Wararka

Wasiirka Warfaafinta Jabuuti oo Kulan la Qaatay Safiirka Somaliland u fadhiya Jabuuti

0 Visits: 603 | Tuesday June 02, 2015 - 17:08:09
Wasiirka Isgaadhsiinta iyo Boosaha Jabuuti Cali Xasan Bahdoon ayaa sheegay in xidhiidhka u dhexeeya dalkiisa iyo Somaliland sidii hore ka xooggan yahay. Cali Xasan oo kulan kula qaatay xafiiskiisa Wakiilka Somaliland u fadhiya dalka Jabuuti Maxamed Cali Warsame, ayaa sheegay inay ka wada hadleen xidhiidhka…

Read More »

DAAWO Wasiirka Wasaarada Shaqaalaha Iyo Arimaha Bulshada Somaliland Md Cabdi Aw Daahir oo Kulan La Yeeshay Shaqaalaha Wasaaradaasi

0 Visits: 523 | Tuesday June 02, 2015 - 16:57:01
Wasiirka Wasaarada Shaqaalaha Iyo Arimaha Bulshada Somaliland Md Cabdi Aw Daahir oo Kulan La Yeeshay Shaqaalaha Wasaaradaasi

Read More »

DAAWO Urur Hablo ah Oo Ka Dhisan Gobolka Sool Oo Deeq Gaadhsiiyey Cusbitaalka Weyn Ee Magaalada Laas-Caanood.

0 Visits: 649 | Tuesday June 02, 2015 - 16:50:47
Ururka Run iyo Rayi oo Deeq Gaadhsiiyey Cisbitaalka Lascanod

Read More »

Daawo:Gudoomiye Kuxigeenka Golaha Deegaanka Degmada Berber Ayaa Beeniyye Inuu Ku Biiray Kulmiye

0 Tuesday June 02, 2015 - 16:39:05
Berbera(Afka)Gudoomiye Kuxigeenka Golaha Deegaanka Degmada Berber Ayaa Beeniyye Inuu Ku Biiray Kulmiye

Read More »

Burco:Kulan Laga Hadlaayey Kor U Qaadida Dhaqaalaha Ayaa Xalay Lagu Qabtay Hotel Derro Ee Magaalda Burco

0 Visits: 681 | Tuesday June 02, 2015 - 16:22:07
Burco(AFKA)Agaasimaha Maxadka Tobabarka Shaqaalaha Dowlada Ayaa Xalay Furay Kulan Lagaga Tashanayey Hiigsiga Horumarinta Dhaqaalaha Maxalliga Ah Oo Ay Si Wada Jira Ah Iskaga Kaashadeen Golaha Horumarinta Dhaqaalaha Maxalliga Ah, Maxadka Shaqaalaha, Iyo Dawladda Hoose Ayaa Lagu Qabtay Hotel Deero Ee…

Read More »

Daawo:Wakaalada Biyaha Burco Oo La Soo Gaadhsiiyey Qalab Lagu Balaadhinayo Biyaha Magaalada Burco

0 Visits: 956 | Tuesday June 02, 2015 - 16:02:44
Mareeyahay Wakaalada Biayah Burco Ayaa Hadlay Qalab La Soo Gaadhsiiyey Oo Xaafadaha Koosaar Iyo Cali Xuseen Lagu Gaadhsiin Doon Biyah

Read More »

Xaflad lagu taageeray shirka Maamul u samaynta Gobollada Dhexe oo lagu Qabtay Columbus OHIO

0 Visits: 716 |
Columbus OHIO(AFKA)Boqolaal Soomaali ah oo ku nool Columbus ah ayaa kasoo qayb-gashay munaasabad lagu taageerayay shirka maamul u samaynta Gobollada Dhexe ee Soomaaliya oo haatan ka socda magaalada Cadaado ee gobolka Gal-gudud.

Read More »

Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya Ayaa Ku Soo Laabatay Magaalada Mudisho Kadib Safarkii Uu Ku Tagay Cadaad Kana Hadlay Qodobo Dhowr Ah

0 Visits: 551 | Tuesday June 02, 2015 - 15:21:42
Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashid Cali Shar'amarke iyo Wafdi uu Hoggaaminayo ayaa maanta kusoo laabtay Muqdisho; Kaddib safar laba maalmood ah oo ay ku tageen Magaalada Cadaado ee Gobolka Galguduud.

Read More »

Daawo:Xilibaan ka soo jeeda Sanaag Bari oo sheegay in Si Xun loogu bahdilay Magaalada Hargeysa

0 Visits: 674 | Tuesday June 02, 2015 - 15:12:02
Xilibaan ka soo jeeda Sanaag Bari oo sheegay in Si Xun loogu bahdilay Magaalada Hargeysa

Read More »

War Deg Deg AH:Ciidamada Dowladda Somalia iyo kuwa AMISOM oo la Wareegay Deegaanka Toora-Tooroow

0 Visits: 733 | Tuesday June 02, 2015 - 15:07:28
Ciidamada Dowladda Somalia iyo kuwa AMISOM ayaa la wareegay deegaanka Tooro-Toorow ee gobolka Shabeellada Hoose, halkaasoo saldhig u ahayd Al-shabaab.

