Wararka

Daawo:Deegaano Ka Tirsan Gobolka SOOL Oo Xaalad Adag Ku Sugan Iyo Haayado Maanta Gaadhsiiyay Gargaar

0 Visits: 618 | Friday June 02, 2017 - 20:14:52
Laascanood(AFKA):Deegaano Ka Tirsan Gobolka SOOL Oo Xaalad Adag Ku Sugan Iyo Haayado Maanta Gaadhsiiyay Gargaar

Read More »

Daawo:Dhoolatuska Iyo Awoodii Ururka Al-Shabaab Lahaa Sanadkii 2008 Markii Ay Qabsadeen Magaalada Muqdisho.

0 Visits: 569 | Friday June 02, 2017 - 20:12:17
Muqdisho(AFKA):Dhoolatuska Iyo Awoodii Ururka Al-Shabaab Lahaa Sanadkii 2008 Markii Ay Qabsadeen Magaalada Muqdisho.

Read More »

Daawo;:-Guddoomiye Cabdiqaadir Jirde Oo Ka Haday Xaalada Caafimaad Darro Ee Burco Lasoo Daristay,Fariina Xukuumadda U Diray.

0 Visits: 572 | Friday June 02, 2017 - 19:42:27
Burco(AFKA):-Guddoomiye Cabdiqaadir Jirde Oo Ka Haday Xaalada Caafimaad Darro Ee Burco Lasoo Daristay,Fariina Xukuumadda U Diray.

Read More »

Madaxwaynaha Maamulka Puntland Oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Wafti ka Socday Hindiya

0 Visits: 693 | Friday June 02, 2017 - 19:23:30
Madaxweynaha Maamulka Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wefti ka socdey safaarada Hindiya ee Soomaaliya oo uu hogaaminayey qunsulka dalka Hindiya ee SoomaaliyaMr Rajesh Swami.

Read More »

Qaramada Midoobay Oo Cambaaraysay Go'aanka Maraykanku Kaga Baxay Heshiiskii Cimilada Adduunka

0 Visits: 579 | Friday June 02, 2017 - 13:53:20
Adduunka ayaa si wayn u cambaareeyay ku dhawaaqitaanka madaxweyne Trump ee ku aadan in Maraykanku uu ka baxayo heshiiskii la dagaalanka isbedelka cimilada adduunka ee Paris lagu gaadhay 2015kii.

Read More »

Ciyaaryahanka Ronaldo Oo Cabasho Ka Muujiyey Foodhida Jamaahiirta Madrid.

0 Visits: 1086 | Friday June 02, 2017 - 13:43:57
Xidiga xulka qaranka Portugal iyo kooxda Real Madrid ayaa markale ku celiyay sida uu uga cadhaysan yahay in jamaahiirta kooxdiisa Real Madrid ay ugu oriyeen ama ugu soo foodhyeen

Read More »

Daawo: Madaxweye Donald Trump Oo Si Rasmi Ah Ugu Dhawaaqay In Dalkiisu Ka Baxay Heshiiskii Cimilada 195-Waddan Ku Gaadheen Paris

0 Visits: 527 | Friday June 02, 2017 - 13:37:17
Madaxweynaha dalka Maraykanka Donald Trump, ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay in dalkiisu ka baxay, heshiiskii dunida ka gaadhay wax ka qabashada Is badalka cimilada aduunka ee sanadkii 2015-kii, boqol iyo shan iyo sagaashan waddan ku gaadheen caasimadda dalka Faransiiska ee Paris.

Read More »

Daawo: Shiinaha Iyo Midowga Yurub Oo Ku Heshiiyay Fulinta Heshiiskii Paris Ee Cimilada Aduunka.

0 Visits: 572 | Friday June 02, 2017 - 13:32:37
Raysal Wasaare Ku xigeenka Shiinaha Li Keqiang iyo Raysal Wasaaraha Jarmalka Angela Merkel ayaa kala saxeexday, heshiis ay kaga wakiil yihiin Shiinaha iyo Midowga Yurub, kaas oo ujeedadiisu tahay in labada dhinac ay u midoobaan fulinta heshiiskii Cimilada aduunka ee Paris lagu gaadhay, kaas oo dunida…

Read More »

Maraykanka Oo Xayiraad Ku Soo Rogay Hantida La Taliyaha Millateriga Ee Madaxwaynaha Koongo

0 Visits: 536 | Friday June 02, 2017 - 13:15:11
Maraykanka ayaa cuno qabateyn ku soo rogay la taliyaha milatariga ee madaxweynaha Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Koongo.

Read More »

Guddida Ka Soo Kabashada Abaaraha Oo Kulan Ay Isugu Yimaadeen Madaxtooyada Warbiximo Kaga Dhegeystay Xubno Ka Mida Guddida

0 Visits: 646 | Friday June 02, 2017 - 13:12:19
Guddida ka soo kabashada abaaraha oo weli ku gudo jira dedaalkoodii qaadhaan ururinta ayaa kulan ku yeeshay madaxtooyada Jamhuuriyadda Somaliland,

Read More »

Daawo: Xildhibaan Ka tirsan Golaha Degaanka Burco oo so Bandhigay Qorshe Lagaga Hortagayo Xanuunka Shubanka

0 Visits: 498 | Friday June 02, 2017 - 13:01:10
Xildhibaan Ka tirsan Golaha Degaanka Burco oo so Bandhigay Qorshe Lagaga Hortagayo Xanuunka Shubanka

