Wararka

Daawo Afkashacabka Tv:Xisbiyada Wadani Iyo Ucid Oo Ka Biyo Diiday Komishanka Doorashooyinka Ee Cusub Iyo Kulmiye Soo Dhaweya

0 Visits: 640 | Monday December 08, 2014 - 17:24:17
Xisbiyada Wadani Iyo Ucid Oo Ka Biyo Diiday Komishanka Doorashooyinka Ee Cusub Iyo Kulmiye Soo Dhaweya

Read More »

Daawo Afkashacabka Tv : Golaha Guurtida Somaliland oo Kulan Ka Yeeshay Nabadgelyada Dalka

0 Visits: 551 | Monday December 08, 2014 - 16:45:39
Daawo Golaha Guurtida Somaliland oo Kulan Ka Yeeshay Nabadgelyada Dalka Soona Jeediyey In Nabada La Wada Ilaalashado

Read More »

Daawo Afkashacabka Tv : Diyaaradaha Israel Oo Duqayey Dalka Suuriya

0 Visits: 551 | Monday December 08, 2014 - 16:36:51
Diyaaradaha dagaalka ee Israel ayaa duqayn xoogan ka gaystay goobo ku yaala duleedka magaalada caasimadda u ah dalka Suuriya ee Dimishiq, waxaana la arkayay meelihii duqayntaasi lagu bar tilmaameedsaday oo dab iyo olol ka kacay. Dawlada Suuriya ayaa shaacisay duqaynta diyaaradaha Israel ee lagu bar…

Read More »

Daawo Afkashacabka Tv Safiirka Somaliland U Fadhiya Dalka Faransiiska Oo Ka Qaybgalay Kulan Lagaga Doodaayay Wadamada Aan Aqoonsiga Haysan.

0 Visits: 699 | Monday December 08, 2014 - 16:28:36
Safiirka Waddanka Somaliland u fadhiya dalka Faransiiska ayaa ka qaybgalay kulan ballaadhan oo lagaga doodaayay Wadamada aan aqoonsiga buuxa haysan, kulan kaas oo ay ka soo qayb galeen hay'addo badan oo caalami ah

Read More »

Daawo:- Guddida Cusub Ee Komishanka Doorashooyinka Qaranka Somaliland Oo Manta Si Rasmiya Xilkii Ula Wareegay +Si Afduuba Oo Ay Doorteen Gudoomiye <Gudoomiye Ku Xigeen Iyo Afayeen Isku Xisbi Ah

0 Visits: 728 | Monday December 08, 2014 - 15:41:05
Guddida Cusub Ee Komishanka Doorashooyinka Qaranka Somaliland Oo Manta Si Rasmiya Xilkii Ula Wareegay +Si Afduuba Oo Ay Doorteen Gudoomiye

Read More »

Daawo:- Afyeenka Guud Ee Salaadiinta Somaliland Oo Baaq U Diray Suldaanka Ciidan Beeleedka Ku Urursanaya Gobolka Awdal

0 Visits: 539 | Monday December 08, 2014 - 15:37:18
Daawo:- Afyeenka Guud Ee Salaadiinta Somaliland Oo Baaq U Diray Suldaanka Ciidan Beeleedka Ku Urursanaya Gobolka Awdal

Read More »

Daawo:- Gudoomiyaha Garabka Dhalinyarada Ee Xisbiga Waddani Oo Ka Hadlay Xaalada Dhalinyarada Dalku Halka Ay Maray Dhaliilana U Jeediyey Xukuumada Talada Haysa

0 Visits: 626 | Monday December 08, 2014 - 15:33:54
Gudoomiyaha Garabka Dhalinyarada Ee Xisbiga Waddani Oo Ka Hadlay Xaalada Dhalinyarada Dalku Halka Ay Maray Dhaliilana U Jeediyey Xukuumada Talada Haysa

Read More »

Daawo:- Daa'uud Food Cade Oo Ka Hadlay Xadhigii Xukuumada Siilaanyo Kula Kacday

0 Visits: 759 | Monday December 08, 2014 - 15:31:46
Daa'uud Food Cade Oo Ka Hadlay Xadhigii Xukuumada Siilaanyo Kula Kacday

Read More »

Munaasibad Lagu Shaacinaayay Musharax Saleeban Axmed Carab Oo U taagan Doorashada Baarlaamka 2015ka Oo Xalay Ka Dhacday Magaalda Burco (Daawo Sawiro)

0 Visits: 885 | Monday December 08, 2014 - 12:30:30
Munisabad Lagu Shaacinayay Xildhibaan Utaagan Golaha Barlamanka Somaliland ee Gobolka Togdheer Eng Saleban axmed Carab Aya Xalay Lagu Qabtay Hotel City Plaze ee Magalada Burco

Read More »

War Deg Deg Ah Madaxweyne Obama Oo Cisbitaal Milatari La Dhigay Ka Dib Xanuun Cunaha Ka Soo Wajahay.

0 Visits: 667 | Monday December 08, 2014 - 09:28:27
Madaxweynaha Maraykanka Barack Obama ayaa la dhigay cisbitaal milatari ka dib markii uu soo wajahay xanuun dhinaca cunaha ah kaas oo dhakhaatiirtu ay ku sheegeen in ay sababtay maado asidh ah.

