Wararka

Daawo;Guddoomiyaha Garabka Haweenka WADDANI Oo Faah-Faahisay Kulan U Qabsoomay Haweenka Waddani.

0 Visits: 477 | Saturday March 11, 2017 - 18:39:51
Hargeysa(AFKA);Guddoomiyaha Garabka Haweenka WADDANI Oo Faah-Faahisay Kulan U Qabsoomay Haweenka Waddani.

Read More »

Ajandaha Kalfadhiga Saddex Iyo Sodonaad Ee Golaha Wakiilada Oo La Ansixiyay

0 Visits: 566 | Saturday March 11, 2017 - 18:37:34
Fadhigii Maanta ee golaha wakiilada Somaliland oo uu shirguddoominayay Guddoomiyaha ku xigeenka 1aad ee golaha wakiilada Baashe Maxamed Faarax ayaa mudanayaashu waxa ay Cod Gacan Taag Ah ku meel mariyeen ajandaha saddex iyo sodonaad ee golaha wakiilada oo uu qayb ka yahay Xeer Bangiyadu.

Read More »

Daawo:Nuxurka Qudbad Gudoomiye Cirro U Jeediyay Haweenka Xisbiga Oo Qabsaday Aqaan Is Waydaarsi Ku Saabsan Ololaha Doorshada.

0 Visits: 466 | Saturday March 11, 2017 - 18:33:59
Hargeysa(AFKA);Nuxurka Qudbad Gudoomiye Cirro U Jeediyay Haweenka Xisbiga Oo Qabsaday Aqaan Is Waydaarsi Ku Saabsan Ololaha Doorshada

Read More »

Daawo;Warbixin Naxdin Leh Oo Laga Diyaariyay Dadka Abaartu Caydhaysay Ee Isugu Soo Barakacay Deegaanada Sanaag.

0 Visits: 517 | Saturday March 11, 2017 - 16:28:00
Ceerigabo(AFKA);Warbixin Naxdin Leh Oo Laga Diyaariyay Dadka Abaartu Caydhaysay Ee Isugu Soo Barakacay Deegaanada Sanaag.

Read More »

Daawo;Xildhibaan Cabdiraxmaan Dheere Oo Ka Mida Golaha Wakiilada Somaliland Oo Si Wayn U Tageersan Ansixinta Xeerka Bangiyada Somaliland.

0 Visits: 471 | Saturday March 11, 2017 - 16:22:02
Hargeysa(AFKA);Xildhibaan Cabdiraxmaan Dheere Oo Ka Mida Golaha Wakiilada Somaliland Oo Si Wayn U Tageersan Ansixinta Xeerka Bangiyada Somaliland.

Read More »

Maamul Gobleedka Puntand Oo Ka Hadashay Sababta Deegaanadeeda Looga Mamnuucay Universal Tv.

0 Visits: 514 | Saturday March 11, 2017 - 15:54:14
Garowe(AFKA);Madaxweynaha dowlad gobolleedka Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa markii ugu horeysay ka hadlay sababtii keentay in Puntland ay degaanada ka joojiso TV-ga Universal.

Read More »

Daawo; Cid Kasta Oo Siyaasada Ka Raadinaysa Xaalada Biyo Yaraansho Ee ka Jirta Gabiley Waan Uga Digaynaa Mayarka Degmada Gabiley.

0 Visits: 440 | Saturday March 11, 2017 - 15:47:59
Gabilay(AFKA);Cid Kasta Oo Siyaasada Ka Raadinaysa Xaalada Biyo Yaraansho Ee ka Jirta Gabiley Waan Uga Digaynaa Mayarka Degmada Gabiley

Read More »

Maxkamadda Gobolka Maroodi-jeex Oo Xukun Ku Riday Milxiisaddii Ninka Noqotay Iyo Aroosaddii Uu La Socday Ee La Soo Guursaday.

0 Visits: 935 | Saturday March 11, 2017 - 15:21:39
Hargeysa(AFKA);Maxakamadda Gobolka Maroodi-Jeex Ee Magaaladda Hargeysa, ayaaxukun ku riday Malxiisadii ninka noqotay iyo Aroosadii uu la socday oo maalmihii u dambeeyey dacwadoodu ka socotay maxkamadda gobolka ee Hargeysa .

Read More »

Daawo;Safiirka Somaliland U Fadhida Dalka Uk Oo Warbaahinta Calamka Uso Bandhigtay Xalada Abaarta Ka Jirta Deeganada Somaliland.

0 Visits: 810 | Saturday March 11, 2017 - 15:15:58
London(AFKA);Wakiilka Somaliland u fadhida dalka Ingiriiska Amp Ayaan Cumar Cashuur ayaa si dareen taabad leh ugu soo Bandhigtay warbaahinta caalamka xaalada abaarta ka jirta Somaliland oo halkii ugu xumayd maraysa

Read More »

Daawo:"Aayad Qur,aana Ninkii Badalaa Waa Malcuum" Xildhibaan Dable Oo Si Adag Uga Soo Horjeestay Xeerka Baananka Rabida Ah.

