Wararka

Soo DHoweyn layaab leh oo loo diyaarinayo Proff ismacil hurre buubaa oo ka soo quustay Siyaasadii Somalia

0 Visits: 671 | Wednesday August 26, 2015 - 15:12:16
Waxa si weyn looga dareemayaa magaalada Hargeysa imaatinka Siyaasiga weyn ee Ismaaciil Buubaa oo la filaayo inuu dhowaan soo gaadho magaalada Hargeysa.

Read More »

"Horta in meesha xasuuq ka dhacay oo dad badan la gumaaday la isma weydiin karo oo waa la ogyahay oo dad aan garanayo ayaa..."Prof Cabdi ismacil samatar

0 Visits: 688 | Wednesday August 26, 2015 - 12:30:53
Prof. Cabdi Ismaaciil Samatar, ayaa ka markhaati kacay in lafaha dadka gaadhaya 42 qof ee laga helay deegaanka waqooyiga Hargeysa ay yihiin dad ay dawladii Maxamed Siyaad Barre xasuuqday dabayaaqadii sideetamaadkii.

Read More »

Madaxweyne kuxigenki hore Somaliland oo marki u horeysay ka hadlay Xeerka muranka dhaliyey ee Saamiqaybsiga kuraasta Gobolada Talooyin mug lehna so jeediyey

0 Visits: 746 | Wednesday August 26, 2015 - 12:24:55
Madaxweyne ku xigeenkii hore ee Somaliland Axmed Yuusuf Yaasiin, ayaa ka hadlay Xeerka saami qaybsiga kuraasta gobolada ee hadda la hakiyay ee muranka ka dhex abuuray Golaha Wakiilada

Read More »

Guddomiyaha Degmada 26-june oo kulan la yeshay Gudiga Nabadgelyada Xaafadaasi Go'aano adagna ka soo saaray Dhalinyarada Rabshadaha ka sameya xaafadda

0 Visits: 923 | Wednesday August 26, 2015 - 08:07:21
Guddoomiyaha degmada 26 June ee Magaalada Hargeysa, Mawliid Keyse Muxumed (Mawliid-Qaro) ayaa sheegay inay xukuumaddu go'aan adag ka qaadatay

Read More »

Daawo: Xeer hoosaadyadii Golaha Wakiilada oo wax ka bedel lagu samaynayo iyo Xildhibaan Ibrahin Mahdi Buubaa oo sharaxaya sababta

0 Visits: 642 | Wednesday August 26, 2015 - 07:59:08
Gudoomiyaha guddida joogtada ah ee golaha wakiilada somaliland xildhibaan Ibraahim Mahdi Buubaa ayaa ka hadlay wax ka bedal lagu samaynayo xeer hoosaadka golaha wakiilada.

Read More »

Maxaa ka jira wararka sheegaya in Hanti dhowrka Guud ee Qaranku Xayiraad ku soo Rogay Kabkii Ay dawladaha hose siin jirtay Dawladda dhexe

0 Visits: 592 | Wednesday August 26, 2015 - 07:55:13
Wasiirkuxigenka Maamulka Dawladaha Hoose ee Wasaradda Arrimaha Gudaha Md Axmed Farax Cadarre oo wax laga waydiiyey Jiritaanka Go'aanka lagu xayiray kabkii Dawladaha hoose ayaa sheegay .......

Read More »

Qaadhaan Bixiyayaasha Somaliland Ka Taagera Doorashoyinka Oo Soo Dhaweeyay Go'aankii Maxkamada Sare.

0 Visits: 631 | Wednesday August 26, 2015 - 07:50:25
Kulan Qaadhaan-bixiyayaashu ku yeesheen Hargeysa kadib markii ay soo gaadheen qaar ka mid ah dalalka Qaadhaan-bixiyasha ka ah Doorashooyinka Somaliland

Read More »

Wasiirka Madaxtooyada , Wasiirka Maliyadda iyo Maayarka Caasimadda oo si wada jir ah u Dhagax Dhigay Waddo laami ah oo laga hirgelinayo Xaafadda Xawaadle

0 Visits: 713 | Wednesday August 26, 2015 - 07:45:22
Waddadan oo ay baahi weyn u qabeen Bulshada Xaafadaasi ayaa ah 2 KM iskuna xidhi doonta Goljanno iyo Boqol iyo Kontonka

Read More »

Murashax Jamal Cali Xuseen oo si kulul uga hadlay Arrinta Wareejinta Haamaha shidaalka

0 Visits: 662 | Wednesday August 26, 2015 - 07:42:26
musharaxa madaxweynaha ee xisbiga Ucid Jamaal Cali Xuseen ayaa ka hadlay wararka sheegaya inay xukuumadu wareejinayso haamaha shiidaalka ee ku yaala magaalada Berbera.

