Ma Jirto Maalin Ay Ka Dhawdahay In Uu Ronaldo Ka Tago Real Madrid

0
Wednesday July 04, 2018 - 13:03:35 in by salman abdi
  • Visits: 616
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ma Jirto Maalin Ay Ka Dhawdahay In Uu Ronaldo Ka Tago Real Madrid

    Ma Jirto Maalin Ay Ka Dhawdahay In Uu Ronaldo Ka Tago Real Madrid

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ma Jirto Maalin Ay Ka Dhawdahay In Uu Ronaldo Ka Tago Real Madrid
Tegitaanka Cristiano Ronaldo ma jirto mar uu ka dhaw yahay maadama Real Madrid aysan diidi karin 100 milyan euros oo ay ka hesho Juventus.

Walow aan meesha laga saari karin in daqiiqadda ugu dameysa dhaco is bedel hadana Juventus waxaa ka go’an in ay hesho Portugal-ka oo ay ugu talo gashay 30m oo mushaar ah xilliciyaareedkii.


Sida laga soo xiganayo Jugones, Los Blancos waxa ay diyaar u tahay aqbalidda dlab 10 jibaar ka yar 1-ka bilyan ee lagu xayn-daabay qandaraaskiisa.

Ronaldo waxa uu ka haystaa Real Madrid warqad damaanad qaad ah oo u ogolaaneysa ina uu tago haddii ay wax suurtagal ah yimaadaan.

Advertisement

Taas waxaa dheer in Juventus aysan Real Madrid u arkin xifaalitye toos ah.

Iyada oo ka faa’iideysaneysa kala duwaanshaha u dhexeeya Ronaldo iyo Florenrino Perez, Juvetus waxa ay dooneysaa in ay Portugal-ka ka sixiixato qandaraas afar sano ah.