Suugaan

Daawo: Heestii Dahabshiil iyo Alfanaan Maxamed BK

0 Visits: 1273 | Wednesday January 13, 2016 - 09:22:15
SHIRKADDA DAHABSHIIL OO AH SHIRKADA XAWAALADAHA UGU CAALAMI SAN AYAA LOO SAMEEYEY HEES KA TURJUMAYSA ADEEGYADA AY BULSHADA U HAYSO

Read More »

Daawo: Barnaamijka Qalinka iyo Qoraaga iyo Abwaan Dhinbiil oo ku marti ah

0 Visits: 4250 | Monday December 14, 2015 - 09:37:37
Abwaanka oo ka mida ah Hal abuurada Dhalinyarada ah ee Borama ayaa wakhti uu safar ku joogay Burco aan ka waraystay Buugaag u Qoray iyo Suugaan uu tiriyey waraysi qaade Mustafe Teacher

Read More »

Biliiqada loo geystay Afkeena" W/Q:: Cabdimajiid Iid Aadam(Dhinbiil)

0 Visits: 1810 | Monday December 07, 2015 - 08:42:52
Afku sidiisaba waa isgaadhsiinta dadku kuwada xidhiidhaan ,wa ta labaade waa hanti uu Ilaahay ina siiyay oo aynu kaga duwannahay umadaha kalee la odoonsaday ,

Read More »

Tixdii Mahdiya Waxa Curiyey Abwaan Cali Dhanaaniye​

0 Visits: 2172 | Thursday December 03, 2015 - 08:35:49
Tixdan oo an curiyey 28/11/2015 oo ku beegnayd , maalintii 40- baxa inantayda Mahdiya, waxaanan u illaahay uga rajeynayaa cumri dherer, caafimaad, cibaado suubban,

Read More »

Todobbaadka Dabbaal-Degga Soomalida 'Somali Week Festival' W/Q: Fardus M. Dheere

0 Visits: 1929 | Thursday October 22, 2015 - 16:49:14
Toddobaadka debaal-degga Soomaalida waa bandhig wayn oo sannadkiiba hal mar lagu qabto magaalada Landhan ee carriga Ingiriiska.

Read More »

SOOMALHAAD :Gabay Tahriib laga tiriyey oo uu curiyey Abwaan Abdijibaar Aadan Gaas

0 Visits: 2260 | Thursday October 22, 2015 - 10:36:06
1:Soddon Sano Waxaa Nagu Dhacay Seefta iyo Qawda 2:Sareceenna Aasmaye Mar hore Laga Saluugaayay 3:Seermawaydo Roobkii Madda'o Waana Sugaynaaye 4:Suryo iyo Waxaa lagujiraa Siriq Nafgooya ahee

Read More »

Daawo: Barnaamijka Qalinka iyo Qoraaga ee Tvga Qaranka iyo Qoraa Maxmed Ismacil Cali oo Marti ku ah Todobaadkan

0 Visits: 4967 | Wednesday October 21, 2015 - 08:44:10
Buugga Dirsooc oo kamida Buugaagta Ugu qiimaha Badan Buugaagta ay Qoreen Dhalinyaradu kaalinta kowaad na u galay Buugaag tiro badan oo Tartan ay u qabatay Shirkadda SAGALJET ayaa Barnaamijkan Marti ku ah, Buuggan oola yidhaa DIRSOOC ayaa ka hadlay Qaddiyada iyo Taariikhda BUlshada Gabooyaha la yidhaa…

Read More »

Daawo: Barnaamijka Qalinka iyo Qoraag Tvga Qaranka iyo Qoraa Axmed SKY oo ku marti ah

0 Visits: 4960 | Wednesday October 14, 2015 - 12:05:40
Barnaamijka Qalinka iyo Qoraaga oo Todobaad leh ah waxa lagu falanqeeyaa arrimaha qoraalka iyo suugaanta, waxana lagu martiqaadaa Qorayaasha iyo Hal Abuurrada Somaliland, Waxaana Soo saare aka ah Weriye Mustafe Teacher, Barnamijka Waxa Todobaadkan ku marti ahAxmed SKY oo ah Guddomiyaha Naadiga Aayo…

Read More »

Daawo: Barnaamijka Qalinka iyo Qoraaga TVga Qaranka iyo Hal Abuur Qoraa Abdinaasir Afrika

0 Visits: 4124 | Sunday October 11, 2015 - 09:11:59
Barnaamijka oo uu Soo Saaray Weriye Mustafe Teacher Waxa lagu martiqaadaa Qoraayada iyo Hal Abuurada Dhalinyarada ah ee Somaliland, Hal abuur Abdinasir ali Afrika oo ka mida Qorayaasha iyo Hal abuurrada Gobolka Saaxil gaar ahaan Magaalada Berbera, Waana G/kuxigenka Naadiga Akhriska Berbera

Read More »

Daawo: Barnaamijka Qalinka iyo Qoraaga ee Tvga Qaranka iyo Qoraa Jamaal Bullaale oo ku marti ah Toddobaadkan

0 Visits: 2670 | Wednesday October 07, 2015 - 07:59:02
Barnaamijkan oo Todobaadkiiba Mar ka baxa Tvga Qaranka Somaliland isl amarkaasna uu soo saare ka yahay Mustafe Osman Magaalo (Mustafe Teacher) Waxa lagu Faaqidaa Arrimaha Qoraalka iyo Akhriska Waxana lagu soo casuumaa Dhalinyarada iyo shakhsiyaadka ku Hawlan Qoraalka.

