Wararka

Daawo;;maamulka dowlada hoose ayaa wado cusub ka bilbaabay xaaflada 18ka may Ee Magaalada Gebilay,

0 Visits: 574 | Thursday September 22, 2016 - 18:24:59
Gabilay(AFKA);maamulka dowlada hoose ayaa wado cusub ka bilbaabay xaaflada 18ka may Ee Magaalada Gebilay

Read More »

Xarumaha Waawayn Ee xisbiga Wadani Oo Maanta Cidlo Laga dareemayay Una Muuqday Qaar la faaruqiyay-

0 Visits: 732 | Thursday September 22, 2016 - 18:14:20
Xarumaha Waawayn Ee xisbiga Wadani Ayaa Maanta Cidlo Laga dareemayay Una Muuqday Qaar la faaruqiyay

Read More »

Daawo;Guddomiyaha Xisbiga Kulmiye Oo Si Adag Uga Hadlaya Dacwada Xisbiga Waddani Uu Maxkamada Sare Isago Ku Tilmayay Mid Sharci Daro Ah,

0 Visits: 767 | Thursday September 22, 2016 - 17:12:21
Hargeysa(AFKA);Guddoomiyaha xisbul-xaakimka Somaliland ee KULMIYE, ahna murrashaxa jagada Madaxweynaha ee xisbigaas Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa ku tilmaamay wax layaab leh dacwadda xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI u gudbiyey Maxkamadda Sare ee uu ku diidanyahay go'aankii Madaxweynaha ee kala qaadista…

Read More »

Daawo;Jaamacada Beder Ee Magalada Hargeysa Oo Heshiis Waxbarasho La Gashay Jaamacad Ku Taal Uganda,

0 Visits: 760 | Thursday September 22, 2016 - 16:29:46
Hargeysa(AFKA);Jaamacada Beder Ee Magalada Hargeysa Oo Heshiis Waxbarasho La Gashay Jaamacad Ku Taal Uganda

Read More »

"Xisbibaa Laygu Ogyahay Musharaxbaa Laygu Ogyahay Meelba Laygu Yaqanaa " Maayirka Muraad

0 Visits: 1542 | Thursday September 22, 2016 - 16:29:13
Maayirka Degmada Burco Ustaad Maxamed Muraad Oo Maanta Warbaahinta QarkoodKula Hadlayay Magalada Burco Ayaa Daaha Ka Rogay Inu Tageersan Yahay Musharaxa Madaxwayne Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi Waxana U Beeniyay Warar Been Abuur Ah Oo Warbaahinta Qarkood Lagu Baahiyay,

Read More »

Daawo;Shacabka Ku Dhaqan Degmada Adhi Cadeeye Ee Gobolka Sool Oo Taageeray Miisan Leh Umuujiyey Go'aankii Madaxweynaha Somaliland Ku Kala Qaaday Doorashooyinka.

0 Visits: 663 | Thursday September 22, 2016 - 16:22:11
Laascanood(AFKA);Shacabka Ku Dhaqan Degmada Adhi Cadeeye Ee Gobolka Sool Oo Taageeray Miisan Leh Umuujiyey Go'aankii Madaxweynaha Somaliland Ku Kala Qaaday Doorashooyinka.

Read More »

Daawo;Maxkamada Gobolka Maroodijeex Oo Xukun Ku Riday Afar Eedaysanayaa Oo Ay Xafiiska Xeer Ilaalintu Lagu So Eedayey Laaluushka,

0 Visits: 811 | Thursday September 22, 2016 - 16:16:07
Haergeysa(AFKA);Maxkamada Gobolka Maroodijeex Oo Xukun Ku Riday Afar Eedaysanayaa Oo Ay Xafiiska Xeer Ilaalintu Lagu So Eedayey Laaluushka,

Read More »

Daawo Sawirada:Meherkii Meherrada iyo Madal Dhaqameed la isugu Guuriyey Cabdimalik Muse Coldoon iyo Aasiya Cumar Faarax

0 Visits: 1966 | Thursday September 22, 2016 - 16:15:06
Guud ahaanba Maamulka, iyo shaqaalaha Shebekedda Afkashacabka waxay Hambalyo, Bogaadin iyo Duco ba Hawada u marinayaan Suxufiga Caanka ah ee Cabdimalik Muse Coldoon iyo Marwadiisa Aasiya Faarax Cumar Dubadoo saaka meherkoodu ka dhacay Geed weyn oo ku yaalla Beer ka mida Beeraha waaweyn ee caasimadda…

Read More »

"Wacyi-gelinta ubaxa umadda iyo maalinteennii qara" Dhalinyarada Wadajirka iyo Waxqabadka

0 Visits: 743 | Thursday September 22, 2016 - 16:04:37
waxaa markale sidii caadada ahayd 19ka bil kasta bahda wadajirka iyo waxqabadku udareereen shaqo qaran oo ka dhacday guud ahaan gobolada somaliland.