Read More »

Daawo:Xafladda daah-furka buugga Barbaarinta Ubadka oo lagu Qabtay Minnesota +Sawiro

0 Tuesday June 02, 2015 - 14:58:17
Xaflad ay kazoo Qayb-galeen Culummaa'uddiin, aqoon-yahanno, qalin-maal iyo dMarti Sharaf Tiro Aad U Tiro Badan kana kala yimid degmooyinka gobolka Minnesota ee dalka Maraykanka ayaa habeenkii Xalay ayaa lagu qabtay hoolka Shirarka Safari Restaurant ee magaalada Minneapolis.

Read More »

Dawlada Dalka Maraykanka Oo Shaaca Ka Qaaday Inay U Kordhisay Somalida Sharci La'aanta ku Jooga Dalka Maraykana

0 Tuesday June 02, 2015 - 11:45:36
Washiton(AFka)Wasaaradda Amniga Qaranka ee Maraykanka ayaa ku dhawaaqday in dadka u dhashay Somalia ee sharci la'aanta amma sida ku meelgaarka ah u jooga

Read More »

Siddeeda Kooxood Ee Iskugu Soo Hadhay Tartanka African Nations Cup+Somaliland Oo Sida Cadceeda Uga Soo Baxday

0 Visits: 730 | Tuesday June 02, 2015 - 10:51:59
London(Afka)Halkan kaga bogo Group-kasta kooxaha ka hadhay iyo kooxaha ka soo baxay

Read More »

Daawo Kullan Looga Hadlayay Horumarka Iyo Adkaynta Nabad Galayda Gobolka Awdal Oo Maanta Ka Qabsoomay Boorama.

0 Tuesday June 02, 2015 - 10:42:06
Borame(Afka)Badhasaabka Gobolka Awdal Ayaa Kulan La Qaataya Oo Lag Hadlayay Horumarka Iyo Adkaynta Nabad Galayda Gobolka Awdal Oo Maanta Ka Qabsoomay Boorama.

Read More »

Daawo Afkashacabka Tv:Haweenka Jaaliyada Dalka Qadar Ku Nool Oo Deeq Lacageed Soo Gaadhsiiyey Dhismaha Jidka Ceerigaabo Iyo Burco

0 Tuesday June 02, 2015 - 10:34:52
Ceerigaabo(afka)Haweenka Jaaliyada Dalka Qadar Ku Nool Oo Deeq Lacageed Soo Gaadhsiiyey Dhismaha Jidka Ceerigaabo Iyo Burco

Read More »

Daaawo:Shirkada Dahabshiil Oo Si Rasmi Ah U Hirgelisay Isticmaalka Shillinka Somaliland ee Adeegga e-DAHAB.

0 Tuesday June 02, 2015 - 10:17:54
Hargeysa(Afka)Shirkadda Dahabshiil ayaa si rasmi ah u hirgelisay in shillinka Somaliland lagu isticmaalo adeeggeeda e-DAHAB ee lacagta elektarooniga ah ee telefoonnada gacanta lagu qaato oo hore ugu shaqayn jiray dollar.

Read More »

Wasiirka Beeraha Somaliland Oo Ka Warbixinaya Safar Uu Dalka Dibadiisa Uga Soo Laabtay

0 Tuesday June 02, 2015 - 10:10:18
Wasiirka Wasaarada Beeraha Somaliland Ayaa Dalka Dib Ugu Soo Laabtay Kadib Markii Xuska 18 May Kala Qayb Galauy Jaaliyada Reer Somaliland Ee Norway Wasiirka Ayaa Ka Warbixiyey Socdaalkaa

Read More »

Daawo Magaalada Laasacaanood Oo Dhinacyada Dhismayaasha Iyo Ganacsiga Mudooyinkii U Danbeeyay Horumar Ka Muuqdo.

0 Tuesday June 02, 2015 - 10:03:50
Magaalada Laascaanood Ayaa Horumar Muuqda ka Gaadhay Sida Caafimaadka,Meheraha Marketka Ah ,Waxbarashada,Iyo Dhismayaasha Dhaadheer Ayaa Ku Soo Kordhayaa Magaalada

Read More »

Xoghaya Guud ee Qaramada Midoobay Eedey Kuluul U Soo Jeediyey Dalka South Sudan

0 Visits: 621 | Tuesday June 02, 2015 - 09:56:17
Xoghaya Guud ee Qaramada Midoobay, Ban Ki Moon, ayaa cambaareeyay tallaabada South Sudan looga cayriyay ku xigeenka ergayga Qaramada Midoobay u qaabilsan dalkaasi.

Read More »

Xoghayaha Wasiirka Madaxtooyada oo Si Milgo leh loogu Soo Dhoweyey Waddanka Jarmalka iyo Jaaliyadda Somaliland oo Hadhimo sharafeed u samaysay+SAWIRO

0 Tuesday June 02, 2015 - 09:03:01
Jaaliyada Gobolada Galbeedka Somaliland ee ku dhaqan dalka Jarmalka oo si Milgo badan u Maamuusay Xoghayaha Wasiirka Wasaaradda Madaxtooyada Somaliland Mud Sharmake Axmed Muxumed Geelle oo maalmihuu u Dambeeyey ku sugnaa dalkaasi.

Read More »