Wararka

Madaxweynayaasha Puntland iyo Galmudug oo heshiis ku kala saxiixday Muqdisho

0 Visits: 601 | Sunday January 01, 2017 - 19:04:53
Muqdisho(AFKA);Madaxweynayaasha dowlad gobolleedyada Galmudug iyo Puntland ayaa maanta ku kala saxiixday,magaalada Muqdisho heshiis ku saabsan joojinta xiisada colaadeed ee magaalada Gaalkacyo.

Read More »

Daawo:Madaxweynihii Hore Ee Somaliya Sheikh Shariif Sheikh Axmed Oo Dalka Dib Ugu Soo Laabtay Jeediyayna Khudbad Ku Wejahan Xaalada Dalka Somaliya

0 Visits: 624 | Sunday January 01, 2017 - 19:03:29
Muqdisho(AFKA):Madaxweynihii Hore Ee Somaliya Sheikh Shariif Sheikh Axmed Oo Dalka Dib Ugu Soo Laabtay Jeediyayna Khudbad Ku Wejahan Xaalada Dalka Somaliya

Read More »

Dhimashada Weerarkii Turkiga Oo Kor U Kacday Iyo Qofkii Falka Gaystay Oo Aan Wali La Hayn

0 Visits: 602 | Sunday January 01, 2017 - 19:01:43
Ugu yaraan 39 qof oo ay ku jiraan 15 ajaanib ah ayaa lagu dilay weerar lagu qaaday goob habeenkii lagu caweeyo oo ku taal magaalada Istanbul, sida uu sheegay wasiirka arrimaha gudaha ee waddanka Turkiga.

Read More »

Mo Farax Oo Dawlada Ingiriisku Ku Dartay Diiwaanka Dadka La Sharfay Sanadka Cusub

0 Visits: 697 | Sunday January 01, 2017 - 18:59:41
London(AFKA);Mo Farax ayaa ku guuleystay bilado badan oo dahab ah kuwaas ayaana sabab u ah in lagu daro diiwaanka boqoradda UK ee dadka la sharfay.

Read More »

Daawo:Qaar Ka Mida Mujaahidintii Ururki Snm Ayaa Ka Hadlay Abaaraha Ka Taagan Gobolada Bariga Somaliland Baaqna U Diiray Xisbiyada Qaranka

0 Visits: 528 | Sunday January 01, 2017 - 18:55:45
Hargeysa(AFKA):Qaar Ka Mida Mujaahidintii Ururki Snm Ayaa Ka Hadlay Abaaraha Ka Taagan Gobolada Bariga Somaliland Baaqna U Diiray Xisbiyada Qaranka

Read More »

Daawo;Gudoomiyaha Cusub Ee Dallada Dhalinyarada Somaliland Ee Sonyo Oo Lagu Soo Dhaweeyey Magaalada Berbera

0 Visits: 674 | Sunday January 01, 2017 - 18:52:41
BerBera(AFKA);Gudoomiyaha Cusub Ee Dallada Dhalinyarada Somaliland Ee Sonyo Oo Lagu Soo Dhaweeyey Magaalada Berbera.

Read More »

Daawo:Afhayenka Gudida Abaaraha Ee Gobolka Sanaag Ayaa Ka Dayriyey Xaalada Abaared Ee Gobolkasi

0 Visits: 580 | Sunday January 01, 2017 - 18:04:51
Ceerigabo(AFKA):Afhayenka Gudida Abaaraha Ee Gobolka Sanaag Ayaa Ka Dayriyey Xaalada Abaared Ee Gobolkasi

Read More »

Madaxweynaha Somaliland oo Shacbiga Somaliland iyo Kuwaa Caalamka Hambalyo iyo Duco u Diray Curashada Sanandka Cusub awgii

0 Visits: 616 | Sunday January 01, 2017 - 09:17:00
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo, waxa uu Hambalyo iyo Salaan ku saabsan munaasabadda Sannadka Cusub ee 2017-ka u dirayaa dhammaanba Shacbi weynaha Jamhuuriyadda Somaliland, gudo iyo dibedaba,

Read More »

Daawo: Xaaladda Amiir kamida Boqortooyada Sucuudiga oo 11 sanno koomo ku jira

0 Visits: 753 | Sunday January 01, 2017 - 09:03:57
Xaaladda Amiir kamida Boqortooyada Sucuudiga oo 11 sanno koomo ku jira oo la soo bandhigay

Read More »

Daawo: Eng Cawil oo kamida Dhalinyarada Togdheer ayaa Beeniyey Warbixin Been abuur ah oo laga Baahiyey

0 Visits: 1496 | Sunday January 01, 2017 - 08:55:04
Eng Cawil Axmed oo kamida Dhalinyarada Togdheer ayaa Beeniyey Warbixin Been abuur ah oo laga Baahiyey islamarkaasna lagu baahiyey qaar kamida Mareegaha wararka

Read More »

Daawo:"Farmaajo Waa Shicib Sabab Aanu U Aragnaa Ma Jirto , Ina Cabdirashiidna Ismaanu Arag , Muuse Biixi na Anigu Uma Aqaano Musharax " Hogaamiye Xirsi

0 Visits: 899 | Sunday January 01, 2017 - 02:27:52
"Farmaajo Waa Shicib Sabab Aanu U Aragnaa Ma Jirto , Ina Cabdirashiidna Ismaanu Arag , Muuse Biixi na Anigu Uma Aqaano Musharax " Hogaamiye Xirsi Oo Qaab Aan La Arag Ula Hadlay Xisbiga KULMIYE.

