Wararka

Daawo;Kulan Lagu Dooranayay Gudoomiyaha Degmada Galinsoor Iyo Ku Xigeenkiisam,

0 Visits: 647 | Wednesday September 14, 2016 - 18:17:49
Kulan Lagu Dooranayay Gudoomiyaha Degmada Galinsoor Iyo Ku Xigeenkiisa

Read More »

Ururka Saxafiyiinta Somaliland Oo Ka Soo Hor Jestay In Ay BurBuriso Xeerka Saxaafada,

0 Visits: 854 | Wednesday September 14, 2016 - 17:17:43
Hargeysa(AFKA);Ururka saxaafadda ee SOLJA ayaa ka jawaabay hadalo hanjabaad iyo digniin isugu jira oo ay wasiiro ka tirsan xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo warbaahinta madaxbanaan u direen.

Read More »

Daawo:Taliyaha Booliiska G Sanaag Oo Faahfaahiyay Hawlgalo Ay Kusoo Qabqabteen Gadaiidka Bajaajta

0 Visits: 597 | Wednesday September 14, 2016 - 16:36:05
Ceerigaabo(AFKA)Taliyaha Booliiska G Sanaag Oo Faahfaahiyay Hawlgalo Ay Kusoo Qabqabteen Gadaiidka Bajaajta

Read More »

Daawo:"Ardayda Iskuulada ka Soo Baxayso Tabar Madaxweyne Oo Aynu Tabar U Sameeno Oo u Diyaar Garowno Dagaal Gacanana Ictiraaf "Baashe Maxamed Faarax

0 Visits: 675 | Wednesday September 14, 2016 - 16:16:37
"Ardayda Iskuulada ka Soo Baxayso Tabar Madaxweyne Oo Aynu Tabar U Sameeno Oo u Diyaar Garowno Dagaal Gacanana Ictiraaf "Baashe Maxamed Faarax

Read More »

Daawo:"Waxan u sheegayaa Madaxda Soomaaliya in aanay dantooda ahayn iney Soo Adeegsadaan Wadamo shisheeyey "Faysal Cali Waraabe

0 Visits: 544 | Wednesday September 14, 2016 - 16:09:22
Daawo:"Waxan u sheegayaa Madaxda Soomaaliya in aanay dantooda ahayn iney Soo Adeegsadaan Wadamo shisheeyey "Faysal Cali Waraabe

Read More »

Daawo:"Somaliland waa waddan Xor ah oo Taariikh u gaara leh oo dhaqankiisa leh oo Dawladnimadiisa leh"Wasiirka arimaha Dibada

0 Visits: 480 | Wednesday September 14, 2016 - 16:06:24
Somaliland waa waddan Xor ah oo Taariikh u gaara leh oo dhaqankiisa leh oo Dawladnimadiisa leh

Read More »

Kumoshinka Qaranka Oo Waxba Kama Jiran Ku Tilmaamay Guddi Ay Magacowday Dallada Sonsaf,

0 Visits: 685 | Wednesday September 14, 2016 - 16:03:19
Hargeysa(AFKA);Guddida doorashooyinka qaranka somaliland ayaa ka hor yimid guddi ay magacawday dallada ururada aan dawliga ahayn ee Sonsaf.

Read More »

Daawo"Dalalka IGAD waxan xasuusin lahaa, IGAD oon jirin ayey Somaliland Jirtay"Adna Aadan

0 Visits: 699 | Wednesday September 14, 2016 - 15:58:32
Dalalka IGAD waxan xasuusin lahaa, IGAD oon jirin ayey Somaliland Jirtay, Soomaaliya Oo Aan Jiin Bay Somaliladn Jirtay

Read More »

War Deg Dega:Gaadhi Siday Dad Dalxiisayaala Oo Ku Dhacay Jidka U Dhexeeya Burco Iyo Berbera+Khasaaruhuu Geystay

0 Visits: 764 | Wednesday September 14, 2016 - 15:52:12
War Deg Dega Oo Iminka Soo Gaadhay Xafiiska Warqabatinka Shebekada Afkashacab Ayaaa Sheegaya In Gaadhi Siday Dad Dalxiisayaaali Uu Ku Dhacay Jidka Weyn Ee U Dhexeeya Magaalada Berbera Iyo Burco

Read More »

Daawo:Diyaaradihii Qaadka Ka Keeni Jiray Dalka Kenya Oo Xayiraadi Laga Qaaday Iyo Diyaarad Sida Shixnad Qaada Oo Ka Soo Degtay Madaarka Magaalada Muqdisho

0 Visits: 520 | Wednesday September 14, 2016 - 15:50:28
Diyaaradihii Qaadka Ka Keeni Jiray Dalka Kenya Oo Xayiraadi Laga Qaaday Iyo Diyaarad Sida Shixnad Qaada Oo Ka Soo Degtay Madaarka Magaalada Muqdisho

Read More »

Shabakada Afkashacabka Waxay Hambalyo Balaadhan U Direysaa Lamaanaha Daa'uud Maxamed Ibraahin Iyo Saynab Maxaed Ducaale Oo Meherkood Burco Ka Dhacay+Sawiro