Read More »

Halkan ka Akhriso Warbixintii Guddida Arimaha Gudaha Ee Golaha Wakiiladu Ka Soo Saareen Qabyo Kamida Xeerka Doorashada Golaha Wakiilad

0 Visits: 700 | Thursday September 22, 2016 - 15:53:46
March- April 2016 Halkan waxaanu idinku soo gudbinaynaa warbixin kooban oo hordhac ah oo ku saabsan qabyo tirka xeerka doorashada Golaha Wakiillda iyo wada tashigii ay Guddigu la yeelatay Dadwaynaha ku kala nool gobolada iyo deegaammada kala duwan ee dalka, iyada oo Guddidu gacanta ku hayso dhamaystirka…

Read More »

Daawo:Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Oo Ka Jaawabay Hadalo Ka Soo Yeedhay Madaxweynaha Somaliya

0 Visits: 834 | Thursday September 22, 2016 - 14:52:08
Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Faysal Cali Waraabe Oo Ka Jaawabay Hadalo Ka Soo Yeedhay Madaxweynaha Somaliya

Read More »

Daawo: Banaan Bax Maanta Ka Dhacay Magaalada Caynaba oo Lagu Tageerayo Go'aanka Xukummada Somaliland Ka Gaadhay Kala Qaadista Labada Doorosho

0 Visits: 637 | Thursday September 22, 2016 - 13:51:11
Banaan Bax Maanta Ka Dhacay Magaalada Caynaba oo Lagu Tageerayo Go'aanka Xukummada Somaliland Ka Gaadhay Kala Qaadista Labada Doorosho

Read More »

Loolanka Logu Jira Kursiga Musharax Ku Xigeenka Xisbiga Waddani Oo Maraya Meel Xasaasiya.

0 Visits: 656 | Thursday September 22, 2016 - 13:35:25
Hargeysa(AFKA);Loolanka kursiga murashaxa madaxweyne-xigeenka xisbiga Waddani ayaa noqday mawduuc siyaasadeed oo xaasaasi ah, waxaanay hadba xiisadiisu soo kordhaysa marka uu shirka golaha dhexe ee xisbigaasi soo dhawaado.

Read More »

Maqaayad ku taalla gobolka Minesota ee dalka Maraykanka oo Muslimiinta laga mamnuucay+Sawiro

0 Visits: 640 | Thursday September 22, 2016 - 13:26:16
Maqaayad ku taalla magaalada Londdale oo ku taalla gobolka Minnesota ee dalka Maraykanka ayaa waxaa laga mamnuucay iney soo galaan dadka muslimiinta ah ee halkaas ku dhaqan.

Read More »

Shariif Sh.Axmed Oo Manta Si Baladhan Logu So Dhaweeyay Magalada Muqdish

0 Visits: 766 | Thursday September 22, 2016 - 13:11:35
Muqdish(AFKA);Waxaa goordhaw garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho kasoo degay Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo mudo sanado ah dalka ka maqnaa.

Read More »

Wasiirka Arrimaha Debadda Somaliland Oo Ka Jawaabay Hadal Uu Yidhi Safiirka Midowga Yurub

0 Visits: 772 | Thursday September 22, 2016 - 13:07:29
Hargeysa(AFKA)Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland Dr Sacad Cali Shire ayaa jawaab ka bixiyey wareysigii Wargeyska Geeska Afrika uu la yeeshay Safiirka Midawga Yurub ee Somaliland iyo Somaliya, danjire Michele

Read More »

Dalka Briting Oo Shaqo Abuur U Samaynaya Shacabka Ku Dhaqan Dalka Itobiya

0 Visits: 679 | Thursday September 22, 2016 - 13:00:12
Dawladda Britain, Midawga Yurub iyo Bangiga Adduunka ayaa ku dhawaaqay qorshe ay shaqo abuuritaan ugu samaynayaan 100,000 oo ruux oo ku sugan dalka Itoobiya, arrintaas ayaa looga golleeyahay in lagaga hor tago dhibaatada qaxootiga.

Read More »

Cabdi Haybe Oo Madaxwayne Siilanyo Usoo Jediyey In Aanu Sabab U Noqan In Besha Calamku Dhanbarka Uso Jediyan Qadiyada Somaliland.

0 Visits: 647 | Thursday September 22, 2016 - 12:53:15
Siyaasi Cabdi Haybe Maxamed oo ka tirsan Xisbiga Mucaaradka ee Waddani ayaa Madaxweyne Siilaanyo ugu baaqay inaanu sabab u noqon in beesha caalamku dhabarka u jeediso Somaliland islamarkaana ay ka xidhiidh furanto Somaliland.

Read More »

Wasiirka Arimaha Dibada Somaliland Oo Markii U Horaysay Ka Jawabay Ee Daymo Uga Yimi Safiirka Midawga Yurub U fadhiya Somaliland Iyo Somaliya

0 Visits: 709 | Thursday September 22, 2016 - 12:44:56
Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland Dr Sacad Cali Shire ayaa jawaab ka bixiyey wareysigii Wargeyska Geeska Afrika uu la yeeshay Safiirka Midawga Yurub ee Somaliland iyo Somaliya, danjire Michele Cervone d'Urso, isagoo Wasiir Sacad difaacay go'aanka

Read More »

Guddida Doorashoyinka Somaliya Oo Markii U Horaysay Ka Hadlay Halka Ay Wax U Marayan Iyo Caqabadaha Ka Hor Yimi.

0 Visits: 460 | Thursday September 22, 2016 - 12:09:35
Soomaliya waxay u dhaqaaqday inay qabsato doorashooyin 2016 ka. Doorashadan dadban waxay ka duwan tahay dhammaan hannaankii Guddiga Federaalka Hirgelinta Doorashooyinka Dadban (GFHDD), ayaa caawa War Saxaafadeed kaga warbixiyay halka uu marayo geedi-socodka doorashooyinka sanadkan lagu wado in ay dalka…

Read More »