Sirta Nolosha

Daawo: Barnaamijka Qalinka iyo Qoraaga oo Todobaadkana aynu ku so Qaadanyno Akhriska iyo Qoraalka iyo Islaamka

0 Visits: 3739 | Thursday December 17, 2015 - 09:22:19
Barnaamijkan Waxa ku marti ah Sh, Cali Mahdi Ismaaciil oo ka mida Aqoonyahanada iyo Culimada Burco ee sida weyn ugu xidhan Bahda Akhriska iyo Qoraalka waxanu sharaxaya kaalintii uu Akhriska iyo Qoraalku ku lahaa islaamka iyo halka uu iminka kaga jiro Barnamij soo saare Mustafe TEACHER. Daawasho wacan...

Read More »

Barnaamijka Hal kaga Dayo ee TV-ga SLSC oo uu marti ku yahay, Mustafe Cali Diiriye

0 Visits: 1497 | Thursday November 26, 2015 - 17:35:40
Barnaamijka Hal kaga dayo ee TV-ga SLSC oo uu marti ku yahay, Mustafe Cali Diiriye

Read More »

Daawo: Su'aalihi ugu Adkaa ee La waydiiyo murashaxiinta Saddexda Xisbi Qaran ee Madaxtinimada Dalka

0 Visits: 1876 | Tuesday November 17, 2015 - 15:14:31
Su'aalaha adkaa ee la waydiiyey murashaxiinta ayaa qaarkood aad uga cadhoodeen, waxana barnaamijkan kooban la isugu keenay su'aalahaasi iyo jawaabaya ay bixiyey saddexda murashax, muse bixi, cirro iyo jamal ali husein

Read More »

MILICSIGA MADASHI SU'AALAHA EE MUSHARAXIINTA 3 XISBI W/Q: ENG MUHYADEAN CHF YOUZUF

0 Visits: 2815 | Monday November 16, 2015 - 18:14:11
Mudo dhowr bilod laga jogo Tvga Horn Cable wuxuu bilaabay barnamij lagu so golo joojinayo Hal doorka siyaasiyinta wadanka oo ah kuwa la filayo in midkod wadanka hogamiye ka noqdo Madaxwaynaha hada jogo dabadii

Read More »

Cudurada qaar oo la Urin Karo

0 Visits: 1310 | Sunday October 25, 2015 - 18:37:22
Wax cusub maaha in qofka xanuusanayaa uu ur gaara yeesho lakiin waxa muhiim ah in sankaagu kuu sheego waqti hore in qofka cudur soo hayo iyo inkale .

Read More »

Daawo: Barnaamijka Qalinka iyo Qoraaga ee Tvga Qaranka iyo Qoraa Maxmed Ismacil Cali oo Marti ku ah Todobaadkan

0 Visits: 4969 | Wednesday October 21, 2015 - 08:44:10
Buugga Dirsooc oo kamida Buugaagta Ugu qiimaha Badan Buugaagta ay Qoreen Dhalinyaradu kaalinta kowaad na u galay Buugaag tiro badan oo Tartan ay u qabatay Shirkadda SAGALJET ayaa Barnaamijkan Marti ku ah, Buuggan oola yidhaa DIRSOOC ayaa ka hadlay Qaddiyada iyo Taariikhda BUlshada Gabooyaha la yidhaa…

Read More »

Xanuunka Asaasaqa oo Yurub ku soo Yaraanaya

0 Visits: 1394 | Saturday October 17, 2015 - 11:31:54
Daraasad ay samaysay Jaamacadda Cambridge ayaa muujinaysa in isu dhiganka dadka da'da ah ee xanuunka qaba, kuna nool UK ay hoos u dhacday, si ka duwan saadaashii ahayd in ay sare u kacayso.

Read More »

Daawo: Barnaamijka Qalinka iyo Qoraag Tvga Qaranka iyo Qoraa Axmed SKY oo ku marti ah

0 Visits: 4962 | Wednesday October 14, 2015 - 12:05:40
Barnaamijka Qalinka iyo Qoraaga oo Todobaad leh ah waxa lagu falanqeeyaa arrimaha qoraalka iyo suugaanta, waxana lagu martiqaadaa Qorayaasha iyo Hal Abuurrada Somaliland, Waxaana Soo saare aka ah Weriye Mustafe Teacher, Barnamijka Waxa Todobaadkan ku marti ahAxmed SKY oo ah Guddomiyaha Naadiga Aayo…

Read More »

SAMAYNTA QADKA IYO SUGARKA. W/Q SAMSAM ISMACIL CABDI

0 Visits: 2096 | Tuesday October 13, 2015 - 17:09:52
marka hore waan idin salamayaa akhriista yaasha .halkan waxaan ku soo gudbinayaa a xooga xoga oo ku saabsan sigaarka iyo qadka sameeynta uu ku leyey cafimaadka bulshada.

