Arrimaha Diinta

Xildhibaan C/Laki Xasan Nuur Ayaa Munaasibada Ciida Hanbalyo u Diray Bulshada Islaamka Ah

0 Visits: 1878 | Saturday October 04, 2014 - 10:01:45
Waxaan bulshada Reer Somaliland Iyo Umada Islaamka Ah Ugu Hanbalyeynayaa Munaasibada Ciidul Adxaa Awgeed,Waxaana Aan Leeyahay Ciid Mubaarak

Read More »

Daawo Barnaamijka Diinta Iyo Nolosha Qaybtii 4-Aad Iyo Fadiilatul Sheekh Maxamed Sheekh Cumar Dirir Xafidahul Laah

0 Visits: 1835 | Thursday September 25, 2014 - 08:00:55
Barnaamijka Diinta Iyo Nolosha Qaybtii 4-Aad Iyo Fadiilatul Sheekh Maxamed Sheekh Cumar Dirir Xafidahul Laah

Read More »

"Waxa la yaabka leh waxa weye wuxu Difaacayaa Shaydaanka, Yuu ka Difaacayaa, Wuxu Ka Difaacayaa ..." Sh Umal oo Buug Nin Somali ahi Qoray uga Digay

0 Visits: 1788 | Monday September 22, 2014 - 08:48:30
Sh. Maxmed Cabdi Umal ayaa Jimcihii la soo dhaafay si weyn ugaga Hadlay Buug uu qoray nin soomaali ah oo Cilmaani ah oo uu ku sheegay inu Danbiyo Badan ka Galay Diinta iyo Caqiidada islaamka

Read More »

Daawo: Sh.Maxamed Cabdi Umal iyo Axkaamta Ramadaanta Qaybtii 2aad

0 Visits: 1688 | Monday June 30, 2014 - 08:59:08
Muxaadaradan oo ka mid ah muxaadarooyinka sida joogtada ah uga bixi doona shebekedda afkashacabka.com inta lagu jiro bisha barakaysan ee Ramadaan

Read More »

Daawo Muqaal:Muxaadaro Axkaamu Ramadaan Casharka 1aad waxana so Jeedinaya Sheekh Umal

0 Visits: 2060 | Sunday June 29, 2014 - 11:54:50
Muxaadarada Axkaamta Bisha Ramadan Kale Saco Shabakada Afkashacabka Inta Lagu Gudo Jiro Bisha Barakaysan ee Ramadan

Read More »

DAAWO MUQAAL : SU'AALO IYO JAWAABO AXKAAMTA SOONKA SH MAXAMED SH CUMAR DIRIR

0 Visits: 2147 | Sunday June 29, 2014 - 11:46:40
Ka Fa,idayso Bisha ramadaan Su,aalo ku saabsan Bisha Barakaysan ee Ramadaan

Read More »

Daawo: Sh Umal oo Muxaadarooyink Qiimo Badan ka Jeedinaya Masjidul Madiina Maalmahan uu jogay Burco

0 Visits: 1945 | Thursday June 05, 2014 - 09:09:22
Sheekha waxa muxaadarooyin ku saabsan Guurka iyo Taqwada 2 habeen oo isku xigta ka jeediyey masjidul madiina, isagoo sheekhu ka jawaabaya su'aalo tiro badan oo dadku soo waydiiyeen

Read More »

Dhegayso: Sh. Maxmed Cabdi Umal oo Xalay Muxaadiro Qiimo Badan u jeediyey Ardayda Jamacadda Burco

0 Visits: 2202 | Wednesday June 04, 2014 - 17:43:52
Sh. Maxamed Cabdi Umal ayaa xalay Muxaadaro Qiimo Badan u jeediyey Ardayda Jamacadda Burco, isagoo uga Digay Aafooyinka Dhalinyarada ku habsaday Sida Tahriibka, Qabyaalada iyo Qaadka, oo uu shegay inay hormuud u yihiin dhalinyarada dhibka haysta, iyadoo ardayduna su'aalo waydiiyeen sheekha

Read More »

Dhegayso: Sh. Umal oo Muxaadaro Qiimo Badan ka jediyey Masaajidka Cali Mataan Hargeysa

0 Visits: 3231 | Saturday May 24, 2014 - 12:50:01
Muxaadarada sheekhu jeediyey oo cinwaankeedu ahaa Qaabka loola Dhaqmo Bidcoolayaasha ama Fiqiga lagula dhaqmo dadka bidcoolayasha Dhegayso:

Read More »

Maxadirada Saka Daawo Geediga loogu jiro dhanka Aakharo Sheikh Abdirashid Sh. Ali Sufi

0 Visits: 1869 | Wednesday April 30, 2014 - 08:48:44
Maxaadirada saka ay Shabakada Afkashacabka Idinsoo Cushay Oo ciwankeedu K xardhan yahay Tahay Geerida

Read More »