Wararka

Ujeedada safar ay hargeysa ku imanayso Haweenayda Ugu Maalqabeensan Bariga Afrika Oo Dhalasho Ahaan Ka Soo Jeedda Somaliland

0 Visits: 1200 | Thursday August 04, 2016 - 16:55:08
Maalqabeenka Bariga Afrika caanka ka ah ee Aamina Xirsi Mooge oo ah gabadh isir ahaan ka soo jeedda Somaliland

Read More »

Fannaanada Caanka Ah Ee Qamar Harawo Oo Laga Sii Daayay Xabsi Ku Yaalla Turkiga Oo Ay Muddo Sannado Ah Ku Xidhnayd.

0 Visits: 861 | Thursday August 04, 2016 - 16:34:41
Ka dib muddo sanado ah oo ay ku xirneyd xabsi ku yaala dalka Turkiga, ayaa waxaa ugu dambeen lagu guuleystay in laga sii daayo xabsiga.

Read More »

Daawo: Maamulka Dugsiga Kaah oo Dib u furay Waxbarashadi Sannad Dugsiyeedka 2016 / 2017 iyo Dardaranki Macaliminta

0 Visits: 697 | Thursday August 04, 2016 - 15:48:34
Munasibad balladhan oo dib loogu furayey dugsiga hose dhxe ee KAAH sannadugsiyedka cusub ee 2016/2017 islamarkaasna abalmarino lagu guddoonsinayey ardaydii kaalmaha sare ka gashay

Read More »

DAAWO: Xisbiga WADDANI Oo Xaflada Soo Dhawayn Ah U Qabtay Masuuliyiin Iyo Taageerayaal Cusub Oo Ku Soo Biiray.

0 Visits: 387 | Thursday August 04, 2016 - 15:45:02
Hoggaanka sare ee xisbiga WADDANI ayaa magaalada Hargeysa xaflada soo dhawayn ah ugu qabtay masuuliyiin iyo taageerayaal cusub oo ku soo biiray

Read More »

Daawo: Wasiirka Hawlaha Guud oo Lacag ay iskaga Bixiyan Kharashaadka Maktabada Akhriska Guddonsiyey Gudomiyaha Akadamiyada ADKAW Borama

0 Visits: 734 | Thursday August 04, 2016 - 15:40:25
Wasiirka Hawlaha Guud iyo Guryeynta Somaliland Cali Mareexan ayaa Lacag ay iskaga Bixiyan Kharashaadka Maktabada Akhriska Guddonsiyey Gudomiyaha Akadamiyada ADKAW Borama ayanle abdirahman

Read More »

Madaxweyne Marwadiisa u sharaxay Madaxweyne kuxigeenka Dalkiisa

0 Visits: 633 | Thursday August 04, 2016 - 11:58:05
Madaxweynaha dowlada Nicaragwa Daniel Ortega ayaa xaaskiisa u soo sharaxay inay noqoto Madaxweyne ku-xigeenkiisa xilli uu u tartamayo in dib loo doorto markii 3aad.

Read More »

Nin Mindi Ku Hubaysan Oo Xalay Weerar Sababay Dhimasho Iyo Dhaawac Ka Geystay Magaalada London.

0 Visits: 615 | Thursday August 04, 2016 - 08:32:05
Nin mindi ku hubeysnaa, ayaa xalay dad ku weeraray Magaalada London ee Xarunta Britain, iyadoo uu dilay haweeney, halka lix kalana uu dhaawacay.

Read More »

Madaxwynaha Tuniisiya Oo Magacaabay Raysal Wasaaraha Cusub Ee Dalkaasi Yeelan Doono.

0 Visits: 532 | Thursday August 04, 2016 - 08:28:06
Chahed, oo jira 41, horayna u soo ahaa wasiirkii hore ee arrimaha gudaha, ayaa u magacaabay isaga qudhiisa arbacadii,

Read More »

Daawo:Qoraa Rashiid Shabeele iyo Cismaan Sawirle oo ka waramaya siday ula kulmeen Cilmi Boodhari Saaxiibkii

0 Visits: 683 | Thursday August 04, 2016 - 08:24:09
Qoraaga Rashiid Maxamed Shabeele oo ay dhashay Hodan Cabddulle Walan-wal iyo Cismaan Maxamed Bulaale Cismaan Sawir le oo

Read More »

Madaxda Soomaaliya Oo Ka Cadhootay Hoggaamiyaha Mucaaridka Kenya Oo Fagaare Caalamiya Ka Taageeray Qaranimada Somaliland.

