Wararka

Daawo:Gudoomiyaha Gobolka Togdheer Oo Magacaabay Guddida Dib-U Dhiska Dugsigii Farsamada Gacanta Ee Gobolka Togdheer.

0 Visits: 468 | Friday May 13, 2016 - 13:03:00
Badhasaabka Gobolka Togdheer Oo Magacaabay Guddida Dib-U Dhiska Dugsigii Farsamada Gacanta Ee Gobolka Togdheer.

Read More »

Danjire Cawil Cali Ducaale Oo Ka Sheekeeyay Dhacdooyin Siyaasadeed Oo Yaab Lahaa Oo ka Dhacay Kenya Mudadii Uu Safiirka Ka Ahaa

0 Visits: 897 | Thursday May 12, 2016 - 21:41:18
-Wakhtigii aan safiirka ka ahaa Kenya waxa dhacday in Baabuur "Mercedes" ah oo uu leeyahay Madaxweyne-ku-xigeenka Kenya, Daniel Arap Moi, ay niman Soomaali ahi ka af-duubeen jidka. Waxay baabuurkii gaysteen Muqdisho. Magaalada gudaheeda ayey ku wateen isaga oo uu lambarkii Kenya ka muuqdo. Waxay…

Read More »

Ma Dhaba In Madaxwaynaha Dalka Baraazil In Laga Joojiyay Shaqadi Ay Haysay Iyo Se Maxa Keenay

0 Visits: 709 | Thursday May 12, 2016 - 21:37:59
Seneetarada dalka Brazil ayaa maanta u codeeyey inay shaqada ka hakiyaan madaxweynaha dalkaas Dilma Rousseff, sababo la xidhiidha inay jebisay sharciga miisanaiyadda dalkaas.

Read More »

War Deg Deg Ah:- Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle Oo Shaaciyey Magacyada Liiska Golaha Wasiirada Dowladda Jabuuti

0 Visits: 770 | Thursday May 12, 2016 - 18:00:42
War-saxafadeed ka soo baxay Madaxtooyada Jabuuti waxa lagu magacaabay Golaha wasiirada Xukuumadda Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle waxaana ay u dhignaayeen Qaabkan

Read More »

Daawo "Maayir Golaha Degaanka U Banee Nimanka Firficoon Wax Halayamadaane" Madaxwaynaha Mustaqablka

0 Visits: 1940 | Thursday May 12, 2016 - 17:30:14
Burco(Afka)Maxamed Cisman Xaji oo loo yaqaan Madaxweynaha Mustaqablka isla markaasna kamid Dhalinyarada Hanka Siyaasadeed leh ee Gobolka Togdheer ayaa si adag uga hadlay Arrimo ay kamid yihiin Qabanqaabo Xumo

Read More »

War Deg Deg Ah:Ciidanka Dowladda Somaliya iyo AMISOM oo Dagaal kula wareegay deegaano ka tirsan Gobolka Sh/Hoose

0 Visits: 533 | Thursday May 12, 2016 - 17:18:01
Ciidanka Dowladda Somalia iyo kuwa AMISOM oo Is-garabsanaya ayaa Al-shabaab kala wareegay maanta deeganno ay ka mid yihiin; Sabiid iyo Caanoole

Read More »

Hargaysa:Shirkii Todabadlaha Ahaa Golaha Wasiirada Oo Maanta Lagaga Hadlay Qodobo Xasaasi Ah

0 Visits: 760 | Thursday May 12, 2016 - 16:56:30
Shirkii golaha wasiirada Jamhuuriyadda Somaliland ee todobaadlaha ahaa oo uu gudoominayey ku simaha Madaxweynaha Somaliland, ahna madaxweyne ku xigeenka Somaliland, ayaa maanta ku qabsoomay hoolka shirarka ee madaxtooyada.

Read More »

Daawo Muqaal:Hargaysa Oo Lasoo Bandhigay Laba Buug Xisaabdka Dugsiyada Saro Oo La Dabacay

0 Visits: 492 | Thursday May 12, 2016 - 16:53:58
Buugaag Xisaabaadka Dugsiga Sare Ah Oo Lagu Soo Bandhigay Jaamacadda Hargeysa.

Read More »

Daawo Gudoomiyaha Imtaxanadka Wasarada Waxabarashada Oo Qiray In La Qisho Imtaxaanka

0 Visits: 590 | Thursday May 12, 2016 - 16:51:21
Guddoomiyaha Imtixaanaadka Qaranka Somaliland Daa'uud Gadhweyne Oo Iclaamiyey Inay Sameeynayaan Dariiqyo Ay Kaga Hortagi Doonaan Qishka Imtaxanadka

Read More »

Daawo Muqaal:Ma Dhabaa In Loo Xaraashayo Daymo Lagu Leeyahay Gawadhidi Shirkada Raaxo

0 Visits: 497 | Thursday May 12, 2016 - 16:49:52
Gawaadhidii Shirkadii Raaxo Taxi Oo Deymo Shirkadaasi Lagu Lee Yahay Darteed Loo Xaraashaayo.

