Wararka

Daawo: Asrkari Booliska Maraykanka Oo Gabadh 15-Jir Ah Feedh Dhulka Ugu Tuuray Iyo Hooyadeed Oo Ka Dul Barooranaysa

0 Visits: 717 | Thursday December 11, 2014 - 12:54:06
Gabadhan oo boolisku katiinadeeyay ayaa dad waddada marayay ka duubeen fidiyow, waxaana la arkayay iyadoo qaylinaysa

Read More »

Yuhuudda Oo Sheegtay Inay Ka Xuntahay Dhimashada Wasiir Falastiin.

0 Visits: 584 | Thursday December 11, 2014 - 12:45:14
Wasiirka Difaaca Isra'iil, Moshe Yaclon, ayaa sheegay inuu ka xun yahay dhimashada wasiir reer Falastiin ah, oo lagu magacaabo, Ziyad Abu Ceyn, oo geeriyooday kaddib markii iska horyimaadyo dhexmareen ciidammada Isra'iil.

Read More »

Daawo:Shabeel Weeraray Ninkii Tabobaraayey Beerta Xayawaanka Ee Dalkaasi Australiya.

0 Visits: 1166 | Thursday December 11, 2014 - 12:27:32
dalkaasi Australiya shabeel ku jiray beerta xawayaanka lagu xanaaneeyo ayaa weerar ku qaaday nin tabobarayey,iyada oo loogu talo galay inuu shabeelkaasi ka qayb galo bandhig dalkaasi ka dhacaaya.

Read More »

Hay'adda UNHCR Oo Ka Shiraysa Badbaadinta Muhaajiriinta

0 Visits: 680 | Thursday December 11, 2014 - 12:26:26
Hay'adda Qaxootiga ee Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in dunida looga baahanyahay inay xoogga saarto ka jawaabista boqolaalka kun ee qof ee safarada badaha ee halista ah soo mara iyagoo raadinaya megangalyo ama ka soo haajiray dalalkooda.

Read More »

Daawo: Shilkii Gaadhi Ee Uu Ku Dhintay Aktarkii Reer Konfur Afrika Thabang Sidloyi

0 Visits: 829 | Thursday December 11, 2014 - 12:23:27
Gaadhiga Thabang Sidloyi, oo noociisu ahaa BMW ayaa isagoo xawaare sare ku socda afka daray, kaabad ku taala jidka garabkiisa, waxaana la arkayay ninkaas

Read More »

Daraasad:Xorriyadda Internetka Oo Hoos U Dhacday

0 Visits: 646 | Thursday December 11, 2014 - 12:17:48
Daraasad cusub oo la sameeyey ayaa muujinaysa in xoriyadda dhinaca Internetku inay hoos u dhacday dunida oo dhan sannadkii afraad ee daraasaddan la sameeyo, waxaana taas keenaya inay soo badanayaan dalalka xannibaadaha ku soo rogaya baraha internetka ama faafreebka ku samaynaya.

Read More »

Daawo: Madaxweynaha Faransiiska Oo Madaarka Ku Soo Dhawaynaya Nin 3-Sanadood Al-Qacida Afduub Ugu Haysatay Dalka Mali

0 Visits: 601 | Thursday December 11, 2014 - 12:15:51
Madaxweynaha Faransiiska Francois Hollande ayaa Madaarka ku qaabilay, Serge Lazarevic oo muddo sadex sanadood ah, afduub Al-Qaacida ugu haysatay dalka Mali, kaas oo maalintii shalay soo gaadhay Madaar ciidan oo ku yaala duleedka Paris, isaga oo la socda diyaarad gaar ah oo dawlada Faransiisku u dirtay.

Read More »

Xoghayaha Guud Ee Qaramada Midoobay Oo Diraya Fariin Ku Aadan Maalinta Xuquuqda Aadanaha

0 Visits: 603 | Thursday December 11, 2014 - 03:18:14
Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay ayaa soo saaray qoraal fariin ah oo ku aadan maalinta Caalamiga ah ee Xuquuqda Aadanaha 10-December oo Sanad Walba maanta oo kale.

Read More »

Madaxweynaha Somaliya Xasan oo kormeeray dhismaha Garoonka diyaaradaha Magaalada Muqdisho

0 Visits: 745 | Thursday December 11, 2014 - 03:11:04
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sh. Maxamuud ayaa kormeeray dhismaha garoonka diyaaradaha Muqdisho lagu wado, kaasoo ay fulinayso shirkadda FAVORI oo laga leeyahay dalka Turkiga. Kormeerka Xasan Sheekh uu ku sameeyay dhismaha garoonka ayaa waxaa ku wehlinayay mas'uuiyiin ka tirsan dowladda, isagoo…

Read More »

Dawlada Kenya oo beenisay warbixinta dilalka culumada ee uu Al-jazeera TV baahiyay

0 Visits: 677 | Thursday December 11, 2014 - 03:04:12
Xukuumadda Kenya ayaa beenisay, sidoo kalena ka muujisay cabsho warbixin baaritaan ahayd oo habeen ka hor uu baahiyay Al-Jazeera TV, qeybtiisa Ingiriiska. Taasoo lagu soo bandhigay dilal dheeraad ah oo ciidamada ammanka Kenya lagu eedeyay inay u geysteen dad tiro badan oo ay ka mid ahaayeen kuwo meelo…

Read More »

Diyaar-garowga Koobka Qaramada Africa oo gebagaba maraya

0 Visits: 1066 | Thursday December 11, 2014 - 02:56:04
Mid ka mid ah garoomada Equatorial Guinea ee ay ka dhici doonaan ciyaaraha Qaramada Afrika Shan todobaad oo kaliya ayaa ka harsan ka hor inta aanu si rasmi ah u bilaaban Koobka Qaramada Afrika ee 2015-ka

Read More »

War Deg Deg Ah Labo qarax oo ka dhacay magaalada Kano.