Read More »

Daawo:"Hadii Aaney Waxba Qabin Karin Golaha Deeganka Iyo Wasaarada Caafimaadku Iscasila " Xoghaya Xisbiga Ucid Ee Gobolka Togdheer

0 Visits: 483 | Thursday June 01, 2017 - 21:57:29
Xoghaya Xisbiga Ucid Ee Gobolka Togdheer Saleeban Ciro Ayaa Ugu Baaqay Golaha Deeganka Degmada Burco Iyo Masuuliyiinta Wasaarada Caafimaada Iney Is Casilaan Waxaa Tilmaamay Xiligan Lagu Jiro Iney Bulshada U U Sheegaan Inaaney Waxba Qaban Karin

Read More »

Daawo:""Maayirka Burco Waxaan Ugu Baaqayaa Xaalada Afkaa Ha Ka Odhanineen Wax Ka Qabta"Dadweyna Xafadaasi Caqiibo

0 Visits: 1089 | Thursday June 01, 2017 - 21:47:14
Xaafada Caqiibo Oo Kamida Xaafadaha Maagalada Burco Ayaa Cabsho Ka Muujisey Biyo Fadhiistay Xaafadaasi Waxa Baaq U Direen Maamulka Togdheer Iyo Kan Degmada Burco "Maayirka Burco Waxaan Ugu Baaqayaa Xaalada Afkaa Ha Ka Odhanineen Wax Ka Qabta,Badhaasa Waxaan Leeyahay Waa Inuu Kormeer Sameeyaa"…

Read More »

Daawo:Wasiiru Dawlaha Wasarada Caafimaada Somaliland Oo Qiray Inay Ka Gaabiyeen Wax Ka Qabad La'aanta Shuban Biyoodka.

0 Visits: 509 | Thursday June 01, 2017 - 21:42:13
Wasiiru Dawlaha Wasarada Caafimaada Somaliland Oo Qiray Inay Ka Gaabiyeen Wax Ka Qabad La'aanta Shuban Biyoodka.

Read More »

Daawo:Dadweynaha Xaafada Maxadka Ee Magaalada Burao Oo Sida Fiinta Uga Qayliyay Golaha Deeganka Ee Degmada Burco+ Baaq Culusna U Diray Maayirka Burco

0 Visits: 662 | Thursday June 01, 2017 - 21:28:52
Dadweynaha Xaafada Maxadka Ee Magaalada Burao Oo Sida Fiinta Uga Qayliyay Golaha Deeganka Ee Degmada Burco+ Baaq Culusna U Diray Maayirka Burco

Read More »

Daawo:Xildhibaano Ka Tirsan Goolaha Degaanka Degmada Burco Oo Hawl Gallo Lagu Cidhib Tiraayo Xanuunka Shubaanka Shuban Biyoodka Ka Fuliyey Xaafada Faarax Oomar Ee Magaalada Burco.

0 Visits: 510 | Thursday June 01, 2017 - 21:05:58
Burco(AFKA):Xildhibaano Ka Tirsan Goolaha Degaanka Degmada Burco Oo Hawl Gallo Lagu Cidhib Tiraayo Xanuunka Shubaanka Shuban Biyoodka Ka Fuliyey Xaafada Faarax Oomar Ee Magaalada Burco

Read More »

Daawo;Dhalinyarada Gurmad Walaal Nimo Oo Wacyigalin Dhinaca Shuban Biyoodka Ka Sameeyay Xafadaha magalada Burco.

0 Visits: 1440 | Thursday June 01, 2017 - 20:19:59
Burco(AFKA);Dhalinyarada Gurmad Walaal Nimo Oo Wacyigalin Dhinaca Shuban Biyoodka Ka Sameeyay Xafadaha magalada Burco

Read More »

Daawo: Heshiiski Labada Beelood ee Gobolka Sool Ku Dagaalamay oo Qodobo Laga Soo Saaray.

0 Visits: 540 | Thursday June 01, 2017 - 19:58:09
Hargeysa(AFKA)Heshiiski Labada Beelood ee Gobolka Sool Ku Dagaalamay oo Qodobo Laga Soo Saaray

Read More »

Daawo:Olalaha Kaalme Kuwan Oo Deeq Dawooyin Iyo Lacag Ah Gaadhsiyay Maxaabista Ku Sugan Jeelka Burco.

0 Visits: 543 | Thursday June 01, 2017 - 19:28:06
Burco(AFKA):Olalaha Kaalme Kuwan Oo Deeq Dawooyin Iyo Lacag Ah Gaadhsiyay Maxaabista Ku Sugan Jeelka Burco.

Read More »

Daawo:Qaar Ka Mida Xildhibaanada Goolaha Degaanka Degmada Burco Ayaa Olole Lagu Cidhibtirayo Xanuunka Shuban Biyoodka Ka Fuliyey Xaafada Maxaed Cali Ee Burco

0 Visits: 446 | Thursday June 01, 2017 - 16:44:09
Burco(AFKA):Qaar Ka Mida Xildhibaanada Goolaha Degaanka Degmada Burco Ayaa Olole Lagu Cidhibtirayo Xanuunka Shuban Biyoodka Ka Fuliyey Xaafada Maxaed Cali Ee Burco

Read More »