Wararka

Daawo:Is Bahaysiga Mucaaradka Somaliland Oo Ka Hadlay Heshiis Qarsoodi Ah Oo Xukuumada S/land La Gashay Somaliya Iyo Qodobo Kale

0 Visits: 701 | Monday July 06, 2015 - 14:09:17
Hargeysa(Afka)Is Bahaysiga Mucaaradka Somaliland Ayaa Si Faafahsan Ugu Hadlay Heshiisyo Qarsoodi Ah Oo Xukuumada La Gashay Dawlada Somaliya Iyo Arimo Xaasi Ah

Read More »

"Barnaamijkii Aanu Doorashada Ku Galnay Wax Badan fulinay,xukuumaddu Waxaanay Ku Shaqaynaysaa Muddo Kordhintii Ay Golaha Guurtidu Sameeyeen"

0 Visits: 659 | Monday July 06, 2015 - 13:33:49
Hargeysa(AFKA)Xildhibaan Axmed Maxamed Diiriye (Nacnac) oo ka mid ah mudanayaasha Golaha Wakiilada Somaliland ayaa jawaab ka bixiyay hadalo ka soo yeedhay Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble.

Read More »

Daawo:Maxaa Sababay In Cristiano Ronaldo Uu Si Cadho Leh Uga Dhaqaaqo Wareysi Lala Yeelanayay?+Sawiro

0 Visits: 1184 | Monday July 06, 2015 - 12:19:10
Burco(AFKA)Cristinao Ronaldo oo cadheysan ayaa isaga baxay wareysi ka dib markii su'aalo laga weydiiyay mustaqbalka saaxiibkiisa kooxda Real Madrid Sergio Ramos. Kooxdii hore ee Ronaldo ee Manchester United ayaa laga soo diiday dalab 35 milyan ginni ah oo ay ka gudbisay daafaca reer Spain isbuucii…

Read More »

Kulamada Isreebreebka Champions League Ee Man United Saameyn Kuma Yeelan Doonto U Dhaqaaqista David De Gea Ee Real Madrid.

0 Visits: 949 | Monday July 06, 2015 - 12:11:56
Haddii wadahadalada saxiixa goolhaye David de Gea ay sii jiitamaan ilaa maalinta ugu danbeysa ee suuqa kala iibsiga oo 1da bisha September ah, goolhayaha ayaa ku qasbanaan doona inuu Manchester United u ciyaaro kulanka wareega ugu danbeeya isreebreebka Champions League. United

Read More »

"Waa In Petr Cech Uu Iska Saaro Jaceylka Chelsea Haddii Uu Guulo La Gaarayo Arsenal"Jens Lehmann

0 Visits: 853 | Monday July 06, 2015 - 12:02:30
Jens Lehmann ayaa aaminsan in Petr Cech uu ka caawin karo Arsenal inuu u qaado heer kale laakiin kaliya waa haddii uu meel iska dhigo jaceylka uu u qabo Chelsea. Goolhayaha xulka Czech ayaa isbuucii hore heshiis 11 milyan ginni ah ugu wareegay kooxda Gunners.

Read More »

Daawo: Ururka Samafalka Khayriga Ah Ee Towfiiq Oo Deeq Raashina Gaadhsiiyay Danyarta Deegaank Buralayda Siimoodi

0 Visits: 564 | Monday July 06, 2015 - 11:58:00
Ururka Samafalka ee Towfiiq oo ka mida ururada sidaweyn uga hawlgala deegaanada gobalada Galbeedka Somaliland ayaa maanta deeq raashina oo ka timid qurbajoog muxsiniina oo u dhalatay gobaladani gaadhsiiyay dadka danyarta ah ee deegaanada buuralayda ee Siimoodi ee hirdanka adag lagu hayo, halkan ka daawo.

