinkii Aqoonsiga Gudoonsiiyey 20 kooxood Oo Kubadda Cagta Ah Oo U Soo Baxay Heerarka 2-aad Iyo 3-aad. - Hargeysa(HWN):-Wasiirka wasaaradda Dhallinyaradda,

0 Visits: 957 | Thursday November 20, 2014 - 19:06:03
Wasiirka wasaaradda Dhallinyaradda, Ciyaaraha iyo Dalxiiska Somaliland Md. Cali Siciid Reygal ayaa shahaadooyin Aqoonsiyo guddoonsiiyey 20-kooxood oo heerarka labaad iyo saddexaad oo kubadda cagta ah, kuwaas oo ku guuleystay inay

Read More »

Murashaxa Golaha Wakiillada Aqoon-yahan Maxamed-aamiin Oo Si Diiran Loogu Soo Dhaweeyey Magaalada Hargaysa

0 Visits: 926 | Thursday November 20, 2014 - 19:00:19
Murashaxa u tartamaaya Doorashada Golaha Wakiillada Somaliland Maxamed-aamiin Cabdi Cilmi Dixood, ayaa galabta si diiran loogu soo dhaweeyey Magaalada Hargaysa, kadib markii uu dhawr toddobaad safar shaqo ugu maqnaa Magaalada London ee cariga Ingiriiska.

Read More »

Heshiis Iskaashi Oo Si Wada Jir Ah Udhaxmaray Abaarso Tech Iyo Ururka Shaybaadhiska Somaliland Ee Somla

0 Visits: 818 | Thursday November 20, 2014 - 18:57:08
Maanta oo ay taariikhdu tahay 20 November 2014, waxa heshiis iskaashi wada galay jaamacadda ABAARSO TECH (ATU)iyo Ururka Shaybaadhiistayaasha Somaliland eeSOMLA(Somaliland Medical Laboratory Association).Heshiiskaas oo shaqayndoona mudo shan sano ah oo ka dhacay xafiiska SOMLA. Waxay labada dhinac ku…

Read More »

Daawo Muqaal: Duulaanka Israa'iil & Difaaca Iran‏

0 Visits: 803 | Thursday November 20, 2014 - 18:52:07
farsamada iyo qorshaynta colaaduhu waa arrin ahmiyad weyn u leh dawladaha, waana arrin la xidhiidha geerida iyo nolosha colaadaas oo kugu hagi karata goob ammaan ah iyo ama dhul kharaab ah oo burburay, waana mawduuc istaahila in lagu sameeyo baadhitaano iyo dabagal, mana aha mid la yaraysan karo ama…

Read More »

Daawo Fariin:Hadhibin Qofdhiban,Waa Barnaamij Wacyi Galin ah oo Ku saabsan dadka uu haleelay Xanuunka Maskaxdu.

0 Visits: 529 | Thursday November 20, 2014 - 18:48:41
Waa Barnaamij wacyi galin ah oo ku saabsan sidii, wax loo ga qaban lahaa dhibaatada lagu hayo dadka maskaxda wax ka qaba.

Read More »

Hadal-haynta Maalmahan: Tirsiga 32aad Ka-been-sheegga Taariikhda: Jaamicadda Indian Ocean ee Muqdisho Qalinka: Boobe Yuusuf Ducaale

0 Visits: 779 | Thursday November 20, 2014 - 18:45:03
Waxa hadlay mid ka mid ahaa ardaydii qalin-jebinaysay oo sheegay in ay "degree-gii" koowaad diyaariyeen. Waxa kale oo uu sheegay

Read More »

"Xallinta Khilaafka Madaxda Dowladda Somalia Waa in loo daayo Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya"... Gudoomiyaha Baarlamaanka Somaliya

0 Visits: 760 | Thursday November 20, 2014 - 18:42:36
Guddoomiyaha baarlamaanka DFS, Maxamed Sh. Cismaan Jawaari ayaa sheegay in dhawaan lasoo af-jari doono khilaafka ka dhex-oogan madaxweynaha iyo ra'iisul wasaaraha Somalia, isagoo xusay inaan loo baahnayn in Beesha Caalamku ay fara-gelin ku sameyso arrintan.

Read More »

Kuuriyada Waqooyi ayaa ku hanjabtay in ay markii afaraad tijaabin doonto hubkeeda nuclear-ka ah

0 Visits: 640 | Thursday November 20, 2014 - 18:38:41
iyada oo si cad uga jawaabeysa qaraar kasoo baxay Qaramada Midoobay

Read More »

Daawo :Dowladda Hoose Burco Oo Banaysay Wadooyin Tirro Badan iyo Duqa Degmada Iyo Bulshada Magalada Burco Oo Soo Dhaqayay

0 Visits: 580 | Thursday November 20, 2014 - 18:33:58
Dadwaynaha Reer Burco Oo Soo Dhaweeyay Hawlgal Ay Dawlada Hoose Ee Degmada Burco Maanta Ka Fulisay Qaar Kamida Xaafadaha Wadooyinkoodii Dhirtu Xidhay.

Read More »

Dalalka Ugu Qanisan Adduunka Ayaa Maanta ku Shiraya Caasimada Jarmalka ee Berlin,Maxayse Kawada Hadlayaan

0 Visits: 856 | Thursday November 20, 2014 - 18:26:41
Dalalka Ugu Qanisan Adduunka Ayaa Maanta ku Shiraya Caasimada Jarmalka ee Berlin,Maxayse Kawada Hadlayaan

Read More »

War-murtiyeed Laga Soo Saarey Shirkii Copanhegan Oo Lagu Xusay Doorka Somaliland Ku Leedahay Hiigsiga Cusub Ee Soomaaliya

0 Visits: 714 | Thursday November 20, 2014 - 18:15:25
Shirkii lagaga hadlayey Hiigsiga Cusub ee Somalia oo lagu qabtay magaalada Copenhagen ee caasimadda Denmark ayaa laga soo saarey War-murtiyeed lagu soo ururiyey waxyaabihii lagaga wada hadlay.

Read More »