Read More »

Daawo: Barnaamijka Qalinka iyo Qoraaga TVga Qaranka iyo Hal Abuur Qoraa Abdinaasir Afrika

0 Visits: 4126 | Sunday October 11, 2015 - 09:11:59
Barnaamijka oo uu Soo Saaray Weriye Mustafe Teacher Waxa lagu martiqaadaa Qoraayada iyo Hal Abuurada Dhalinyarada ah ee Somaliland, Hal abuur Abdinasir ali Afrika oo ka mida Qorayaasha iyo Hal abuurrada Gobolka Saaxil gaar ahaan Magaalada Berbera, Waana G/kuxigenka Naadiga Akhriska Berbera

Read More »

Daawo: Barnaamijka Qalinka iyo Qoraaga ee Tvga Qaranka iyo Qoraa Jamaal Bullaale oo ku marti ah Toddobaadkan

0 Visits: 2671 | Wednesday October 07, 2015 - 07:59:02
Barnaamijkan oo Todobaadkiiba Mar ka baxa Tvga Qaranka Somaliland isl amarkaasna uu soo saare ka yahay Mustafe Osman Magaalo (Mustafe Teacher) Waxa lagu Faaqidaa Arrimaha Qoraalka iyo Akhriska Waxana lagu soo casuumaa Dhalinyarada iyo shakhsiyaadka ku Hawlan Qoraalka.

Read More »

Sigaarka iyo cudurada ay ku Kenan Sambabada

0 Visits: 2214 | Monday September 28, 2015 - 16:57:12
Sirta ka dambeysa sababta uu sambabahoodu u fayow yahay, iyago weligood sigaar cabayay, ayey seynisyahada UK sharaxeen.

Read More »

Xoogag ka tirsan Al-shabaab oo xalay Weeraray degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellada Hoose

0 Saturday June 20, 2015 - 15:14:58
Xoogag ka tirsan Xarakada Al-shabaab ayaa Saqdii Dhexe ee Xalay Weeraray degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellada Hoose oo Muqdisho u jirta 30-km, iyadoo ay u suuro-gashay inay gudaha u galaan degmadaas.

Read More »

Hooyadu Waxay Leedahay Fur ama La Guurso iyaduna Waxay Tidhi Guurso Markaan Geeriyoodo

0 Wednesday April 01, 2015 - 08:15:44
Waa Qisso Murugo iyo Xanuun Badan Akhris oo ka Bogo

Read More »

Wax ka Baro Faaidooyinka Timirta iyo Waxyaabaha ay Daawada u tahay

0 Thursday March 12, 2015 - 08:21:23
Geedka barakaysan ee timirta oo ah geed ka baxa dhulka kulaylaha ah gaar ahaan dhulka aanay ku bixin badi dalagyada kale ee la quutaa, dhulka ay timirtu ka baxdo waxa kale oo la yidhaa lama dagaan, waana dhul saxare ah oo cimilo ahaana aad u kulul.

Read More »

Hees Cusub Aniisa 2015 Kooxda Socayo Band Codka Cabdiraxmaan Timo

0 Monday March 02, 2015 - 09:19:05
Hees Cusub Aniisa 2015 Kooxda Socayo Band Codka Cabdiraxmaan Timo

Read More »

Daawo:Barnaamij Lagu Dhiiri Galinaayo Dumarka Islaamka Oo Loogu Magac Daray Muslim Women Empowerment Oo Habeenkii Xalay Ahaa Lagu Qabtay Magaalada Burco

0 Visits: 1699 | Saturday February 28, 2015 - 17:24:48
Burco(AfkaShacabka.com)Barnaamijkani Oo Ay Soo Qaban Qaabiyeen Hibaaq Maxamed Ayax Iyo Ifraax Axmed Xasan OO Ay Ugu Tala Galeen Sidi Haweenku U Ogaan Lahaayeen Awoodooda Ay Ku Leeyihiin Islaamka Ayaa Waxa Ay Ku Qabteen Hoolka Jaamacada Addis Ee Burco

Read More »

Daawo :- Siyaasi Ismail Yusuf '' Ismail Yare'' Oo Kabaha La Dul Maray Guddoomiyaha Xisbiga Wadani , Madaxweynaha , Iyo Golayaasha Sharci Dejinta.

0 Sunday February 22, 2015 - 22:56:29
Daawo :- Siyaasi Ismail Yusuf '' Ismail Yare'' Oo Kabaha La Dul Maray Guddoomiyaha Xisbiga Wadani , Madaxweynaha , Iyo Golayaasha Sharci Dejinta

Read More »

Duruufaha Qadhaadh ee Haysta Dadkeena Qaba Xanuunka Dhimirku Waa Mid u Baahan Wax ka Qabasho Deg-deg ah!WQ: Amb.kaysar

0 Visits: 1510 | Saturday February 14, 2015 - 10:05:39
Inbaa Dooxyada dhex jiifta, Inbaa Derbiyada ku laaban, Inbaa Daranyeysan Gaajo,

Read More »

Daawo: HIMAC Media Prouction and ICT Solution oo kuu Keentay Ageegyo Casri ah

0 Visits: 1560 | Wednesday February 04, 2015 - 16:28:07
Documentryo qaabaysan oo casriya oo lagugu turjumayo luuqadda aad jeceshay, xayaysiiyo lagugu saamaynayo qaabab casri ah iyo adeegyo kale oo dheeraada Daawo

Read More »