Read More »

Halkan Ka Daawo Boqor Kashifay Qandaraas Lagu Siiyey Intuu Xamar Tago Inuu Yidhaah Xisbiga WADDANI- Baa I Soo Diray Oo Soomaali Weyn Ayaanu Doonaynaa + Cidi Qandaraaska Siisay Oo Uu Banaanka Soo Dhigay.

0 Visits: 1200 | Saturday December 31, 2016 - 19:28:31
Halkan Ka Daawo Boqor Kashifay Qandaraas Lagu Siiyey Intuu Xamar Tago Inuu Yidhaah Xisbiga WADDANI- Baa I Soo Diray Oo Soomaali Weyn Ayaanu Doonaynaa + Cidi Qandaraaska Siisay Oo Uu Banaanka Soo Dhigay.

Read More »

Daawo:Halkee Buu Ku Dambeeyey Mashruuca Biyo Balaadhinta Caasimada Hargaysa Hargeysa

0 Visits: 668 | Saturday December 31, 2016 - 17:00:16
Hargeysa(AFKA)Halkee Buu Ku Dambeeyey Mashruuca Biyo Balaadhinta Caasimada Hargaysa Hargeysa

Read More »

Daawo:Warbixin Xiiso Badan Oo Laga Diyaariyey Musuq Maamus Doraashada Somaliya Hadheeyey

0 Visits: 634 | Saturday December 31, 2016 - 16:55:31
Daawo:Warbixin Xiiso Badan Oo Laga Diyaariyey Musuq Maamus Doraashada Somaliya Hadheeyey

Read More »

Daawo;Gudoomiyaha Hay'adda Shaqaalaha oo ka farxiyey shaqaale waynaha JSL isla markaana abuuray rajo iyo hiigsi sanadka cusub

0 Visits: 909 | Saturday December 31, 2016 - 16:48:34
Daawo:Gudoomiyaha Haayadda Shaqaalaha Dawladda Somaliland Oo Fasax Geliyay Shaqaalaha Dawladda Sanadka Cusub

Read More »

Daawo:Xisbiga Waddani Oo Ka Jawaabay Eedo Uga Imid Xisbiga Kulmiye

0 Visits: 513 | Saturday December 31, 2016 - 16:47:07
Hargeysa(AFKA)Xisbiga Waddani Oo Ka Jawaabay Eedo Uga Imid Xisbiga Kulmiye

Read More »

Daawo:Munaasibada Balaadhan Oo Naadiga Halkaraan Ku Soo Bandhigay Sugaanta Abwaan Cabdirahmaan Heelo Iyo Wacdarihii Ka Dhacay

0 Visits: 569 | Saturday December 31, 2016 - 16:37:05
Burco(AFKA)Naadiga akhriska iyo Qoraalka ee Halkaraann ayaa Bandhig Sugaaneed uu ku soo Khatimayey Caweysyadii uu La Wadaagay Dhalinyarada Togdheer sannadkii 2016 ku Qabta Hotel Deero ee Magaalada Burco

Read More »

Daawo:Riig Biyoodki Deegaanka Coodanle Oo Fadhiistay Abaartii Oo Sii Baahaysa Iyo Mooganaanta Wasaarada Biyaha Somaliland

0 Visits: 587 | Saturday December 31, 2016 - 14:38:24
Burco(AFKA):Riig Biyoodki Deegaanka Coodanle Oo Fadhiistay Abaartii Oo Sii Baahaysa Iyo Mooganaanta Wasaarada Biyaha Somaliland

Read More »

War Deg Deg:Qaraxyo Khasaare Xoogan Dhaliyay Oo Ka Dhacay Suuq Mashquul Badan Oo kuyaala magaalada Baqdaad

0 Visits: 492 | Saturday December 31, 2016 - 13:10:03
Labo qarax ayaa lagu weeraray suuq mashquul badan oo kuyaala bartamaha magaalada Bagdaad ee caasimada dalka Ciraaq, waxaana qaraxyadan ka dhashay qasaaro badan oo isugu jira dhimasho iyo dhaawac.

Read More »

Daawo:Abwaan Gurey Barwaaqo Oo Badalay Hees Macaan Oo Ay Qaado farxiya kabayare

0 Visits: 1143 | Saturday December 31, 2016 - 12:32:16
Burco(AFKA)Abwaan Gurey Barwaaqo Oo Badalay Hees Macaan Oo Ay Qaado farxiya kabayare

Read More »