Wararka

Daawo:Agaasimaha Guud Ee Wasaarda Diinta Iyo Awqaafta Somaliland Oo Kulan La Qaatay Imaamyada Masaajidada Magaalada Burco

0 Visits: 567 | Thursday June 09, 2016 - 14:43:18
Agaasimaha Guud Ee Wasaarda Diinta Iyo Awqaafta Somaliland Oo Kulan La Qaatay Imaamyada Masaajidada Magaalada Burco

Read More »

Daawo:Nuuxurkii Khudbadii ka jeediyey gudoomiye Qabo kulankii imaamyada Masaajida magaalda burco

0 Visits: 528 | Thursday June 09, 2016 - 14:11:17
Nuuxurkii Khudbadii ka jeediyey gudoomiyaha Gobolak togdheer Maxamed ibraahin aadan (Qabyotire) Ayaa maanta kulankii imaamyada Masaajida magaalda burco ayaa uu climada u so jeediyey ina wada shaqeeyaan

Read More »

"Cali Khaliif Iyo Garaad Jaamac Ayaa Wada Dagaalka Dharkeyn geenyo "Suldaanka Guud Ee Somaliland

0 Visits: 621 | Thursday June 09, 2016 - 13:16:55
"Cali Khaliif Iyo Garaad Jaamac Ayaa Wada Dagaalka Dharkeyn geenyo Oo Dhiiga Dadka Kursi Ku Doonaya" Suldaanka Guud Ee Somaliland

Read More »

Daawo:Gabadh Dirawalad Ah Oo U Baxda Wajaale Ilaa Hargiesa Oo Ka Warantay Waxyaabaha Ay Kala Kulanto Bulshada.

0 Visits: 539 | Thursday June 09, 2016 - 13:12:44
Gabadh Dirawalad Ah Oo U Baxda Wajaale Ilaa Hargiesa Oo Ka Warantay Waxyaabaha Ay Kala Kulanto Bulshada.

Read More »

Tartan Kubadeed lagu Maamuusayo Bisha Ramadaan oo ka furmay Magaalada Garoowe

0 Visits: 896 | Thursday June 09, 2016 - 13:02:52
Garoonka Kubada Cagta ee Classic Stadium ee Garoowe, ayaa Waxaa Xalay ka furmay tartan ay ka qayb-galayaan, kooxaha heerka koowaad , kuwa heerka iyo dhallinyarada cuslaatay.

Read More »

Askari Ka Tirsan Ciidanka Qaranka Oo Lagu Dilay Degmada Oog Ee Taliska Aagga Bari

0 Visits: 457 | Thursday June 09, 2016 - 13:00:16
Alle ha u naxariistee Marxuum Maxamed Dubbe Maxamuud oo ah Askari ka tirsan Ciidanka Qaranka ee Jiidda hore ee degmadda Oog, ayaa la sheegay innuu galabta fiidkii hore uu geeriyoodday, kadib markii uu dilay Askari kale oo uu gacan qaad dhex-maray.

Read More »

"waa in aynu sugnaa in qofka muwaadinka ah in aan toos la isaga xidhin oo darriiqa saxda ah loo soo maraa"Wasiirka Cadaalada Somaliland

0 Visits: 610 | Thursday June 09, 2016 - 12:54:11
Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda Jamhuuriyada Somaliland Md. Axmed Faarax Cadare, ayaa sheegay in Wasaaradda Caddaaladdu dardargelinayso in hannaanka caddaaladda loo sugnaado,

Read More »

Guddoomiyihii Ururka Haweenka Ee Gobolka Mudug Oo Xalay lagu dilay Magaalada Gaalkacyo

0 Visits: 653 | Thursday June 09, 2016 - 12:48:26
Kooxo hubeysan, ayaa Xalay Maqribkii Gaalkacyo ku dilay Guddoomiyaha Ururka Haweenka Puntland ee Gobolka Mudug, Marxuumad Dhudi Yuusuf, waxaana dilkeedu uu ka dhacay meel ku dhaw gurigeeda.

Read More »

Daawo : Reer Hargaysa Oo Sheegay In Ay Qalinka Dhigayaan Oo Ay Qoriga Qaadanayaan kana Hadley Xasuuqii Walaalo Hood

0 Visits: 1249 | Thursday June 09, 2016 - 12:46:31
Daawo : Reer Hargaysa Oo Sheegay In Ay Qalinka Dhigayaan Oo Ay Qoriga Qaadanayaan kana Hadley Xasuuqii Walaalo Hood Iyadoo maalmihii u dan beeyey dad badan ay ku xasuuqeen ciidamada liyuu police ka ee kilarka shanaad dagmada Gaashaamo, ayaa waxa arin tani noqotay ta loogu hadal haynta badan yahay guud…

Read More »

War Deg Deg:Xoogaga Al-shabaab Oo Goordhaweed Weerar Culus ku Qaaday Deegaanka Halgan ee Gobolka Hiiraan

0 Visits: 558 | Thursday June 09, 2016 - 12:44:51
Subaxnimadii hore ee Saaka ayaa lagu soo Warramayaa in Weerar culus oo dhawr jiho ah ay Xoogagga Al-shabaab ku qaadeen Deegaanka Halgan oo 41-km dhinaca Koonfur kaga aadan magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan.

