Wararka

Daawo;Musharax Cirro Oo Ka Hadlay Mudaharaad Ka Dhacay Gobolka SAAXIL,Iyo Xeer La Hor Keenay Golaha Wakiilada Oo Muran Xoogan Ka Dhex Dheliyay Culimada Dalka Iyo Baarlamaanka.

0 Visits: 366 | Sunday March 12, 2017 - 17:05:31
Hargeysa(AFKA);Gudoomiye Cirro Oo Ka Hadlay Mudaharaad Ka Dhacay Gobolka SAAXIL,Iyo Xeer La Hor Keenay Golaha Wakiilada Oo Muran Xoogan Ka Dhex Dheliyay Culimada Dalka Iyo Baarlamaanka.

Read More »

Daawo;Suldaanka Guud Ee Saladiinta Somaliland Soldaan Maxamed Suldaan Cabdiqadir Oo Si Adag Uga Hadlay Saldhiga Mulateri Dalka Imaradka Dhililana Uso Jediyay Guddida Abaraha Iyo Golaha Wakiilada.

0 Visits: 517 | Sunday March 12, 2017 - 16:59:13
Hargeysa(AFKA);Suldaanka Guud Ee Saladiinta Somaliland Soldaan Maxamed Suldaan Cabdiqadir Oo Si Adag Uga Hadlay Saldhiga Mulateri Dalka Imaradka Dhililana Uso Jediyay Guddida Abaraha Iyo Golaha Wakiilada.

Read More »

Daawo;Hogaamiye Xirsi oo ka sheekaynaya Qaabkii oo Nololaalmeedkiisa kula soo Bixi jiray Yaraantiisii iyo Xogta Dhabta ah ee Taariikhdiisa Bilow illaa dhamaad

0 Visits: 662 | Sunday March 12, 2017 - 16:51:34
Hargeysa(AFKA); wareysi xiiso badan la yeeshay wasiirkii hore ee wasaaradda Madaxtooyadda isla markaana iminka ah hoggaamiyaha xisbiga WADDANI Xirsi Cali Xaaji Xasan, Hoos ka DAAWO Waraysigaa oo dhamaystiran

Read More »

Daawo;"Anigu Hadaan Madaxwayne Dalka Ka Ahay Waan Toogan Lahaa C/maalik Muuse Coldoon Waayo Farmaajo Ayuu U Soo Heesay " Faysal Cali Waraabe.

0 Visits: 588 | Sunday March 12, 2017 - 13:09:23
London(AFKA)"Anigu Hadaan Madaxwayne Dalka Ka Ahay Waan Toogan Lahaa C/maalik Muuse Coldoon Waayo Farmaajo Ayuu U Soo Heesay " Faysal Cali Waraabe.

Read More »

War Deg Deg ah: Suxufi Khadar Hanad oo lagu Xidhay Berbera

0 Visits: 968 | Sunday March 12, 2017 - 11:41:08
Wariye Khadar Cabdirisaaq oo kamid wariyayaasha shabakada Caalamiga ah ee Hadhwanaagnews uga soo warama Gobolka Togdheer magaala Madaxdiisa Burco ayaa lagu xidhay magaalada Berbera.

Read More »

Qarax Khasaaro Geestay Oo Saakay Ka Dhacay Muqdisho Ka Dhacay +Sawiro

0 Visits: 572 | Sunday March 12, 2017 - 11:37:58
Qarax gaadhi lagu soo xidhay ayaa saakay ka dhacay Degmada Xamar Weyne ee gobolka Banaadir, waxaana lasoo sheegayaa in qaraxan uu ka dhashay Khasarao dad shacab ah soo gaaray.

Read More »

Waraysi Toos Ah oo BBC-du la lahayd khabiir arrimaha Kuuriya ka faalooda, ayaa khal khal ku dhacay oo ay kala kiciyeen carruur aan waxba kala socon xaalada iyo waraysigan tooska hawada ugu jira.

0 Visits: 518 | Sunday March 12, 2017 - 11:28:40
Waraysi Toos Ah oo BBC-du la lahayd khabiir arrimaha Kuuriya ka faalooda, ayaa khal khal ku dhacay oo ay kala kiciyeen

Read More »

Deg Deg Ah:Mudaharaad Hada Ka Socda Magaalada Berbera , Shaqadii Dekada Oo Gabi Ahaanba Istaagtey Iyo Calankii Shirkada Dp World Oo La Gubey.

0 Visits: 720 | Sunday March 12, 2017 - 11:13:28
Burco(AFKA);Wararka Hada Naga Soo Gaadhaya magaalada Berbera eeXarunta gobalka Saaxil waxaa ay sheegayaan in muddo haraad weyni uu goor dhaweyd ka bilowdey magaaladaasi gaar ahaan dekada Berbera

Read More »

Daawo: Qaramada Midoobay Oo Ka Digtay Macaluul Iyo Xaaladii Aadami Ee Ugu Xumayd Inay Dunidu Waajihi Doonto

0 Visits: 556 | Sunday March 12, 2017 - 11:04:08
Madaxa xaaladaha degdeg ah u qaabilsan qaramada Midoobay Stephen O'Brien, ayaa ka digay macaluul iyo xaaladihii

Read More »

Duufaano Dad Badan Ku Li Deen Jasiiradda Madagaskar Ee Badweynta Hindiya+Sawiro

0 Visits: 782 | Sunday March 12, 2017 - 10:30:49
Duufaano xoogan oo watay dabeylo xawaare dheer ku socda iyo roobab ayaa maalmihii la soo dhaafay qeybo ka mid ah Jasiirada ugu weyn badweynta India ee Madagaskar.

