Wararka

Maayirka Casimada Hargaysa Oo Garoon Cusub Dhagax Dhigay.

0 Visits: 956 | Tuesday August 26, 2014 - 22:26:41
Maayarka caasimadda Hargeysa Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid Soltelko, ayaa maanta dhagax dhigay garoonka kubadda cagta ee Degmadda Macalin Haaruun ee xaafadda New Hargeysa.

Read More »

Ciidanka Kenya Oo Maanta Toogasho Ku Dilay Wil Somaliyeed

0 Visits: 652 | Tuesday August 26, 2014 - 22:18:43
Wargeyska Daily Nation ee Kenya ka soo baxa ayaa maanta oo salaasaddii ah qoray in booliska Kenya ay toogteyn nin Soomaali ah oo ku hubeysnaa qori AK47.

Read More »

Daawo Muqaal:Mudaharaad Gilgilay Maanta Hargeysa Iyo Iskaashatada Baabuurta Hargaysa iyo Boorama Oo Cabasho ka Muujiyay Dhul Laga Raray.

0 Visits: 962 | Tuesday August 26, 2014 - 22:14:53
Mudaharaad Gilgilay Maanta Hargeysa Iyo Iskaashatada Baabuurta Hargaysa iyo Boorama Oo Cabasho ka Muujiyay Dhul Laga Raray.

Read More »

Wasiirka Arrimaha Dibadda Jabuuti oo ka hadlay Toogashadii ka dhacday Garoonka Diyaaradaha Jabuuti

0 Visits: 814 | Tuesday August 26, 2014 - 22:05:44
Wasiirka arrimaha dibadda Jamhuuriyadda Jabuuti ayaa sheegay inaysan jirin wax dhibaato ah oo kasoo gaartay toogashadii shalay gudaha garoonka diyaaradaha Jabuuti ka dhacday madaxweynaha dalkaas, Ismaciil Cumar Geelle.

Read More »

Dagaal Culus Oo Maanta Dhexmaray Ciidanka Qaranka Somaliland Iyo Maleeshiyada Khaatumo

0 Visits: 1718 | Tuesday August 26, 2014 - 21:57:29
Dagaal Balaadhan oo la sheegay in uu socday saacado badan ayaa maanta dhexmaray Ciidamada Qaranka jamhuuriydda Somaliland iyo Maleeshiyada Khaatumo Dagaalka ayaa waxaa uu ka dhacay deegaanka Saax-dheer

Read More »

Cudurka Halista Ah Ee Ebola Oo Usoo Gudbay Bariga Afrika+Akhriso

0 Visits: 1082 | Tuesday August 26, 2014 - 19:44:35
Cudurka Halista Ah Ee Ebola Oo Usoo Gudbay Bariga Afrika

Read More »

Daawo Afkashacabka Tv; Madaxweynaha Somaliland Oo Saaka Kormeer Kusoo Maray Haamaha Kaydka Shidaalka Ee Berbera Iyo Xarunta Ciidanka Ilaalada Xeebaha Somaliland Ee Gobolka Saaxil Kadibna Usoo Ambabaxay Caasimada Somaliland Ee Hargaysa

0 Visits: 715 | Tuesday August 26, 2014 - 15:43:10
Berbera(afkashacabka.com) Madaxweynaha Somaliland Oo Saaka Kormeer Kusoo Maray Haamaha Kaydka Shidaalka Ee Berbera Iyo Xarunta Ciidanka Ilaalada Xeebaha Somaliland Ee Gobolka Saaxil Kadibna Usoo Ambabaxay Caasimada Somaliland Ee Hargaysa

Read More »

Bolotelli Oo Sharaxay Sababta Uu Mar Kasta U Doorto Lanbarka 45

0 Visits: 1136 | Tuesday August 26, 2014 - 15:17:33
Mario Balotelli oo shalay dhamaystiray saxiixa uu ugu biirayt Liverpool ayaa markale doortay funaanadii No.45. Balotelli ayaa sheegay in No.45 iyo booska uu ka ciyaaraa ay is waafaqsan yihiin. Mario ayaa ku kaftamay in marka laysku geeyo labada tiro ee uu namberkiisu ka kooban yahay noqonaayo No.9 taas…

Read More »

Madaxweynaha Jabuuti oo ka badbaaday iskuday Dil Toogasho ah iyo Saraakiil Rasaastu ku dhacday

0 Visits: 872 | Tuesday August 26, 2014 - 09:39:15
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle, ayaa ka badbaaday isku day dil, ka dib markiii sida la sheegay ka mid ah ilaalada gaarka ah ee Madaxweyne Geelle uu Rasaas furay wakhtigi uu Madaxweynuhu ka soo degayay garoonka diyaaradaha magaalada Jabuuti Isniintii.

Read More »

Maayarka Djibouti oo is Barbar Dhig ku sameeyey Caasimadaha Djibouti iyo Somaliland

0 Visits: 1073 | Tuesday August 26, 2014 - 09:10:23
Maayarka Magaalada Jabuuti, Xuseen Cabdillaahi Qayaad oo booqasho ku jooga Magaalada Hargeysa, ayaa ka hadlay waxyaabaha ay iska matalaan ama ay iskaga midka yihiin Hargeysa iyo Jabuuti.

