Wararka

Daawo:Wasiirka Kalluumaysiga Oo Ka Hadlay Jabhad Lagaga Dhawaaqay Deegaanka Uu Ka Soo Jeedo Bariga Gobolka Sanaag

0 Visits: 574 | Thursday June 29, 2017 - 13:09:16
Wasiirka Kalluumaysiga iyo Khayraadka Badda Jamhuuriyadda Somaliland Cali Jaamac Faarax (Buureed), ayaa ka hadlay Jabhada lagaga dhawaaqay Deegaanka Laasqoray, waxaanu sheegay in aan raali laga ahayn cid nabadgalyada wax yeesha,nabadgalyada dalkana ay Xukuumaddu masuul ka tahay.

Read More »

Daawo:Madaxawayne Ku Xigeenka Somaliland Oo Qaabilay Wafti Culus Oo Ka Socda Safaaradda Maraykanku Ku Leeyahay Somaliya.

0 Visits: 577 | Thursday June 29, 2017 - 13:05:56
Madaxawayne Ku Xigeenka Somaliland Oo Qaabilay Wafti Culus Oo Ka Socda Safaaradda Maraykanku Ku Leeyahay Somaliya.

Read More »

Daawo:Wafdi Uu Hogaaminayo Gudoomiye Cabdiraxmaan Ciro Oo Dalka Ku Soo Laabtay, Fariina Udiray Xukuumada Somaliland.

0 Visits: 567 | Thursday June 29, 2017 - 13:02:42
Daawo:Wafdi Uu Hogaaminayo Gudoomiye Cabdiraxmaan Ciro Oo Dalka Ku Soo Laabtay, Fariina Udiray Xukuumada Somaliland.

Read More »

Daawo:Bariiska Caaga Oo La Keenay Somaliya Iyo Dawlada Farmaajo Oo Tahli Kari Wayday In Gacan Ku Soo Qabato

0 Visits: 763 | Thursday June 29, 2017 - 13:01:16
Daawo:Bariiska Caaga Oo La Keenay Somaliya Iyo Dawlada Farmaajo Oo Tahli Kari Wayday In Gacan Ku Soo Qabato

Read More »

Daawo:Wasaarada Waxbarashada Somaliland Oo Awaamir Culus Dul Dhigtay Ardayda Gelaysa Imtixaanka Shaahadiga

0 Visits: 561 | Thursday June 29, 2017 - 12:58:33
Daawo:Wasaarada Waxbarashada Somaliland Oo Awaamir Culus Dul Dhigtay Ardayda Gelaysa Imtixaanka Shaahadiga

Read More »

Daawo Muuqaal:-Maamulka Gobolka Saaxil, Ciidanka Dab Demiska Iyo Dekeda Berbera Oo Ka Hadlay Dabkii Ka Kacay Dekeda.

0 Visits: 505 | Thursday June 29, 2017 - 12:56:57
Daawo Muuqaal:-Maamulka Gobolka Saaxil, Ciidanka Dab Demiska Iyo Dekeda Berbera Oo Ka Hadlay Dabkii Ka Kacay Dekeda.

Read More »

"Laba Jaar Oo Soomaaliyeed Ayey Somaliland Leedahay Midi Waa Jabuuti Oo Aanu Ku Hambalyeynayno Horu Marka Ay Gaadhay Midina Waa....." Murashax Muuse Biixi -

0 Visits: 533 | Thursday June 29, 2017 - 12:55:41
Guddoomiyaha xisbul-xaakimka Jamhuuriyadda Somaliland ee KULMIYE, ahna murrashaxa jagada Madaxweynaha xisbiga Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa ku hambalyeeyey dawladda iyo shacabka Jabuuti horumarka ay gaadheen xuska sannad-guurada 40-aad ee ka soo wareegtay maalintii ay xornimada ka qaateen gumaystihii…

Read More »

"Maanta Waxaynu Nahay Koosarad Timir Ah Oo Toban Af Lagaga Hadlo Gudoomiye Faysal Cali Waraabe

0 Visits: 809 | Thursday June 29, 2017 - 12:55:02
"Maanta Waxaynu Nahay Koosarad Timir Ah Oo Toban Af Lagaga Hadlo Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka Somaliland ee UCID Eng. Faysal Cali-waraabe, ayaa shaaciyey qodobada la doonayo in wax laga beddelo ee dastuurka dalka iyo kuwa lama taabtaanka ah.

Read More »

Gabdho Muslimiin Ah Oo Cabasho Ka Muujiyay Cunsuriyad Ay Kala Kulmeen Poland

0 Visits: 481 | Thursday June 29, 2017 - 12:53:53
Gabdho Muslimiin ah oo u dhashay dalka Jarmalka oo ciyaal iskuul ah oo Poland u tagay si ay u booqdaan goobtii uu ka dhacay xasuuqii Holocaust ayaa sheegay in dadka deegaanku ay midab takooreen intii ay safarkaas ku jireen.

Read More »

Shaqaale Ka Tirsan Qaramada Midoobay Oo Lagu Weeraray Dalka Liibiya -

0 Visits: 622 | Thursday June 29, 2017 - 12:52:47
Kolonyo gawaadhii ah oo uu leeyahay howlgalka Qaramada Midoobay ee Liibiya ayaa lagu weerarray meel u dhaw magaalo xeebeedka Surman, yadoo muddo kooban la haystay 7 shaqaalaha ah oo gawaadhida la socday.

