Wararka

New York: Kongareeska Dalka Mareyaknaka Oo Diiday Qaxootiga Wadanka Suuriya

0 Friday November 20, 2015 - 13:25:28
Aqalka Wakiilada ee Congresska Mareykanka ee ay maamulaan xubaha xisbiga Jamhuuriga ayaa u codeeyay Qamiistii shalay in la joojiyo qorshaha madaxweyne Obama ee dib u dejinta u sameeynaya ilaa iyo 10 kun oo qaxooti reer Syria ah sanadka soo socda, laakiin madaxweyne Obama ayaa wacad ku maray inuu Awooddiisa…

Read More »

Maareeyaha Dekedda Berbera Eng Cali Xoor Xoor Oo Si Adag Uga Jawaabey Warar Lagu Sheegay In Dekedda La Wareejinayo

0 Friday November 20, 2015 - 13:23:58
-Maareeyaha dekedda Weyn ee Berbera Eng Cali Cumar Maxaed(Cali Xoorxoor), iyo Kuxigeenkiisa Cumar Abokor ayaa si wada jira ah u beeniyay Warar Xisbiyada Mucaaridku ku Sheegeen in Socdaalka Madaxweynaha iyo Waftiga Imaaraadka Carabta ee Ku Sugan Berbera ujeedada Socdaalkoodu la xidhiidho ario ku sahabsan…

Read More »

Daawo;-Jaaliyada Somaliland Ee Dalka Jarmalka Oo Hogaan Cusub Doortay +Daawo Sawirada.

0 Thursday November 19, 2015 - 21:32:24
Waxa habeen hore lagu qabtay Magaalada Stuttgart ee dalka Germanay shirwaynihii Doorashada hogaanka Dallada guud ee jaaliyada Somaliland ee dalka Jarmalka.

Read More »

Wasaarada Qorsheynta Qaranka Oo Qabatay Kulan Lagaga Hadlayay Xog Uruurinta Adeegyada Kala Duwan Bulshada Somaliland

0 Thursday November 19, 2015 - 21:31:11
Wasaaradda Qorsheynta Qaranka ayaa qabatay kulan lagaga hadlaayo xog ururinta adeegyada kala duwan ee Bulshada reer Somaliland oo ay Wasaaraddu doonayso inay xog rasmiya ka hesho. Kulankan oo shalay ka dhacay Mansoor Hotel, ee Magaalada Hargeysa, ayaa waxa ka soo qayb galay Agaasimaha guud ee Wasaaradda…

Read More »

Daawo: Maamulka Dowlada Hoose ee Gabilay oo Kormeer Ku Soo Maray Mashariic Horumarineed oo Laga Wado Gobolka Gabilay

0 Thursday November 19, 2015 - 21:26:41
Maamulka Dowlada Hoose ee GABILEY oo Kormeer Ku Soo Maray Mashariic Horumarineed oo Laga Wado Gobolka GABILEY

Read More »

Daawo:Guddoomiye Ku-xigeenka KULMIYE Oo Ka Hadlay Tageerada Xisbulxaakimku Haysto.

0 Thursday November 19, 2015 - 21:26:37
Guddoomiye ku-xigeenka Kowaad ee xisbiga Kulmiye Muj. Maxamed Kaahin Axmed ayaa ka hadlay xaalada xisbiga Kulmiye iyo taageerada uu haysto baaxada ay leedahay waxa sidoo kale uu ka hadlay sid ay muhiinm u tahay isku duubnid Xisbiga Kulmiye ee aan cidna looga maarmi karin.

Read More »

Daawo:Madaxweynaha Somaliland Oo Si Weyn Loogu Soo Daaweeyay Magalada Berbera+Sawiro

0 Thursday November 19, 2015 - 21:23:47
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mud. Axmed Maxamed Maxamuud (Silaanyo) iyo wafti ballaadhan oo uu hoggaaminaayo ayaa socdaal ku tagay Magaalada Berbera xarunta Gobolka Saaxil. Madaxweynaha oo socdaal dhulka ah ku maray wadada u dhaxaysa Magaalooyinka Berbera iyo Hargaysa, waxay dad weynaha ku…

Read More »

4 Sababood Oo Madaxweyne Siilaanyo Tanaasulkiisu Aanu Ugu Ekeysiin Karin Mandela

0 Thursday November 19, 2015 - 16:58:42
Afar sababood oo aanu tanaasulku isugu ekeysiinayn madaxweyne Siilaanyo iyo Mandela: Maalin Axad ah oo ay ahayd 7diiJulaay 1996kii ayaa uu Nelson Mandela kaga naxsaday dadkiisa kadib markii hadal uu ka jeediyey telafishanka dalkiisa ku caddeeyey in uu yahay madaxweyne xilli keliya oo aanu diyaar u ahayn…

Read More »

Safaaradii Somaliya Ee Dalka Maraykanka Oo Dib Loo Furay Iyo Masuuliyiin Hor Leh Oo Ka Soo Qayb Galay+Sawiro

0 Thursday November 19, 2015 - 16:56:20
Arbacadii shalay oo Taariikhdu ay ku beegnayd 18-ka November, 2015-ka, ayaa magaalada Washington ee xarunta Maraykanka waxaa ayaa xarigga looga jaray safaaradda Somalia ee dalka Maraykanka, iyadoo safaaraddu ay xirnayd ku dhawaad 25-sano.

Read More »

Hargaysa:Agaasimihii Tv-ga Star, Madaxii Wararka Iyo Shaqalahii Qaar Ee Telefeeshinkaas Oo Shaqadi Ka Tagay Iyo Sababaha Keentay

0 Thursday November 19, 2015 - 16:48:28
Agaasimiihii guud ee Telefeeshinka Afka Somaaliga ku baxa ee Star'tv iyo Madaxii wararka Telefeeshinkaas Xasan Maal Dhidar ayaa ka tagay shaqadii ay Tv-gaas ka hayeen.