Read More »

Daawo Puntland Oo Cod Dheer Ku Sheegtay In Aanay Wax Wadahadal Ah Lagali Doonin Maamulka Galmudug

0 Visits: 462 | Monday July 06, 2015 - 11:48:33
Garoowe(AFKA)Dowladda Puntland ayaa caddeysay inusan jirin wada-hadal ay lagali karaan maamulka Galmudug oo shalay loo doortay madaxweynaha maamulka,C/kariin Xuseen Guuleed. Wasiirka Warfaafinta dowladda Puntland, Maxamuud Xasan (Soo-cade) ayaa warbaahinta gudaha isagoo la hadlaya waxuu sheegay Puntland…

Read More »

Daawo:Illaahay Dartii u Caawi oo Hooyo la Dhibaataysan Caruur Maskaxda ka Bukta oo Cunaya Biraha iyo Khashinka jidhkooda ka Soo Baxa

0 Visits: 726 | Monday July 06, 2015 - 09:14:40
Hooyo Xabiiba Aw Axmed Diiriye oo ah Hooyo haysata Caruur Mucjiso ah oo aad u dhibaatays an ayaa ka Codsatay Dadwaynaha Muslimiinta ah in ay Bisha barakaysan ee Ramadaan illaah ay dartii usoo caawiyaan,

Read More »

Hargaysa:Xildhibaan Nac Nac Oo Jawaab Adag U Diray Xildhibaan Saciid Cilmi Rooble Oo Xukumada Eedo Kulul U Jeediyay

0 Sunday July 05, 2015 - 20:01:16
Xildhibaan Axmed Maxamed Diiriye (Nacnac) oo ka mid ah mudanayaasha Xukuumadda Ugu Jira Golaha Wakiilada Somaliland ayaa jawaab ka bixiyay hadalo ka soo yeedhay Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble.

Read More »

Daawo Afkashacabka Tv:Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Wafti Ka Socda Urur Samofal Oo Turkiga Ka Socda.

0 Sunday July 05, 2015 - 19:57:53
)Wasiirka wasaaradda Madaxtooyada Somaliland Xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafti ka socday ururadda samafalka ee dalkaasi Turkiga.

Read More »

Kooxda Daacish Oo Soo Ban Dhigtay Caruur Iyaga Ka Mida Oo Madaxa Ka Tooganaya Ciidamo Suuriyana

0 Sunday July 05, 2015 - 19:55:27
Kooxda Daacish ayaa soo bandhigtay Muuqaal iyo Sawiro ka turjumaya Caruur aad u yar yar oo katirsan Kooxdaasi oo Goob fagaare ah Madaxa kaga tooganaya Ciidamo katirsan Dowlada Siiriya oo gaadhaya 25-askari.

Read More »

Daawo:Afkashacabka Tv:Haayadda Samafalka Ee SAMSAM FOUNDATION Oo Raashin Ugu Deeqday Qaxoontiga Yemen Ee Ku Sugan Hargeysa

0 Visits: 595 | Sunday July 05, 2015 - 19:52:53
Haayadda samafalka Ee Samsam Foundation ayaa deeq raashin caawimo ah Gaadhsiisay dadka qaxoontiga Ah ee kasoo barakacay dalka Dagaaladu afeeyen Ee Yemen. In kabadan 500-qoys Oo barakacayaal ah oo ay haayadda SAMSAM Ugu talo gashay deeqadaasi ayaa lagu gudoonsiiyay magaaladda Hargeysa.

Read More »

Daawo Afkashacabka Tv:Jaamacadda Abaarso Tech Oo Deeq Lacag Ah Guddoonsiisay Arday Dhamaysatay Xirfado Kala Duwan.

0 Visits: 463 | Sunday July 05, 2015 - 19:50:54
Jaamacadda Abaarso Tech oo kamid ah jaamacaddaha magaalada Hargeysa ku yaala ayaa lacago ugu deeqay ardayd jaamacaddaasi ka dhamaysay xirafdo kala duwan.

Read More »

Daawo: Madaxweyne Obama Ayeeydii Oo Ka Warantay Booqasho Uu Qabriga Aabihii Ku Tagi Doono Iyo Casuumad Ay Ugu Diyaarisay Kenya

0 Sunday July 05, 2015 - 19:46:57
Mama Sahar oo ayeey aabo u ah Madaxweynaha dalka Maraykanka Barack Obama ayaa sheegtay in sooryo dhaqameed ay ku casuumayso, wiilka ay ayeeyada u tahay marka uu 24 ka bishan aynu kuj jirno ee July booqashada ku tago dalka Kenya u diyaarisay.

