Wararka

Facebook Oo WhatsApp Ku Iibsaday Lacag Dhan …

0 Visits: 1159 | Tuesday February 25, 2014 - 03:01:30
Shirkada Facebook ayaa waxay sheegtay arbacadii dhawayd in ay iibsatay shirkada kale ee magaceeda layidhaahdo whatsApp, taasi oo ka adeegta fariimaha la isugu diro taleefannada cusub ee loo yaqaan Smart Phons.

Read More »

Digaaga Ugu Qaalisan Dunida

0 Visits: 2452 | Tuesday February 25, 2014 - 02:51:50
Digaaga aduunka ugu qaalisan waxauu ku nool yahay wadanka ku yaala qaaraDa Asia ee Endonisia, waxaana weeye tafiir aad u naadir ah, ama yar iyadoo loo iib geeyo wadanka America, waxaana xabada kaliyaata qiimaheedu gaadhayaa $ 2500.

Read More »

5-ta jeel ee ugu Halista badan dunid

0 Visits: 3536 | Tuesday February 25, 2014 - 02:38:05
Xabsiyada ugu xun aduunka waxaynu mid mid uu dul istaagi doona 5-ta ugu sii daran

Read More »

Munaasibad lagu shaacinaayey Gudi dii Loo Soo xulay Xal U raadinta Khilaafadka Hadheeyey Dhalinyarada Reer Burco Ayaa Lagu qabtay Hutel cigale ee Magaalada Burco

0 Visits: 1100 | Monday February 24, 2014 - 16:24:10
Burco (Afkashacabka)Munaasibadan oo ay kasoo qayb galeen inta badan madaxda goblka togdheer heer degmo iyo heer gobol, cuqaasha ,wax garadka ,iyo marti sharaf kale oo aad u tiro badan.

Read More »

wasiirka madaxtooyada somaliland xirsi cali x.xasan iyo Xog Waranka , Kulankii Xalay ee bandhiga horumarka wadooyinka

0 Visits: 1207 | Monday February 24, 2014 - 15:17:01
"ka Qaybqaado Waddooyinka Dalka, Aduunkana waa kuu Horumar Aakhirana waa kuu Sadaqad" wasiirka madaxtooyada

Read More »

Garry Monk: "U Ma qalano Guul Daro".

0 Visits: 1287 | Monday February 24, 2014 - 10:07:46
Tababaraha kooxda Swansea City Garry Monk oo ka hadlay guul daradii soo gaartay kooxdiisa ayaa sheeagay inaysan u qalmin in laga badiyo isagoo taabadal keeda sheegay inay u qalmeen ugu yaraan inay ciyaarta bar baro ku dhamaato.

Read More »

Osasuna Oo Xoog sheegtay Atletico Madrid Kana Hor Istaagtay Fursad Ay Real Madrid Ku Gaarilaheed.

0 Visits: 1264 | Monday February 24, 2014 - 09:57:35
Kooxda Osasuna ayaa guul daro xanuunbadan dhabaraka u saarisay caawa kooxda Atletico Madrid oo marti u aheed, Osasuna ayaa ciyaarta hurdo u dirtay qaybteedii hore kadib markii ay dhalisay 3 gool iyadoo ka hor istaagtay Atletico Madrid fursad ay hogaanka kula qaban laheed kooxda Real Madrid

Read More »

MADAXWAYNE KUXIGENKA SOMALILAND OO XADHIGA KA JARAY DHISMAYAAL CUSUB OO AY YELENDONAN DADKA BARAKACAYSHA +SAWIRO

0 Visits: 1655 | Monday February 24, 2014 - 09:05:06
Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Md.Cabdiraxmaan Ismaaciil (Saylici) ayaa maanta xadhiga ka jaray magaalo cusub oo la dajiyey dadka danyarta iyo barakacayaasha ah Munaaasibadani Waxa kasoo qayb galay madaxweyne ku xigeenka Somaliland ku wehelinaayey Xubno ka mid ah Golaha Wasiirada iyo qarkamida bulshada…

Read More »

Musharaxa xisbiga mucaeadka ee Ucid Aqonyahan Jamaal Cali Xeseen oo Edayn kulul dusha uga tuuray xukmada Madaxwayne Silanyo

0 Visits: 1082 | Monday February 24, 2014 - 08:47:55
Musharax madaxwatynaha Xisbiga Mucaaridka ee Ucid Aqoon yahan Jamaal Cali Xuseen ayaa Xukumada Siilaanyo ku eedeyey in ay Qaaday dariiqi Dawladii Kacaanka ee Siyaad Barre waxaanu xusay in uu habeen hore uu la yaabay xukumadii oo aan wadadii ceerigabo gacanba u qaadin dhismaheeda in ay ka dhamaan waydey…

Read More »

Daawo Afkashacabka Tv : Maareeyaha Dekeda Caalamiga ah ee Berbera ayaa soo bandhigay Dekeda Oo Kulmisay Sedex Markab Oo Kasocda Shirkadaha ugu caasan ee dunida Xambaara Konteenarada

