Wararka

Daawo: Garyaqaanka Uu Doodaya Wariye Cabdimaalik Muse Coldoon oo Ka Hadlay Qodobada Lagu Soo Eedeeyay

0 Visits: 556 | Monday March 27, 2017 - 18:07:56
Daawo: Garyaqaanka Uu Doodaya Wariye Cabdimaalik Muse Coldoon oo Ka Hadlay Qodobada Lagu Soo Eedeeyay Wariye Cabdimaalik Sheegayna Sheegayna Inanaay Sharci Jira Ahayn

Read More »

"Wasiirka Awqaaftu Ma Inoo Sheegi Karaa Xeerka Uu Ku Xadgudbay Wiilkan Dharka Xayaysiinayaa" Mujaahid Cali Guray.

0 Visits: 493 | Monday March 27, 2017 - 18:06:45
"Wasiirka Awqaaftu Ma Inoo Sheegi Karaa Xeerka Uu Ku Xadgudbay Wiilkan Dharka Xayaysiinayaa" Mujaahid Cali Guray. Mujaahid Cali Maxamed Yuusuf (Cali Guray) ayaa ka hadl

Read More »

Daawo Muqaal:Xildhibaan NacNaco Oo Eedo Ujeedayay Shakhsiyaadka Diidan Sahaminta Shidaalka

0 Visits: 572 | Monday March 27, 2017 - 18:04:41
Xildhibaan Nac Nac Oo Si Adag Ula Hadlay Dadka Diidan Sahaminta Shidaalka.

Read More »

Xukuumada Somaliland Oo Fariin Adag U Dirtay Hay’addaha Sama Falka Ee Gargaarka Gaadhsiinaya Dadka Abaaraysan

0 Visits: 611 | Monday March 27, 2017 - 17:59:25
-Xukuumada somaliland ayaa digniin adag u dirtay hay'addaha sama falka ee ku hawlan gargaarka ay gaadhsiinayaan dadka abaaruhu saameeyeen.

Read More »

Daawo Muqaal:Badhasaabka Gobolka Awdal Mustafe Cabdi Shiine Oo Maanta Kormeeray Garoonka Xaaji Daahir Stadiam

0 Visits: 531 | Monday March 27, 2017 - 17:57:55
Daawo:Badhasaabka Gobolka Awdal Mustafe Cabdi Shiine Ayaa Maanta Kormeeray Garoonka Xaaji Daahir Stadiam

Read More »

Daawo:- Qaar Kamidaa Golaha Wasiirada Xukumada Somaliland Oo Kulan La Qaatay Gudida Abaaraha Gobalka Togdheer.

0 Visits: 417 | Monday March 27, 2017 - 17:54:28
Daawo:- Qaar Kamidaa Golaha Wasiirada Xukumada Somaliland Oo Kulan La Qaatay Gudida Abaaraha Gobalka Togdheer.

Read More »

Daawo:Madaxweynaha Somaliland Oo Soo Gunaanaday Safarkii Uu Ku Maraayay Gobolada Bariga Una Jahaystay Caasimada Somaliland

0 Visits: 461 | Monday March 27, 2017 - 17:52:12
Daawo:Madaxweynaha Somaliland Oo Soo Gunaanaday Safarkii Uu Ku Maraayay Gobolada Bariga Una Jahaystay Caasimada Somaliland Iyo Gobolo Lagu Soo Dhoweeyay

Read More »

Daawo:- Wasiiru Dawlaha Wasaarada Caafimaadka Somaliland Oo Kulan La Qaatay Bahda Caafimaadka Gobalka Sool.

0 Visits: 495 | Monday March 27, 2017 - 17:49:42
Daawo:- Wasiiru Dawlaha Wasaarada Caafimaadka Somaliland Oo Kulan La Qaatay Bahda Caafimaadka Gobalka Sool.

Read More »

Daawo Muqaal:Magaalada Gabiley Oo U Ka Curtay Roobab Ma Hiigan Oo Lagu Diirsaday

0 Visits: 520 | Monday March 27, 2017 - 17:44:01
Daawo:Magaalada Gabiley Oo U Ka Curtay Roobab Ma Hiigan Oo Lagu Diirsaday

Read More »

Daawo:Xeer Ilaalinta Somaliland Ayaa Soo Saaray Danbiyada Lagu Haysto C/maalik Muuse Coldoon Oo 40 Casho Ku Xidhan Magaalada Hargeisa

0 Visits: 591 | Monday March 27, 2017 - 12:27:35
Xeer Ilaalinta Somaliland Ayaa Soo Saaray Danbiyada Lagu Haysto C/maalik Muuse Coldoon Oo 40 Casho Ku Xidhan Magaalada Hargeisa

Read More »

"Annaga Reer Buuhoodle Nooma Roona, Anigana Waxa Ay Ii Haystaan Sidii Mus-Cagaleydii Oo Kale Oo Waxay Leeyihiin Afkaanu Doog Ku Cunnay Miyaanu Caws Ku Cunaynaa….

0 Monday March 27, 2017 - 12:21:42
"Annaga Reer Buuhoodle Nooma Roona, Anigana Waxa Ay Ii Haystaan Sidii Mus-Cagaleydii Oo Kale Oo Waxay Leeyihiin Afkaanu Doog Ku Cunnay Miyaanu Caws Ku Cunaynaa….

