Wararka

Daawo:Dallada Dhalinyarada Ee SYNA Oo Soo Afmeertay Dood Cilmiyeed La Magac Baxay Libaanta Qoyska Oo Muddo Saddax Jimce Ah Ka Soconayay Magalada Burco

0 Visits: 382 | Saturday March 26, 2016 - 16:32:41
Dallada Dhalinyarada Ee SYNA Oo Soo Afmeertay Dood Cilmiyeed La Magac Baxay Libaanta Qoyska Oo Muddo Saddax Jimce Ah Ka Soconayay Magalada Burco

Read More »

Daawo Muqaal:Xoghayaha Fulinta Dawlada Hoose Ee Degmada Hargaysa Oo Si Adag Uga Hadlay Ganacsatada Soo Dajisa Dawooyinka

0 Visits: 601 | Saturday March 26, 2016 - 15:56:08
Xoghayaha fulinta dawlada hoose ee Hargeysa ayaa si adag ula hadlay ganacsatada dawooyinka soo dejiya oo dalka soo geliyey dawooyin dhacay.

Read More »

Muqdisho:Maxkamadda Sare Ee Ciidamada Qalabka Sida Ee Soomaaliya Oo Xukun Dil Ah Ku Riday Xasan Xanafi Xaaji.

0 Visits: 527 | Saturday March 26, 2016 - 15:53:41
Kadib markii Xasan Xanafi Xaaji uu horay racfaan uga qaatay xukun ay ku riday Maxkamada Ciidamada Qalabka sida Darajadeeda koowaad Saddexdii Bishan, ayaa maanta oo Sabti ah maxkamada Sare ee ciidamada Qalabka sida go'aan rasmi ah ay ka gaartay Kiiska Xasan Xanafi.

Read More »

Daawo Muqaal:Deegaano Hoos Yimaada Gobolka Salal Oo Abaar Adagi Ku Dhufatay

0 Visits: 530 | Saturday March 26, 2016 - 15:45:54
Degaanka Laanta Morohda ee gobolka Selel ayaa laga dayrinayaa dhibaatada abareed ee ka taagan.

Read More »

Nuxurka Warsaxaafadeed Uu Xisbiga Kulmiye Kaga Jawaabay Dooddii Ay Ku Xigeenada 2aad $3aad Ee Xisbigaasi Ka Keeneen Caydhinta Shantii Xubnood -

0 Visits: 499 | Saturday March 26, 2016 - 15:43:02
-Guddoomiyaha Golaha dhexe ee xisbiga KULMIYE, Jaamac Ismaaciil Cigge (Jaamac Shabeel), ayaa sheegay in guddoomiye Ku-xigeenadda labaad iyo saddexaad ee xisbiga KULMIYE ay si iskood ah iskaga saareen xisbiga tallada haya ee KULMIYE,waxaanu uga digay haddii ay sheegtaan astaanka xisbiga inay ciqaab mutaysan…

Read More »

Daawo Muqaal:Gudoomiyaha Golaha Gurtida Somaliland Oo Ka Hadlay Xalada Abareed Ee Dalka Baaqna Uu Diray Shacabka Somaliland

0 Visits: 547 | Saturday March 26, 2016 - 15:41:17
Gudoomiyaha Guurtida Abaaruhu Dad Iyo Duunyaba Way Laayeen Haday Dad Gaadho Waxba Ma Reebin Duco Iyo Dadaal Baa Laynooga Baahanyahay

Read More »

Ururka Suxufiyiinta Ee Solja Oo Ka Hadashay Ruqsad siinta Warbaahinta Iyo Xayirada

0 Visits: 712 | Saturday March 26, 2016 - 15:37:54
Ururka Suxufiyiinta Somaliland SOLJA isagoo dabaqaya Xeerka Saxaafadda Somaliland Xeer No:27/2004 qoddobadiisa 6 iyo 7aad oo si cad u qeexaya xaqa muwaadiniitu ku heli karaan ruqsad

Read More »

Daawo Muqaal:Dhakhaatir Ajaanib Ah Oo Ku Takhasustay Xanuunka Dhimirka Oo Soo Gaadhay Magalada Hargaysa

0 Visits: 561 | Saturday March 26, 2016 - 15:31:23
Magaalada Hargeisa Oo Ay Soo Gaadheen Dhakhaatiir Ka Timi Dalka Jarmalka Oo Ka Shaqayn Doona Dadka La Nool Xanuunka Dhibirka

Read More »

Xukuumadda Somaliland Oo Mamnuucday In Aan Amar La'aan Dalka Laga Dhisi Karin Masaajid Danbe.

0 Visits: 613 | Saturday March 26, 2016 - 15:29:21
Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Somaliland Sheekh Khaliil Cabdilaahi Axmed, ayaa ka dhawaajiyay inaan masaajid dambe oo dalka laga dhisayaa jiri doonin ilaa wasaarada diinta iyo awqaaftu soo eegto goobta laga dhisayo. Isla markaana wuxuu sheegay in ogolaanso siiso cidda dhisanaysa masaajidka.

Read More »

Madaxwayne Ku Xigeenki Hore Ee Somaliland Axned Yusuf Yaasin Ayaa Ka Hadlay Xalada Abareed Ee Ka Jira Dalka Somaliland

0 Visits: 511 | Saturday March 26, 2016 - 15:22:10
Axmed Yuusf Yaasiin Oo Ka Hadlay Abaaraha Godoomiyay Gobolada Galbeedka Somaliland+Kana Dayriyay In Doorasho Ka Qabsoonto Somaliland

Read More »

Daawo MuqaalWasiirka Arrimaha Gudaha Oo Ku Dhawaaqay Gurmad Xukuumadu Gaadhsiinayso Dadka Ay Abaartu Saamaysay.

