Wararka

DAAWO Dugsiga Sare Ee Imaamu Shaafici Ee Ceerigaabo Oo Hadyado Gudoonsiiyay Ardaydi Kaalmaha Hore Ka Galay Imtaxaankii Sanadkan

0 Visits: 833 | Thursday October 23, 2014 - 22:30:57
Dugsigani ayaa waxa uu Ka Mid ahaa Dugsiyadii Ugu Sarayay Sanad Dugsiyeenkii 2013_2014 Isla Maantana Lagu Gudoonsiyay Abaal Marino Kale Duwan

Read More »

Guddida Arimaha Gudaha ee Golaha Wakiilada Somaliland oo Maanta Ogolaaday Xubnaha Cusub ee Komishanka Doorashooyinka iyo Wakhtiga Si Rasmi ah loo Ansixinayo

0 Visits: 698 | Thursday October 23, 2014 - 22:26:04
Guddida Arimaha Gudaha ee Golaha Wakiilada Somaliland, ayaa Xog waraysi ku saabsan Taariikhdoooda aqooneed iyo waayo aragnimo la yeeshay Guddida Komishanka Doorashada Somaliland ee dhawaan la magacaabay.

Read More »

Ma Dhabba Faysal Cali Warabe ayaa la kulmaya Cali Khalif Gallaydh oo Dawladda itobiya ka saartay Dalkeeda

0 Visits: 630 | Thursday October 23, 2014 - 12:51:01
Dowladda dhexe ee dalka Ethiopia ayaa Amartay inuu Dalkeeda si deg deg ah Uga Baxo Hogaamiyaha Kooxda Khaatumo Cali Khaliif Galaydh

Read More »

Natiijada Kulamadii Xalay Ee Champions League Qaarada Yurub iyo Kala Sarraynta Group A, B, iyo D + Sawiro.

0 Visits: 1371 | Thursday October 23, 2014 - 12:45:03
Inkasta oo caawa la ciyaaray kulamo xiiso badan ayayna haddana u dhawayn kuwii xalay ee natiijooyinka layaabka lihi ka soo baxeen

Read More »

Natiijooyinka Champion-ka : Real Madrid Oo GuusheediiUgu Horaysay Liverpool Ka Gaadhay ,Arsenal Oo Laba Daqiiqo Guul ku Gaaday Iyo Juventus Oo Guuldaro Kala Kulantay Olympiacos Iyo Kala Sareenta Group-da

0 Visits: 1344 | Thursday October 23, 2014 - 12:02:16
Haddii sideed kulan ee habeem hore ay kooxuhu iska dhaliyeen 40 gool ayaa sideedii kulan ee xalayna kooxuhu iska dhaliyeen 19 gool oo kaliya waana intii gool ee ay kulamdii xalay ay kooxuhu iska dhaliyeen qaybtii hore ee ciyaarahaas.haddaba halkan kaga bogo warbixinaha kulamada Liverpool vs Real Madrid,…

Read More »

Amnest International Oo Dawladda Holland Ku Canaanatay Celinta Qaxoontiga Soomaalida Ah

0 Visits: 680 | Thursday October 23, 2014 - 10:33:58
Hay'adda xuquuqul insaanka u Dooda ee Amnesty International ayaa dowladda Holland ku eedeysay inay ku xad gudbeyso xeerka caalamiga ah,

Read More »

Hargeysa: Kaba Tole Xaaskiisi Mindi ku Dilay Saqbadhkii Habeen Hore iyo Dilalka Qorshaysan oo ku so badanaya Dalka

0 Visits: 845 | Thursday October 23, 2014 - 10:02:38
Dil argagax badan dhaliyay ayaa ka dhacay magaalada Hargeysa habeenkii Salaasada, ka dib markii nin ka mid ahaa Dadka kabaha tola ama sameeya (Kabo-tole) uu mindi ku khaarajiyay Xaaskii uu qabay oo afar ubad ah u dhashay!.

Read More »

Booliska Israaiil oo Toogtay Nin Ilmo Yar si Badheedh ah Gaadhi u Jiidhsiiyey

0 Visits: 737 | Thursday October 23, 2014 - 09:30:58
Booliska Israa'iil waxa ay sheegeen in nin reer Falastiin ah uu si ula kac ah gaadhigiisa ugu soo kaxeeyay dhanka koox dad ah oo taagnaa boosteejo ku taala magaalada Qudus, uuna dilay ilmo isla markaasna uu dhaawacay sideed kale.

Read More »

Daawo: Abwaan Weedhsame oo Maansooyinkiisi Cajaaibka aha ku Soo Bandhigay London iyo Qosolkii iyo Sacabkii ka Dhacay Bandhiga Dhaqanka ee Somali-week Festival

0 Visits: 2052 | Thursday October 23, 2014 - 09:07:19
Abwaanka Caanka ah ee Xasan Daahir Ismaaciil (Weedhsame) ayaa Wacdaro ka dhigay Bandhigii Somali Week Festival 2014 oo ka dhacay LONDON,Abwaan Weedhsame ayaa goobtaasi ku soo bandhigay Maanso Jecayla oo la yidhaa Xabag Barsheed

Read More »

Qodobada uu Guddomiye Cirro Wax ka bedelka ku sameyey ee u gudbiye Guurtida iyo Qoraalki ay Guurtidu u Dirtay Gudomiyaha Golaha Wakiilada

0 Visits: 722 | Thursday October 23, 2014 - 08:04:40
Xildhibaano Khiyaamo Qaran ku Eedeyey Guddomiyaha Golaha Wakiilada ayaa soo bandhigay qodobbada ay ku eedeeyeen in Guddoomiye Cirro wax ka badalka ku sameeyay xeerka diwaangelinta, ka hor intaan loo gudbin Guurtida.

