Wararka

Daawo:Gudoomiyaha Garabka Dhalinyrada Xisbiga Wadani Ee Gobolka Togdheer Oo Cambaareyey Xadhiga Amp Axmed Safiina

0 Visits: 571 | Monday January 02, 2017 - 14:43:38
Burco(AFKA)Gudoomiyaha Garabka Dhalinyrada Xisbiga Wadani Ee Gobolka Togdheer Oo Cambaareyey Xadhiga Am Axmed Safiina

Read More »

Daawo Xisbiga Wadani Oo Masuuliyiin iyo Taageeroyaal Tiro badan Oo ka Soo Diga Rogtay Xisbiga Ucid Munaasibad Ceerigaabo Ugu Qabtay

0 Visits: 515 | Monday January 02, 2017 - 14:39:25
Ceerigaabo(AFKAXisbiga Wadani Oo Masuuliyiin iyo Taageeroyaal Tiro badan Oo ka Soo Diga Rogtay Xisbiga Ucid Munaasibad Ceerigaabo Ugu Qabtay

Read More »

War Deg Deg Ah Golaha Wakiilada Somaliland Oo Si Duuduub Ah Ku Ansixiyey Miisaaniyada Sanadeedka 2017.

0 Visits: 765 | Monday January 02, 2017 - 14:37:12
Fadhigii ay saaka yeesheen mudanayaasha golaha wakilada Somaliland oo uu shir guddoomiyanyey guddoomiye cirro ayaa waxay si duuduub ah ku ansixiyey miisaaniyad sanadeedka cusub ee sanadkan 2017.

Read More »

Daawo : Raysala Wasaaraha Ethiopia o Ka Hadlaaya Xidhiidhka Ay La Leeyihiin Dekadaha Mandaqada Geeska Ku Yaala.

0 Visits: 651 | Monday January 02, 2017 - 10:48:57
Raysalwasaaraha Itoobiya Hailemariam Desalegn, ayaa markii u horaysay ka hadlay isbedelada dhinaca dekedaha ee ka socda gobalka Geeska Afrika, waxaanu sheegay in dalkiisu xidhiidh wanaagsan la leeyahay dhammaan dalalka gobalka Geeska Afrika

Read More »

Wasiir Ka Tirsanaa Dawladda Burundi Oo Lagu Dilay Caasimadda Dalkaas.

0 Visits: 583 | Monday January 02, 2017 - 10:46:56
Wasiirka deegaanka ee dalka Burundi, Emmanuel Niyonkuru, ayaa lagu dilay magaalada caasimadda ah ee Bujumbura, xilli uu u socday gurigiisa.

Read More »

Aqalka sare oo xarun casri ah looga dhisay Muqdisho iyo mas'uuliyiin booqatay+Sawiro

0 Visits: 921 | Sunday January 01, 2017 - 20:58:34
Sii hayaha xilka ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke oo ay wehliyaan xubno ka tirsan Aqalka sare ayaa kormeer ku tagey xarun cusub oo loo diyaariyey inay ku shaqeeyaan Xubnaha Aqalka Sare ee Soomaaliya.

Read More »

Daawo;Masuuliyiin Xadhiga Ka Jaray Ganacsi Cusub Oo Ay Ku Bahoobeen Dhalinyaro Udhalatay Boorama.

0 Visits: 654 | Sunday January 01, 2017 - 20:54:22
Boorama(AFKA);Masuuliyiin Xadhiga Ka Jaray Ganacsi Cusub Oo Ay Ku Bahoobeen Dhalinyaro Udhalatay Boorama.

Read More »

Daawo:Barnaamijka Sanadka Cusub Oo Waraysi Xiiso Badan Lala Yeeshay Fanaan Maxamed Raaxeyey

0 Visits: 701 | Sunday January 01, 2017 - 20:18:16
Burco(AFKA)Barnaamijka Sanadka Cusub Oo Waraysi Xiiso Badan Lala Yeeshay Fanaan Maxamed Raaxeye Waxaana Barnaamijka Soo Saaray Wariye Siciid Haltees

Read More »

Hogaamiyaha Kuuriyada Waqooy Oo Sheegay In Dalkiisu Maraayo Xiligii Uu Samaysan Lahaa Sawaariikh Xambaari Karta Nukliyeerka

0 Visits: 613 | Sunday January 01, 2017 - 19:41:25
Hogaamiyaha Kuuriyada Waqooyi, Kim Jong-un, ayaa sheegay in dalkiisa uu u dhaw yahay inuu tijaabiyo sawaariikh isaga kala gudbi karta qaaradaha oo xambaari karta hubka nukliyeerka.

Read More »

Sanadkii Tagay Ee 2016ka Iyo Dhacdooyinkii Ay Marti Galisay Magaalada Hargaysi

0 Visits: 687 | Sunday January 01, 2017 - 19:36:48
Hargeysa(AFKA);sanadkii tagay caasimada somaliland ee hargaysa waxa ay marti galisay dhacdooyin waawayn oo mid kastaa wakhtigeeda iyo waayahooda lahaa.

Read More »

Daawo:Sheekha Weyn Ee Cabdillahi Berberaawi Oo Farriin Muhiim Ah U Diray Siyaasiyiinta Somaliland.

