Wararka

Hordhaca Kulanka Furitaanka Koobka Adduunka Ee Brazil vs Croatia.

0 Visits: 1364 | Thursday June 12, 2014 - 11:42:46
MAXAA KA CUSUB CAYAARAHA KOOB ADDUUNKA SANNADKAN? iyo weliba wakhtiga ay bilaabmayso cayaartu

Read More »

Koobka Adduunka 2014 Oo Maanta Si Rasmi Ah Uga Bilbaanaya Brazil.

0 Visits: 1218 | Thursday June 12, 2014 - 11:19:36
Koobka Adduunka ee 2014 ayaa maanta oo khamiis ah si rasmi ah u bilaaban doona marka xulka martida loo yahay ee Brazil ay la ciyaaraan Croatia.

Read More »

War Degdeg ah:Ciidamad Qaranka iyo Koox uu Wato Garaad Saleebaan Garaad Maxamed oo la wareegay Magaalada Taleex

0 Visits: 1183 | Thursday June 12, 2014 - 10:53:07
iyo Kooxdi shirku uga socday oo mar qudha la waayey meel ay jaan iyo cidhib dhigeen

Read More »

Madaxweyne Siilaanyo oo Dhambaal Tacsi ah U diray Qoyskii iyo Bahdii Qalinka ee uu ka Baxay Marxuum Maxmed Maxmud Kastam

0 Visits: 817 | Thursday June 12, 2014 - 08:23:06
Warsaxafadeed ka soo Baxay madaxtooyada oo uu ku saxeexnaa afhayenka Madaxtooyadu ayaa madaxweynuhu ugu duceeyey marxuumka waxanu u dhigna sidan:

Read More »

War Deg Deg ah: Qoraagii iyo Suxufigii Weynaa ee M.M.Kastan oo Geeriyooday

0 Visits: 1078 | Thursday June 12, 2014 - 08:17:42
Alle ha u naxariisto oo Ha u nuuro Xabaasha'e, waxa goor dhawayd Magaalada Hargeysa ku geeriyooday Marxuum Maxamed Maxamuud Kastan (M.M.Kastan).

Read More »

Daawo: Maayarada Degmooyinka Berbera, Borama iyo Gabiley oo si weyn loogu so dhoweeyey Dalka Holland

0 Visits: 770 | Thursday June 12, 2014 - 08:14:54
iyo Jaliyadda Reer Somaliland ee Waddankaasi oo Munasibad Ballaadhan ku qaabilay weftiga maayarada ah

Read More »

Daawo Muuqaal: Waxgaradka iyo Xildhibanada Besha Galbeedka Saaxil oo Beeniyey Hadal Caaqil ka mid ah Beshasi Jeediyey Maalmo ka hor

0 Visits: 646 | Thursday June 12, 2014 - 08:05:46
Waxayna Si buuxda u taageereen Murashaxnimada Madaxweyne Siilaanyo ee 5ta sanno ee danbe

Read More »

Daawo: Madaxweyne kuxigeenka JSL oo ka qaybgalay Furitaanka Mashruuc lagu maalgelinayo Hawenka iyo Dhalinyarada Somaliland oo so kordhisay Shirkadda KAAH

0 Visits: 735 | Thursday June 12, 2014 - 08:02:02
Madaxweynekuxigenka iyo Masuliyiin kale oo iyana furitanki munasibadda ka qaybgalay ayaa dhammaantood so dhoweyey adeeggan islaamiga ah ee cusub ee shirkadda KAAH ku so kordhisay Dalka

Read More »

"Khaatumo, Waxa illaa Hadda Gacanta Ku Haya Qurba-joogta" Dr. Cali Khaliif Galaydh

0 Visits: 967 | Thursday June 12, 2014 - 07:55:58
Dr. Cali Khaliif Galaydh oo ka mid ah aasaasayaasha kooxda la baxday Khaatumo ee shirku uga socdo degmada taleex

Read More »

Magaca iyo Faahfaahinta Marxuum ku Geeriyooday Ceelbiyood ku yaalla Arabsiyo

0 Visits: 844 | Wednesday June 11, 2014 - 17:54:42
Alle ha u naxariistee waxa Ceel beerood ku yaalla magaaladda Arabsiyo shalay ku geeriyooday hal qof oo ka mid ahaa shaqaalihii Beertaasi.