Read More »

Daawo Muqaal:- Wasirka Arimaha Dibada Somaliland Oo Si Waafiya Uga Warbixiyay Kulanki ay La Yesheen Lamaha Dawlada ee Gobolka Sanaag

0 Thursday November 19, 2015 - 16:33:51
Ujeedadda Kulan Uu Wasiir Cali Warancade, Iyo Waftigii Uu Hogaaminayay Ay La Yeeshay Madaxda Laamaha Dawlada Ee Gobalka Sanaag

Read More »

Daawo Afkashacabka Tv: Guddoomiyaha Guddida Xasuuqi Ka Dhacay Somaliland Oo Baaq U Diray Qurbajooga.

0 Thursday November 19, 2015 - 16:27:49
Guddoomiyaha Gudida Xasuuqa Somaliland Khadar Axmed ayaa ka hadlay xasuuqi ay dadka Somaliland u gaystay dawladdi Somalia oo uu ku tilmaamay mid aan la dafari Karin waxa kale oo uu sheegay in ay hayaan cadymo buuxa oo ay ka mid yihiin xabaalo wadareedyo.

Read More »

Daawo Muqaal: Hooyo Soomaliyeed Oo Sanaddo Badan Ujiiftay Xanuun Culus Oo Asiibay Oo Deeq Lacaged Lasoo Gaadhsiyay

0 Thursday November 19, 2015 - 16:27:37
Haweenay U Jiifta Xanuun Mudo Badan Hayey Oo Deeq Laxageed La Gaadhsiiyey

Read More »

Daawo:Gudoomiyaha Xisbiga Ucid ee Gobolka Saaxil Oo Si Adag Uga Hadashay Wareejinta Hamaha Shidaalka Berbera

0 Thursday November 19, 2015 - 16:25:42
Rooda Axmed Yaasiin Gudoomiyaha Xisbiga Ucid ee Gobolka Saaxil Oo Si Adag Uga Hadashey Wareejinta Dekedda Berbera iyo Qorshaha Socdaalka Madaxweyne Siilaanyo

Read More »

Ujede Noceeya Ayuu U Tagay Madaxwaynaha Somaliand iyo Qaar Ka Tirsan Golahiisa Wasirada Magalada Berbera Ee Gobolka Saaxil

0 Thursday November 19, 2015 - 16:18:11
madaxweynaha jamhuuriyada Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa goor dhawayd ka anba baxay magaalada Hargeysa. Madaxweynaha Somaliland oo ay weheliyaan xubno ka mid ah golahiisa wasiirada ayaa socdaalkooda ku gaadhay magaalada Berbera ee xarunta gobolka Saaxil.

Read More »

Daawo Muqaal:Xisbiga Wadani Oo Digay In Wadahadalka Somaliland iyo Somaliya Dad aan Ka Tirsanayn Xukumada Somaliland

0 Thursday November 19, 2015 - 16:14:42
Xisbiga Waddani Oo Xukuumada Uga Digay In Wadahadalada Somaliland Iyo Somaliya Loo Diro Cid Aan Ahayn Xukuumada Somaliland Oo Sharcigu U Ogolaaday Iyo Talaabada Ay Qaadayaan Hadii Shirka Dib Loo Furo

Read More »

Madaxwaynaha Maamul Goboleedka Puntland Oo Soo Dhawayay Wakiila Somaliya Uu Qaabilsan Somaliya

0 Thursday November 19, 2015 - 16:12:22
Madaxweynaha Puntland, Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa habeenimadii xalay Madaxtooyada ku qaabilay Wakiilka Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobey u qaabilsan arrimaha Saomaaliya Danjire Nickolas Kay iyo wefdi uu hogaaminayo oo booqasho ku yimi Puntland. Madaxweyne Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa…

Read More »

Daawo:Wasiiro Ka Tirsan Xukuumada Somaliland Oo Ka Qayb Galay Aqoonsiga Tower Hamlets City Council Ay Ugu Dhawaaqeen Somaliland

0 Thursday November 19, 2015 - 16:10:58
Wasiiro Ka Tirsan Xukuumada Somaliland Oo Ka Qayb Galay Aqoonsiga Tower Hamlets City Council Ay Ugu Dhawaaqeen Somaliland

Read More »

Prof:Maxamed Siciid Gees Oo Is Barbar Dhig Misaan Leh Ku Samayay Wasiradi Uu Ka Tirsanan Jiray Iyo Kuwa Imika

0 Visits: 901 | Thursday November 19, 2015 - 16:07:41
Bob Marley waxa uu ku dhashay Jasiiradda Jamiika (Jamaica ) ee hadda caanka ku noqotay tartanka orodada, sida Steve Bolt ninka adduunka ugu dheereeya waqtigan. Bob Marley waxa uu ahaa heesaa caan noqday sannaddadii toddobaatanaadkii. Heestan uu leeyahay oo uu kaga hadlayo addoonsigii dadka madow lagu…

Read More »

Madaxweynaha Dawlad Degaanka Soomaalida Ethiopia Oo Ka Hadlay Xidhiidhka Somaliland iyo Ethiopia

0 Thursday November 19, 2015 - 16:05:46
Cabdi Maxamuud Cumar, madaxweynaha dawlad degaanka Soomaalida Ethiopia ayaa ka hadlay aragtidiisa xidhiidhka Somaliland iyo maamulkiisa ka dhexeeya, wuxuuna Soomaalida guud ahaan ku booriyay in Al-shabaab meel looga soo wada jeesto, isagoo ku dooday in madarasadaha afkaarta Al-shabaab dhigana laga tirtiro…

Read More »