0 Visits: 547 | Saturday March 26, 2016 - 15:12:55
Wasiirka wasaaradda arrimaha gudha Jamhuuradda Somaliland Cali Maxamed Waran-cadde ayaa shaaciyay gurmad ay xukuumadu u kala dirayso dadka ay abaartu saamaysay ee ku dhaqan gobolada Somaliland

Read More »

"War Mahaysid Ee Waqooyi Hilaac Xisbiga Ucid Waa Hilaacay "Suldaan Reer Sanaag Ah

0 Visits: 494 | Saturday March 26, 2016 - 11:37:11
"War Mahaysid Ee Waqooyi Hilaac Xisbiga Ucid Waa Hilaacay "Suldaan Reer Sanaag Ah

Read More »

Daawo:Taliyaha Qaybta Boooliska Ee Gobolka Togdheer Oo Dhagax Dhigay Xarun Boolis Ee Tuulada Jaamac Liibaan Oo Ka Tirsan Gobolka Togdheer

0 Visits: 647 | Saturday March 26, 2016 - 09:43:33
Burco(AFKA)Taliyaha Qaybta Boooliska Ee Gobolka Togdheer Maayirka Magaalada Burco Qaar Kmaida Xildhibaanada Golaha Deegaanka Degmada BURCO

Read More »

"Waan Soo Dhawaynayaa In KULMIYE Laga Saaray Shantaas Xubnood" Xildhibaan Nacnac -

0 Visits: 664 | Saturday March 26, 2016 - 08:09:27
Xildhibaan Axmed Maxamed Diiriye (Nac-nac) oo ka tirsan Mudaneyaasha aqalka wakiiladda Somaliland, ayaa soo dhaweeyay tallaabadii xisbiga KULMIYE lagaga saaray shan xubnood oo ka tirsanaan jiray xisbigaasi isla markaana ahaa Wasiirradii iska casilay xukuumadda dabo-yaaqadii sanadkii hore.

Read More »

Daawo: Jaaliyada Itoobiya Ee Dagan Gobolka Awdal Oo Madaxwaynaha DDSI ku Hambalyeeyey 25ka Degmo Oo Uu Dhawaan Magacaabay.

0 Visits: 538 | Saturday March 26, 2016 - 08:06:30
Jaaliyada Itoobiya Ee Dagan Gobolka Awdal Oo Madaxwaynaha DDSI ku Hambalyeeyey 25ka Degmo Oo Uu Dhawaan Magacaabay.

Read More »

Daawo Muqaal:Ololaha Tartanka Doorashada Madaxtinimada Oo Si Rasmi Ah Uga Bilaamatay Dalka Jabuuti.

0 Visits: 574 | Saturday March 26, 2016 - 08:04:01
-Ololaha tartanka doorashada Madaxtimada dalka Jabuuti ayaa si rasmi ah uga bilaamay Magaalada Dikhil waxaana bilaabay ololaha Xisbiga uu hoggaamiyo Madaxwayne Ismaaciil Cumar Geelle ee UNB,

Read More »

Shirkada Telesom Mar labaad Deeq Lacageed ah Ku Wareejisay Gudida Gurmadka Abaaraha Somaliland

0 Visits: 629 | Saturday March 26, 2016 - 07:54:38
Shirkada caalamiga ah ee Telesom ayaa deeqdii labaad gudoosiisay gudida abaaraha ee dhawaan uu magacaabay Madaxwaynaha Somaliland Axmed Siilaanyo. Munaasibad wareejinta ayaa ka dhacay xarunta madaxtooyadda Somaliland maalinimadii khamiista. Deeqdan lacageed ayaa dhamayd $50,000 (Konton kun) oo doolar,…

Read More »

Jaamac Shabeel oo Warsaxaafadeed Digniino iyo Hanjaabad soo saaray si Adagna ula hadlay Xubnaha isbahaysiga

0 Visits: 489 | Saturday March 26, 2016 - 00:48:16
Warsaxaafadeed uu soo saaray Gudomiyaha golaha dhexe kulmiye jaamac shabeel ayaa loogu digay gudomiyekuxigenada 2aad iyo 3aad ee xisbiga kulmiye waxana lagu yidhi sidan

Read More »

Halkeebay Wax u marayaan isbahaysigi kulmiye iyo Waddani, Muxuse Xisbiga Waddani ka yidhi Saamaynta ay ku yeelan karto wadahadalkooda xubnihi laga saaray kulmiye

0 Visits: 553 | Saturday March 26, 2016 - 00:45:36
Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani, ayaa ka hadlay saamaynta ay ku yeelan karto Xubnaha Isbahaysiga Wada hadalka kula jira ee uu xisbiga Kulmiye sheegay in

Read More »

Daawo:Badhasaabka Awdal Oo Xaalad Deg Deg Ah Ku Dhawaaqay Abaaraha Jira iyo Dadkii iyo Xoolihii Oo Aan Waxba Ka Noolayn

0 Visits: 496 | Friday March 25, 2016 - 22:35:05
Badhasaabka Awdal Oo Xaalad Deg Deg Ah Ku Dhawaaqay Abaaraha Jira iyo Dadkii iyo Xoolihii Oo Aan Waxba Ka Noolayn

Read More »