Wararka

Daawo: Wasaaradda Cadaallada oo Tababar u furtay Shaqaalaha Garsoorka ee Gobolka Saaxil

0 Visits: 665 | Sunday November 09, 2014 - 10:01:46
iyo Dawaladda Hoose ee Berbera oo kaashanaysa Shacabka Magaalada oo olole Nadaafadeed ka fulisay Xaafado ka mid ah magaalada

Read More »

Daawo: Maayarika Berbera oo Dalka kusoo Laabtay kana Warbixiyey Faaidooyinka Socdaalkiisi Debedda

0 Visits: 811 | Sunday November 09, 2014 - 09:54:47
Maayar Cabdishakur Maxamed Ciddin wuxu sheegay in meeqaam dawladeed lagusoo dhoweeyey meelihi ay tageen oo dhan, isla markaasna ku bogaadiyey xubno uu sheegayinayka shaqeeyeen safarkoodii debedda isaga iyo maayar oo kale

Read More »

"C/Raxmaan Cirro hal baa seegay, Siciid Cilmina Hal baa seegtay,Aareeye na hal baa seegtay , Siciid Sulubna Wax ...." W/kuxigenka Ganacsiga

0 Visits: 855 | Sunday November 09, 2014 - 08:16:30
Wasiirkuxigenka Ganacsiga Somaliland oo si kulul u dhaliilay Tayada Mucaaradka, kuna Tilmaamay inay isugu tageen ....

Read More »

Ururka SODRA oo Abaalmarino Siiyey Hal abuuro Dhalinyaro ah oo ku tartamay Suugaan ay ka tiriyeen Tahriibka+SAWIRO

0 Visits: 1272 | Saturday November 08, 2014 - 19:48:29
Tartankan oo uu soo qaban qaabiyay ururka horumarinta iyo cilmi baadhista ee SODRA ayaa waxa ka soo qayb galay xubno ka tirsan golaha wasiirada,Abwaano,qorayaal iyo Sugaanyahan dhalinyaro ah.

Read More »

Daawo: Jawaan iyo Sooraan oo soo saaray Riwaayad Qosol Badan oo laga sameeyey Khilaafkii Baarlamaanka iyo Arrimaha Doorashooyinka

0 Visits: 1148 | Saturday November 08, 2014 - 19:06:58
Filmkan oo ah filmkii ugu danbeeyey ee ay soo saaraan ayaa si toosa u taabanaya xaqiiqada siyaasiinta maanta iyo waxyaabaha salka u ah had iyo jeer khilaafyada golayaasha ee soo noqnoqda. waxana filmkan loo bixiyey Maxaa Ino Dana.

Read More »

Madaxwaynaha Somaliland Oo Taliye Xigeen U Magacaabey Hay'adda Sirdoonka Qaranka

0 Visits: 1167 | Saturday November 08, 2014 - 19:05:48
Madaxwaynaha Somaliland, Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa ciidamada Sirdoonka qaranka u Magacaabay Taliye ku xigeen, ka dib markii uu xilka ka qaadey Taliye ku xigeenkii hore.

Read More »

Guddomiyekuxigeenka 1aad ee Wakiiladu Muxu ka yidhi Dib u dhaca Kalfadhigi 26aad ee Golaha oo maanta Furmi laha Balse Baaqday?

0 Visits: 612 | Saturday November 08, 2014 - 19:02:03
Gudoomiye ku xigeenka koowaad ee golaha wakiilada somaliland Baashe Maxamed Faarax ayaa ka hadlay sababaha keenay in dib loo dhigo furitaanka kal fadhiga 26aad ee golaha wakiilada.

Read More »

Madaxweynaha Somaliland Oo Farriin U Diray Beesha Caalamka kuna celiyey mar kale in somaliland iyo somalia kala yihin laba dal oo jaar ah

0 Visits: 677 | Saturday November 08, 2014 - 18:58:56
Madaxweynaha Jamhuriyadda Somaliland Md. Axmed Maxamed Silaanyo, ayaa mar kale ku celiyay inaanay Somaliland ka qayb geli doonin shirka Denmark lagu qabanayo ee lagaga hadlayo Somaliya iyo horumarkeeda.

Read More »

Daawo: Musharax Jamal Ali Hussein iyo Muj Boobe Yusuf Ducaale oo si adag uga hadlay Ciidamada RRU ee la wareegay Gurigii Mulkiilaha HCTV

0 Visits: 752 | Saturday November 08, 2014 - 18:51:10
Siyaasiin kale oo tiro badan ayaa illaa saka si weyn uga hadlayey Guriga Farxaan Xaji Cali ee Ciidamadu La wareegeen, taaso ay ku tilmaameen Cabudhin iyo cagajuglayn lagu hayo saxaafadda madaxa bannaan HALKAN HOOSE KA DAAWO WARMURTIYEEDKA JAMAL ALI HUSEIN

Read More »

Madaxwaynaha Somaliland Oo Tacsi U kala Direy Ehelada Saddex Marxuum Oo Ku Geeriyooday Uk iyo Maraykanka

0 Visits: 686 | Saturday November 08, 2014 - 18:37:57
Madaxwaynaha Somaliland, Md. Axmed Maxamed Siilaanyo, ayaa Dhambaal Tacsi ah u diray Suldaan Ibraahim Jaamac Samater iyo guud ahaan qoyska reer Jaamac Samater oo uu ka geeriyooday Cabdillaahi Jaamac Samater.

