Wararka

Daawo:Wasaaradda Caafimaadka Somaliland Oo Madaarka Cigaal ka Bilowday Baadhitaan, dadka soo galaya dalka laga baadhayo Cudurka EBOLA.

0 Visits: 861 | Tuesday October 28, 2014 - 11:58:03
Wasiirka Caafimadka JSL Dr. Saleban Xaglatoosiye aya hore u shaaciyey in Wasaarad ahaan ay ka diyargaroobeen ka hortagga cudurka halista ah ee EPOLA, Waxana Hawlwadeeno Caafimaad oo loo tababaray baadhitaanka cudurkaasi la geeyey Madaarka Cigaal iyago saka si rasmiya u bilaabay shaqadoodi

Read More »

"Weligeen shisheeye inama soo faro gelin, inaga wax walba qabsanay, Tiibay inamada 10ka sanno mudo dhaafka ku joogay ina leyihin .."Boobe Yusuf

0 Visits: 807 | Tuesday October 28, 2014 - 09:09:12
Mujaahid Boobe oo ka dareen celiyey Baaqi xildhibanada codsaday in caalamku u soo gurmado

Read More »

Real Madrid Oo Abaalmarinada La Liga Ee Xili Ciyaareedkii 2013/14 Inta Ugu Badan Uruurusatay. Iyo Xidigaha Kale Ee Qaarada Dunida Soo Kala jeeda halkay ka galeen la liga ?

0 Visits: 1187 | Tuesday October 28, 2014 - 09:07:24
Waxaa la soo gabagabeeyay xaflad wayn oo abaal marino lagu gudoonsiinayay ciyaartoydii iyo waliba tababarihii ugu fiicnaa horyaalka Spain ee La ligaha xili ciyaareedkiisii 2013/14. Xaflada loo yaqnaa LFP Gala ayay ka soo qayb galeen 1,300 qof ku waas oo iskugu jira ciyaartoyda iyo waliba tababarayaasha…

Read More »

Daawo: Muwaadin u Dhashay Soomaliya oo Qiray in Somaliland Nidaam Wanaagsan oo lagaga Dayan karo ay ku soo Kordhisay Geeska Afrika

0 Visits: 765 | Tuesday October 28, 2014 - 08:36:22
Muwaadin U Dhashay Dalka Somaliya ayaa Sheegay In Somaliland Lagaga Daydo Dawladnimada Madaxwaynenimo Iyo Madaxwayne Ku Xigeenka Qirayna Waxa Ay Somaliland Kusoo Kordhisay Geeska Afrika Ee Wanaagsan.

Read More »

Daawo: Guddomiyekuxigeenada Golaha Wakiilada oo Qaran Dumis ku sheegay Xildhibaano WADANI ka tirsan oo Addunka Gurmad waydiistay Dalbadayna AMISOM

0 Visits: 969 | Tuesday October 28, 2014 - 08:20:22
Shir-guddoonka Golaha Wakiilada Somaliland, gaar ahaana G/kuxigeenka 1aad iyo 2aad ayaa caddeeyay in Guddoomiye Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) aanu kala tashanin qorshaha uu wax ka bedelay xeerkii diwangelinta Muwaadiniinta iyo cod-bixiyayaasha ee Golaha Guurtidu dib ugu celiyey Wakiilada.

Read More »

Daawo Muqaal: Ninka Adduunka Ugu Maalqabaysan Mr. Bill Gates Oo Ammaanay Koboca Dhaqaalaha Somaliland.

0 Visits: 1015 | Monday October 27, 2014 - 22:48:12
Ninka ugu maalqabeensan dunida mr Bill Gates, dhalasha ahaanna ka soo jeede wadanka maraykanka oo ka hadlaayay horumarka laga sameeyay lacagta wadamadda u kala gudubta waxa uu amaanay kobaca dhaqaalaha Somaliland gaar ahana shirkadaha isgaadhsiinta

Read More »

Dawladda Qadar oo Waxba Kama Jiraan Ku Sheeegat In Ay Gacan Siiso Kooxda Daacish

0 Visits: 780 | Monday October 27, 2014 - 22:48:09
Saraakiil sare oo ka tirsan dalka Qadar ayaa beeniyay eedeymo sheegayay in dalkaasi uu dhaqaale siiyo kooxo argagixiso ah oo ka jira gudaha dalka Suuriya sida kooxda Khilaafada Islaamka.

Read More »

Daawo Muqaal Wasiirka Xidhiidhka Golayaasha Somaliland Oo Edayan Kulul Ujeediyay Gudoomiyaha Barlamaanka

0 Visits: 712 | Monday October 27, 2014 - 22:40:25
Wasiirka Xidhiidhka Golayaasha JSL Oo Duray Gudomiyaha Wakiilada Ahna Gudooniyaha Xisbiga Wadani Cabdiraxmaan Ciro Kuna Sifeeyay Khiyaanoole Qaran.

Read More »

Dawladda Jordan Oo Israel Uga Digtay Inay Burburiso Heshiiskii Nabadeed Ee Labada Dal.

