Wararka

Daawo Muqaal:Ceerigaabo Oo Si Wayan Looga Xusay Maalinta Aasaaska Ciidanka Boliska Somaliland

0 Visits: 374 | Monday November 03, 2014 - 23:26:40
Magalada Ceerigabo Ayaa Maanta Si Bladhan Loga Xusay Maalinta Aasaska Cidamada Boliska ee Dalka Somaliland

Read More »

Aragtida Ururkii Tababarka Siiyey Ergada Somaliland Uga Qayb-Gashay Wada-Hadallada Somaliya & Qodobada Halista Leh Ee Ay Ku Taliyeen

0 Visits: 533 | Monday November 03, 2014 - 19:38:24
Horraantii sannadkan ayaa ay ahayd markii uu soo baxay warka ah ergadii Somaliland uga qayb galaysay wada hadalladii Somaliland iyo Soomaaliya oo uu hoggaaminayey wasiirka arrimaha dibadda Somaliland, in ay magaalada Addis Ababa ku qaateen tababar la xidhiidha wada-xaajoodka iyo sida loo galo.

Read More »

"Anigu Xisbiga Wadani oo Somaliland ah ayaan ku Biirey ee Yuhuud umaan Galin" Sahra Halgan

0 Visits: 487 | Monday November 03, 2014 - 18:49:56
Mujaahidada Weyn ee Fanaanadda Ahayd iminkana siyaasiyadda isku bedeshay ayaa sheegtay in xukuumaddu ku colaadisay ku biirista ay ku so biirtay WADANI

Read More »

Daawo: Wasiirka Arrimaha Gudaha JSL oo ka hadlay Xuskii aasaaska Booliska kuna shaaciyey Qalab Casriya oo uu shegay in lagu qalabayn doono ciidamada amniga

0 Visits: 407 | Monday November 03, 2014 - 18:29:58
Wasiirka wasaradda arimaha gudaha Somaliland mudane Cali Maxamed waran-cade waxa uu markii ugu horaysay shaaca ka qaaday in dhawaan ciidamadda Booliska lagu qalabayn doono agab casriya

Read More »

Daawo:Xisbiga WADANI oo Taagerayashii ugu miisanka cusla ku Soo Dhoweeyey Hargeysa iyo Khudbaddii Guddoomiye Cirro

0 Visits: 455 | Monday November 03, 2014 - 18:24:34
Munaasibad aad u ballaadhan oo maanta Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI uu ku soo dhawaynaayey Siyaasiyiin,Xildhibaano iyo taageerayaal mug iyo miisaan culus ku lahaa Xisbiga Muxaafadka ah ee KULMIYE ayaa lagu qabtay Hotel Crown ee Magaalada Hargeysa

Read More »

Daawo: Hogaanka Kulmiye oo shaaciyey inu dhammaaday Khilaafki Golaha Wakiiladu ee u dhexeeyey mudanayasha labada xisbi ee wadani iyo kulmiye

0 Visits: 352 | Monday November 03, 2014 - 17:49:16
Muj-Muse Bixi Cabdi iyo Xubno kale oo ka mid ah hogaanka kulmiye ayaa shirjaraaid oo ay ku qabteen xarunta xisbigooda ku sheegay inu sixitaanki guddomiyaha uu saxay khaladaadki xeerka uu ku so afjarmay khilaafkaasi

Read More »

Magaalda Burco Oo Si Balaadhan Looga Xusay 21 sano guuradii Aas-aaska Ciidanka Policeka Somaliland

0 Visits: 904 | Monday November 03, 2014 - 17:47:17
magaalda burco oo sibalaadhan looga xusay 21 sano guuradii aas-aaska ciidanka policeka somaliland

Read More »

War Deg Deg ah Dooni Ku Dagtay Badda Madow ee u dhow magaalada Istanbul

0 Visits: 391 | Monday November 03, 2014 - 17:23:12
Waxa goor dhaweed ku dagtay dooni siday dad suuriyaan ah badda madow

Read More »

Waa Kuwee 11-ka Xidig Ee Ugu Wanaagsan Todobaadkan Premiership-ka England?

0 Visits: 1101 | Monday November 03, 2014 - 16:18:42
Kadib markii la ciyaaray todobaadkan kulamadii 10-aad ee horyaalka England waxaa daaha laga rogay xidigaha isbuucan wacdaraha ka dhigeen horyaalka aduunka ugu wanaagsan.