Read More »

Kenya oo sheegtay inay Jubbada hoose ku dishay dagaalyahano Shabaab ah hubna ay qabsadeen

0 Visits: 677 | Monday March 27, 2017 - 12:20:04
Saraakiisha dowladda Kenya ayaa sheegtay duqeyn diyaaradeed oo ka dhacday Gobolka Jubbada hoose inay ku dileen dagaalyahano ka tirsan Shabaab oo gaaraya 31 ruux. Sarkaal u hadlay ciidamada Difaaca dalka Kenya oo lagu magacaabo Joseph Owuoth, ayaa sheegay diyaarado Helicopter ah oo ay leeyihiin ciidamada…

Read More »

Shaqaale Gargaar Oo Lagu Khaarajiyey Dalka Koonfurta Sudaan.

0 Visits: 584 | Monday March 27, 2017 - 12:18:27
Qaramada Midoobay ayaa dhaleecaysay dilka lix qof oo shaqaalaha gargaarka ah oo lagu khaarajiyey Waddanka South Sudan.

Read More »

Sayniska Oo Markii Ugu Horreysay Qiray In Geerida Kadib Ay Nololi Jirto, (In Dib La Isu Soo Noolaynayo

0 Visits: 626 | Monday March 27, 2017 - 12:17:30
Saynisyahanno iyo dhakhaatiir reer Kanada ah ayaa ay u suurtogashay in ay soo helaan maraggii saynis ahaan ugu horreeyey ee si la taaban karo uga markhaati kacaya in ay jirto nolol labaad oo geerida kadib uu qofka aadamaha ahi gelayo.

Read More »

Daawo: Odayaasha Degaanada Shidaal Baadhista Laga Wado ee Gobolka Togdheer oo Shalay Ka Xanaaqay Marki Ciidamo Ka Horistaagen Inay La Kulmaan Madaxweynaha Kana Hadlaan Arrimaha Shidaalka ee Laga Baadhayo Degaankooda

0 Visits: 440 | Monday March 27, 2017 - 12:16:26
Odayaasha Degaanada Shidaal Baadhista Laga Wado ee Gobolka Togdheer oo Shalay Ka Xanaaqay Marki Ciidamo Ka Horistaagen Inay La Kulmaan Madaxweynaha Kana Hadlaan Arrimaha Shidaalka ee Laga Baadhayo Degaankooda

Read More »

Madaxweynihii Hore Ee Kuuriyada Koonfureed Oo La Amray In La Soo Xidho

0 Visits: 529 | Monday March 27, 2017 - 12:16:18
Koonfureed)-Xeer illaalinta dalka Kuuriyada Koonfureed ayaa amartay in lasoo xidho haweenayda Madaxweynihii hore ahayd ee Park Geun-hye oo bishan xilka laga xayuubiyey.

Read More »

Wasiiru-dawlaha Nabadaynta oo Naqdiyay Siyaasiyiin Diidan Wadahadalka Somaliland Iyo Khaatumo.

0 Visits: 691 | Monday March 27, 2017 - 12:15:31
Wasiiru-dawlaha nabadaynta iyo horumarinta gobollada barri ee Jamhuuriyadda Somaliland, Cabdirashiid Xuseen Carab (Gargaar), ayaa ka hadlay xaaladda guud ee gobolka Sool, waxaanu si adag ugu jawaabay siyaasiyiin dhaliil u jeediyay wadahadalka Somaliland iyo maamulka Khaatumo.

Read More »

Taliyaha Ciidammada Booliska Gobolka Togdheer Oo Beeniyay In Bandoo Lagu Soo Rogay Magaalada Burco.

0 Visits: 722 | Monday March 27, 2017 - 12:13:58
Taliyaha Qaybta Booliska gobolka Togdheer Gaashaanle Dhexe Cabdi MuuseCabdilaahi,ayaa waxbakama jiraan ku tilmaamay warar sheegayay in magaalada Burco ay Bandoo ku soo rogeen. waxa kaloo uu sheegay in ay shaqadii ciidanka booliska eecaadiga ahayd in ay wataan kuna jiraan isla markaana ay ammaanka magaalada…

Read More »

Daawo:Ducmantry Aad U Xiiso Badan Oo Laga Diyaariyey Qaabka Ay U Shaqeeyan Ciidanka Dab Damiska Jamhuuriyada Somaliland

0 Visits: 463 | Monday March 27, 2017 - 12:11:16
Ducmantry Aad U Xiiso Badan Oo Laga Diyaariyey Qaabka Ay U Shaqeeyan Ciidanka Dab Damiska Jamhuuriyada Somaliland

Read More »

Daawo: Weftigi uu HOgaaminayay Madaxweynaha Somaliland oo Xalay Kulan La Qaatay Guddida Abaaraha Gobolka Togdheer Iyo Waxa Uu Qabsoomay

0 Visits: 529 | Monday March 27, 2017 - 12:08:19
Weftigi uu HOgaaminayay Madaxweynaha Somaliland oo Xalay Kulan La Qaatay Guddida Abaaraha Gobolka Togdheer Iyo Waxa Uu Qabsoomay

Read More »