0 Visits: 997 | Wednesday August 03, 2016 - 18:13:18
Hogaamiyaha Xisbiga Mucaaridka Kenya ugu weyn ee ODM Mr Raila Odinga hogaamiyaha ka ah , ayaa

Read More »

DAAWO: Raila Odinga oo Fagaare ku Taageray Qaranimada Somaliland iyo Xukuumadda Somaliland Oo Soo Dhawaysay Dhawaaqa Ka Soo Yeedhay

0 Visits: 748 | Wednesday August 03, 2016 - 18:06:02
Wasiirka arrimaha dibadda Somaliland dr. Sacad Cali Shire ayaa sheegay in xukuumadda Somaliland soo dhawaynayso dhawaaqii ka soo yeedhay raysal wasaarihii hore Kenya oo sheegay in la joogi wakhtigii la aqoonsan lahaa Somaliland

Read More »

Shirka Gollaha Wasiiradda Somaliland Ee Khamiista Berri Oo La Horkeenayo Go'aan Ka Gaadhista Sii Wadista Wada-Hadallada Somaliland Iyo Soomaaliya Ee Turkiga.

0 Visits: 519 | Wednesday August 03, 2016 - 17:57:24
Shirka toddobaadlaha ah ee golaha wasiirradu ay khamiis kasta u fadhiistaan ayaa lagu wadaa in khamiistan berri ah la horkeeno ajande la xidhiidha

Read More »

Daawo: Naadiga Halkaraan oo Dhalinyarada uga Faaidaysay Aqoonyahan Sicid Jamac Xusen una so Bandhigtay Casharo ku saabsan Habqoraalka Tolmoon

0 Visits: 750 | Wednesday August 03, 2016 - 15:38:52
Naadiga Hlkaraan yaa xalay madal ballaadhan oo lo bixiyey caweyska Burco iyo Aqonyahan sicid jamac xuseen ku qbtay hotel deero kaaso lagaga hadlyey habqoraalka tolmon,

Read More »

Drs Edna Adan oo Maxay ka Tidhi Arrintii Turkiga ee Qaddiyada Somaliland

0 Visits: 704 | Wednesday August 03, 2016 - 14:57:22
"Waanu ognahay inaanu Turkigu aqoonsanayn Somaliland, waanay caddahay inuu Turkigu toos ugu eexdo Soomaaliya" Drs Edna Adan

Read More »

Daawo: Tahriibayaal Tiro badan oo lagu Qabtay Degmada SHEEKH iyo Madaxda Gobolka Saaxil oo ka hadlay

0 Visits: 804 | Wednesday August 03, 2016 - 14:43:03
Gudoomiyaha Gobolka Saaxil oo ay Weheliyaan Taliyaha Ciidanka Booliska ee Degmada Sheekh iyo Taliyaha Laanta Socdaalka ee Magaalada Berbera ayaa ka hadlay Tahriibayaal Tiradoodu dhamayd 50 Qof oo laga soo qabtay Duleedka Degmada Sheekh.

Read More »

Wasiir Caddami Oo Ka Hadlay Heshiiska Dekedda Berbera, Muddo Kordhinta Iyo Saami-qaybsiga Kuraasta Gollaha Wakiillada.

0 Visits: 599 | Wednesday August 03, 2016 - 14:11:54
Wasiirka wasaarada gaashaandhiga somalland Axmed Xaaji Cali Cadami ayaa ka hadlay heshiiska Dekeda Berbera iyo buuqa ka taagan ee deegaanka.

Read More »

Daawo Sawirada :Munaasibad Arooska Wiil uu Dhalay Ex Wasiir Xirsi Cali Xaji Xasan Oo Kulmisay Garabyo Siyaasaddu Kala irdhaysay

0 Visits: 1355 | Wednesday August 03, 2016 - 09:55:15
Munaasibad aroos oo ka dhacday Magaalada Hargaysa, looguna barigaayay Xamse Xirsi Cali Xaji Xasan iyo Marwadiisa Caasha Ismaciil Nuur Ducaale, ayaa ahayd mid kulmisay Wajiyaal muddo dheer aan indho iska qaadin.

Read More »

Qaramada Midoobay oo Dawlada Somaliya Amar ku siisay in Doorashadu Wakhtigeeda ku dhacdo

0 Visits: 594 | Wednesday August 03, 2016 - 09:52:25
Wakiilka Qaramada Midoobay ee arimaha Somaliya ayaa ka hadlay Doorashada la filaayo inay dalka ka dhacdo sanadkaan gudihiisa

Read More »

Madaxweynaha Maraykanka Oo Weerar Dhanka Afka Ah Ku Qaaday Musharrax Donald Trump

0 Visits: 659 | Wednesday August 03, 2016 - 09:48:05
Obama ayaa ugu baaqay xubnaha xisbiga Jamhuuriga in ay iska fogeeyaan Trump, isla markaana aanay taageero u fidin.

Read More »

Cabdirashiid Xassan Mataan Oo Ka Hadley In Uu U Tartami Doono Musharaxa Madaxweyne Ku Xigeen Ee Xisbiga Waddani

0 Visits: 633 | Tuesday August 02, 2016 - 18:44:59
Cabdirashiid Xassan Mataan xoghayaha warfaafinta ee xisbiga Waddani isla markaana dhalasho ahaan ka soo jeeda gobalka Awdal ayaa waxaa uu ka hadley n uu u tartami doono musharaxa madaxweyne ku xigeen ee xisbigaasi

Read More »