0 Visits: 999 | Monday February 24, 2014 - 01:03:04
Maareeyaha Dekeda Caalamiga ah ee Berbera ayaa soo bandhigay Dekeda Oo Kulmisay Sedex Markab Oo Kasocda Shirkadaha ugu caasan ee dunida Xambaara Konteenarada

Read More »

Daawo Afkashacabka Tv,Waan-waantii Guddida Turxaan bixinta KULMIYE Wadeen Iyo Qoddobo Laga Soo Saaray

0 Visits: 1247 | Monday February 24, 2014 - 00:52:04
Waan-waantii Guddida Turxaan bixinta KULMIYE Wadeen Iyo Qoddobo Laga Soo Saaray

Read More »

Ururka Midowga Mareegaha Somaliland Ee Somaliland Online Association (SOA) Oo Cambaareeyey Talaabada Ay Shirkada TELESOM Shaqada Kaga Eriday Sadax Suxufi.

0 Visits: 930 | Monday February 24, 2014 - 00:46:26
Ururka Midowga Mareegaha Somaliland Ee Somaliland Online Association (SOA) Oo Cambaareeyey Talaabada Ay Shirkada TELESOM Shaqada Kaga Eriday Sadax Suxufi.

Read More »

Xukuumadda Somaliland Oo Bilawday Dhegaysiga Tilifoonnada Axsaabta Iyo Hal-doorka Mucaaridka

0 Visits: 1187 | Sunday February 23, 2014 - 15:20:00
Tallaabadan ayaa sababtay in ay qaar ka mid ah madaxda axsaabta Somaliland beddelaan taleefannada ay adeegsadaan. Ilo u dhuun-daloola Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen

Read More »

Madal Laysku Arkay Oo Gudoomiye Ciro Qaddo Sharaf Maqaamkeedu Sareeyo Ugu Sameeyay Suldaan Madar Maxamed Ducaale

0 Visits: 1166 | Sunday February 23, 2014 - 15:14:52
Boqor Cismaan Aw Maxamuud Buurmadoow Isimka ismida Somalidda oo isaguna munaasibadaasi ka hadlay ayaa sheegay inuu si niyad sami ah utaageersan yahay kana Mid yahay Xisbiga Mucaaridka Ah Ee Waddani

Read More »

Radio AFK ,DhegaysoXafladii Waynayd Ee Lagu Soo Bandhigay Dhaqaalahiihi Loogu Talo Galay Wadada Ceerigaabo Iyo Burco.

0 Visits: 864 | Sunday February 23, 2014 - 13:26:37
Xafladii Waynayd Ee Lagu Soo Bandhigay Dhaqaalahiihi Loogu Talo Galay Wadada Ceerigaabo Iyo Burco.

Read More »

MADAXWEYNAHA SOMAALIYA OO SHEEGAY IN ISBADALO XAGA AMAANKA AH LA SAMEYNAYO ISBUUCAAN INAGU SOO WAJAHAN

0 Visits: 995 | Sunday February 23, 2014 - 08:54:25
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sh. Maxamuud ayaa ka hadlay weerarkii ay maanta Al-shabaab ku qaadday madaxtooyada Soomaaliya, isagoo sheegay in weerarkan uusan waxba u dhimayn howlaha dowladda oo ay si wadayaan dadaalka ay ku jiraan,

Read More »

Madaxweynaha Puntland oo kulan dhaqaale aruurin ah la yeeshay Culimadda iyo Ganacsatada Puntland

0 Visits: 865 | Sunday February 23, 2014 - 08:33:21
Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali iyo ku xigeenkiisa Cabdixakiin Cabdullaahi Cumar ayaa maanta shir dhaqaale ah arruurin ah madaxtooyada kula yeeshay ganacsatada iyo waxgaradka ,culimada Puntland

Read More »

GUDIDA TURXAN BIXINTA KHILAFKII KULMIYE OO CAWA LASOO AFJARAY IYO NUXURKII QODABADA

0 Visits: 829 | Sunday February 23, 2014 - 08:12:38
Guddidii Turxaan bixinta Khilaafka xisbiga Kulmiye, ayaa caawa soo gabogabeeyay khilaafkaasi isla-markaana soo bandhigay qodobbo lagu heshiiyey oo labada dhinacba raali ka yihiin.

Read More »

marwada kobaad ee somaliland oo si mugleh loogu soo dhawayay Degmada Kalebaydh

0 Visits: 1060 | Sunday February 23, 2014 - 07:41:03
Wefti balaadhan oo ay hogaaminayso Marwada Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Marwo Aamina Sheekh Maxamed Jirde iyo Wasiirka Wasaarada Caafimaadka Saleebaan Ciise Axmed (Xagla-toosiye) oo ay wehelinayaan Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Samsam Cabdi Aadan, Maareeyaha Samafalka, Amina Maxamuud Diiriye…

Read More »

Ururka Wadajir Oo Ku Bahoobeen Beeyalayda Gobolka Togdheer Ayaa Xaflad Ku Qabsaday Gobolka Togdheer

0 Visits: 959 | Saturday February 22, 2014 - 19:30:53
Ururka Beeyada ee WADAJIR GUN TRADERS

Read More »