Read More »

Daawo: Dhalinyarada Xisbiga WADANI oo Si kulul u Cambaareeyey Xadhiga iyo Xukunnada lagu Riday Dhalinyarada Reer Gar-adag ee Gobolka sanaag

0 Visits: 607 | Saturday November 08, 2014 - 18:37:07
Dhalinyaradan ayaa xukuumadda ugu hanjabay Mudaharaado ay dhigi doonaan haddii la soo deyn waayo dadkaasi lagu xukumay Gar adag, sidoo kalena ay joojiso Cabudhinta dhalinyarada iyo axafadda.

Read More »

Daawo: Gurigii uu Deggenaa Mulkiilaha HCTV oo ay la wareegeen Ciidamada RRU, Xilli La sheegay in Khilaaf aad U Xoogani so kala Dhex galay Mulkiilaha TV ga iyo Xukumadda

0 Visits: 940 | Saturday November 08, 2014 - 18:22:14
Mulkiilaha HCTV Farxaan Xaji Cali Axmed ayaa si fudud Furihii Gurigaas ugu wareejiyey Ciidamada ku soo kallahay saaka guriga, waxana wareegto ka soo baxday wasaaradda Hawlaha Guud hore loogu amray in ugu danbay 7da Bishan oo ku beegnayd shalay kaga guuraan isaga iyo 8 xubnood oo kale oo guryo dawladeed…

Read More »

Magacyada Xubno Maxkamadda Gobolka Sanaag ku xukuntay 9 Sanno oo Xadhig ah iyo Faldambiyeedka lagu xukumay

0 Visits: 582 | Saturday November 08, 2014 - 18:11:54
Maxkamadda Gobolka Sanaag ayaa Khamiistii Xukun Ku Riday Dhalinyaro Magaaladda Gar-adag ku Gubay Calanka Xisbiga Kulmiye

Read More »

Daawo: Guddomiye Ramaax oo Gobolkiisa Sanaag ku tilmaamay Gobolka Ugu Nabadgelyada Xun Gobolada Dalka

0 Visits: 711 | Saturday November 08, 2014 - 18:06:35
Badhasabku Wuxu Beeniyey Mudaharaad ka dhacay Gobolkiisa gaar ahaan Degmada Gar adag isagoo warbaahintana baaq u diray Dhegayso:

Read More »

Chelsea Oo Anfield Ku Garaacday Liverpool Isla Markaana Xajisatay Hogaanka Horyaalka + Daawo Sawirada

0 Visits: 1222 | Saturday November 08, 2014 - 17:54:02
Laba gool oo ay kala dhaliyeen Gary Cahil iyo Diego Costa ayaa Chelsea siiyay guul ay ka gaarto Liverpool, iyadoo hogaanka dheereysatay waxeyna haatan 7-dhibcood ka sareysaa Southampton oo kusoo xigta.

Read More »

Daawo:Guddomiye Cirro oo ka hadlay Dib u dhaca ku yimi Kalfadhigi 26aad ee Golaha oo lagu waday Inu Maanta Furmo

0 Visits: 927 | Saturday November 08, 2014 - 17:43:00
Shir gudoonka golaha wakiilada somaliland ayaa shaaca ka qaaday in dib loo dhigay wakhtigii la furi lahaa kalfadhiga 26aad Ee golaha wakiilada oo ay maanta ku beegnayd in si rasmiya loo furo

Read More »

Dhegayso: Madaxweynaha Somaliland oo Xafiiskiisa Ku Qaabiley Safiirka Turkiga U Qaabilsan Somaliland Iyo Somalia + SAWIRO

0 Visits: 586 | Saturday November 08, 2014 - 15:24:44
Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane, Axmed Maxamed Silaanyo Waxa Uu Maanta Xafiiskiisa Ku Qaabiley Safiirka Turkiga U Qaabilsan Somaliland Iyo Somalia Ambassador Olgan Bekar Oo Dalka Boqasho Ku Jooga.

Read More »

Daawo: Wasiirka Xanaanada Xoolaha Somaliland oo Soo Bandhigay Qodobo ay Berigii Mucaaradka ahaayeen Dhaleecayn jireen oo ay fuliyeen Mucaaradkana u jawabay

0 Visits: 697 | Saturday November 08, 2014 - 15:10:04
Wasiirka Xanaanada Xoolaha Somaliland Dr. Cabdi Aw Daahir Cali Oo Markii Ugu Horeysay Soo Bandhigay Qodobo Hordhac Ah Oo Ay Ka Xukuumad Ahaan Rabaan In Lagu Doorto Mar Kale.

Read More »

Pique Oo Ku Yiri Alves: Cadow Badan Ayaan Ku Leenahay Barcelona".Iyo maamulka kooxda Muxuu ka yidhi arintan

0 Visits: 1179 | Saturday November 08, 2014 - 14:28:28
Daafaca kooxda BarcelonaGerard Pique ayaa sameeyay arin muran ka dhex dhalin kara laacibiinta iyo maamulka kooxdiisa.

Read More »

Hordhac: QPR v Man City – Kabtan Kompany Oo Ka Maqan Kooxda Difaacaneysa Horyaalka.

0 Visits: 841 | Saturday November 08, 2014 - 14:21:52
Waxa ay aheyd QPR kooxdii uu waqtigii dhimashada goolka guusha ka dhaliyay Sergio Aguero ee ay horyaalka ku qaadeen Man City labo sanno ka hor, taasoo mar walba ka dhoola cadeysiisa jamaahiirta City, laakiin safarkooda haatan ee Loftus Road waa ka adag yahay sidii ay ahaan laheyd bil ama labo bil ka…

Read More »