0 Visits: 585 | Sunday January 01, 2017 - 19:33:29
Hargeysa(AFKA);Sheekh Cabdillahi Berberaawi ayaa farriin u diray siyaasiyiinta iyo hoggaamiyeyaasha xisbiyada qaranka Somaliland

Read More »

Daawo;Madaxwaynaha Puntiland Oo Hanbalyo Udiray Dhamaan Umadda Somaliyed Iyo Shacbiga Maamul Gobaledka Puntiland Uguna Hanbalyeyay Sanadka Cusub 2017

0 Visits: 945 | Sunday January 01, 2017 - 19:29:57
Garowe(AFKA);Madaxwaynaha Puntiland Oo Hanbalyo Udiray Dhamaan Umadda Somaliyed Iyo Shacbiga Maamul Gobaledka Puntiland Uguna Hanbalyeyay Sanadka Cusub 2017

Read More »

Daawo;Hay,ada Wadaniga Ah Ee YOVENCO oo Xaflad Uqabatay 175 Dhalinyaro Ah oo Ay Bartay Xirfadaha Gacanta

0 Visits: 584 | Sunday January 01, 2017 - 19:25:39
BerBer(AFKA);Gobol Ahaan iyo degmo Ahaanba diyaar Ayaan Idiin Nahay, Badhasabka Gobolka Saaxil

Read More »

Daawo:Xisbiga KULMIYE Oo Dayactir Iyo Dubudhis Ku Samaynaya Dugsiga Amman Secondary School Ee Degmada Garadag

0 Visits: 496 | Sunday January 01, 2017 - 19:21:52
Garadag(AFKA):Xisbiga KULMIYE Oo Dayactir Iyo Dubudhis Ku Samaynaya Dugsiga Amman Secondary School Ee Degmada Garadag

Read More »

Raysalwasaaraha Itoobiya Oo Soo Dhaweeyay Balaadhinta Dakada Berbara Sheegaynay In Ay Xidhiidh Fiican Leeyihiin Somaliland

0 Visits: 849 | Sunday January 01, 2017 - 19:19:16
Addis(AFKA)Raysalwasaaraha Itoobiya Hailemariam Desalegn, ayaa markii u horaysay ka hadlay isbedelada dhinaca dekedaha ee ka socda gobalka Geeska Afrika, waxaanu sheegay in dalkiisu xidhiidh wanaagsan la leeyahay dhammaan dalalka gobalka Geeska Afrika.

Read More »

Daawo:Maxamed Kaahin iyo Axmed Muumin Iyo Xildh Siciid Cilmi Rooble oo Baaq uu Jeediyay Bulshada Reer Somaliland Munaasibada Sanadkan Cusub Awged

0 Visits: 726 | Sunday January 01, 2017 - 19:15:45
Hargeysa(AFKA);Maxamed Kaahin iyo Axmed Muumin Iyo Xildh Siciid Cilmi Rooble oo Baaq uu Jeediyay Bulshada Reer Somaliland Sanadkan Cusub

Read More »

Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Oo Sharaxay Sababta Xukuumadu Uga Gaabisay Horu Marka Gobolka Xaysimo

0 Visits: 603 | Sunday January 01, 2017 - 19:13:54
Laascanod(AFKA);Weftigii Xukuumadda Somaliland iyo xisbiga KULMIYE ee ay hogaaminayeen Gudoomiyaha, ahna Murashaxa Xisbiga Md. Muuse Biixi Cabdi iyo Wasiirka Madaxtooyada JSL Md. Maxamuud Xaashi Cabdi, ayaa markii ay gaadheen magaalada Taleex ee xarunta gobolka Xaysimo waxa ay dadweynaha halkaas ku…

Read More »

Daawo:Magaalada Gebilay Oo Si Balaadhan Loogu Soo Dhoweeyay Safiirka Somaliland U Fadhiya Dalka Sweden

0 Visits: 495 | Sunday January 01, 2017 - 19:11:45
Gabilay(AFKA);:Magaalada Gebilay Oo Si Balaadhan Loogu Soo Dhoweeyay Safiirka Somaliland U Fadhiya Dalka Sweden

Read More »

Wasiir Xaglatoosiye Oo Si Taxadir Leh Uga Hadlay Xil Ka Qaadistii Wasiirkii Biyaha

0 Visits: 821 | Sunday January 01, 2017 - 19:10:33
Hargeysa(AFKA);Wasiirka wasaaradda caafimaadka Somaliland Md. Saleebaan Ciise Axmed(Xaglo-toosiye), ayaa markii ugu horraysay ka dareen celiyey sida uu u arko xilka-qaadista hadal haynta badan yeelatay ee dhawaan lagu sameeyey wasiirkii hore ee Biyaha Md. Baashe Cali Jaamac oo ay isku deegaan kasoo…

Read More »

Halkan Ka Akhriso Dhacdooyinkii Ugu Waa Weynaa Ee Somaliland Ka Dhacay Sanadkii Galbaday Ee 2016-kii

0 Visits: 711 | Sunday January 01, 2017 - 19:07:37
Hargeysa(AFKA);Dhacdooyinkii Ugu Waa Weynaa Ee Somaliland Ka Dhacay Sanadkii Galbaday Ee 2016-kii

Read More »