0 Visits: 808 | Saturday March 11, 2017 - 15:02:46
"Aayad Qur,aana Ninkii Badalaa Waa Malcuum" Xildhibaan Dable Oo Si Adag Uga Soo Horjeestay Xeerka Baananka Rabida Ah.

Read More »

Daawo:Masuuliyiinta Jaamacadda Al-najaax Oo Jawaabta War Been Abuurka Ah Oo Jaamacada Laga Baahiyey

0 Visits: 621 | Saturday March 11, 2017 - 14:59:39
Masuuliyiinta Jaamacadda Al-najaax Oo Jawaabta War Been Abuurka Ah Oo Jaamacada Laga Baahiyey

Read More »

Daawo;Guddoomiye Baashe Oo Ka Warbixiyay Kulan UU Layeeshay Culimada Dalka Oo Lagaga hadlayay Xeerka Bangiyada Oo Lagu sheegay Mid Ribo Ah.

0 Visits: 613 | Saturday March 11, 2017 - 14:37:39
Hargeysa(AFKA);Guddoomiye Baashe Oo Ka Warbixiyay Kulan UU Layeeshay Culimada Dalka Oo Lagaga hadlayay Xeerka Bangiyada Oo Lagu sheegay Mid Ribo Ah.

Read More »

Munaasibad Lagu So Bandhigayey Buug Lamagac Baxay La Hadal Naftada Oo Lagu So Badhigay Magalada Hargeysa+Sawiro

0 Visits: 1518 | Saturday March 11, 2017 - 14:27:16
Xafladani Oo Ahayd Mid Si Weyn Loo Soo Agaasimay Isla Markaasina Lagu Daah-Furayey Buug Lamagac Baxay Lahadal Naftaada Oo Ay Qortay Farax Xasan Macalin Oo Kamida Ardayda Wax Ka Barata Jaamacadaha Dalka.

Read More »

Daawo;- Gaadhi xamuul sida shixnad qoryaha tiirasha ah ee waaweyn, ayaa ku dul dhacay gaadhi yar oo kuwa gaarka loo leeyahay ah, waxaanu shilkan oo kamarad ku taala Jidku duubtay uu ka dhacay dalka Shiinaha.

0 Visits: 667 | Saturday March 11, 2017 - 14:21:40
Gaadhi xamuul sida shixnad qoryaha tiirasha ah ee waaweyn, ayaa ku dul dhacay gaadhi yar oo kuwa gaarka loo leeyahay ah, waxaanu shilkan oo kamarad ku taala Jidku duubtay uu ka dhacay dalka Shiinaha

Read More »

Qaramadda Midoobay Oo Digniin Culus Ka Soo Saartay Heerka Gaajada Ka Jirta Waddamo dhowr oo Kamida Qaarada Afrika

0 Visits: 487 | Saturday March 11, 2017 - 14:17:17
Madaxa hawlaha bani'aadminimada ee Qaramada Midoobay ayaa sheegay in dunidu ay wajahayso dhibaatadii bani'aadminimo ee ugu weynayd tan iyo markii la aasaasay Qaramada Midoobay 1945kii.

Read More »

War Deg Deg Ah:Madxweynaha Puntland Oo Ka Hadlay In Imaaraatka Saldhig Milatari ka sameesanayaan Puntland

0 Visits: 483 | Saturday March 11, 2017 - 14:12:02
Madaxweynaha maamul goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa ka hadlay warar maalmahan si weyn loo hadal hayay oo ku aadanaa in dowlada Imaaraatka Carabta saldhig milatari ka sameesaneyso Deegaanada Puntland.

Read More »

Daawo;"Heshiiska Saldhigga Berbera Waa Digo Iyo Dambas.." Sh. Aadan-Siiro.

0 Visits: 382 | Saturday March 11, 2017 - 11:50:17
Hargeysa(AFKA);"Heshiiska Saldhigga Berbera Waa Digo Iyo Dambas.." Sh. Aadan-Siiro

Read More »

Daawo:Warbixin Mucjiso Ah Oo Ku Saabsan Nin U Qaniinayo Mas Oo Aaanu Waxba Ka Tarayn

0 Visits: 661 | Saturday March 11, 2017 - 11:35:47
Warbixin Mucjiso Ah Oo Ku Saabsan Nin U Qaniinayo Mas Oo Aaanu Waxba Ka Tarayn.

Read More »

Soomaali laga soo tarxiilay Mareykanka oo Muqdisho laga dejiyay.

0 Visits: 439 | Saturday March 11, 2017 - 08:27:10
Ugu yaraan 70 qof oo laga soo tarxiilay Mareykanka ayaa dib loogu celiyay magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya.

Read More »

Daawo;Gudoomiye Ciro Oo Xadhiga ka Jaray Sadax Xafiis Oo Xisbiga Wadani ku Yeelan-doono Xaafadaha Kala Duwan Ee Boorama.

0 Visits: 472 | Friday March 10, 2017 - 22:05:00
Boorama(AFKA);Gudoomiye Ciro Oo Xadhiga ka Jaray Sadax Xafiis Oo Xisbiga Wadani ku Yeelan-doono Xaafadaha Kala Duwan Ee Boorama

Read More »