Read More »

Salaadiin iyo Cuqaal ka soo jeeda beesha Subeer awal ah oo taageeray musharaxnimada Madaxweyne Siilaanyo

0 Visits: 962 | Wednesday June 11, 2014 - 15:36:36
Salaadiin iyo Cuqaal ka tirsan Beesha Subeel awal ayaa Duhurkii shir jaraa'id oo ay ku qabteen Hotelka Maansoor Hargeysa waxay ku sheegeen

Read More »

Koobka Addunka oo ka Bilaabmaya Brazil iyo Xulka loo saadilanayo inu qaado Koobkaas

0 Visits: 1401 | Wednesday June 11, 2014 - 15:28:43
Qaranka u sharaxan koobka adduunka inuu qaado ayaan laasaadaalin karin, balse saadaasha guud ee qaramada usharaxan inay hantaan ayaa kusoo koobmaaya xeedho yar

Read More »

Ciidama RRU oo la wareegay Xaruntii Guud ee Magaalada Hargysa ay ku lahayd Xawaaladda Jubba Express

0 Visits: 936 | Wednesday June 11, 2014 - 15:23:06
Ciidanka RRU-da ayaa goor hore oo saaka ah la wareegay Xarunta Shirkadda xawilaadda Lacagaha ee Jubba Express.

Read More »

War Deg Deg ah: Odayaal Dhaqamed ka soo jeeda Beesha Subeer Awal oo Shirjaraid oo ay madaxweyne siilanyo ku taagerayan ku qaban laha Hargeysa

0 Visits: 1158 | Wednesday June 11, 2014 - 12:32:04
iyo Dhalinyaro ka biyo diidsan Arrinkaas oo Gacan ka hadal Dhex maray + Oday ka mid ah Madaxdhaqamedkas oo Wiil yari Dhirbaaxo ku jiiday

Read More »

Xoghayahii waxbarashada xisbiga Ucid Fawsi Xaaji Yusuf oo is casilay iyo sababaha uu isku casilay

0 Visits: 897 | Wednesday June 11, 2014 - 12:04:09
Xoghayaha Waxbarashada ee Xisbiga Ucid ayaa waxa uu iska casilay xilkii uu u hayey Xisbiga isaga oo qoraal soo gaarsiyiey war baahinta waxa uu ku bilaabay:

Read More »

Daawo: Wasiirudawlaha Maaliyadda Somaliland Md Cadaani oo ka warbixiyey Xaaladdiisa Caafimaad kadib Qalliin dhinaca wadnaha ah oo lagu sameyey

0 Visits: 817 | Wednesday June 11, 2014 - 10:53:13
Wasiirka ayaa hadda ku jira Cisbitaal ku yaalla Magaalada Mineapolis ee Waddanka Maraykanka

Read More »

Golaha Guurtida JSL Oo Fadhigoodi Kaga Dooday Sidii La Isku Waafajin Lahaa Kala xadeynta Gobollada & Diwaangalinta Madaniga Ah

0 Visits: 865 | Wednesday June 11, 2014 - 09:53:52
Xildhibaannada Golaha Guurtida Somaliland, oo ku guda jira doodda ajandaha kalfadhigooda, ayaa shalay ka dooday kala xadeynta gobollada iyo degmooyinka dalka

Read More »

Midowga Yurub oo markii u horeysay bilabay barnamij lagu maalgelinayo horumarinta iyo ka faa'iidaysiga kalluuna ku jira badaha JSL.

0 Visits: 1342 | Wednesday June 11, 2014 - 08:46:35
Barnaamijkan lagu horumarinayo Kalluumaysiga Soomalida ayaa qayb ka ah mashruuc midowga yurub ka fulinayo somaliland iyo puntland

Read More »

Ujeedada Ciidan La Sheegay In Xukuumadu Dul Dhigtay Degmada Xingalool.

0 Visits: 1071 | Wednesday June 11, 2014 - 08:36:56
Xukumadda ayaa ciidamo dul dhigtay duleedka Magaalada Xingalool ee Bariga Sanaag kadib

Read More »

Askari Ka Mid Ah Ilaalada Xabsiga Dhexe Ee Hargeysa Oo Xalay Toogasho Ku Dilay Qof Shacab ah.

0 Visits: 1016 | Wednesday June 11, 2014 - 08:30:52
Askari ka tirsan Ilaalada Xabsiga Hargeysa ayaa xalay abbaaro 10:30 fiidnimo toogasho ku dilay Nin rayid ah,

Read More »