Wararka

Guddomiye Cirro oo kaftan uu Muse Bixi hoos ugu dhigay Mucaradnimadiisa kaga jawabay inay uso heshiyeen faysal iyo muse bixi

0 Visits: 439 | Monday October 20, 2014 - 08:52:25
"waxaad moodaa inaanay saddexdayada gudoomiye wada socon oo malaha gaar bay u wada socdeen Ninka Muuse la yidhaa iyo Faysal" ayu yidhi Cirro

Read More »

"Maayarka waxaan leeyahay ninna ha baryin cidna waxba kaa qaadi mayso e hawshada Wado,Xildhibanada Waxan..."Suldan M C/qadir

0 Visits: 562 | Monday October 20, 2014 - 08:40:21
Suldaanka Guud ee Reer Somaliland Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir ayaa Maayarka Hargeysa ku amaanay waxqabadkiisa mudaddii uu joogay,

Read More »

Muxuu ka Yidhi Madaxweyne Siilanyo Xuskii Maalinta Shuhadada SNM?

0 Visits: 397 | Sunday October 19, 2014 - 19:48:06
"Somaliland Bilaash La Naguma Siin Ee Dhiigayaga Ayaanu U Qubney" Madaxwayne Siilaanyo

Read More »

Wasaaradda Duulista oo Abaalmarino siisay Qaar ka mid ah Shaqaale Muujiyey Dedaal Badan Xilliyadii Xajka iyo Xagaaga ee Madaarku Mashquulka aha+SAWIRO

0 Visits: 529 | Sunday October 19, 2014 - 19:22:24
Munaasibad balaadhan oo shahaado sharaf lagu gudoonsiinaayey shaqaalaha madaarka cigaal international airport, ayaa maanta lagu qabtay xarunta madaarka.

Read More »

"Guddomiyaha Wan ku raacsanahay Wejigabaxa u shegay, Muse Bixi Waxan Leyahay Dawladda Waxa ku Hakaday, Heshiiski ay ka baxday"Jamal Ali Husein

0 Visits: 395 | Sunday October 19, 2014 - 19:17:06
"Guddomiyaha Wan ku raacsanahay Wejigabaxa ushegay, Muse Bixi Waxan Leyahay Dawladda Waxa ku Hakaday, Heshiiski ay ka baxday"Jamal Ali Husein

Read More »

Daawo: Oday Dhaqameedka Gabilay oo ka Biyo Diiday Xukunkii Gacankudhiiglayashi Saraakisha ku Dilay Qorilugud lagu riday

0 Visits: 410 | Sunday October 19, 2014 - 19:12:00
iyagoo Eedaymona u jeediyey Madaxweynaha Somaliland iyo Guddomiyaha Guurtida, waxayna sidoo kale sheegeen in Maxkmadda xukunka ay ridday loo yeedhiyey ee...

Read More »

Taliyaha Ciidamada Booliska Somaliland oo u Digay Dad uu sheegay Inay Magaciisa Facebookga ku isticmaalan, Caddeyeyna inaanu Facebook isticmaalin

0 Visits: 341 | Sunday October 19, 2014 - 18:49:18
"FACEBOOK Aan Leeyahay Oo Aan Isticmaala Haba-yaraate Ma Jiro, Cidda Magacayga Ku Isticmaashaana Waxaan Leeyahay….." Taliye Cabdilaahi Fadal

Read More »

Dhegayso: Siyaasi ka tirsan Xisbiga Wadani oo Qiray Guulaha Xukuumadda Silaanyo iyo

0 Visits: 512 | Sunday October 19, 2014 - 18:26:59
"Secondary School illaa Jamacadaha Dalka Bilaash Ayaanu Kadhigaynaa,hadanu ku gulaysano talada waddanka"Waraysi Ibraahin Salebaan Jirde oo ka Mid ah Siyasiyiinta Xisbiga WadanI‏

Read More »

Guddigii hore ee Gacanta ku hayey Jamacadda Sanaag University oo Wartiyeed ka soo Saaray Maamulki laga Warejiyey iyo Sababta

0 Visits: 570 | Sunday October 19, 2014 - 18:12:03
War murtiyeed ay soo saareen gudidii Hore Ee Jamacadda sanaag University ee dhowaan la kala diray ayaa

Read More »

Daawo:"Waxaanu Ka Xunahay Inaan Deeqbixiyayaashii la Kulmayno Iyada Oo Aan Komishankii la Baasmarayn, Laakiin.."Faysal Cal Warabe

0 Visits: 396 | Sunday October 19, 2014 - 17:36:52
Eng:Faysal Cali Waraabe Oo Walaac Ka Muujiyay Kulan Ay Layeelan Donaan Qadhaan Bixiye Yaasha Somaliland Ka Tageera Dorashooyinka Xilli anay somaliland weli diyargaroobin.

