Hargeysa(AFKA);Booliiska Somaliland ayaa maanta waraysi la yeeshay gudoomiyaha Xarunta Xuquuqal Insaanka, Guuleed Axmed Jaamac, oo ay maxkamaddu ugu yeedhay si uu uga jawaabo su'aalo kadib markii booliisku soo xareeyey dacwad ciqaab ah oo ka dhan Guuleed oo lagu haysto codsiyo (petition) lagu dalbanayo…
Read More »