Read More »

"Wada Hadaladan Somaliland Iyo Somaliya, Wixii Loo Baahna In Laga Wadahadlo, Lama Soo Dhigin Miiska, Waxaa Lagu Meeraysanayaa Qodobo Aan Daruuri Ahayn". Wasiirka Gashaandhiga JSL.

0 Visits: 601 | Thursday May 12, 2016 - 16:48:56
Wasiirka Wasaaradda Gaashandhiga Somaliland Axmed Xaaji Cali Caddami ayaa ka hadlay wada hadalada Somaliland iyo Somaliya, waxaanu sheegay in ilaa hadda qodobo lagu qanco oo ka soo baxay aanu jirin, isagoo tilmaamay in Somaliland iyo Somaliyaba ku meeraysanayaan qodobo aan muhiim ahayn, waxaanu Somaliland…

Read More »

Wasiirka Somaliland U Qaabilsan Xidhiidhka Golayaasha Oo Hishiis Calimaya La Galay Shirkaddo Caalamiya.

0 Visits: 642 | Thursday May 12, 2016 - 16:46:42
Wasiirka Xidhiidhka Goleyaasha Oo Heshiis La Galay

Read More »

Wasiirka Ganacsiga Iyo Maalgashiga Somaliland Oo Eedo Kulul U Jeediyay Maamulka Xamar

0 Visits: 702 | Thursday May 12, 2016 - 16:44:53
-Md.Xuseen Aadan CigeWasiirka wasaaarada ganacsiga iyo maalgashiga Somaliland oo maanta shir jaraa'id ku qabtay magaalada hargeysa ayaa jawaab adag ka bixiyay hadalo dhawaan kasoo yeedhay masuuliyiint dawlada Somaliya gaar ahaana masuuliyiinta wasaarada dekedaha Somaliya,gaar ahaan wasiirku waxaa…

Read More »

Daawo Muqaal: Hargaysa Aqoonyahno Iyo Siyaasiyin Si Adag Uga Hadlay Maalgashiga Dakada Berbera

0 Visits: 510 | Thursday May 12, 2016 - 16:43:31
Siyaasiyiin Iyo Aqoon Yahano Ka Hadlay Muhiimada Heshiiskii Maalgashiga Dekeda Berbera.

Read More »

Daad Qaaday Gaadhi Oo U Ka Dhashay Dhimasho Iyo Dhawac Oo Ka Dhacay Gobolka Salal

0 Visits: 641 | Thursday May 12, 2016 - 16:41:09
Allaah ha u naxariistee marxuumad Muumina Aw Cali, ayaa geeriyootay, kadib markii uu qaaday dooxa degaanka Xariirad ee Gobolka Salal, kaasoo ay ku soo rogmadeen daadad xoogan oo ka dhashay roob ka da'ay degaanno badan oo Somaliland ah maalintii Salaasada.

Read More »

Daawo:Gudida qabanqabadai 18may Ee Gobolka Sanaag Oo Ku Baaqay In Si Wayn Uga Qayb Taan Shacabku Xuska 18May

0 Visits: 569 | Thursday May 12, 2016 - 16:38:31
Gudida Qaban Qaabada Xuska 18 Ka May Ee Gobolka Sanaag Oo Ugu Baaqay Reer Sanaag Inay Weyneeyeen Xuska 18ka May.

Read More »

Daawo Muqaal:Guddoomiye Ku Xigeenka Xisbiga KULMIYE Oo Baaq U Dirashay Shacabka Reer Somaliland Munaasibada 18-ka May Awgeed.

0 Visits: 471 | Thursday May 12, 2016 - 16:37:08
Guddoomiye Ku Xigeenka Xisbiga KULMIYE Oo Baaq U Dirashay Shacabka Reer Somaliland Munaasibada 18-ka May Awgeed.

Read More »

Daawo Muqaal:Gudoomiyaha Gobolka Awdal Oo Dalka Jabuuti U Diray Fariin Adag

0 Visits: 683 | Thursday May 12, 2016 - 16:35:54
Badhasaabka gobolka Awdal Maxamuud Saleebaan Ramaax oo maanta warfidiyeenada kula hadlayey magaalada Boorama ayaa farriin adag u direy dawladda Jabuuti,waxaana uu sheegey inaanay dawladda Jabuuti aaney sharfin dawladda Somaliland,waxaana uu yidhi "Masalaha Nimaan Ku Dhigayn Midig Ma Saarayo Ninkii…

Read More »

Dawladda Somaliland Oo Si Ramsi Ah Loogu Marti-qaaday Shirka Dhaqaalaha Afrika Ee Ka Socda Waddanka Rwanda.

0 Visits: 630 | Thursday May 12, 2016 - 10:39:32
Dawladda Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa ka qaybgashay shirka caalamiga ah ee dhaqaalaha adduunka ee u gaarka ah Afrika (World Economic Forum on Africa),

Read More »

Daawo:Jabuuti Wasiirka Warfaafinta Dalka Jabouti Oo Kulan La Qaatay Safiirka Dawlada Masar U Fadhiyi Doona Jabouti

0 Visits: 746 | Thursday May 12, 2016 - 09:26:49
Wasiirka Warfaafinta Dalka Jabouti Oo Kulan La Qaatay Safiirka Dawlada Masar U Fadhiyi Doona Jabouti

Read More »