Wararka

Daawo: Gabay uu Abwaan Dhega-cun u tiriyey MadaxweynE Silaanyo

0 Visits: 861 | Friday June 19, 2015 - 16:27:45
Hargeysa(AFKA)Abwaan Dhega Cun oo kamid ah abwaanada degaanka Wado Makaahiil oo uu madaxweynuhu dhowaan xadhiga uga jaray ceel biyood oo laga hirgeliyey degaankaasi.

Read More »

Wasiirka Amniga Gudaha Somalia Iyo iyo Taliyeyaasha Ciidamada oo Kormeeray Qaybo ka mid ah Magaalada Muqdisho

0 Friday June 19, 2015 - 16:15:59
Muqdisho(AFKA)Wasiirka Amniga Gudaha Somalia, C/risaaq Cumar oo ay wehliyaan Taliyeyaasha nabadsugidda, Jen. Tuuryare, Asluubta, Jen. Bashiir Goobe iyo Booliiska, Jen. Maxamad Sheekh ayaa soo kormeeray Waddooyinka 30-ka, Warshadaha, Shaqaalaha, Waddada 21-Oktoobar iyo kuwo kale oo howlbowle u ah isku…

Read More »

Daawo:Maayira Magaalada Borame Oo Masjidka Abu Hurayra Salaadii Jimce kadib Khudbad Uga Jeediyay Dadka Xaaranta Kariya Bisha Ramadaan.

0 Friday June 19, 2015 - 16:03:45
Maayira Magaalada Borame Oo Masjidka Abu Hurayra Salaadii Jimce kadib Khudbad Uga Jeediyay Dadka Xaaranta Kariya Bisha Ramadaan. -

Read More »

Daawo:-Wasiir Ku Xigeenka Wasaarada Maaliyada Oo Kulan Xog Wareesi Ah La Qaatay Shaqaalaha Wasaarada Ee Gobolka Sanaag

0 Visits: 571 | Friday June 19, 2015 - 15:59:04
Ceerigaabo(afka)Wasiir Ku Xigeenka Wasaarada Maaliyada Oo Kulan Xog Wareesi Ah La Qaatay Shaqaalaha Wasaarada Ee Gobolka Sanaag

Read More »

Suldaan Daakir Oo Si Adag Uga Hadlay Xadhiga Barkhad Jaamac Xirsi Iyo Hawl Galkii Ciidamada Amaanka Ee Xaafada Daami, Fariina Culus U Diray Xukuumada

0 Friday June 19, 2015 - 15:50:31
Hargeysa(AFKA):-Suldaan Daakir Xasan Khaliif oo ka mid ah madax dhaqameedka somaliland ayaa si kulul u canbaareyey xadhigii la taliyihii hore ee madaxweynaha Somaliland Barkhad Jaamac Xirsi iyo falkii ciidanka amaanku ka gaysteen xaafada daami ee magaalada Hargeysa.

Read More »

Daawo:Su'aalo Iyo Jawaabo Axkaamta Soonka Waxa Soo Jeedinaya Sh.Maxamed Sh.Cumar Dirir Qaybtii Kowaad

0 Visits: 1197 | Friday June 19, 2015 - 15:06:03
Su'aalo Iyo Jawaabo Axkaamta Soonka Waxa Soo Jeedinaya Sh.Maxamed Sh.Cumar Dirir Qa

Read More »

Hay'adda Xamdi Foundation Oo Deeq lacageed oo la gudoonsiisay Carruur agoon ah oo ku nool Kismaayo

0 Visits: 674 | Friday June 19, 2015 - 14:48:50
Kismaayo(afka)Hay'adda Xamdi Foundation ayaa deeq lacageed gudoonsiiyay carruur agoon ah oo kasoo jeeda qoysas danyar ah, kuwaasoo ay ku adkeyn helidda raashiinka quutul duruuriga ah.

Read More »

"Bedelkii Lacagtii Giim-baartu Waxay Ahayd Guul Qaran Oo Aanu Madaxweynaha Ugu Mahad Naqayno" Maayirka Burco

0 Visits: 752 | Friday June 19, 2015 - 14:07:44
Burco (Gudgude) Maayirka degmadda Burco Maxamed Cabdiraxmaan Muraad, ayaa ku tilmaamay guul qaran iyo dhibaato magaaladda Burco laga furdaamiyay oo saamayn dhaqaale iyo mid caafimadba ku lahayd bedelaadda lacagtii Giin-baarta ahayd ee shillinka Soomaaliya, taasi oo magaaladda Burco laga isticmaali jiray…

Read More »

"Somaliland Waa waddankii ugu horreeyey ee Somaaliyi leedahay ee Geeska Afrika ka qaatay Xornimo" Prof Samatar oo ka qaybgalay Dood Xaasaasiya

0 Visits: 611 | Friday June 19, 2015 - 12:16:59
Prof. Axmed Ismaaciil Samatar oo kamid ah Aqoonyahannada Somaliland u dhashay ee caalamka uga ololeeya sidii ay ictiraaf u heli lahayd, ayaa Dood adag oo

Read More »

Madaxwaynaha Kenya Oo Amar Ku Bixiyey In Xayiraadda Laga Qaado Xawaaladaha Soomaalida.iyo shirkadda Dahabshiil oo so dhoweysay Tallaabadaas

0 Friday June 19, 2015 - 12:06:13
Dawladda Kenya ayaa muuujisay inay diyaar u tahay in la qaado xayiraaddii lagu soo rogay 13 shirkadood oo ah kuwa ka shaqeeya dirista lacagaha ama xawaaladaha.