Read More »

Wasiir Ku-Xigaanka Ganacsiga Somaliland Oo Si Waafiya Uga Hadlay Halku Maraayo Qorshihii Yaraynta Isticmaalka Dolarka Iyo Higsiga Mustaqbalka.

0 Sunday July 05, 2015 - 19:43:18
Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Ganacsiga iyo Maalgashiga Somaliland Bashiir Cabdi Xariir, ayaa sheegay inkastoo ay dedaal badan muujiyeen inaanay haddana weli si rasmi ah goobaha kala duwan ee Ganacsiga dalka uga wada hirgelin fulinta wax ku baayicidda iyo ku sicir-goosashada lacagta Doollarka ah, isla…

Read More »

Muqaal Noceeya ayuu Yeeshay Goroonka Kubada Cagta ee Hargaysa Markii La Dhigay Rooga Cagaraan

0 Sunday July 05, 2015 - 19:38:45
Garoonka kubada cagta ee magaalada Hargeysa ayaa noqday mid aad u soo jiitay indhaha dhalinyaradda iyo shacabka magaalada Hargeysa,kadib markii la dhigay rooga dooga ah ee kubada lagu ciyaaro.

Read More »

Daawo: Dadweynaha danyarta ah ee xaafadda cali xuseen oo mudaharaad cabasho ah ka sameeyey biyo qadhaadh oo lagu so wado iyo Baahiyaadki Aasaasiga aha oo anay lahayn

0 Visits: 677 | Sunday July 05, 2015 - 17:49:09
Masuliyiinta iyo dadweynaha xaafaddaas ayaa sheegay inaanay dawladdu xaafadani qorshaha ugu jirin ba oo anay lahayn Baahiyaadkii aasaasiga aha sida caafimadki, waxbarashadi iyo saldhigyadi booliska, waxa keliya ee dadkasi halkas ku deganaayena ahayd biyo macaan oo ay sheegeen in iminka lagu soo duulay…

Read More »

Daawo:Gudoomiye Ku Xigeenka Xisbiga Wadani U Kuur Galaayo Xaalada Gaadiidka Bijaajta Oo Intabadan Sobaba Shilal Xukuumadana Baaq U Diray

0 Visits: 640 | Sunday July 05, 2015 - 17:38:02
Borame(AFKA)Gudoomiye ku xigeenka koowaad ee Xisbiga mucaaridka ah ee WADANI mudane Axmed Muumin Seed ayaa maanta markii u horaysay ka sameeyay arin uguba oo aanay horay u samaynin masuuliyiinta dhigiisa ah ee xisbiyada kale, waxana uu maanta Gudoomiye Axmed Muumin Seed kormeer uu ugu kuur galaayo xaalada…

Read More »

Daawo:Dadka Ka Ganacsada Suuqa Gobonimo Oo Sida Fiinta Ug Qayliye Qashin Buux Dhaafiyye Suuqa+Maamulka Dowlada Hoose Ee Hargeysa Oo Dhagaha Ka Fureestay

0 Visits: 747 | Sunday July 05, 2015 - 17:08:11
Hrgeysa(Afka)Dadka Ku Nool Suuqa Gobonimo Ee Magalada Hargeysa Oo Wehel Unoqday Nadaafad Daro Iyo Qashinka Dhex Tuulan SuuqaasMaamulka Dawlada Hoose Ee Caasimada Oo Tahli Kariwaayey Inay

Read More »

Jamaal Cali Xuseen Oo Ku Hanjabay Inaanay Madaxweynaha Iyo Xukuumadda Aqoonsan Doonin Wixii Ka Dambeeya 27 Julay -

0 Visits: 608 | Sunday July 05, 2015 - 17:02:10
Murashaxa madaxweynaha xisbiga mucaaradka ah ee Ucid Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen, ayaa sheegay in lagu tuntay shuruucdii dalka isaga oo farta ku fiiqay in labada gole Baarlamaan ay sharci darro ku fadhiyaan sida oo kalena xukuumadda hada jirta uu wax yar ka hadhsan yahay wakhtigeedii, waxaana uu carabka…

Read More »