Wararka

Daawo:Gudoomiyaha Xisbiga UCID Oo Maanta Gaadhay Gobolka AWDAL Iyo Taageerayaal Xamaasadaysan Oo Soo Dhoweyn Fooladayn Ah Ku Qaabilay

0 Visits: 599 | Thursday April 13, 2017 - 16:31:03
Boorama(AFKA);Gudoomiyaha Xisbiga UCID Oo Maanta Gaadhay Gobolka AWDAL Iyo Taageerayaal Xamaasadaysan Oo Soo Dhoweyn Fooladayn Ah Ku Qaabilay

Read More »

Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Oo Ka Hadlay Xubno Urur Diimeed Kaga Dhawaaqay Somaliland Oo La Xidhay Iyo Xaaladda Deegaanada Colaaddu Kasoo Cusboonaatay Ee Koonfurta Gobolka Sool.

0 Visits: 473 | Thursday April 13, 2017 - 16:23:56
Hargeysa(AFKA);Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Jamhuuriyadda Somaliland Prof. Yaasiin Maxamuud Xiir(Faratoon), ayaa ka hadlay koox magac diimeed sheegatay oo Somaliland lagu xidhay iyo xaaladda nabadayntalabada beelood ee walaalaha ah ee shaqaaqadu ku dhex martay deegaanno ka tirsan gobolka Sool.

Read More »

Daawo:Sixir Bararka Oo Si Weyn U Saameeyay Gobolka Saaxil Iyo Al,baabada Oo Loo Laabay Goobihii Ganacsiga

0 Visits: 480 | Thursday April 13, 2017 - 16:09:59
Burco(AFKA);Sixir Bararka Oo Si Weyn U Saameeyay Gobolka SAAXIL Iyo Al,baabada Oo Loo Laabay Goobihii Ganacsiga

Read More »

“Beesha Caalamku Marka Ay Dhintaan Ayey Mucaawimada Keenaan.” Md.Baashe Maxamed Faarax

0 Visits: 549 | Thursday April 13, 2017 - 16:06:21
Guddoomiye ku xigeenka kowaad ee Golaha Wakiilada Md. Baashe Maxamed Faarax, ayaa ka hadlay abaarta dalka ka jirta iyo siday Beesha Caalamku uga gaabisay ka qayb qaadashada gurmadka abaaraha.

Read More »

Daawo;Maayarka Hargeysa Oo Marwada Madaxweynaha Ka Difaacay Eedaymo Uga Yimid Mucaaridka

0 Visits: 733 | Thursday April 13, 2017 - 15:41:47
Hargeysa(AFKA);Maayarka Hargeysa Oo Marwada Madaxweynaha Ka Difaacay Eedaymo Uga Yimid Mucaaridka

Read More »

Daawo;Gudoomiyayaasha Degmooyinka Balli-dhiig,Iyo Dhoqoshey Oo U Quus Gooyay Xildhibaano Ka Baxay Xisbiga KULMIYE Sheegayna Inaanay Metelin Deeganadaas.

0 Visits: 417 | Thursday April 13, 2017 - 15:21:21
Burco(AFKA);Gudoomiyayaasha Degmooyinka Balli-dhiig,Iyo Dhoqoshey Oo U Quus Gooyay Xildhibaano Ka Baxay Xisbiga KULMIYE Sheegayna Inaanay Metelin Deeganadaas

Read More »

Madaxweyne Farmaajo Oo Sheegay In Dowladdiisu Laba Sano Gudahood Shabaab Ku Soo Afjareyso

0 Visits: 522 | Thursday April 13, 2017 - 14:14:48
Dowladda waxay diyaar u tahay inay wada-hadallo la furto al-Shabaab iyo hoggaankooda

Read More »

Deg Dega:-Ciidamada Booliska Somaliland oo Xabsiga u Taxaabay Wariyeyaal Ka Tirsan Talefeeshanka Horn Cable

0 Visits: 550 | Thursday April 13, 2017 - 14:10:41
Hargeysa(AFKA);Ciidamada Booliska Somaliland oo Xabsiga u Taxaabay Wariyeyaal Ka Tirsan Talefeeshanka Horn Cable

Read More »

Wasiirka Arimaha Dibada Somaliland Oo Ka Hadlay Safar Uu Madaxwaynaha Somaliya Ku Tagay Dalka Imaaraadka Iyo Shirkii London.

0 Visits: 592 | Thursday April 13, 2017 - 12:19:29
Hargeysa(AFKA);Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland Dr Sacad Cali Shire, ayaa ka hadlay safarka uu Madaxweynaha Somaliya ku tagay dalka Imaraadka, saamaynta ay ku yeesheen Doorashooyinka dib u dhacay xidhiidhka Somaliland iyo Caalamka, Shirka ka dhacaya London bisha shannaad iyo waxa Somaliland uga…

Read More »

Bangladesh oo daldashay nin 2004tii weeraray danjirihii Britain

0 Visits: 722 |
Bangladesh oo daldashay nin 2004tii weeraray danjirihii Britain

Read More »

Ruushka oo horjoogsaday qaraar khuseeya Suuriya

0 Visits: 496 |
Ruushka oo horjoogsaday qaraar khuseeya Suuriya

Read More »

Sanadkan 2017-ka imisa qof oo shacab ah ayaa ku geeryooday Qaraxyadii Soomaaliya ka dhacay?

