Wararka

Daawo:Musharax Cabdiraxmaan Cirro Oo Ka Marag Kacay In Eng Faysal Cali Waraabe Ahaa Macalinkiisii Siyaasadda + Ardayda Aflaxday Oo Uu Isku Tiriyey.

0 Visits: 687 | Saturday January 28, 2017 - 16:26:45
Burco(AFKA)Musharax Dr Cabdiraxmaan Cirro Oo Ka Marag Kacay In Eng Faysal Cali Waraabe Ahaa Macalinkiisii Siyaasadda + Ardayda Aflaxday Oo Uu Isku Tiriyey.

Read More »

Madaxweyne Siilaanyo Oo Magacaabay Gudi Heer Qaran Ah Oo Ka Shaqeyn Doonta Sicir Bararka + Afhayeenka Madaxtooyada Oo Ka Hadlay.

0 Visits: 582 | Saturday January 28, 2017 - 16:24:06
WAR-SAXAAFADEED: 28 /01/2017 Madaxweynaha JSL Mudane Axmed Maxamed Silanyo:

Read More »

Daawo:Waa Sidee Xalada Abaarta Dadkii Kusoo Qaxay Duleedka Madaarka Burco

0 Visits: 507 | Saturday January 28, 2017 - 16:21:58
Burco(AFKA)Waa Sidee Xalada Abaarta Dadkii Kusoo Qaxay Duleedka Madaarka Burco

Read More »

Daawo:Agaasimaha Waaxda Arimaha Bulshada Dawlada Hoose Ee Berbera OoBulshada Magaalda Burco Kula Dardaarmay Iney ilaashadaan Naadiag Halkaraan

0 Visits: 765 | Saturday January 28, 2017 - 12:51:05
Burco(AFKA)Agaasimaha Waaxda Arimaha Bulshada Dawlada Hoose Ee Berbera OoBulshada Magaalda Burco Kula Dardaarmay Iney ilaashadaan Naadiag Halkaraan

Read More »

Daawo:Gudoomiyihii Hore Naadiga Halkaraan oo Shaaraxay Mudadii Xilka Hayey Wax Yaabihii U Qabsoomay

0 Visits: 502 | Saturday January 28, 2017 - 12:17:38
Burco(AFKA)Gudoomiyihii Hore Naadiga Halkaraan Dr Jamaal Cabdirahmaan Bulaale AYaa Soo Bandhiagay Mudadii XIlka Hayey Wxa Yaabihii U Qabsoomaya Waxaanu SOo bandhiagy Qorshayaasha Naadiag Halkaraan

Read More »

Daawo:Khubada Qiiro Badan Ku Reebtay Qulubta Bulshada Oo U Jeediyey Gudoomiyaha Cusub Ee Naadiga Halkaraan

0 Visits: 709 | Saturday January 28, 2017 - 12:02:48
Burco(AFKA)Waxaa Halkan Hoos Kaga Bogata khubadii Gudoomiayaha Cusub Ee Naadiag Halkaraan Oo Qoraal AH

Read More »

Daawo:Nuxrkii Khudbadii Gudoomiyaha Hay'ada Shaqaalaha Somaliland Ka Jeediyey Munaasibada Xil Wareejinta Naadiga Halkaraan

0 Visits: 501 | Saturday January 28, 2017 - 11:37:47
Burco(AFKA)Gudoomiyaha Hay'ada Shaqaalaha Somaliland mudane Sharmaarke Geele AYaa Khudbada Dhinayo Badan Taabaneysa Ka Jeediyey Munaasibada Xil Wareejinta Naadiga Halkaraan Oo Hogaan Cusub Xilka Wareegayeen Wxaaanu Tilmaamay In Wax Walba OO Mudo Loo Samraa Guul Lag Gaadhi Doono Sidoo Kale Waxaa…

Read More »

Daawo Amb Safiina Oo Si Adag Xukumada Ugu Dhaliilay Jahada Ay Umartay Daminta Sixir Bararka

0 Visits: 493 | Saturday January 28, 2017 - 10:54:29
Amb Safiina Oo Si Adag Xukumada Ugu Dhaliilay Jahada Ay Umartay Daminta Sixir Bararka

Read More »

Daawo:Xildhibanad Ilhaan Omar Oo ka Farxisey Somalida Mareykanka Joogta.

0 Visits: 504 | Saturday January 28, 2017 - 10:42:16
Xildhibanad Ilhaan Omar Oo ka Farxisey Somalida Mareykanka Joogta.

Read More »

Taariikhda Iyo Waqtiga La Ciyaari Doono Kulamada Afar Dhamaadka Copa Del Rey Oo Si Rasmi Ah Loo Shaaciyay.

0 Visits: 583 | Saturday January 28, 2017 - 10:26:40
Kadib markii maanta la sameeyay isku aadka afar dhamaadka Copa Del Rey ayaa sidoo kale la shaaciyay taariikhda iyo waqtiga rasmiga ah

Read More »

Daawo:Wasiir Maxamuud Xaashi Oo Ka Hadlay Qoddobo Ay Ku Heshiiyeen Iyaga Iyo Shirkadda Telesom.

