Wararka

Xusuusta Saaxiibkay Marxuum Cawke Qore: Suxufi Xuseen Cali Nuur

0 Visits: 1518 | Sunday November 22, 2015 - 08:10:40
Allaah ha u naxariistee Marxuum Axmed Xasan Cawke, waxa uu ka mid ahaa hal-doorka ka dhex ifaya bahda saxaafadda Soomaalida oo uu ka dhex muuqday ku dhawaad nus qarni.

Read More »

Hargaysa :Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaradka Ah Ee Ucid Oo Xil Cusub Magacaabay

0 Saturday November 21, 2015 - 23:59:33
Gudoomiyaha Xisbiga Cadaalada iyo Daryeelka UCID ayaa maanta xil cusub u magacaabay Md Abdiwahaab Hassan Ismail inuu maanta laga bilaabo noqdo ku simaha gudoomiyaha garabka dhalinyarada heer qaran ee xisbiga Cadaalada iyo Daryeelka UCID.

Read More »

Daawo:Wasiir Cali Warancade Oo Xadhiga Ka Jaray Dhismaha Dugsiga Dayaxa Ee Magaalada Ceerigaabo, Oo Ganacsade Ku Tabarucay

0 Visits: 705 | Saturday November 21, 2015 - 23:53:29
Wasiirka Wasaaradda Arrimha Gudaha Somaliland, Cali Maxamed Warancade, iyo wefti uu hogaaminayo oo maalmahanba socdaal shaqo ku joogay gobalka Sanaag, ayaa Xadhiga Ka Jaray Dugsiga Dayaxa Ee Magaalada Ceerigaabo, Oo Ganacsade Ku Tabarucay

Read More »

Soomaalida Ku Dhaqan Minneapolis Iyo Sugaan Yahano Caan Ah Oo Qabtay Kulan Loogu Boroordiqayo Marxuum Wariye Cawke.+Sawiro

0 Saturday November 21, 2015 - 23:51:25
Waxaa magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota lagu qabtay xalay kulan loogu duceynayay ALLAHA u Naxariistee, Wariye Axmed Xasan Suufi Cawke, waxaana kasoo qayb-galay saxafiyiin, abwaanno, fannaaniin, macallimiin & saaxiibo gooni ah oo uu lahaa.

Read More »

Daawo Muqaal:Wado Laamiya Oo Laga Dhagax Dhigay Garoonka Diyaaradaha Ee Boosaaso.

0 Saturday November 21, 2015 - 23:47:39
Waxa magaalada Bosaso laga dhagax dhigay waddo laami ah oo mari doonta garoonka diyaaradaha ee magaaladaasi

Read More »

Daawo Muuqaal:-Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Oo Ka Qayb Galay Munaasibad Maalinta Caruurta Aduunka Iyo Nuxurka Khudbadii Uu Jeediyey

0 Saturday November 21, 2015 - 23:47:38
-Madaxweyne Ku Xigeenka SOmaliland Oo Ka Qayb Galay Munaasibad Maalinta Caruurta Aduunka Iyo Nuxurka Khudbadii Uu Jeediyey

Read More »

Ardaydii Ugu Horaysay Ee Barata Cilmiga Hagida Gaadiidka Cirka (AIR Traffic Controllers) Ayaa Ku Qalin Jabisay Addis Ababa +Sawiro

0 Saturday November 21, 2015 - 23:46:01
Xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay ayaa lagu qabtay Xarunta Macadka" Ethiopian civil aviation Authority" oo ku dhextaal "Pole International Airport" ee Caasimada Dalka Ethiopia ee Addis Ababa.

Read More »

Daawo: Wasiirka Beeraha Somaliland oo Maanta Geedka Timirta Ka Beeray Degaanka Bulaxaa

0 Saturday November 21, 2015 - 23:43:05
Wasiirka Beeraha Somaliland oo Maanta Geedka Timirta Ka Beeray Degaanka Bulaxaar

Read More »

Wadanka Mali Oo sidayey Daayey la Haystayashi

0 Visits: 797 | Saturday November 21, 2015 - 18:53:23
Saraakiisha Mali ayaa sheegay in dhammaan lahaystayaashii laga sii daayay hotel-ka ay maanta ku qabsadeen niman hubeysan. Kooxda Al-Mourabitoun ee ku xiran Al-Qacida ay sheegatay mas'uuliyadda weerarka hotel Radisson

Read More »

Magalada Brussels oo Feejignaan la Geliyay

0 Visits: 559 | Saturday November 21, 2015 - 18:33:44
Belgium, ayaa sare u qaaday oo gaarsiisay heerka ugu sareeya ee ka hortagga argagixisada magaalada Brussels, iyagoo ka digay in ay dhici karto qatar dhow.

Read More »

Daawo Muqaal:Guddoomiyaha Maxkamada Sare Ee Somaliland Oo Socdaal Ku Gaadhey Borame.