Read More »

Cristiano Ronaldo ayaa loo magacaabay xiddiga ugu dhakhliga badan dunida sida lagu sheegay liiska Forbes

0 Visits: 1137 | Thursday June 09, 2016 - 12:40:56
Ronaldo ayaa shaqeystay 88 milyan doolar ilaa iyo 1dii bishii June, lacagtaasna waxaa 56 milyan doolar oo mushahar ah iyo 32 milyan doolar oo uu ka helay heshiisyada xayaysiin ee uu ku jiro.

Read More »

Daawo: Barnamijka Hagaha Qoyska, waa barnaamijkii u horreeyay ee Soomaaliyeed ee noociisa ah. Ku xidhnow maalin kasta xilliga Ramadaanta,2aad.

0 Visits: 1149 | Wednesday June 08, 2016 - 18:30:00
Hargeysa (AFSH) Barnamijka Hagaha Qoyska, waa barnaamijkii u horreeyay ee Soomaaliyeed ee noociisa ah. Ku xidhnow maalin kasta xilliga Ramadaanta,Qeybti 2aad.

Read More »

Daawo Afkashacabka Tv:Sayladda Burco Oo Dhaqdhaqaqa Kale Ibsiga Xoolaha Nool Oo Meel Wanagsan Maraya

0 Visits: 713 | Wednesday June 08, 2016 - 17:17:51
Sayalada Ugu Wayn Geeska Africa Oo Nasiib U Yeelatay Magalada Burco Oo Si Xawliya Loo Kale Ibsanayo Xoola Nool.

Read More »

Daawo Afkashacabka Tv :Wasiirka Wasaarada Deegaanka Oo Kor Meer Ku Tagtay Xarunta Agoomaha Ee Magaalada Hargeisa

0 Visits: 589 | Wednesday June 08, 2016 - 17:04:58
Wasiirka Wasaarada Deegaanka Oo Kor Meer Ku Tagtay Xarunta Agoomaha Ee Magaalada Hargeisa

Read More »

Daawo Muqaal:Cilmi Baadhis Lagaga Hadlayo Amaanka Wadamada Afrika Oo Lagusoo Bandhigay Magaalada Hargaysa Iyo Wasiirka Arimaha Dibada Oo Ka Qayb Galay

0 Visits: 544 | Wednesday June 08, 2016 - 17:03:23
Cilmi Baadhis Lagaga Hadlayo Amaanka Wadamada Afrika Oo Lagusoo Bandhigay Magaalada Hargaysa Iyo Wasiirka Arimaha Dibada Oo Ka Qayb Galay

Read More »

Daawo:Mashiin Laydh Oo Lagu Soo Kordhiyay Cusbitaalka Guud Oo Baahi Wayn Ka Daboolo Doono Cusbitaalka Oo Xadhiga Laga Jaray.

0 Visits: 539 | Wednesday June 08, 2016 - 16:59:37
Cusbitalka Wayn Ee Magaalada Hargaysa Oo Markii Uhoraysay Loo Sameeyey Laydh Ugaar Ah

Read More »

Daawo Afkashacabka Tv:Maxaabiista Ku Jirta Xabsiyada Dalka Oo Loo Sameeyey Fursado Ay Noloshooda Ku Kaabi Karaan

0 Visits: 588 | Wednesday June 08, 2016 - 16:53:31
Daawo Afkashacabka Tv:Maxaabiista Ku Jirta Xabsiyada Dalka Oo Loo Sameeyey Fursado Ay Noloshooda Ku Kaabi Karaan

Read More »

Daawo:Ururadda Haweenka Ee Gobolka Sanaag Oo Baaqyo Nabadeed U Diray Dadka Walaalaha Ah Ee Ku Dagaalamay Gobolka Sool.

0 Visits: 466 | Wednesday June 08, 2016 - 16:49:51
Ururadda Haweenka Ee Gobolka Sanaag Oo Baaqyo Nabadeed U Diray Dadka Walaalaha Ah Ee Ku Dagaalamay Gobolka Sool.

Read More »

Daawo Afkashacabka Tv:Warbixin Xiiso Badan Oo Laga Diyariyay Hormarka Awdal.

0 Visits: 512 | Wednesday June 08, 2016 - 16:48:23
Warbixin Laga Diyaariyay Horumarka Balaadhan Ee Laga Hirgeliyay Gobolka Awdal Iyo Wareysi Laga Diyaariyay Goobaha Ugu Caansan Gobolka Awdal

Read More »

Faysal Cali Waraae oo si adag uga hadlay Dagaalkii ka dhacay Degaano ka tirsan Gobolka SOOL

0 Visits: 639 | Wednesday June 08, 2016 - 16:45:31
Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Eng. Faysal Cali Waraabe, ayaa ugu baaqay in dagaalka ay joojiyaan laba beeleed oo walaalo ah oo dhawaan dagaal ku dhexmaray deegaaanka dharkeen geeyo oo ka tirsan gobalka sool.

Read More »