Read More »

Wasiiru-dawlaha Maaliyada Somaliland, oo dhalinyarada ka waaniyey Cabista Sigaarka iyo Cunista Qaadka oo Noloshiisa Halis Gelisay

0 Visits: 1148 | Tuesday August 26, 2014 - 07:48:59
Wasiirka oo Qalliin Culus Lagaga Sameeyay Wadnaha iyo Saablayda ayaa Ku Sababeeyay Cabista Sigaarka Iyo Cunista Qaadka,

Read More »

Maxkamada Gobolka Maroodi-jeex Oo Dib Xorriyada Ugu soo celisay Wargayska Hubaal Iyo Dareenada Ku Xereen

0 Visits: 958 | Monday August 25, 2014 - 23:49:31
Maxkamadda Gobolka Hargeysa, ayaa muddo Sagaal Bilood iyo Dheeraad ah kadib xayiraaddii ka qaadday Wargeyska Hubaal oo kasii bixi jirey Magaalada Hargeysa.

Read More »

Madaxwaynaha Dalka Faransiiska Oo Kala Diray Dawladiisa. Kadib Dhalecayn Xoogle Oo Uga Timi Shacabka Dalkaasi.

0 Visits: 710 | Monday August 25, 2014 - 23:45:34
Madaxweynaha Faransiiska, Fancois Hollande, ayaa kala diray dawladda kaddib markii dhaleeceyn kaga timid dadka labadiisa wasiir ee siyaasadiisa dhaqaalaha.

Read More »

Madaxda Waddamada IGAD Oo Digniin Kama Danbays Ah U Diray Dhinacyada Ku Dagaalamaya Dalka South Sudan +Sawiro

0 Visits: 688 | Monday August 25, 2014 - 23:42:21
Madaxda waddamada IGAD ayaa shirkoodi u socday labada maal mood waxay digniin kama danbays ah u qadimeen dhinacyada ku dagaalamaya waddanka South Sudan, kaas oo colaad sokeeye hadheeyaysay 8-bilood ee ugu danbeeyay.

Read More »

Ciidamadda Sirdoonka Somaliland Oo Gacanta Ku Dhigay Ilaacad FM Ah Oo Looga Shakisan Yahay Jabahada ONLF.

0 Visits: 842 | Monday August 25, 2014 - 23:40:20
Ciidamada Sirdoonka Somaliland ayaa gacanta ku dhigay Ilaacad FM-ah oo looga shakisanyahay Jamhada ka dagaalnta dalka Itoobiya ee ONLF.

Read More »

Daawo Muqaal:Xildhbanada Golaha Deegaanka Gabiilay Oo Laba Garab U Kala Jabay Iyo Khilaafkooda Oo Cirka Isku Shareeray

0 Visits: 927 | Monday August 25, 2014 - 23:34:18
Xildhbanada Golaha Deegaanka Gabiilay Oo Laba Garab U Kala Jabay Iskuna Khilaafay Cida Mayir Noqonaysa Ee Loo Dooran Doona Si Adagna U Sheegay Inay Rabaan Maayir Taagro U Haya Xisbiga Kulmiye Iyo Xukumada.

Read More »

Daawo Afkashacabka Tv: Madaxweyne Siilaanyo Oo Galabta Socdaal Lug Ah Ku Maray Wadooyinka Magaalada Berbera Kormeerna Kusoo Maray Dekeda Berbera

0 Visits: 679 | Monday August 25, 2014 - 19:59:15
Berbera(Afkashacabka.com) Madaxweyne Siilaanyo Oo Galabta Socdaal Lug Ah Ku Maray Wadooyinka Magaalada Berbera Kormeerna Kusoo Maray Dekeda Berbera

Read More »

"Sidii Bay Weli Dhafoorka Xabad Nagaga Hayaan" Cali Khaliif Daawo

0 Visits: 736 | Monday August 25, 2014 - 19:54:18
"Sidii Bay Weli Dhafoorka Xabad Nagaga Hayaan" Cali Khaliif Daawo

Read More »

Machadka Siitco oo Abaalmarino Guddoonsiiyey Ardaydii Kaalmaha Hore ka Gashay Imtixanaadkii sannaddugsiyeedka 2013 / 2014

0 Visits: 1071 | Monday August 25, 2014 - 19:29:34
Munisabad balladhan oo lagu daah furayay Sanad Dugsiyeedka 2014-2015 ee Dugsiga Hoose,Dhaxe,Sare ee Sitco ayaa lagu Qabtay Hoolka Jamacadda Gollis ee Magaalada Burco

Read More »

DAAWO Wasiir Xaglatoosiye Oo Sheegay Inaan Buuhoodle Aanay Ka yeelaynin Wax Dhaq Dhaqaaq siyaasadeed Ah

0 Visits: 672 | Monday August 25, 2014 - 18:42:29
DAAWO Wasiir Xaglatoosiye Oo Sheegay Inaan Buuhoodle Aanay Ka yeelaynin Wax Dhaq Dhaqaaq siyaasadeed Ah

Read More »