Wararka

Daawo;Naadiga Akhriska Iyo Qoraalka Halkaraan Oo So Bandhigay Buug Lamagac Baxay Qubanaha Qisoyinka Iyo Suuganta Hal Abuur Cabdishakur Siciid Cabdi.

0 Visits: 801 | Monday March 06, 2017 - 17:09:59
Burco(AFKA);Naadiga Akhriska Iyo Qoraalka Halkaraan Oo So Bandhigay Buug Lamagac Baxay Qubanaha Qisoyinka Iyo Suuganta Hal Abuur Cabdishakur Siciid Cabdi.

Read More »

Daawo:Aqoonyahan Dhalinayaro Ah Oo Ku Dhalilay Wasiir Maxamud Xaashi Iyo Baashe Morgan In Dani Ugu Jirto Saldhiga Milaatari.

0 Visits: 516 | Monday March 06, 2017 - 16:35:47
Daawo:Aqoonyahan Dhalinayaro Ah Oo Ku Dhalilay Wasiir Maxamud Xaashi Iyo Baashe Morgan In Dani Ugu Jirto Saldhiga Milaatari.

Read More »

Daawo:Wasiirkii Hore Ee Boosaha Iyo Is Gaadhsiinta Somaliland Oo Si Adag Uga Soo Horjeestay Saldhiga Millatari Ee Berbera.

0 Visits: 471 | Monday March 06, 2017 - 16:35:02
Wasiirkii Hore Ee Boosaha Iyo Is Gaadhsiinta Somaliland Oo Si Adag Uga Soo Horjeestay Saldhiga Millatari Ee Berbera.

Read More »

Maxkamada Sare Ee Somaliland Oo Faah Faahisay Safar Uu Gudoomiye Aadan Xaaji Cali Ku Tagay Dalka Kenya

0 Visits: 646 | Monday March 06, 2017 - 16:28:57
Gudoomiyaha Maxkamada sare ee somaliland Aadan Xaaji ayaa mudooyinkii ugu dambeeyey safar ugu maqnaa dalka Kenya. Warsaxaafadeed ka soo baxay maxkamada sare ee somaliland ayaa lagu faah faahiyey safarka uu gudoomiye Aadan Xaaji Cali ku gaadhay dalka Kenya, waxaanu warsaxaafadeedkaasi u dhignaa sidan:

Read More »

Hargaysa:Guddida Dacwadaha Iyo Anshaxa Ee Xidhiidhka Kubada Cagta Oo Ganaaxyo Iyo Digniino Dul Dhigay Ciyaartooyo Ka Mid Ah Kooxaha Heerka Koowaad

0 Visits: 586 | Monday March 06, 2017 - 16:24:59
Guddida Dacwadaha iyo anshaxa ee xidhiidhka kubada cagta somaliland ayaa soo daaray ganaaxyo iyo digniino ay dul dhigeen ciyaartooyo ka mid ah kooxaha heerka koowaad ee tartanku ugu socdo magaalada Hargeysa.

Read More »

Wasiir Ku Xigeenka Ciyaaraha Oo Faah Faahiyey Tartanka Kooxaha Heerka Koowaad Ee Ka Socda Caasimada Hargeysa

0 Visits: 810 | Monday March 06, 2017 - 16:22:39
Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Ciyaaraha iyo Dhalinyarada Cabdirashiid Ismaaciil Kaahin, ayaa ka hadlay Tartamada kubadda Kolayga iyo Kubada Cagta ee socda, iyo Tartankii orodka ee dhammaaday, waxaanu sheegay inay horumarka Ciyaaraha iyo dhiirigelinta Dhalinyaradu yihiin hamiga iyo Siyaasadda Madaxweynaha,…

Read More »

Marwada Madaxweynaha Oo Kulan Lacag Badan Lagu Qarash Gareeyay La Qaadatay Haweenka Jaaliyada Somaliland Ee London.

0 Visits: 673 | Monday March 06, 2017 - 15:53:15
Marwada Madaxweynaha Oo Kulan Lacag Badan Lagu Qarash Gareeyay La Qaadatay Haweenka Jaaliyada Somaliland Ee London.

Read More »

Daawo Muqaal:Dawlada Muqdisho Oo Lagu Wareejiyay Agab Dagaal.Hub Iyo Gadiid Dagaal

0 Visits: 522 | Monday March 06, 2017 - 15:51:02
Daawo; Dowlada Dalka Somalia oo Lagu Wareejiyay Hub Iyo Gadiid Badan

Read More »

Daawo:Wasiirka Xananada Somaliland Oo Soo Dhaweeyay Furitaanka Xafiis Cusub Oo Dhalinyarada Kulmiye Looga Furay Magalada Hargaysa.

0 Visits: 635 | Monday March 06, 2017 - 15:48:30
Wasiir Cukuse Oo ka Dareenceliyay Xafiiska Cusub Ee Dhalinyaradda Kulmiye Ee Magalada Hargeisa.

Read More »

Xildhibaan Nuux Maxamed Xussen Ayaa Soo Dhaweeyey Go,aankii Goolaha Guurtida Somaliland Ay Xukuumada Ugu Sameeyen Mudo Kordhinta

0 Visits: 707 | Monday March 06, 2017 - 15:47:16
Xildhibaan Nuux Maxamed Xussen Ayaa Soo Dhaweeyey Go,aankii Goolaha Guurtida Somaliland Ay Xukuumada Ugu Sameeyen Mudo Kordhinta Xildhibaan Nuux Maxamed Xusen Oo Ka Mida Xildhibaanada Goolaha Degaanka Degamada Burco Ayaa Maanta Soo Dhaweeyey Go,aanki Goolaha Guurtida Somaliland Xukuumada U Hogaamiyo…

Read More »

Khilaaf Mar Kale Ka Dhex Qarxay Wasiir Sacad Cali Shire Iyo Xukumada U Ka Tirsan Yahay.