Read More »

Maraykanka Oo Sii Daayey Xubin Sare Oo Ka Tirsan Ururka Taalibaan Waa Maxay Sababtu?

0 Visits: 609 | Monday December 08, 2014 - 09:25:08
Latif Mehsud ayaa lagu tilmaamaa in uu aad ugu dhowyahay hoggaamiyihii hore ee ururka talibaan, Hakimullah Mehsud. Ciidammada Nato ayaa waxa ay sanadkii hore ku qabteen bariga dalka Afkhanistan, oo u dhow soohdinta Pakistan, markaa wixi ka dambeeyeyna ciidammada Mareykanka ayaa ku hayay saldhiga Bagram

Read More »

Midawga Yurub Oo Booqanaya Turkiga Waa Maxay Sababtu?

0 Visits: 654 | Monday December 08, 2014 - 09:19:49
Wafdi heer sare ah oo ka socda Midowga Yurub ayaa booqasho laba maalmood ah ku maraya dalka Turkiga, todobaadkan uun kaddib markii madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin uu booqday dalkaasi.

Read More »

Mourinho: Chelsea Ma Ahan Koox Aan Laga Badin Karin, Laakiin Waxa Ay Ka Fiican Tahay Kooxaha Kale Oo Dhan.

0 Visits: 675 | Monday December 08, 2014 - 09:10:30
Tababaraha Chelsea Jose Mourinho ayaa sheegay in kooxdiisa laga badin karo laakiin ay weli yihiin kooxda ugu fiican wadanka Ingariiska.

Read More »

WARBIXIN: Waa Kuwee Ciyaartoyda Hal Gaadh Oo Digniin Ah U Jira Ina Laga Ganaaxo Kulamada Champions Leaqeuga Wareegiisa 16 ka?

0 Visits: 654 | Monday December 08, 2014 - 09:03:36
Iyadoo laysku diyaarinayo kulamadii ugu danbeeyay ee kala baxa Champions Leaquega isla markaana ay kooxaha qaar badani dagaal ugu jiraan inay iska xaadirinyaan wareega 16 ka kooxood halka ay qaar kale xili horeba kaadhka ay kaga qayb galyaan wareega xiga ay hore u goosteen ayaan halkan ku eegaynaa ciyaartoyda…

Read More »

Daawo Afkashacabka Tv Mudaharaad Balaadhan Oo Ka Dhacay Magaalada Caynabo Iyo Taliyaha Qaybta Gobolka Saraar Oo Ka Hadlay

0 Visits: 746 | Monday December 08, 2014 - 08:43:52
Mudaharaad Balaadhan Oo Ka Dhacay Magaalada Caynabo Iyo Taliyaha Qaybta Gobolka Saraar Oo Hadlay

Read More »

Daawo Afkashacabka Tv Haayada HAYA Oo London Ku Qabatay Munaasabad Lagu Gudoonsiinaayey Shahaadooyin Shaqsiyaadka Somalida ee ku Dhaqan

0 Visits: 636 | Monday December 08, 2014 - 08:24:55
Daawo Haayada HAYA Oo London Ku Qabatay Munaasabad Lagu Gudoonsiinaayey Shahaadooyin Shaqsiyaadka Somalida ee ku Dhaqan

Read More »

Daawo Afkashacabka Tv : Wasaaradda Warfaafinta Somaliland Oo Tababar Casriya U Furtay Qabatay Qaar Kamid Ah Shaqaalaha.

0 Visits: 566 | Monday December 08, 2014 - 08:13:18
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Wacyigelinta JSL ayaa tababar u xidhay qaybo ka mid ah hawlwadeenada wasaaradda, qaar kalena u furay tababar. Tababarkan oo ay Shaqaaluhu ku qaadanayeen Culuunta Casriga ah ee Saxaafada ayaa Mas'uuliyiinta Wasaaraddu halkaasi ka hadleen.

Read More »

Daawo Dhacdo Layaab Leh Oo Lagu Arkay Meel Kamida Somaliland & Hereri Iyo Hargeysa

0 Visits: 1287 | Monday December 08, 2014 - 05:52:55
Daawo Dhacdo Layaab Leh Oo Lagu Arkay Meel Kamida Somaliland & Hereri Iyo Hargeysa

Read More »

Daawo Afkashacabka Tv:Qosolkii Aduunka Rayiga Dumarka Somaliyeed Ee Raga Ku Aadan Iyo Waxa Ay Ka Yidhadeen 4haween Ee Lawada Qabo

0 Visits: 1022 | Monday December 08, 2014 - 05:49:44
Qosolkii Aduunka Rayiga Dumarka Somaliyeed Ee Raga Ku Aadan Iyo Waxa Ay Ka Yidhadeen 4haween Ee Lawada Qabo

Read More »

Daawo Afkashacabka Tv:Warshadii Sibidhka Ee Berbera Oo La Beeniyay In Xukumada Madaxwayne Axmed Siilaanyo Cid Gaara Siisay

0 Visits: 706 | Monday December 08, 2014 - 05:45:08
Warshadii Sibidhka Ee Berbera Oo La Beeniyay In Xukumada Madaxwayne Axmed Siilaanyo Cid Gaara Siisay

Read More »