Wararka

Hargeysa: Daawo Wasiirka Maaliyadda Somaliland oo ka qaybgalay kulan lagu gorfaynayey Miisaaniyadda Qaranka Oo Lagu Qabtay Jaamacadda Hargeysa

0 Visits: 481 | Thursday March 08, 2018 - 15:44:39
Hoolka Jaamacadda Hargeysa ayaa lagu qabtay kulan lagu lafo gurayay miisaaniyadda qaranka ee sannadkan.

Read More »

Hargeysa:Madaxweynaha Somaliland oo Xabsiga Dhigay Masuliyiin lagu Eedeeyey Musuqmaasuq

0 Visits: 803 | Thursday March 08, 2018 - 15:42:40
Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi ayaa amar ku bixiyay in xabsiga loo taxaabo saddex masuul oo ka tirsan xukuumaddiisa oo lagu eedeeyay inay ku kaceen musuq-maasuq.

Read More »

"Adeer Berbera Anagaa Leh Farmaajo Iyo Khayrena Muqdishaanay Ka Talin…"Faysal Cali Waraabe

0 Visits: 615 | Thursday March 08, 2018 - 15:38:40
Iyada oo ay wali sii socdaan dagaalka borobagaandaha ah ee warbaahinta Soomaaliya ku hayaan Somaliland kadib heshiiskii

Read More »

Hargeysa: Daawo Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble Oo Dhaliilay Saamiga Uu Madaxweynuhu Xukuumada Ka Siiyey Sool Iyo Sanaag Bari

0 Visits: 817 | Thursday March 08, 2018 - 15:29:40
Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble ayaa xukuumada madaxweyne Muuse Biixi ku tilmaamay mid uu qawadsan yahay marka laga eego saamiga uu siiyay beelaha darafyada gaar ahaan Bariga Somaliland.

Read More »

Hargeysa:Dawladda Somaliland Oo Shaacisay inay Dib Uga Fiirsanayso Wadahadalkii Somalia.

0 Visits: 749 | Thursday March 08, 2018 - 15:25:44
Wasiirka arrimaha dibadda Somaliland Dr Sacad Cali Shire waxa uu sheegay in dawladda Somaliland dib uga fiirsanayso wada hadallada Soomaaliya ay kula jirto

Read More »

Hargeisa:- Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka Iyo Maareeyaha Wadooyinka Oo Dagaal Gacanta Iskula Tagay Iyo Madaxtooyadda Oo Looga Yeedhay + Arimaha Ay Isku Hayaan.

0 Visits: 593 | Thursday March 08, 2018 - 12:38:56
Hargeisa:- Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka Iyo Maareeyaha Wadooyinka Oo Dagaal Gacanta Iskula Tagay Iyo Madaxtooyadda Oo Looga Yeedhay + Arimaha Ay Isku Hayaan.

Read More »

Muqdisho:- 13 Dhalinyaro Maxaabiis laga keenay dalka Libya oo Muqdisho la soo gaarsiiyay.

0 Visits: 544 | Thursday March 08, 2018 - 08:44:59
Muqdisho:- 13 Dhalinyaro Maxaabiis laga keenay dalka Libya oo Muqdisho la soo gaarsiiyay.

Read More »

Maraykanaka:- Xoghayaha arrimmaha dibadda ee Mareykanka oo gaaray Itoobiya.

0 Visits: 517 | Thursday March 08, 2018 - 08:44:59
Maraykanaka:- Xoghayaha arrimmaha dibadda ee Mareykanka oo gaaray Itoobiya.

Read More »

Ethiopia:- Xisbiga Haya Talada Dalka Itoobiya Oo Ku Dhawaaqay 11-ka March Inay Dooran Doonaan Ra'iisul Wasaaraha Cusub Ee Itoobiya.

0 Visits: 604 | Thursday March 08, 2018 - 08:44:59
Ethiopia:- Xisbiga Haya Talada Dalka Itoobiya Oo Ku Dhawaaqay 11-ka March Inay Dooran Doonaan Ra'iisul Wasaaraha Cusub Ee Itoobiya.

Read More »

Kenya:- Masaabiir ayay ka billowday ganacsi, maantana waa milyan-dheer.

0 Visits: 712 | Thursday March 08, 2018 - 08:37:02
Kenya:-Masaabiir ayay ka billowday ganacsi, maantana waa milyan-dheer

Read More »

Somalia:- Wasiiru Dowlihii Amniga koonfur Galbeed iyo Xildhibaan ka tirsanaa Hirshabeelle oo ku dhintay Qarax ka dhacay Agagaarka Bali-doogle.