Read More »

Qaramada Midoobay oo Baadhaysa Dagaalkii Israel Ku Qaaday Marinka Qaza.

0 Visits: 1060 | Wednesday October 22, 2014 - 22:08:03
Xoghaya Guud ee Qaramada Midoobay ayaa bilaabaya baadhitaano ku saabsan weeraradii loo gaystay xarumihii qaramada midoobay intii uu socday dagaalkii dhawaa ee Israa'iil ay ku qaaday Qaza.

Read More »

Daawo Muqaal: Wasiirka Diinta Iyo Awqafta Somaliland Oo Ka Qaybgalay Casho Sharaf Loo Qabtay Xujajta Dalalka Afrika

0 Visits: 791 | Wednesday October 22, 2014 - 22:01:14
Wasiirka Diinta Iyo Awqafta Somaliland Oo Ka Qaybgalay Munasibad Loo Qabtay Xujajta Dalalka Afrika

Read More »

Daawo Muqaal:Taliyaha Socdaalka Somaliland Oo Si Adag Uga Hadlay Khataraha Cududrka Ebola Ee Ku Dhacay Afrika

0 Visits: 617 | Wednesday October 22, 2014 - 21:54:02
Taliyaha Socdalka Dalka Somaliland Oo Markii Ugu Horaysay ka Digay Khaterta Cudurka Ebola Ee Ka Dilaacay Afrika.

Read More »

Maxkamadda Adduunka oo Shacisay Xiliga Loo Garnaqayo Soomaaliya iyo Kenya.

0 Visits: 556 | Wednesday October 22, 2014 - 21:49:32
Maxkamadda dunida ayaa Cayinta xiliga rasmiga ah ee la dhagaysan doono dacwadda Soomaaliya u gudbisay maxkamaddaee ku saabsanaa muranka Xuduudabadda ee u dhexeeya Soomaliya iyo kenya waxaana wargayska the StandardEe kasoo Baxa Magaalada Niarobi uu sheegay in13 July 2015 Iyo 27 May 2016 si rasmi ah loo…

Read More »

Ururka Daacish oo Kala Jartay Xidhiidhkii Ganacsi ee Wadamada Carabta iyo Turkiga.

0 Visits: 1405 | Wednesday October 22, 2014 - 21:43:37
Xidhiidhkii ganacsiga ee wadanka turkigu la laaha wadamad carabta yaa qarka u saaran inuu gabi ahaanba istaago, tan iyo markii ay jabhadda islaamiga ah ee Daacish isku balaadhiyeen dhulkii ay mari jireen gaadiidka gacansiga ee u kala gudbaya wadamada turkiga iyo carabta.

Read More »

Maraykanka oo Si Xooga Looga Cabsi Qabo Inuu Hub Wax Gumaado Uu Ka Dhigto Ka Dhigto Virus-ka Ebola.

0 Visits: 766 | Wednesday October 22, 2014 - 21:35:40
Warbxinta ayaa sheegaysa in wasaarada arrimaha dibadda ee dalka jarmalku ay waraaqo codsi ah u qaybisay safaaradda iyo qunsuliyadaha maraykanku ku leeyahay wadanka jarmalka taasi oo dawladda maraykanka lagaga codsanayo in aan virus-ka halista badan ee kumanaanka qof ku dilay galbeedka afrika aan loo…

Read More »

Daawo: Guddomiyaha Jamacadda Camuud oo Ka Warbixiyey Marxaladihi ay soo Martay Jamacadda Camuud iyo Xaaladihi ay ku soo shaqaysay

0 Visits: 652 | Wednesday October 22, 2014 - 18:38:10
Wuxu kaloo ka hadlay Ciddii maalgelin jirtay, faaidada ay u leedahay Qaranka iyo Waxyaabaha ay Dalka ku so kordhisay

Read More »

Daawo: Wasiirka Arrimaha Gudaha oo Tababar 4 Maalmood Socday u Soo Xidhay Xoghayaasha Dawladaha Hose ee Degmooyinka Dalka

0 Visits: 602 | Wednesday October 22, 2014 - 18:31:14
Wuxu kula dardaarmay Xoghayaasha Degmooyinka Dalka inay iska dedejiyaan qorshayaasha horumarineed ee dhinacyada waddooyinka iyo bilicda magaalooyinka

Read More »

Daawo: Tirada Dadka ku laba jeer celiyey Diiwangelinta Madaniga ah ee sida Tijaabada ah uga socota Caasimadda

0 Visits: 673 | Wednesday October 22, 2014 - 18:20:24
Masuliyiinta Xarunta laga maamulo Diiwangelinta ee magaalada hargeysa ayaa ka warbixiyey tirada dadka ay u qabteen inay ku noqnoqdeen diwangelinta iyo halka dadkaasi la geeyey ama talaabada laga qaaday

Read More »

Daawo:Xisbiga UCID oo beeniyey Wararka Shegaya In Gudomiye Faysal Ali Warabe kulan La qaatay Raisulwasaaraha Somaliya

0 Visits: 779 | Wednesday October 22, 2014 - 17:52:47
Murashaxa Madaxweyne kuxigenka ee Xisbiga UCID oo saaka warbaahinta kula hadlay magaalada hargeysa aya sheegay in faysal ali waraabe ahayn shakhsi loga biqi karo qaranimada somaliland shacabkuna markhaati ka yahay halka qaddiyadu ka taagan tahay

Read More »