Read More »

Wasiirka arrimaha dibada Turkiga Mevlut Cavusoglu ayaa si kulul u canbaareeyay talaabada dowlada Netherland, kagala noqotay ogolaanshihii uu dalkaas ku geli lahaa

0 Visits: 619 | Sunday March 12, 2017 - 10:14:21
Istanbul(AFKA);Wasiirka arrimaha dibada Turkiga Mevlut Cavusoglu ayaa si kulul u canbaareeyay talaabada dowlada Netherland, kagala noqotay ogolaanshihii uu dalkaas ku geli lahaa

Read More »

Xiisadda U Dhaxaysa Turkiga Iyo Holland Oo Sii Xumaatay iyo Wasiiradda Arrimaha Qoyska Turkiga oo loo Diiday inay la hadasho Dadweyne Banaanbax ka dhigayey Holland

0 Visits: 986 | Sunday March 12, 2017 - 09:50:30
Booqashada Mevlut Cavusoglu waxaa aad uga hor yimid kooxaha islaamka diiddan

Read More »

Daawo;Talisaka Ciidanka Somaliland Oo Ka Gabsaday Dad lagu Xadaayo Gudaha Magalada Burco.

0 Visits: 675 | Saturday March 11, 2017 - 19:31:11
Hargeysa(AFKA);Talisaka Ciidanka Somaliland Oo Ka Gabsaday Dad lagu Xadaayo Gudaha Magalada Burco.

Read More »

Daawo:Abwaan Hello Oo Hees Jacbura Kasmeeyay Xalada Abaaraha Ka Taagan Dalka.

0 Visits: 1207 | Saturday March 11, 2017 - 19:14:45
Burco(AFKA):Abwaan Hello Oo Hees Jacbura Kasmeeyay Xalada Abaaraha Ka Taagan Dalka.

Read More »

Ciidamada Wadooyinka Gobolka togdheer Iyo Wasarada Maaliyada ayaa Hawlgal Bilaabay Lamiyada Magalada Burco.

0 Visits: 585 | Saturday March 11, 2017 - 19:09:02
Burco(AFKA);Ciidanka Ilaalada Wadooyinka iyo Kastamka Cashuuraha Bariga ayaa Siwada Jir ah Magalada Burco Uga Bilabay Hawlgal ay ku Ururinayaan Baaburta Aan bixin LIx biloodkii Cashuurta Sanadka iyo darawalada aan haysan Liisankii Wadida Gaadiidka.

Read More »

Qaraxyo Dhimasho Iyo Khasaare Sababay Oo Ka Dhacay Caasimada Dalka Suuriya Ee Dimishiq.

0 Visits: 638 | Saturday March 11, 2017 - 19:02:51
Qaraxyo Dhimasho Iyo Khasaare Sababay Oo Ka Dhacay Caasimada Dalka Suuriya Ee Dimishiq

Read More »

Daawo;Raysal Wasaaraha Soomaliya Oo Dhagax Dhigay Xarunta Laanta Socodaalka Iyo Jinsiyadaha Ee Magalada Muqdisho.

0 Visits: 613 | Saturday March 11, 2017 - 18:58:09
Muqdisho(AFKA);Raysal Wasaaraha Soomaliya Oo Dhagax Dhigay Xarunta Laanta Socodaalka Iyo Jinsiyadaha Ee Magalada Muqdisho.

Read More »

Daawo:Faysal Cali Waraabe Oo Ka Jawaabay in Uu Xisbiga Ucid Ku Wareejin Doono Wasiirka Madaxtooyada Somaliland.

0 Visits: 507 | Saturday March 11, 2017 - 18:49:48
Hargeysa(AFKA):Faysal Cali Waraabe Oo Ka Jawaabay in Uu Xisbiga Ucid Ku Wareejin Doono Wasiirka Madaxtooyada Somaliland.

Read More »

Daawo;:Warbixintii U Danbeysay Ee Abaaraha Sii Daba Dheereeday Ee Deegaanada Hoos Yimaada Gobolka Togdheer Oo Maraysa Halkii U Xumayd.

0 Visits: 511 | Saturday March 11, 2017 - 18:44:27
Burco(AFKA):Warbixintii U Danbeysay Ee Abaaraha Sii Daba Dheereeday Ee Deegaanada Hoos Yimaada Gobolka Togdheer Oo Maraysa Halkii U Xumayd.

Read More »

Daawo:Wasiir Ku Xigeenka Wasaarada Caafimaadka Somaliland Oo Taageeray Heshiisyada Maal Galinta Ah Ee Dekeda Iyo Saldhiga Imaaradka M,Berbera.

0 Visits: 790 | Saturday March 11, 2017 - 18:41:32
Hargeysa(AFKA);Wasiir Ku Xigeenka Wasaarada Caafimaadka Somaliland Oo Taageeray Heshiisyada Maal Galinta Ah Ee Dekeda Iyo Saldhiga Imaaradka M,Berbera

Read More »