0 Visits: 729 | Monday October 27, 2014 - 22:35:24
Dawladda Jordan ayaa uga digtay Israel in heshiiskii nabada ee u dhaxeeyay labada wadan inuu qatar ku jiro haddii Israel sii wado dhismeyaasha ay ka wado dhulka ay ka haysato Falastiiniyiinta

Read More »

Daawo Muqaal:Xildhibaan Ka Mida Golaha Deganka Borama Oo Dhaliilay Maayarka iyo Barasabka Awdal

0 Visits: 746 | Monday October 27, 2014 - 22:32:22
Xilshibaankan Oo Sheegay In uu Jiro Suluug Badan Oo Ay ka Qabaan Bulshada Borama Taasna Uu Ku Sheegay Inuu Sababeb Maayirka iyo Badhasabka Awdal

Read More »

DAAWO: Farriinta Tababare Nololed Mohamed Omar iyo Sannadka Cusub ee Islaamka 1436 Hijriya

0 Visits: 1142 | Monday October 27, 2014 - 17:31:24
Mohamed Cumar Cisman Waxa uu Bulshada Afsoomaliga ka hadasha oo dhan ugu duceeyey in ilaahay Hamigooda, hiigsigooda iyo Wax kasta oo ay Doonayaan ilahay u rumeeyo, waxa kale oo uu yidhi

Read More »

Daawo: Xoghayaha Dawladda Hoose Burco oo ka warramay Mashaariicda ay ka wadaan Burco iyo waddooyinka cusub

0 Visits: 725 | Monday October 27, 2014 - 17:18:20
Xoghayaha Dawladda Hoose Burco Cismaan Maxamed Sheekh Cismaan ayaa bulshada reer burco ugu baaqay inay la shaqeeyan Dawladda hoose, kana ilaaliyaan Uskaga iyo qashinka Waddooyinka Quruxda badan ee Casriga ah ee laga wado Burco

Read More »

Nickolas Kay oo Muqdisho kulamo kula yeeshay Madaxda Dawladda Somaliya

0 Visits: 733 | Monday October 27, 2014 - 17:01:44
Ergeyga Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya Nicholas Kay ayaa maanta kulamo gaar gaar ah la qaatay Madaxda dowladda Soomaaliya,

Read More »

Daawo: Xisbiyada Mucaaradka ah ee WADANI iyo UCID ooka hadlay Khilaafka Golayaasha Qaranka iyo Xildhibanada ka Dhex Aloosmay

0 Visits: 856 | Monday October 27, 2014 - 16:25:10
Asxaabta Mucaaradka ah ee Somaliland UCID iyo WADDANI ayaa Xukumadda ku eedeeyay inay doorashada lugta jiidayso, kuna dadaalayso sidii ay muddo u kordhisan lahayd.

Read More »

Maayarkuxigenka Caasimadda oo Dadka Lacagta haysta iyo Tujaarta ku sheegay inay yihiin Dadka aan Cashuurta Bixin

0 Visits: 796 | Monday October 27, 2014 - 12:32:48
"99% Dadka Aan Cashuurta Bixin Waa Dadka Lacagta Leh" Maayar ku Xigeenka Hargeysa Cabdicasiis Cagawayne

Read More »

Daawo: Wasiirka Diinta iyo Awqaafta JSL oo Ka soo Laabtay Xajka kulamona Lasoo yeeshay Masuliyiin Dawladda Sucuudiga ka tirsan

0 Visits: 712 | Monday October 27, 2014 - 12:03:46
Wasiir Sh.Khaliil Abdilahi Axmed oo si diiran loogu soo dhoweeyey Caasimadda ayaa ka warramay socdaalkiisi Sucuudiga iyo Kulamo uu la soo yeeshay masuliyiin Dawladda sucudiga ka tirsan Gudashii Xajka kadib

Read More »

Daawo: Xoghayaha Dawladda Hoose Laascaanod oo ka warramay Waxqbadka Dawlada Hoose Bulshadana ugu baaqay Bixinta Cashuurta

0 Visits: 715 | Monday October 27, 2014 - 11:32:28
Xoghayaha Dawlada Hoose Ee Degmada Laascanood Oo Ka Warbixiyay Waxqabadkooda Fariina U Diray Bulshad

Read More »

Nuxurka Qoraalkii ay Xildhibaanada Muxaafidka ahi u Gudbiyeen Guddomiye Cirro

0 Visits: 785 | Monday October 27, 2014 - 09:49:06
Xildhibaannada xisbiga KULMIYE ee ka maqnaa fadhigiii shalay ayaa soo bandhigay soo jeedinta ay Guddoomiye Cirro u gudbiyeen ka hor kalfadhigaasi, taasi oo ku baaqeysay inuu hakiyo fadhigii shalay, si loo saxo Khaladka uu ku sameeyay xeerka diwaangelinta.

Read More »

Murashaxa Madaxweyne ee Xisbiga UCID oo Madaarka Cigaal laga Celiyey kana hadlay Celintiisa iyo Xukunkii Wasiirkuxigenki hore Amniga

0 Visits: 869 | Monday October 27, 2014 - 09:30:14
Musharaxa Madaxwaynaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Jamaal Cali Xuseen ayaa nasiibdaro ku tilmaamay is-hortaag uu kala kulmay masuuliyiinta wasiiradda duulista oo isku dayday inay ka joojiyaan madaarka magaaladda Hargeysa oo uu maanta ka dhoofayey,

Read More »

Daawo: Guurtida oo Cambaaraysay Golaha Wakiilada, Kana Jawaabtay Eedaymo Xildhibanada Mucaaradka ahi u jeediyen

0 Visits: 609 | Monday October 27, 2014 - 09:02:16
Mudaneyaasha Gudiga joogtada ah ee Golaha Guurtida Somaliland oo Saxaafadda kula Hadlay Gudaha Xarunta Guurtida ayaa Dhinaca isaga Leexiyay Eedaymaha Golahooda loo Jeediyay Si Adagna u Cambaareeyay Mudaneyaal ka tirsan Barlamaanka Somaliland.

Read More »