Wakiilka Somaliland U Fadhiya Waddanka Jarmalka Oo Kulamo La Yeeshay Safiiradda Africa.

0
Sunday June 16, 2019 - 17:40:33 in by salman abdi
  • Visits: 370
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wakiilka Somaliland U Fadhiya Waddanka Jarmalka Oo Kulamo La Yeeshay Safiiradda Africa.

    Wakiilka Somaliland U Fadhiya Waddanka Jarmalka Oo Kulamo La Yeeshay Safiiradda Africa.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wakiilka Somaliland U Fadhiya Waddanka Jarmalka Oo Kulamo La Yeeshay Safiiradda Africa.

Wakiilka Jamhuuriyadda Somaliland U Fadhiya Waddanka Germany Mar Cabdi Fataax Cismaan ayaa ka hadlay Kulamo Xasaasi ah oo uu la qaatay Badiba Safiiradda Africa U Fadhiya Dalka Jarmalka.


 

 

 

Ambasatoor Cabdi Fataax Ayaa safiiraddan uu la kulmay waxa uu uga xog waramay Xaaladda somaliland iyo sida ay somaliland u tahay dal madax banaan oo somaliya madax banaanidiisa kala soo noqday 1991kii.


Safiiradda uu wakiilku la kulma ayaa waxa uu dhinaca kale uu u qaybiyay buugaag ka hadlaya taariikhda facawayn ee somaliland dunida ku leedahay iyo sida ay waliba u tahay goob nabadoon oo maal-gashadayaasha dunidu hantidooda ku aamini karaan.


Danjire Cabdi Fataax ayaa saafaradda uu la kulmay ee ka soo jeeda dalalka Africa ayaa waxa ay kala Ahaayeen South Africa, Nigeria, egypt, Kenya, Äthiopia, Rwanda, Liberia, cote d'ivoire, Togo Madagascar, iyo Qaar kale waxaana uu kulankoodu ku soo dhamaaday qaab guul ah.


Danjire Cabdi Fataax ayaa ah wakiilka kaliye ee inta badan isku hawla inuu bulshadda caalamka ka dhaadhiciyo qadiyadda somaliland iyo sida ay Somaliland U Tahay Goob Dihan oo dunidu Maal-gashan karto.