0 Saturday November 21, 2015 - 17:03:27
Guddomiyaha maxkamada Sare ee Somaliland ayaa gaadhey magaalada Borame oo uu kormeer ku joogo.

Read More »

Daawo:Kulan Lagu Taageerayo Musharaha Madaxtinimada ee Xisbiga kulmiye Mujaahid Muuse Biixi oo lagu Qabtay Dalka Swedan

0 Saturday November 21, 2015 - 17:03:23
Kulan Baladhan Lagu Taageerayo Musharaha Madaxtinimada ee Xisbiga kulmiye Mujaahid Muuse Biixi oo lagu Qabtay Dalka Swedan

Read More »

Dawladda Maraykanka Oo Xabsiga Ka Sii Daysay Basaas Ay Yuhuudda Ka Qabteen 30 Sano Ka Hor.

0 Saturday November 21, 2015 - 17:01:26
Maraykanka ayaa Jimcihii shalay ee 20Noofambar 2015ka waxa uu xabsiga ka sii daayey Jonathan Pollard oo ah Yuhuudi haysta dhalashada dalka Maraykanka oo muddo soddon sano ah ku jiray xabsiyada dalka Maraykanka, kadib markii lagu helay dembi ah in uu basaas u ahaa Israa'iil.

Read More »

Hawlgalo Lagu Sifaynayay Koox Hubaysan Oo Gudaha Ugashay Hoteel Wayn Oo Ku Yaala Mali

0 Saturday November 21, 2015 - 16:55:14
Weerar ay fuliyeen koox xagjiriin ah oo afduub u qabsatay 170 qof oo deganeyd hoteelka Radisson Blue ee magaalada Bamako ayaa la soo afjaray, sida ay sheegayaan xubno Mareykan ah. Golaha amniga ee Qaramada Midoobeey ayaa weerarkaasi cambaareeyay, Dowladda mali waxa ay sheegeysaan In ayna jirin dad kale…

Read More »

Daawo:Wasiirka Cadaalada Somaliland Iyo Gudoomiyaha Maxkamada Sare Ee Somaliland Oo Socdaal Kormeer ah Ku Tegey Magaalada Gabiley.

0 Saturday November 21, 2015 - 16:52:41
Wasiirka Cadaalada Somaliland Iyo Gudoomiyaha Maxkamada Sare Ee Somaliland Oo Socdaal Kormeer ah Ku Tegey Magaalada Gabiley.

Read More »

Jaaliyada Somaliland Ee Galbeedka London Oo Xaflad Balaadhan Ku Soo Dhaweyey Fanaanda Sahra Ilays+Sawirro

0 Saturday November 21, 2015 - 16:52:37
Jaaliyada soomaliland ee galbeedka london oo xaflad aad loo soo habeyey oo maqaamkedu aad u sarayo ku soo dhaweyey Fanaanada Sahra Ilay.

Read More »

Daawo:Taliyaha Socdaalka Somaliland Maxu Ka Yidhi Dadka Sharci Darada Ku Soo Gala Dalka Somaliland

0 Saturday November 21, 2015 - 16:50:29
Taliyaha Laanta Socdaalka Somaliland Oo Ka Waramay Dadka Sharci Darada Kusoo Galaya Dalka

Read More »

Buug Cusub Oo Lagu Sheegay In Talada Somaliland Isku Haystaan Garabyo La Kala Socda Carabta Iyo Itoobiya

0 Saturday November 21, 2015 - 16:48:11
Ayman A Siisi oo ah saxafi iyo qoraa ka tirsan wargeyska caanka ah ee Al-Ahraam ee ka soo baxa dalka Masar ayaa dhowaan soo saaray buug uu u bixiyey, '29 maalmood oo aan Soomaaliya joogay'. Buuggan oo ka hadlaya arrimo muran badan dhalinaya ayaa uu Geeska Afrika ka diyaariyey warbixintan, kadib…

Read More »

Daawo: Haweenka Gobolka Saaxil Oo Xukuumadda Madaxwayne Siilanyo Ku Tilmaamay Xukuumadii Ugu Wax Qabadka Badnayd Ee Soo Marta Somaliland

0 Saturday November 21, 2015 - 16:46:49
Qaar ka mid haween waynaha gobolka saaxil ayaa Madaxwayne Axmed Maxamed Maxamuud Siilanyo uga mahadceliyay go'aankii uu kaga tanaasulay murrashaxnimada Xisbiga Kulmiye, waxa sidoo kale ay tilmaamen in madaxwayne siilanyo yahay madaxwaynihii ugu wax qabadka badnaa ee soo mar Somaliland.

Read More »

War Deg Deg ah: mid kamida Dhakhaatiirta ugu Caansan Somaliland oo ku geeriyooday Hargeysa

0 Visits: 585 | Saturday November 21, 2015 - 15:25:28
Allah ha u naxariiste waxa goordhawayd ku geeriyooday cisibitaalka wayne ee magaalada Hargeysa

Read More »