0 Visits: 783 |
Sanadkan 2017-ka imisa qof oo shacab ah ayaa ku geeryooday Qaraxyadii Soomaaliya ka dhacay?

Read More »

Shacabka La Ildaran Abaarta Ba'an Ee Sababtay Dhimasahada Iyo Haraadka Ka Jira Deeganada Gobalka Saraar Oo Quus Tagan Wasiir Cali Siciid Ragal Oo Magacoda Ku Qudhaabta.

0 Visits: 848 | Thursday April 13, 2017 - 11:49:29
Caynaba(AFKA);Abaarta Ka Jirta Deganada Gobalka Saraar Oo Maraysa Halkii Abid Ugu Xumay Iyado Shacabka Abaartu Nafaysay Oo Gabi Ahaanba Farahoda Ka Baxday Xoolihii Ay Dhaqan Jireen Abaarta Ba'an Ee Ka Jirtay Deganada Gobalka Saraar Owgeed

Read More »

Trump oo taageero u muujiyay NATO

0 Visits: 665 | Thursday April 13, 2017 - 10:58:19
Madaxweynaha Maraykanka, Donald Trump, ayaa sheegay in gaashaanbuurta NATO ay tahay mid shaqeysa, asagoo ka laabtay hadal horay uu u sheegay oo ahaa in aanay waxtar lahayn.

Read More »

Xoghaye Cusub Oo Waayo Arag Ah Oo Mar Kale Lasoo Magacaabay Gobolka Togdheer Iyo Bulshada Burco Oo Soo Dhaweeyay.

0 Visits: 714 | Thursday April 13, 2017 - 10:48:58
Wali Khayre Waa Xoghayaha Cusub Ee Gobolka Togdheer Oo Horana Xilka Xoogahayenimo Ugu Soo Qabtay Gobolka Togdheer Dhawr Jeer Oo Kale Duwan.

Read More »

Dhagayso;Warka Cawa Oo Idinka Imanayaa Magalada Burco Waxaana Warka Soo Jeedinayso weriye Amiira Jaamac Cabdiraxmaan

0 Visits: 1056 | Wednesday April 12, 2017 - 21:46:10
Burco(AFKA);Dhagayso Warka Cawa Oo Idinka Imanayaa Magalada Burco Waxaana Warka Soo Jeedinayso weriye Amiira Jaamac Cabdiraxmaan

Read More »

Daawo;Hawl Galo Lagu Dayactiro Garoonka Diyaaradaha Ee Magaalada Boorama Oo Bilaabmay.

0 Visits: 504 | Wednesday April 12, 2017 - 21:43:28
Boorama(AFKA);Hawl Galo Lagu Dayactiro Garoonka Diyaaradaha Ee Magaalada Boorama Oo Bilaabmay.

Read More »

Jamacada Golis Burco Oo Tababar Kor Lagu Qaadayo Xirfada Shaqo Ee Maamulayasha Dugsiyasa Sare Bilawday+Sawiro

0 Visits: 686 | Wednesday April 12, 2017 - 21:38:48
Burco(AFKA);Jamacada Golis Farceeda Magalada Burco Ayaa Maanta Daah-Furtay Tobabar Kor Lagu Qaadayo Xirfada Aqooneed Ee In Ka Badan Lix Iyo Tobaban(16) Maamule Dugsi Sare Ee Magalada Burco Oo Socanayaa Muddo Laba Cisho Ah.

Read More »

Khatarta Caafimaad Ee Shandadda Dhabarku Ku Keento Ardayda Iyo Talooyinka Ku Habboon Ka Hortagga Dhibtaas.

0 Visits: 486 | Wednesday April 12, 2017 - 21:27:01
Shandad dhabarta buugaagta lagu qaato oo aalaaba qaadisteedu ilmaha ku bilaabata marka uu dugsiga hoose bilaabo, lagana yaabo in uu sii sito illaa xilliga jaamacadda, mar kasta oo heerkiisa waxbarasho kor u kacana culayska shandadddu uu sii kordhayo. Waana sababta dugsiyada dunida qaarkood dugsiga dhexdiisa…

Read More »

Daawo;Mas Soo Golay Goob Internet Cafe`Ah Dadka Qaarna Cunay Qaarka Kalena Kala Orod ku Riday

0 Visits: 520 | Wednesday April 12, 2017 - 21:23:22
Mas Soo Golay Goob Internet Cafe`Ah Dadka Qaarna Cunay Qaarka Kalena Kala Orod ku Riday

Read More »