Read More »

Daawo: Khilaafkii iyo Buuqi ugu Adkaa oo ka Dhex Aloosan Golaha Degaanka Caasimada Xilli Maayarku maalmahan Abaabulay Kooxo Saxaafadda Ka ammaana.

0 Visits: 370 | Sunday October 19, 2014 - 17:16:21
Khilaaf xooggan ayaa ka dhex qarxay xildhibaanno ka tirsan Golaha Degaanka Hargeysa iyo Maayirka caasimadda, kuwaasoo isu jeediyey eedaymo kala duwan oo weerar iyo difaac ah.

Read More »

"Anigu Mucaarad Xisbiga UCID Ayaan U Aqaana WADANI Ileen..." Guddomiye Muse Bixi Cabdi

0 Visits: 355 | Sunday October 19, 2014 - 16:41:24
Gudoomiyaha Xisbi Xaakimka Kulmiye Muuse Biixi Cabdi, ayaa Sheegay in Isagu Xisbiga Ucid uun Mucaaradka Somaliland u yaqaano islamarkaana Waddani Xukumadda iska yahay.

Read More »

Daawo:Madaxweynekuxigenka JSL oo Kormeer Kedis ah Saaka ku Tagay Wasaaradaha Dalka Qaar kamid ah iyo Xarumo Kale.+SAWIRO

0 Visits: 557 | Sunday October 19, 2014 - 16:29:10
Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyada Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ahna ku simaha Madaxweynaha Somaliland waxa uu maanta Kormeer kedis ah

Read More »

Daawo: Guddoomiyaasha Xisbiyada Qaranka oo Dala ka Dhoofay kana Waramay Ujeedada Socdaalkooda Kenya

0 Visits: 299 | Sunday October 19, 2014 - 15:56:31
Guddomiye Muse Bixi Cabdi, Eng Faysal Ali WArabe, iyo Gudomiye Cabdiraxman Cirro ayaa Maanta u Duulay Dalka Kenya iyago faahfaahin ka bixiyey ujeedada socdaalkooda

Read More »

Ujeedada Safar ay Nairobi ku tegayaan Guddomiyaasha Saddexda Xisbi Qaran

0 Visits: 460 | Sunday October 19, 2014 - 11:26:59
Guddoomiyeyaasha saddexda xisbi qaran ee KULMIYE, UCID iyo WADDANI – Muuse Biixi Cabdi, Faysal Cali-waraabe iyo Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) – ayaa u dhoofaya magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya gelinka hore ee maanta.

Read More »

Daawo: Xuskii Maalinta Shuhadada SNM oo si weyn looga Xusay Burco iyo Khudbado Qiiro leh oo Munasibadda laga jediyey

0 Visits: 460 | Sunday October 19, 2014 - 10:52:51
Mujahid, Farax Gacan, Mujahid Faarax Ifiso, badhasabta Togdheer iyo Mujahidin kale ayaa khudbado ka jeediyey Fagaaraha Xarunta Sooyaal.

Read More »

Weriye Cabdi Cisman Almis oo Noqday Weriyihii ugu horeeyey ee shaaciyey Hankiisa Siyaasaded

0 Visits: 507 | Sunday October 19, 2014 - 10:45:45
Cabdi Cismaan Almis, oo ka mid ahaa Wariyayaasha ugu caansan bahda saxaafadda Somaliland isla-markaana 15-kii sanadood ee u dambeeyay barbaamij soo saare ka ahaa Telefiishanka Qaranka,

Read More »

Daawo: Wasiir Xirsi Sidee u arkaa Hadalhaynta Badan ee Dadku hadal hayan,iyo Dhalilaha loo jediyo.

0 Visits: 319 | Sunday October 19, 2014 - 09:18:46
Wasiirka Madaxtooyada Somaliland, Xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa ka jawaabay su'aalo ad-adag oo Telefiishanka HCTV ku waydiiyey Magaalada London e caasimadda dalka Ingiriiska.

Read More »

Madaxwaynaha Somaliya Oo Beeniyay Edaymo Dusha Uga Tuurtay Qaraamada Midoobay

0 Visits: 338 | Saturday October 18, 2014 - 23:04:42
Sida ay qortay wakaaladda wararka ee Reuters, madaxweynaha Soomaaliya ayaa beeniyay in qof asiga ku dhow uu ku lug leeyahay in hubka dowladda loo weeciyay dhanka ururka Al-shabaab,

Read More »

Ururuka Boko Xaraam Iyo Dawladda Nigeria Oo Heeshiis Kale Saxexday

0 Visits: 364 | Saturday October 18, 2014 - 22:55:18
Militariga wadanka nigeria ayaa ku dhawaaqay in ay heshiis xabad joojin ah Ay la galeen dagaalyahanada ururka boko xaram ee dalkaasi Nigeria,

Read More »