0 Visits: 621 | Monday March 06, 2017 - 15:44:06
Waxaa Halkiisii Lagu Bedelay Maxamed Mixille Boqorre, Wasiiru-dawlaha Arrimaha Dibadda Kadib markii uu dhawaan wasiirka arrimaha dibaddu Sacad Cali Shire cadeeyey mawqifkiisa ku aadan mudaaharaadkii London ayaa ay u muuqataa in mar kale mad-madaw soo kala dhex galay xukuumadda uu ka tirsan yahay iyo…

Read More »

"Bixinta Saldhiga Milatari Iyo Dekada Berbera Waxa Ka Faa,Idaya Uun Labada Shakhsi Ee Maxamud Xaashi Iyo Baashe Morgan" Aqoonyahan Yaasin Xiis

0 Visits: 606 | Monday March 06, 2017 - 15:43:17
Aqoonyahan Yaasin Xiis Axmed Wiite Oo Ka Mida Aqoonyahanka Gobolka Togdheer,Kana Falooda Siyasada Iyo Xaalada Dalka Oo Maanta Shir Jaraa,id Ku Qabtay Gudaha Magalada Burco Ayaa Si Adag u Dhaliilay Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Mudane Maxamud Xaashi Iyo Wakiilka Somaliland U Fadhiya Wadanka Imaraadka…

Read More »

Daawo;Siyaasi Duur Oo Ka Jawaabay Warar Sheegaya Inuu Muqdisho Ka Dagay Eedaymo Kululna Usoo Jeediyey Xukuumadda.

0 Visits: 520 | Monday March 06, 2017 - 15:29:48
Hargeysa(AFKA);Siyaasi Duur Oo Ka Jawaabay Warar Sheegaya Inuu Muqdisho Ka Dagay Eedaymo Kululna Usoo Jeediyey Xukuumadda.

Read More »

Daawo;Xildhibaan Xasan Cawaale Caynaan Oo Ku Eedayay In wasiirku Ku Xigeenka Wasarada Qorshayntu Taagesan Yahy Madaxwayne Farmaajo.

0 Visits: 759 | Monday March 06, 2017 - 14:56:32
Hargeysa(AFKA);Xildhibaan Xasan Cawaale Caynaan Oo Ku Eedayay In wasiirku Ku Xigeenka Wasarada Qorshayntu Taagesan Yahy Madaxwayne Farmaajo.

Read More »

Daawo;Golaha Guurtida Oo Xukuumada Usmeyay Mudo Kordhin Gormay Se kaga Eegatahy Mudo Xiledkasi.

0 Visits: 624 | Monday March 06, 2017 - 14:36:21
Burco(AFKA);Golaha Guurtida Oo Xukuumada Usmeyay Mudo Kordhin Gormay Se kaga Eegatahy Mudo Xiledkasi.

Read More »

Dawo: Muuse Bixi oo shakhsiyan uga hadlay mudokordhintii lo sameyey xukumadda rajo fiicana ka muujiyey in doorashadu wakhtiga la mudeyey ku qabsoomayso

0 Visits: 548 | Monday March 06, 2017 - 14:31:33
Gudomiyaha kulmiye Muse Bixi Cabdi oo warbaahinta kula hadlay xafiiskiisa ayaa sheegay inay wakhtigeda ku qabsoomi doonto doorshadu wax kasto dhaca isago rajo fican ka muujiyey in abaaraha laga bixi doono muddadaas la kordhiyey

Read More »

Daawo;"In Madaxwaynaha Iyo Madaxwayne Ku Xigeenka Lo Kordhiyaban Donayey Mudada Mudo Ka Badan"Xildhibaan Dheeg.

0 Visits: 553 | Monday March 06, 2017 - 14:31:16
Hargeysa(AFKA);"In Madaxwaynaha Iyo Madaxwayne Ku Xigeenka Lo Kordhiyaban Donayey Mudada Mudo Ka Badan"Xildhibaan Dheeg

Read More »

Daawo: Xisbiga KULMIYE muxu ka yidhi Muddo kordhintii Guurtidu u samaysay Xukumadda Siilaanyo

0 Visits: 634 | Monday March 06, 2017 - 14:28:35
Xoghayaha guud ee xisbiga muxaafidka ah ee KULMIYE Mudane Xasan Siciid waxaa uu ka hadley isaga oo ku hadlaya afka xisbiga KULMIYE

Read More »

Daawo;Qodobadii Kaso Baxay Kalfadhigii Mudo Kordhinta Ee Golaha wakiilada Ay Maanta Ugu Kordhinayen Xuiimada Somaliland.

0 Visits: 690 | Monday March 06, 2017 - 14:27:06
Hargeysa(AFKA);Qodobadii Kaso Baxay Kalfadhigii Mudo Kordhinta Ee Golaha wakiilada Ay Maanta Ugu Kordhinayen Xuiimada Somaliland .

Read More »

Daawo:Xisbiga UCID oo Muddada ay Guurtidu ku kordhiyeen muddadii xisbiyadu ku heshiiyeen Ganafka ku dhuftay

0 Visits: 568 | Monday March 06, 2017 - 14:26:01
Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID ayaa waxaa uu dhaliilay qaabka ay muddo kordhinta u sameyeen xildhibaanada golaha guurtidu gaar ahaan muddo kordhinta loo sameeyey golayaasha wakiilada iyo deeganada

Read More »