Read More »

Daawo: Waraysi uu Su'aalo badan kaga jawaabayo oo lala yeeshay Murashaxa Madaxweyne kuxigenka Xisbiga UCID

0 Visits: 476 | Wednesday August 26, 2015 - 07:34:08
Dr. Cabdirashiid Xasan Mataan oo ku sugan Carriga Ingiriiska ayaa Barnaamij laga diyaariyey uu kaga hadlay Xaaladaha ugu danbeeyey ee siyaasadeed ee somaliland

Read More »

Xisbiga UCID oo beeniyey Xubno la sheegay inay iska Casileen Xisbiga oo warbaahintu baahisay

0 Visits: 761 | Tuesday August 25, 2015 - 17:08:12
Sidaasna waxay ku sheegeen war-saxaafadeed uu soo saaray xisbigu oo uu ku saxeexanyahay Xoghayaha xidhiidhka gobolada iyo degmooyinka ee xisbiga Ucid Cabdiqani Ibraahim Salaf , waxaanu uqornaa sidan:

Read More »

Daawo: Xildhiban Qabille oo si adag uga hadlay Wareejinta la sheegay in Shirkado Caalamiya lagu warejinayo Haamaha Shidaalka

0 Visits: 545 | Tuesday August 25, 2015 - 17:04:03
Xildhibaan Maxamed Faarax Qabille oo warbaahinta qaar kamida la hadlay ayaa sheegay inay Golaha hor keeni doonaan Heshiisyada qarsoodiga ah ee xukuumaddu gelayso

Read More »

Xidlhibaanada Mucaaridka & Muxaafidka Oo weli Ku Kala Aragti Duwan Qabsoomida Doorashoyinka Ee 2017.

0 Visits: 656 | Tuesday August 25, 2015 - 16:58:45
Asxaabta mucaaradka ah ee Somaliland ayaa wali ka walaacsan in doorasho dalka ka qabsoomi waydo wakhti muddo kordhinta xukumaddu ku eeg tahay ee ah March,2017.

Read More »

Wasaaradda Ganacsiga Oo Caddaysay In La Wareejin Doono Haamaha Shidaalka Ee Berbara iyo maareyaha Haamaha Shidaalka oo ka Beeniyey

0 Visits: 821 | Tuesday August 25, 2015 - 16:21:12
Gudida ilaalinta hantida iyo dabagalka Qaranka Ee Golaha Wakiilada Somaliland oo maanta kulan la qaatay Wasiirka Wasaarada Gancasiga Somaliland ayaa sheegay in wasiirka wasaarada Ganacsigu u cadeeyay in ....

Read More »

Guddomiye Cirro oo Markii u horeysay ka hadlay Murankii Xeerka Doorashooyinka Golaha Wakiilada ee ay saluugeen Mudanayaasha Gobolka Awdal ee laga heshiiyey

0 Visits: 727 | Tuesday August 25, 2015 - 15:05:33
Guddoomiyaha golaha wakiillada iyo xisbiga mucaaradka ah ee Waddani Cabdiraxmaan Cabdilaahi Cirro oo dalka ku soo laabtay kadib socdaal maalmo qaatay oo

Read More »

Madaxweynaha Somaliland oo kulan Qiimo badan la yeeshay Bahda Garsoorka ee Dalka iyo Nuxurka Qodabadii laga Wada hadlay +SAWIRO

0 Visits: 616 | Tuesday August 25, 2015 - 15:01:53
Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu maanta kulan dardaaran ah la qaatay garsoorka maxkamadda sare iyo gudidda cadaalada Somaliland oo

Read More »

WarDeg Deg ah: Mid Kamida Ciidamada Sirdoonka Somaliland Oo Is Toogtey.

0 Visits: 747 | Tuesday August 25, 2015 - 11:32:58
Mid kamida ilaalada xarunta sirdoonka ee gobolka Maroodi-jeex ayaa lagu soo waramayaa in uu xalay fiidkii isku dhex toogtay xarunta gobolka oo ku taala Turba taariyada Agteeda Amaba Galbeedka Guriga Madaxwayne ku-xigeenka Somaliland

Read More »

Wasiir Cukuse oo si adag u difaacay wasiir xaglatoosiye oo uu G/kuxigenka Barlamaanku hore u eedeeyey sheegayna inu yahay Masuul siyaasadii Madaxweynihiisa Fuliyey

0 Visits: 708 | Tuesday August 25, 2015 - 11:29:45
Wasiirka Caafimaadka Somaliland, Dr. Saleebaan Ciise Axmed (Xaglo-toosiye) ayaa shalay si ballaadhan loogu soo dhaweeyay Magaalada Hargeysa, ka dib safar shaqo oo uu muddo ugu maqnaa Buuhoodle.

Read More »

Nicholas Kay oo Kasoo Horjeestay Mooshinka Baarlamaanku wado ee xilka lagaga qadayo madaxweynaha xamar xasan sheekh

0 Visits: 760 | Tuesday August 25, 2015 - 08:30:46
Ergeyga Xoghayaha Guud ee QM u qaabilsan Soomaaliya Nicholas Kay, ayaa cambaareeyey dedaallada ay qaar ka mid ah xildhibaannada Soomaaliya ku doonayaan inay xilka uga xayuubiyaan madaxweyne Xasan Sheekh.

Read More »

Daawo:Xoghayaha Fulinta Dawlada Hoose Ee Degmada Burco Oo Ka Waramay Waxqabadkii Ay Dawlada Hoose Sannadki u danbeeyey

0 Visits: 735 | Tuesday August 25, 2015 - 08:26:50
Cismaan Maxamed Sheekh Cismaan nuur waxa uu faahfaahiyey mashaariicda ay dawladda hoose degmada burco ka waddo iyo kuwa dhammaaday sannadkan

Read More »