Arrimaha Diinta

DAAWO: Muxaadiro Muhiim Ah Oo Sheekh Dr Faysal Maxamed Cali Kaga Hadlaayo Fadliga Bisha Barakaysan Ee Ramadaan.

0 Visits: 1410 | Tuesday June 21, 2016 - 17:42:36
Muxaadiro Muhiim Ah Oo Sheekh Dr Faysal Maxamed Cali Kaga Hadlaayo Fadliga Bisha Barakaysan Ee Ramadaan.

Read More »

Daawo: Su'aalihi Bisha Ramadaan iyo Sheekh Maxamed Sheekh Cumar Dirir Oo Inooga Jawaabaya Su,aalo La Soo Waydiiyey.

0 Visits: 1430 | Saturday June 18, 2016 - 15:41:48
Su'aalihi Bisha Ramadaan iyo Sheekh Maxamed Sheekh Cumar Dirir Oo Inooga Jawaabaya Su,aalo La Soo Waydiiyey.

Read More »

Daawo: Su'aalo iyo Jawaabo Diini ah oo ku saabsan Ramadaanta iyo Sh Maxmed Cumar Dirir

0 Visits: 1850 | Tuesday June 14, 2016 - 10:20:41
su'aalo iyo jawaabo muhiim ah oo ku saabsan bisha barakaysan ee ramadaan waxaan soo jeedinaya sheekh Maxamed Cumar dirir ee ka faa'iidaysi wanaagsan

Read More »

Daawo: Muxaadaro Ku Saabsan Soonka iyo Axkaamtiisa Waxa so Jedinaya Sh, Maxmed Cabdi Umal

0 Visits: 1579 | Saturday June 11, 2016 - 17:49:23
Muxaadaro Ku Saabsan Soonka iyo Axkaamtiisa Waxa so Jedinaya Sh, Maxmed Cabdi Umal Xalqadii 1aad, Waxana Sheekhu kaga jawabi doona suaalo ay dadku so waydiiyeen

Read More »

Daawo: Su'aalo iyo Jawaabo ku saabsan Bisha Ramadaan, Sh Maxmed Umal iyo Sh Maxamed Shibille oo ka jawaabaya

0 Visits: 1737 | Friday June 10, 2016 - 13:52:37
Nadwo ku saabsan Bisha Ramadaan ayaa Su'aalo tiro badan lagu Waydiiyey Sh Maxmed Umal iyo Sh Maxamed Shibille iyago bulshada somaliyeed si waafiya ugaga jawaabay

Read More »

Daawo: Sh Maxamed Cabdi Umal iyo Muxadaradiisa Arkaanta Soonka

0 Visits: 1631 | Tuesday June 07, 2016 - 16:19:01
Waxaana halkan idiinku soo gudbin doona muxaadiro qiimo badan cinwaankeedu yahay Arkaanta soonka iyo waxyaabaha buriya waxaana soo jeedin doona Sheekh Maxamed Cabdi Umal ee ka faa'iidaysi wanaagsan

Read More »

Daawo: Madal Ballaadhan oo lagu Daahfuray Buugga Haqabtire oo ka hadlaya Arrimo Badan oo Diini ah

0 Visits: 1622 | Tuesday June 07, 2016 - 09:01:47
Buug Loo Bixiyey Haqab Tire Oo Koobsaday Axkaamta Soonta ,Zakada, iyo Ciida Oo Markii Ugu Horaysay Lagu Soo Bandhigay Magaalada Hargeysa

Read More »

Daawo: Sheekh Cabdilaahi Barbaraawi iyo Casharadii Ramadaanta , Casharka Koowaado oo ka hadlaya Adaabta Soonka

0 Visits: 1401 | Tuesday June 07, 2016 - 08:48:45
Daawo :casharkii koowaad ee casharada ramadaanta, waxaaana darsigani ku saabsanyahay "Aadaabta ama Akhlaaqda qofka muslimka", waxa soo jeedinaaya Sheekh Cabdillaahi Xasan Xaashi Berberaawi.

Read More »

Daawo: Sh Aadan Siiro Muxu ka yidhi Heshiska ay Somaliland la Gashay Dawladda Imaraatka ee Dekedda Berbera

0 Visits: 1524 | Saturday May 14, 2016 - 09:16:52
Sheekh Aadan Maxamuud Xiiray [Aadan Siiro] ayaa ka hadlay heshiiska dekedda Berbera ee Somaliland iyo Imaaraatka Carabta, isagoona sheekhu sheegay in ay adagtahay in ay dadku ku kalsoonaadaan heshiiska ay xukuumaddu ka gashay dekedda Berbera.