Read More »

Ma Dhabaa Dadka Isticmaala Facebook-ga Oo Gaadhay Laba Bilyan Oo Qof

0 Visits: 547 | Thursday June 29, 2017 - 12:51:51
In kabadan afar meeloodow meel ka mid ah dadka dunida ayaa bil kaste isticmaala Facebook, sida ay sheegtay bartaasi ay bulshadu ku xidhiidho.

Read More »

Haweenay Ducayso Is Lahayd Oo duulimaad Diyaarad Baajisay.

0 Visits: 521 | Thursday June 29, 2017 - 12:51:05
Haweenay da' ah oo safraysay ayaa dib u riday duulimaad diyaaradeed oo ka kici lahaa magaalada Shanghai ka dib markii ay matoorka diyaaradda si kama ah ugu tuurtay qadaadiic, sida ay xaqiijisay shirkad diyaaradeed oo Shiinaha laga leeyahay. Haweenaydan oo 80 jir ah ayaa tuurtay qadaadiic sarif ahaan…

Read More »

Daawo;warxibin Laga Diyaariyay Buurta Taarikhagiga Ee Loga Kala Yimado Daafaha Caalamka Ee Daalo Oo Ku Taala Duleedka Magalada Ceerigabo Ee Gobalka Sanaag.

0 Wednesday June 28, 2017 - 22:48:14
Ceerigabo(AFKA);warxibin Laga Diyaariyay Buurta Taarikhagiga Ee Loga Kala Yimado Daafaha Caalamka Ee Daalo Oo Ku Taala Duleedka Magalada Ceerigabo Ee Gobalka Sanaag

Read More »

Deg Deg;Taliyaha Qaybta Oo Ka Hadlay Nin Ganacsade Ah Oo Goor Dhawayd Xabad Lagu Dhuftay Hoteeel Maansoor Ee Berbera,

0 Wednesday June 28, 2017 - 22:25:04
BerBera(AFKA);Galbta Maqribkii Ayaa Nin ganacsade Ah Oo Kasoo Baxay Bada Xeebta Batlaaale Waxaa xabad Ku Dhuftay Askari kamida Illaalada Ciidanka Milatariga Ee Hoteel Maansoor Berbera,

Read More »

Daawo:Wasaarada Arimaha Gudaha Somaliland Oo Ka Hadashay Khilaafka Goolaha Degaanka Saylac

0 Wednesday June 28, 2017 - 22:14:21
Hargeysa(AFKA):Wasaarada Arimaha Gudaha Somaliland Oo Ka Hadashay Khilaafka Goolaha Degaanka Saylac

Read More »

Daawo:-Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Oo Jawaab Kulul Ka Bixiyey Haddalo Ka Soo Yeedhay Madaxweynaha Soomaaliya.

0 Wednesday June 28, 2017 - 22:06:53
Hargeysa(AFKA):-Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Oo Jawaab Kulul Ka Bixiyey Haddalo Ka Soo Yeedhay Madaxweynaha Soomaaliya

Read More »

Mas'uuliyiinta Shirkadda DP World Oo Ka War-Bixiyey Waxa Sababay Koontiinarkii Ku Qarxay Dekedda Berbera Iyo Khasaaraha Ka Dhashay.

0 Visits: 593 | Wednesday June 28, 2017 - 18:44:43
Mas'uuliyiinta Shirkadda DP World Oo Ka War-Bixiyey Waxa Sababay Koontiinarkii Ku Qarxay Dekedda Berbera Iyo Khasaaraha Ka Dhashay.

Read More »

Daawo:Wafti Uu Hogaaminayo Gudoomiyaha Gobolka Sool Oo Gaadhay Degmada Xudun Iyo Kualamo Ay La Qaaten Cuqaasha Iyo Waxgaradka Degaankasi

0 Wednesday June 28, 2017 - 18:38:47
:Wafti Uu Hogaaminayo Gudoomiyaha Gobolka Sool Oo Gaadhay Degmada Xudun Iyo Kualamo Ay La Qaaten Cuqaasha Iyo Waxgaradka Degaankasi

Read More »

Daawo:-Haayadaha Tamkiin Fodution Iyo Huyuman Conser Oo Deeq Raashina Gaadhsiiyey Deegaano Kamida Gobalka Saraar Oo Abaarti Saamayn Xun Ku Yeelatay.

0 Wednesday June 28, 2017 - 18:19:42
:-Haayadaha Tamkiin Fodution Iyo Huyuman Conser Oo Deeq Raashina Gaadhsiiyey Deegaano Kamida Gobalka Saraar Oo Abaarti Saamayn Xun Ku Yeelatay.

Read More »

"Waxaanu Wadnaa Murashax Debacsan Oo Dadka Isku Wadaya, Laakiin Ma Wadno Nin Ad-adag Oo Qalafsan".....Hogaamiye Xirsi

0 Visits: 580 | Wednesday June 28, 2017 - 18:11:11
Hargeysa(AFKA):-Hoggaamiyaha Xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI Xirsi Cali Xaaji Xasan, ayaa si aada is bar-bar dhig xooggan ugu sameeyey Murashaxiinta Madaxweyne ee Xisbiyada WADDANI iyo KULMIYE,

Read More »