0 Visits: 636 | Thursday December 11, 2014 - 02:04:51
Labo qarax oo bam ayaa ka dhacay meel suuq ah magaalada waqooyiga Nigeria ee Kano. Qaraxyada ayaa lala eegtay suuq dharka lagu sameeyo oo badi dad ka kala yimid Nigeria iyo dalalka dariska la ah ay ka buuxaan. Xarumaha cafimaadka ayaa sheegaya in 7 qofood ay dhinteen in kabadan 30 kalena ay ku dhaawacmeen…

Read More »

Waa Kuwee 16-ka Kooxood Ee Usoo Gudbay Wareega 16-ka Tartanka Champions League-ga ?

0 Visits: 1189 | Thursday December 11, 2014 - 01:50:37
Waxaa soo gabagaboobay wareegii groupyada tartanka Champions League, xili ciyaareedkaan kadib markii ay dhaceen kulamo xasaasi ah waxaana soo afjarmay dhameystirka 16-ka kooxood ee nasiibka u yeeshay iney soo gaaraan wareega 16-ka tartankaan. Atletico Madrid ayaa kusoo baxday booska koowaad ee groupka…

Read More »

Muddada Uu Chris Smalling Garoomada Ka Maqnaan Doono Oo La Shaaciyay

0 Visits: 1024 | Thursday December 11, 2014 - 01:44:55
Difaaca kooxda Manchester United ee Chris Smalling ayaa garoomada ka maqnaan doona muddo laba todobaad ah kadib markii uu dhaawac ka soo gaadhay kulankii ay Man United guusha kaga soo gaadhay kooxda Southampton.

Read More »

Manchester City Oo Roma Gurigeeda Ku Dubatay Iskana Xaadirisay Wareega 16 Ka Ee UCL Iyo Bayern Munich Oo Guul Ka Gaadhay CSKA Moscow

0 Visits: 1880 | Thursday December 11, 2014 - 01:25:08
Waxaa caawa lagu kala baxay groupka dhimashada ee Champions Leaquega kaas oo ay ku jireen kooxaha Bayern Munich, Man City , Roma iyo CSKA Moscow. Man City ayaa si xaragoleh uga soo talaabsatay Roma oo ay ku tartamayeen kaalinta labaad, waxayna boos ka samaysatay wareega xiga ee Champions Leaqeuga. Bayern…

Read More »

Chelsea Oo Guul Raaxo Leh Stamford Bridge Kaga Gaadhay Sporting Iyadoo Heerka Group-yada Ee Champions Leaquega Guul Ku Soo Gabagabaysay

0 Visits: 1123 | Thursday December 11, 2014 - 01:20:33
Kooxda Chelsea ayaa gurigeeda guul kaga gaadhay kooxda Sporting Lisbon waxayna Chelsea guushan ku gaadhay 3:1, waxaana goolasha u kala dhaliyay Fabregas, Schurrle iyo Mikel halka uu goolka calanka Sporting u dhaliyay Silva. Chelsea ayaa Stamford Bridge ku soo dhawaysay kooxda ree Portugal ee Sporting…

Read More »

Barcelona Oo Camp Nou Cashar Lama Ilaawaan Ah Ugu Dhigtay PSG, Xili Ay Kaalinta Koowaad Kaga Soo Baxday Group F

0 Visits: 1485 | Thursday December 11, 2014 - 01:14:16
Kooxda Barcelona ayaa guul muhiim ah Camp Nou kaga gaadhay kooxda PSG oo marti ugu ahayd, waxayna guushan ku gaadhay 3:1, waxayna goolashana uga mahad celinaysaa saddex xagasha weerarkeeda MSN. Messi , Neymar iyo Suarez ayaa markii ugu horaysay kulan goolal ka wada dhaliyay halka uu Suarez goolkiisii…

Read More »

Tahriibayaal Tira Badan Oo Udhashay Dalka Itoobiya Oo Maanta Lagu Wareejiyay Dowlada Itoobiya

0 Visits: 1209 | Wednesday December 10, 2014 - 23:45:56
Taliyaha Laanta Socdaalka Gobolka Gabiley gaashaanle Cabdirashiid Xaaji Axmed Xasan oo hadhwanaagnews uga waramay, tahriibayaashan

Read More »

Shirkadda Diyaaradaha Ee Fly DubaiOo Sanadka Cusub Duulimaadyo Ka Bilaabeysa Somaliland

0 Visits: 902 | Wednesday December 10, 2014 - 23:44:06
shirkadda diyaaradaha eeflydubai fadhigeedu yahay Magaalada Dubai ayaa ku dhawaqday duulimaad cusub.

Read More »

Wasaaradda Waxbarashada Oo Bilawday Olole Ka Dhan Ah Tahriibta Manhajka + Daawo

0 Visits: 543 | Wednesday December 10, 2014 - 23:40:29
Wasaaradda waxbarashada oo dugsiyadda sare ka bilawday olole ay kaga wacyigelinaysa ardayda tahriibka iyo in fasalada qaarkood laga boodo.

Read More »