Read More »

Djbouti:Qaxootiga Kasoo Cararey Dagaalada Yemen Oo Kusoo Qulqulaya Dalka Jabuuti iyo Dowlada Oo Si Diiran Uqaabishey

0 Friday September 04, 2015 - 23:44:41
Qaxootiga kasoo hayaamay dagaalada ka socda wadanka Yemen ayaa, si xoog ah ugu soo qulqulaya dalka Djbouti iyadoo ugu yaraan afar markab oo sida qaxootigaasi ay kusoo xidheen Dekeda dalka Djbouti.

Read More »

Daawo: Abwaan Faysal Aw cabdi Cambalaash iyo Wiil ka niyad jabsan Somaliland Joogitaankeda wixii kala qabsaday iyo suugaantii uu ugu caqli celiyey abwaanku

0 Visits: 1991 | Tuesday September 01, 2015 - 08:24:18
Abwaan Faysal Aw cabdi camabalaasha oo ka mida hal abuurka somaliland ee sugaantiisu aadka ugu baahday waddanka gudihiisa iyo debeddiisaba ayaa si waayeelnimo iyo wadaniyad leh ugu caqli celiyey wiil dhalinyaro ah oo ka niyad jabay somaliland isla markaasna qalqaalinayey inu tahriibo

Read More »

Daawo:Al Fanaan Mursal muuse Oo Soo Saaray Hees Cusub Ee Caashaqa dhabta

0 Visits: 2153 | Monday June 15, 2015 - 10:31:45
Al Fanaan Mursal muuse Oo Kamida Kooxda Xdigaha Geeska Ayaa Soo Saaray Hees Cusub Oo Lagu Macaabao Caashaqa dhabta

Read More »

Daawo"Waxa ay Ka magac abuureen Laba Qof Oo Qaaaliya Magacayadan ay La Baxeen Waa Bug Markaa magacyada Raga waawayn Iska daaya Oo Ku Tumashada Ka Daaya Soorn Iyo Jwaan "Suldaan Muuse Cune

0 Visits: 1309 | Monday June 08, 2015 - 14:37:02
Suldaan Maxamed Muuse Cune Oo Kmida Sulaadiinta Gobolka Togdheer Ayaa Maanta Ka Hadlay Magacyada Aysitaan Labada Jilaa Ee Sooraan Iyo Jawaan Islamarkaas Ku Tilmaaya Nin Sita Magacyo Been Abuura Ah

Read More »

Daawo: Jilayaasha Caanka ah ee Jawaan iyo Sooraan oo Riwaayad Cusub ka Sameeyey Warbaahinta Wakhtigan

0 Visits: 2708 | Monday June 01, 2015 - 16:08:10
Jawaan iyo Sooraan ayaa Dhulka Jiiday Saxaafadda Somaliland kuna Sheegay Dad ku Dherga Beenta, Xaasidka iyo Isku Dirka, Daawasho Wacano

Read More »

Daawo: Abwaan Ibraahin Xamari oo Maanso ka tiriyey Qaranimada Somaliland iyo Halganki lo so maray

0 Visits: 1502 | Wednesday May 27, 2015 - 11:50:08
Abwaan Ibrahin Xamari Wuxu Maansadasiisa kaga warramaya Marxaladihii Somaliland Soo Martay 1960kii illaaa iminka, Daawasho Wacan

Read More »

Daawo: Hal abuurad Da'yar oo Maanso ay Tirisay Kula Talisay kulana Dardaarantay Suxufiyiinta iyo Siyaasinta

0 Wednesday May 27, 2015 - 11:09:41
Maansadan oo Magaceeda la yidhaa Suxufiga iyo Siyaasiga ayay tirisay Kaltun Maxamed Muuse oo ka tirsan Masuliyiint Dallada SYNA

Read More »

Dhegayso: Barnaamijkii Caweyska Washington ee VOA iyo Waraysiyadii ugu Qosolka Badnaa oo ku jira

0 Visits: 2264 | Sunday May 24, 2015 - 13:41:59
Barnaamijka Caweyska Washington Waxa Marti ku ah Kaltun Abdirahman oo ah Abwaanad ka shekaynaysa Qiso oo ad u qosol badan oo ka qabsatay Kenya, iyo Abdurahman Muse oo lo yaqan Yonis Burcaawi oo Jooga Hargeysa oo ka mid ah shakhsiyadka Qoraalka ugu Maadda iyo Qosolka Badan ku baahiya Baraha Bulshadu…

Read More »

Daawo: Heesti Qarniga ee Xuska 18 May loo sameeyo iyo Fanaankii Mustafe Dollar oo soo saaray Sannadkan

0 Visits: 1440 | Friday May 22, 2015 - 14:13:07
Al Fannaan Mustafe Dollar ayaa Soo saaray Heesti Qarniga oo ay aad u qiiro iyo xamaasad badan, waana heesti 18 may "Bilaha Laba iyo Tobanka ah wa la kala Tirsanayaa innaga Teennu Waa MAY" DAAWASHO WACAN

Read More »

Maansadii fariin caashaq 1986 mandheera abwaan maxamed yasiin

0 Visits: 2782 | Thursday May 14, 2015 - 08:14:57
baashaha dhaqaaqee baabuurka fuulow saaxiib bidhaan wacan beerkiyo wadnaha taal oo aanan bilo arag adaa boos metelayee

Read More »