Qoraalkan aan cinwaanka uga dhigay "Naadiyada Akhriska ee Somaliland Xaggee ka Yimaaddeen Halkeese u Socdaan?" Waxa igu dhaliyey qoraal kooban oo uu qoray
0 Visits: 1225 |
Wednesday January 27, 2016 - 09:23:00
Riwaayaddan oo laga metelay siyaasad cusub iyo qorshayaasha wakhtigan ay siyaasintu ku soo shaacbaxaan taasoo daaha ka rogaysa sida ay siyaasiintu u arkeen wakhtigan in lagu baran karo am amagacoodu ku soo bixi karo ila daawo adaa qosliye
0 Visits: 1595 |
Saturday January 23, 2016 - 09:50:12
Barashada afka, dhaqanka iyo sooyaalkiisu waxa ay mar walba ii ahaayeen, haddana ii yihiin, waxa ugu horreeya ee aan mar walba ku faano ama jeclahay. Aniga oo arrintaasi maanka ku haya ayaan
0 Visits: 1449 |
Wednesday January 20, 2016 - 12:30:47
SANNADKII 2AAD EE LA QABTO BARNAAMIJKA HAN IYO HIMILO WUXU KA XIKMAD IYO XAMAASAD DUWANAA KAL HORE, SANNADKA SADDEXAADNA INSHA ALLAH WUXU KA SII MIISAAN BADNAN DOONAA SANNADKAN DAAWASHO WACAN
0 Visits: 2380 |
Monday December 14, 2015 - 09:37:37
Abwaanka oo ka mida ah Hal abuurada Dhalinyarada ah ee Borama ayaa wakhti uu safar ku joogay Burco aan ka waraystay Buugaag u Qoray iyo Suugaan uu tiriyey waraysi qaade Mustafe Teacher
0 Visits: 2836 |
Wednesday October 21, 2015 - 08:44:10
Buugga Dirsooc oo kamida Buugaagta Ugu qiimaha Badan Buugaagta ay Qoreen Dhalinyaradu kaalinta kowaad na u galay Buugaag tiro badan oo Tartan ay u qabatay Shirkadda SAGALJET ayaa Barnaamijkan Marti ku ah, Buuggan oola yidhaa DIRSOOC ayaa ka hadlay Qaddiyada iyo Taariikhda BUlshada Gabooyaha la yidhaa…
0 Visits: 2356 |
Sunday October 11, 2015 - 09:11:59
Barnaamijka oo uu Soo Saaray Weriye Mustafe Teacher Waxa lagu martiqaadaa Qoraayada iyo Hal Abuurada Dhalinyarada ah ee Somaliland, Hal abuur Abdinasir ali Afrika oo ka mida Qorayaasha iyo Hal abuurrada Gobolka Saaxil gaar ahaan Magaalada Berbera, Waana G/kuxigenka Naadiga Akhriska Berbera
0 Visits: 1998 |
Wednesday October 07, 2015 - 07:59:02
Barnaamijkan oo Todobaadkiiba Mar ka baxa Tvga Qaranka Somaliland isl amarkaasna uu soo saare ka yahay Mustafe Osman Magaalo (Mustafe Teacher) Waxa lagu Faaqidaa Arrimaha Qoraalka iyo Akhriska Waxana lagu soo casuumaa Dhalinyarada iyo shakhsiyaadka ku Hawlan Qoraalka.