Read More »

Hanuunka & Habowga W/Q Dr. Abdulqani Hussein

0 Visits: 2222 | Wednesday April 27, 2016 - 14:12:00
Ibrahim Hawd waa qoraa caan ah oo ku fiican macalinimada afsoomaaliga, aqoon fiicanna u leh hab dhiska afkeenna soomaaliyeed iyo hab qoraalkiisa,

Read More »

Daawo: Casharkii 6aad ee Tafsiirka Quraanka kariimka iyo Sh Faysal Ali Faarah

0 Visits: 1549 | Thursday March 17, 2016 - 08:39:01
Tafsiirka Quraanka kariimka oo ka soconaya Masjidul Raxma ee Magaalada BUrco Waxa inoo Duubay Muuqaalada Weriy Cabdimaalik Coldoon ka Daawo Shebekedda Afkashacabka.com

Read More »

Daawo: Casharkii 5aad ee Tafsiirka Quraanka kariimka ah iyo Sh Faysal Cali Faraax oo soo jeedinaya

0 Visits: 1367 | Wednesday March 16, 2016 - 09:00:38
Tafsiirkan oo ka socda Masjidul Raxma ee Magaalada Burco Waxa Muuqaalada inoo Duubaya Weriye Cabdimaalik Muse Coldoon Waxana Todobaad kasta ka Daawan doontaan insh aallah shebekedda Afkashacabka

Read More »

Daawo: Casharkii 4aad ee Tafsiirka Quraanka Kariimka iyo Sh Faysal Ali Faarah

0 Visits: 1503 | Friday March 04, 2016 - 21:32:33
Sh. Faysal Ali farah oo Tafsiirki Quraanka ka bilaabay Masidkja Al Raxma ee Magaalada Burco ayaa Habeen kasta idnku so Gudbin doonaa halkan waan Duubistii Weriye Cabdimaalik Coldoon

Read More »

Ka Qaybqaado Tabaruca iyo U Gargaarida Dadku ay Sida Xun u saameeyeen Abaaruhu ee Gobolada Galbeedka Somaliland

0 Visits: 1684 | Thursday March 03, 2016 - 08:17:15
Haddii inuun iimaan kugu jiro oo aad diir naxayso, si ilaahay kugu naxariisto u gargaar dadkaaga jilicsan ee abaaruhu ay saameeyeen, Sadaqaddu waxba kama dhinto maalka qofka ayuu ahaa Xadiiskii Rasuulku SCW,sidaas awgeed waxkasta oo ad haysato wax wad ka bixin karta Ugu Dir Tabarucaadkaga Ciwanadan

Read More »

Daawo: Casharkii 2aad ee Tafsiirka Quraanka Kariim iyo Sh, Faysal Cali Faarax

0 Visits: 1699 | Thursday March 03, 2016 - 08:00:15
Sh. Faysal Cali Farax oo ka mida Culimada Waaweyn ee Togdher ayaa si taxane ah Tafsiirkii Quraanka kariimka ahaa uga wada Masjidu Raxma ee Magaalada Burco

Read More »

Daawo: Sh. Faysal Cali Faarax oo Tafsiirkii Quraanka kariimka Ka bilaabay Magaalada Burco iyo Shebekedda Afkashacabka oo Si joogto ah Idinku so Gudbin Doonta

0 Visits: 2248 | Tuesday March 01, 2016 - 15:55:43
Sheekh Faysal Cali Faarax oo ka mida culimada ugu caansan looguna jecel yaha dalka gaar ahaan gobolka Togdheer ayaa tafsiirka Qur'aanka Kariimka ah ka bilaabay Masjidka Al-Raxma ee magaalada Burco

Read More »

Daawo: Barnaamijka Qalinka iyo Qoraaga oo Todobaadkana aynu ku so Qaadanyno Akhriska iyo Qoraalka iyo Islaamka

0 Visits: 4059 | Thursday December 17, 2015 - 09:22:19
Barnaamijkan Waxa ku marti ah Sh, Cali Mahdi Ismaaciil oo ka mida Aqoonyahanada iyo Culimada Burco ee sida weyn ugu xidhan Bahda Akhriska iyo Qoraalka waxanu sharaxaya kaalintii uu Akhriska iyo Qoraalku ku lahaa islaamka iyo halka uu iminka kaga jiro Barnamij soo saare Mustafe TEACHER. Daawasho wacan...

Read More »

Xoogag ka tirsan Al-shabaab oo xalay Weeraray degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellada Hoose

0 Saturday June 20, 2015 - 15:14:58
Xoogag ka tirsan Xarakada Al-shabaab ayaa Saqdii Dhexe ee Xalay Weeraray degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellada Hoose oo Muqdisho u jirta 30-km, iyadoo ay u suuro-gashay inay gudaha u galaan degmadaas.

Read More »

Daawo:Barnaamij Lagu Dhiiri Galinaayo Dumarka Islaamka Oo Loogu Magac Daray Muslim Women Empowerment Oo Habeenkii Xalay Ahaa Lagu Qabtay Magaalada Burco

0 Visits: 1825 | Saturday February 28, 2015 - 17:24:48
Burco(AfkaShacabka.com)Barnaamijkani Oo Ay Soo Qaban Qaabiyeen Hibaaq Maxamed Ayax Iyo Ifraax Axmed Xasan OO Ay Ugu Tala Galeen Sidi Haweenku U Ogaan Lahaayeen Awoodooda Ay Ku Leeyihiin Islaamka Ayaa Waxa Ay Ku Qabteen Hoolka Jaamacada Addis Ee Burco

Read More »

Daawo:-Muxaadaro Ka Hadlaysa Fadliga Bisha Muxarrim Iyo Fadliga Soonka Maalinta Cashuura….Sheekh Maxamed Cabdi Umal.

0 Visits: 3437 | Sunday November 02, 2014 - 20:35:18
Halkan Ka Daawo Muxaadaro Ka Hadlaysa Fadliga Bisha Muxarrim Iyo Fadliga Soonka Maalinta Cashuura….Sheekh Maxamed Cabdi Umal.

Read More »