Read More »

Guddomiyaha Jamacadda Hargeysa oo Warsaxaafadeed Hanjabaad iyo Canbaarayn ah kasoo saaray Fal anshax xumo ah oo Xubno Ardayda jamacadaa ahi ku kaceen

0 Friday June 19, 2015 - 12:02:38
Guddoomiyaha Ku Meel Gaadhka ah ee Jaamacada Hargeysa Cabdi Xuseen Gaas ayaa dhalinyaro fadqalo ka dhex sameeyay shir ay guddida Jaamacadu ku lahaayeen Xarunta Jaamacadaasi ugu hanjabay in ay sharciga La Tiigsan Doonaan.

Read More »

Daawo: Raaisul Wasaraha Dalka Ingriiska Oo Si Baladhan Usoo Dhawayay Bilashada Bisha Ramadaan

0 Visits: 646 |
Raaisul Wasaaraha Dalka boqortooyada Ingiriiska , David Cameron, ayaa muslimiinta meelkasta oo ay joogaan ku hambaleeyey munaasibadda bisha Barakeysan ee Ramadaan oo bilaabatay habeenimadiiArbacada ee taariikhdu ay ahayd 18ka bisha June.

Read More »

Madaxweynaha Somaliya Xassan Sheekh Oo Maanta Soo Kormeeray Goobaha Ay Ka Socdaan Imtixaanada Dawlada Faderaalku+Sawiro

0 Visits: 733 | Thursday June 18, 2015 - 23:00:10
Madaxweynaha Dawlada Federaalka Ah Ee Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaamaanta ooKhamiista ah waxa uu soo koemeeray qaar ka mid ah goobaha lagu qaadaayo imtixaanada mideysan ee Magaalada Muqdisho.

Read More »

Guddoomiyaha Baarlamaanka Somaliya Oo Sheegay Inay Wali Ku Dabo Jiraan Shirqoolki Lagu Dilay Xildhibaan Yuusuf Maxamed Dirir

0 Thursday June 18, 2015 - 23:00:03
Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari, Gudoomiyaha Baarlamaanka Somaliya, ayaa sheegay inaanan laga seexan baaritaanada dilka Xildhibaan Yuusuf Maxamed Dirir iyo dhaawaca Xildhibaan Cabdalla Boss Axmed.

Read More »

DAAWO:Axkaamta Ay Leedahey Bishan Barakaysan Ee Ramadaantu Waxaana Inoo soo Jedinaaya Shiikh Cabdullahi Barbaraaw

0 Thursday June 18, 2015 - 21:39:34
Axkaamta Ay Leedahey Bishan Barakaysan Ee Ramadaantu Waxaana Inoo soo Jedinaaya Shiikh Cabdullahi Barbaraawi.

Read More »

DAAWO Xildhibaan Bidhi Oo Ka Digay In Dalka Laga Hirgeliyo Dugsi Lagu Barto Culuumta Beeraha Inta Uu Socda Dhismaha Dugsiga Beeraha Ee Deegaanka Beer.Waa Maxay Sabatu?

0 Thursday June 18, 2015 - 21:30:00
Beer(AFKA) Xildhibaan Bidhi Oo Ka Digay In Dalka Laga Hirgeliyo Dugsi Lagu Barto Culuumta Beeraha Inta Uu Socda Dhismaha Dugsiga Beeraha Ee Deegaanka Beer.

Read More »

Guddoomiye Cabdiraxmaan Ciro Oo Furay Tartanka Koobka Ciyaaraha Bisha Ramadaan Ee Garoonka Xawaadle+Agab Ciyaareedna Guddoonsiiyey

0 Visits: 786 | Thursday June 18, 2015 - 21:17:43
Hargeysa(AFKA):-Guddoomiyaha aqalka Golaha Wakiilada Somaliland ahna guddoomiyaha Xisbiga Waddani Md.Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Ciro), ayaa garoonka Xawaadle ee Hargeysa ka furay tartanka ciyaaraha Kubadda Cagta oo soconaya bisha Barakaysan ee Ramadaan, waxaana uu sida oo kale Afar Kooxood oo…

Read More »

Deeqo kala duwan oo la Gaarsiiyay Bukaanno Isbitaalka ku jira iyo 175 Qoys oo Agoon ah Magaaalda laacaanood +Sawiro

0 Visits: 824 | Thursday June 18, 2015 - 21:12:31
Laascaanood(afka)Isbitaalka Guud ee Magaalada Laascaanood ayaa la gaarsiiyay deeq Raashin kala duwan ka koobanayd, halka xarunta agoonta Al-Manhalna Timir loogu qabiyay 175 Qoys oo Agoon ah.

Read More »

Golaha Wasiirrada Somalia oo maanta Ansixiyey Xeerka Nidaamka Garsoorka Federaalka+Sawiro

0 Visits: 533 | Thursday June 18, 2015 - 21:08:09
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Somalia oo maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa ayaa looga hadlay xisaab-xirka miisaaniyaddii 2014-ka, safar shaqo oo ay ku Tagtay Wasiirada Haweenka Dalka Dibadiisa, Ansixinta Nidaamka Xeerka Garsoorka iyo Arrimaha Amniga.

Read More »

Daawo: Wasiirka Qorsheynta oo Faahfaahin ka bixiyey Arday Si anshaxa ka Baxsan ula Dhaqantay isaga iyo Guddida Jamacadda Hargeysa oo ku shiray Hoolka Jamacaddaas

0 Thursday June 18, 2015 - 20:23:10
Wasiirka qorshaynta qaranka Somaliland, Dr Sacad Cali Shire, ahna gudoomiyaha guddida sare ee Jaamacadda Hargeysa ayaa markii u horaysay ka hadlay

Read More »