0 Visits: 432 | Saturday January 28, 2017 - 10:19:58
Hargeysa(AFKA)Wasiir Maxamuud Xaashi Oo Ka Hadlay Qoddobo Ay Ku Heshiiyeen Iyaga Iyo Shirkadda Telesom.

Read More »

Kenya oo Shaacisay tirada askartii shalay looga dilay Weerarkii Kulbiyow

0 Visits: 503 | Saturday January 28, 2017 - 10:05:07
Dowlada Kenya ayaa war kasoo saartay qasaaraha kasoo gaaray Weerarkii shalay dagaalyahano katirsan Al Shabaab ku qaadeen saldhig Ciidamada Kenya ku lahaayeen Deegaanka Kulbiyoow ee gobolka Jubada Hoose.

Read More »

Hordhac: Chelsea v Brentford – Antonio Conte Oo Weli Ceyrsanaya Rajadiisa Inuu Labo Koob Geeyo Stamford Bridge Xilli Ciyaareedkan.

0 Visits: 916 | Saturday January 28, 2017 - 09:57:07
Kulanka: Chelsea v Brentford Wareega Afaraad Ee FA Cup Garoonka: Stamford Bridge

Read More »

Xafladdii Xilwareejinta iyo Sannadguurada Naadiga HALKARAAN oo Si Toosa Uga Bilaabantay Barxadda Xarunta iyo Wufuud Culus oo kaso qaybgashay+SAWIRO

0 Visits: 1519 | Friday January 27, 2017 - 19:16:48
Burco(AFKA)Munasibad Ballaadhan oo ay Xilka kula kala wareegayeen Hogaankii hore Naadiga Halkaraan iyo Hogaanka Cusub ee Naadiga ayaa Si Rasmiya uga Bilaabantay Barxadda Halkaraan Waxaana Munasibadda Bilowgeedi lagu so Bandhigay Cayaaro Dhaqameed yo kala Duwan iyadoo ay kusoo

Read More »

Weerar ku bilowday qaraxyo ismiidaamin ah oo saaka lagu qabsaday Saldhig ciidanka Kenya ku leeyihiin

0 Visits: 477 | Friday January 27, 2017 - 16:53:07
Xoogaga Al-Shabaab ayaa sheegaya iney saaka weerar culus oo ku bilowday qaraxyo ismidaamin ah ku qaadeen saldhig milateri oo ciidamada Kenya ku leeyihiin degaanka Kulbiyow ee gobolka Jubada hoose.

Read More »

Geerida Guddoomiyihii Sarrifalayaasha Ee Saldhiga Dhexe iyo Xog-waranka Wasiirka Arrimaha Gudaha

0 Visits: 591 | Friday January 27, 2017 - 16:51:31
Guddoomiyihii sarifleyaasha magaaladda Hargeysa ayaa shalay ku geeriyooday saldhiga dhexe ee magaaladda Hargeysa oo arbacadii lagu soo xidhay.

Read More »

Jose Mourinho Oo Si Cajiib Ah U Weeraray Jurgen Klopp, Miyuu Ka Aargutay ?

0 Visits: 1046 | Friday January 27, 2017 - 15:01:38
Jose ayaa si cajiib ah u weeraray macalinka kooxda Liverpool ee Jurgen Klopp uu sheegay in

Read More »

Daawo:Barnaamij Ku Saabsan Taariikh Nololeedkii Marxuun Prof Xuseen Tansaani.

0 Visits: 640 | Friday January 27, 2017 - 14:57:25
Halkan kaga boggo Barnaamij ku saabsan taariikh nololeedkii Marxuun Prof Xuseen Tansaani.

Read More »

Shaxda Rasmiga Ah Ee Hull City Vs Man United Iyo Antony Martial Oo Kulankii Labaad Oo Xidhiidh Ah Laga Saaray Kooxda Red Devils.

0 Visits: 567 | Friday January 27, 2017 - 14:54:17
Manchester United ayaa marti u ah kooxda Hull City oo ay kulankii lugtii kowaad ee Leaque Cupka 2:0 ku soo garaacday waxayna Mourinho iyo kooxdiisa Red Devils doonayaan in ay boos ka samaystaan finalka Wemley Stadium ee ay Southampton sii joogto.

Read More »

Daawo:Masuul Ka Sare OO Ka Tirsan Xisbiga Mucaaradaka Ah Ee Waddani Oo Dhaliilo Cus U Soo Jeediey Xukumada Kulmiye

0 Visits: 500 | Thursday January 26, 2017 - 19:45:40
Hargeysa(AFKA)Masuul Ka Sare OO Ka Tirsan Xisbiga Mucaaradaka Ah Ee Waddani Oo Dhaliilo Cus U Soo Jeediey Xukumada Kulmiye

Read More »