0 Visits: 2393 | Wednesday September 14, 2016 - 11:33:37
Maamulka Iyo Shaqaalaha Shabakada Afkashacabka Waxay Hambalyo Balaadhan U Dirayaan Maaalaha Is Calmaday ee Meherkoodu Maanta Ka dhacay Hotel Ramad Ee Magaalda Burco Ee Xarunta Gobolka Togdheer Mudane Daa'uud Maxamed Ibraahin Iyo Saynab Maxamed Ducaale Waxaana Leenahay Noqda Reerkii Lagu Naxtee Lagu…

Read More »

Madaxweynaha Soomaaliya iyo Wafdi uu Hogaaminayo oo maanta kusii jeeda Magaalada Jawhar +uJeedada Socdaalkii

0 Visits: 544 | Wednesday September 14, 2016 - 08:52:21
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo xubno katirsan labada Golle Dowlada iyo Masuuliyiin kale ayaa maanta kusii keeda magaalada Jowhar ee xarunta Gobolka Sh/Dhaxe halkaas ay ka fidsan tahay shirka maamul u sameynta Hiiraan iyo Sh/Dhaxe.

Read More »

Hordhac: Juventus v Sevilla: Wax Walba Oo Ku Saabsan Kulanka Caawa Ka Dhici Doona Garoonka Juventus Stadium

0 Visits: 583 | Wednesday September 14, 2016 - 08:50:27
Kulanka Juventus v Sevilla Garoonka: Juventus Stadium Waqtiga: 9:45pm Saacada Geeska Afrika Garsoore: Deniz Aytekin (Germany)

Read More »

Roobab Xoogan Oo Sabab U Noqday In Xalayto La Baajiyo Kulankii Champions League Ee Man City & Borussia Monchengladbach & Waqtiga Dib Loo Ciyaarayo Oo La Xaqiijiyay.+Sawiro

0 Visits: 977 | Wednesday September 14, 2016 - 08:46:29
Kulankii Manchester City ee wareega group-yada Champions League ee ay la ciyaari laheyd xalayto Borussia Dortmund ayaa dib loo dhigay iyadoo kulankaas oo ka tirsan Group C la ciyaarayo caawa saacada geeska Afrika marka ay tahay 9:45pm.

Read More »

Hordhac: Real Madrid v Sporting CP – Los Blancos Oo Bilaabeysa Difaacashada Koobka UCL Xilli Cristiano Ronaldo Uu Ka Horimaanayo Kooxdiisa Hore.

0 Visits: 600 | Wednesday September 14, 2016 - 08:45:54
Real Madrid v Sporting Lisbon Garoonka: Santiago Bernabeu Waqtiga: 9:45pm Saacada Geeska Afrika Garsoore: Paolo Tagliavento (Italy)

Read More »

"Uefa Waa Maafiya" – Jamaahiirta Barcelona Oo Weeraray Xalayto UEFA Xilli Ay Soo Bandhigeen Calankooda Xoriyad Doonka Ee Estelada

0 Visits: 1088 | Wednesday September 14, 2016 - 08:43:06
Jamaahiirta Camp Nou ayaa xalayto soo bandhigay sida ay uga careysan yihiin UEFA intii uu socday kulankii ay 7-0 kaga badiyeen Celtic ee Champions League. Ka hor inta aysan ciyaarta bilaabanin ururada u olaleeya madax banaaniada Catalan

Read More »

Daawo:Madaxwaynaha Somaliland Oo Jawaab Adag Ka Bixiyey War Murtiyeedkii Laga Soo Saaray Shirkii Igaad Ee Lagu Qabtay Muqdisho

0 Visits: 792 | Wednesday September 14, 2016 - 08:40:52
Madaxwaynaha Somaliland Oo Jawaab Adag Ka Bixiyey War Murtiyeedkii Laga Soo Saaray Shirkii Igaad Ee Lagu Qabtay Muqdisho

Read More »

Bayern Munich Oo Allainz Arenina Ku Dubatay Rostov, Ateltico Madrid Oo PSV Soo Garaacday, Kulankii Man City Oo Duufaano Loo Kansalay Iyo Napoli Oo Guul Soo Laabasho Ah Ka Soo Gaadhay Dynamo Kiev

0 Visits: 796 | Wednesday September 14, 2016 - 08:39:07
Kooxda shanta jeer ku gulaystay Champions Leaque-ga ee Bayern Munich ayaa soo dhawayn xun u samaysay kooxda Ruuska ka dhisan ee Rostov waxayna kooxda Carlo Ancelotti 5:0 ku xasuuqday kooxdan Rostov oo markii ugu horaysay soo gaadhay heerka Groupyada Champions Leaque-ga

Read More »

Daawo:Barnaamij Xiiso Badan Oo Laga Diyaariyey Weerarkii 9/11/2001 Maxaase Hada Iska Badaley Maraykanka

0 Visits: 617 | Tuesday September 13, 2016 - 21:10:00
Daawo:Barnaamij Xiiso Badan Oo Laga Diyaariyey Weerarkii 9/11/2001 Maxaase Hada Iska Badaley Maraykanka

Read More »

WAR DEG DEG AH Daawo Qaadkii Kenya waa la fasaxay

0 Visits: 547 | Tuesday September 13, 2016 - 20:59:47
WAR DEG DEG AH Daawo Qaadkii Kenya waa la fasaxay

Read More »