0 Visits: 530 | Thursday March 08, 2018 - 08:37:02
Somalia:- Wasiiru Dowlihii Amniga koonfur Galbeed iyo Xildhibaan ka tirsanaa Hirshabeelle oo ku dhintay Qarax ka dhacay Agagaarka Bali-doogle.

Read More »

Hindiya:- Atoore Sanjay Dutt oo diiday dhaxal ay uga dhimatay haweenay taageere u ah.

0 Visits: 658 | Thursday March 08, 2018 - 08:37:02
Hindiya:- Atoore Sanjay Dutt oo diiday dhaxal ay uga dhimatay haweenay taageere u ah.

Read More »

Somalia:- Madaxweynaha Somalia Oo Hada La Hadlay Warbaahinta Ayaa Ka Hadlay Heshiiska Dekada Berbera Iyo Arimo Kale Oo Xasaasiya.

0 Visits: 541 | Wednesday March 07, 2018 - 18:00:51
Somalia:- Madaxweynaha Somalia Oo Hada La Hadlay Warbaahinta Ayaa Ka Hadlay Heshiiska Dekada Berbera Iyo Arimo Kale Oo Xasaasiya.

Read More »

Caalamka:- Wiil Somali Ah Oo Soo Bandhiga In Uu U Tartamayo Madaxweynaha Dalka Maraykanka Iyo Xisbiga Uu Ka Tirsan Yahay.

0 Visits: 537 | Wednesday March 07, 2018 - 17:21:08
Caalamka:- Wiil Somali Ah Oo Soo Bandhiga In Uu U Tartamayo Madaxweynaha Dalka Maraykanka Iyo Xisbiga Uu Ka Tirsan Yahay.

Read More »

Hargeisa:- Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland Iyo Wasiirka Hawlaha Guud Oo Baaq Nabadeed Diray.

0 Visits: 457 | Wednesday March 07, 2018 - 17:09:15
Hargeisa:- Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland Iyo Wasiirka Hawlaha Guud Oo Baaq Nabadeed Diray.

Read More »

Hargeysa: Xukuumadda Somaliland Oo Xabsiga Dhigtay Saddex Nin Oo Magaaladda Hargeysa Ku Samaynayay Baasaaboorka Soomaaliya

0 Visits: 666 | Wednesday March 07, 2018 - 16:28:17
Ciidamda ammaanka Somaliland, ayaa la sheegay inay Xabsiga u taxaabeen Saddex nin oo adeegayaal gudaha Magaalada Hargeysa uga shaqaynayey nin la sheegay inuu Madaxweynaha Soomaaliya Farmaajo u usoo Magacaabay Taliyaha Socdaalka Iyo jinsiyadaha u qaabilsan Somaliland

Read More »

Hargeisa:- Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Ayaa Maanta Xafiiskiisa ku Qaabiley Shir-guddoonka Golaha guurtida Somaliland.

0 Visits: 445 | Wednesday March 07, 2018 - 15:42:41
Hargeisa:- Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Ayaa Maanta Xafiiskiisa ku Qaabiley Shir-guddoonka Golaha guurtida Somaliland.

Read More »

Hargeisa:- Wasiirka Ku Xigeenka Maaliyada Somaliland Oo Sheegay In Isla xisaabtan Hufan Ka Bilaabi Doonan Gobolada Dalka.

0 Visits: 512 | Wednesday March 07, 2018 - 15:42:41
Hargeisa:- Wasiirka Ku Xigeenka Maaliyada Somaliland Oo Sheegay In Isla xisaabtan Hufan Ka Bilaabi Doonan Gobolada Dalka.

Read More »

Hargeisa:- Mid Kamida Qurba Joogta Sanaag Oo Masuuliyiinta Gobolka Sanaag Ku Eedaysay Dib Udhaca Gobolkaasi.

0 Visits: 503 | Wednesday March 07, 2018 - 15:39:38
Hargeisa:- Mid Kamida Qurba Joogta Sanaag Oo Masuuliyiinta Gobolka Sanaag Ku Eedaysay Dib Udhaca Gobolkaasi.

Read More »

Kenya:- Dawlada Kenya Oo Ku Dhawaaqdey In Ay Iskaashi Ganacsi Ay La Bilaabeyso Somaliland.

0 Visits: 547 | Wednesday March 07, 2018 - 13:12:39
Kenya:- Dawlada Kenya Oo Ku Dhawaaqdey In Ay Iskaashi Ganacsi Ay La Bilaabeyso Somaliland.

Read More »