Read More »

Daawo: Taliyaha Ciidamada Booliska Somaliland oo ka sheekeyey Guulaha Ciidamada Booliska somaliland muddadi ay jiren

0 Visits: 622 | Monday November 03, 2014 - 15:39:57
Halkan ka Daawo taliyaha Ciidanka Booliska somaliland sareeye guudo c/laahi fadal iiman oo khudbad qiima badan ka soo jediyey munaasibadii xuska 21 aad ee asaaska ciidanka booliska iyo wax yaabihii u qabsoomay sanadadii u dan beeyey

Read More »

Daawo: Madaxweynaha Somaliland Oo Ka Qayb Galay Sanad Guurada 21 Ee Ka Soo Wareegtay AsaaskII Ciidanka Booliska SOMALILAND

0 Visits: 751 | Monday November 03, 2014 - 15:19:01
Madaxweynaha Somaliland iyo Xubno ka mida Golihiisa Wasiirada, iyo weliba Saraakiisha Ciidamada Boolisa ayaa ka qaybgalay xuska aasaaska ciidanka booliska somaliland

Read More »

Kala Sareynta Gooldhalinta Horyaalka Premier League – Aguero Oo Hogaaminaya

0 Visits: 708 | Monday November 03, 2014 - 12:15:12
Sergio Aguero ayaa keli ku noqday hogaanka gooldhalinta horyaalka Premier League ka dib markii uu dhaliyay goolkiisii 10aad ee xilli ciyaareedkii kulankii shalayto ee Manchester Derby

Read More »

Golaha Guurtida Somaliland Oo Laysugu Yeedhay Kal-Fadhi Aan Caadi Ahayn

0 Visits: 562 | Monday November 03, 2014 - 11:37:09
Golaha Guurtida Somaliland ayaa la sheegay in la isugu kal-fadhi aan caadi ahayn, ajandihiisana aan la ogayn, Isniinta Bari oo ku beegan

Read More »

Badhasaabka Cusub Ee Gobolka Xaysimo Oo Ka Hadalay Xaaladda Ammaanka Taleex

0 Visits: 409 | Monday November 03, 2014 - 11:31:30
Badhasaabka gobolka cusub ee uu dhawaan madaxweynaha Somaliland magacaabay ee Xaysimo Cabdirashiid Maxamuud Axmed ayaa ka warbixiyay xaaladda guud ee gobolkaas hadda ku sugan yahay.

Read More »

Daawo Muuqalka Wasiirka Cadaalada Oo Qalab Ku Wareejiyey Ciidanka Asluubta Somaliland

0 Visits: 407 | Monday November 03, 2014 - 09:08:31
Halkan Ka Daawo Wasiirka Cadaalada Oo Qalab Ku Wareejiyey Ciidanka Asluubta Somaliland

Read More »

Daawo: Xuseen Bisad "Madaxwayne, Ma Dooneyno In Waxa Socdaa Ay Waddanka Ku Sii Fidaan"

0 Visits: 461 | Monday November 03, 2014 - 08:24:38
Ninka labaad ee adduunka ugu dheer, Xuseen Bisad ayaa farriin u soo diray Madaxwaynaha Somaliland iyo golayaasha Baarlamaanka, waxaanu sheegay in muwaadiniintu aanay raali ka ahayn khilaafka iyo is qabqabsiga Baarlamaanka.

Read More »

Maareeyaha Wakaaladda Biyaha caasimadda Hargeysa oo Wadanka Konfur afrika kaga qaybgelaya Shir caalami ah

0 Visits: 397 | Monday November 03, 2014 - 08:19:26
Maareeyaha Wakaaladda Biyaha caasimadda Hargeysa ee Somaliland Md. Ibraahim Siyaad Yoonis, ayaa u ambabaxay shir caalami ah oo waddamo fara badan oo ku yaal Qaaradda Afrika loogu qabanayo dalka Koonfur Afrika.

Read More »

Maxkamad Gaar Uqabilsan Dagaalka Dalka Bangladesh Ayaa Marlabad Xukun Dil Ah Ku Xukuntay Masul Sare Oo Ka Mida xisbiga Jamaat-e-Islami

0 Visits: 494 | Sunday November 02, 2014 - 22:40:16
Maxkamad gaar ah oo qaabilsan danbiyada dagaalka ee wadanka Bangladesh ayaa xukun dil ah ku xukuntay mar kale xubin sare oo ka tirsan xisbiga dalkaasi ugu weyn ee Jamaat-e-Islami.

Read More »

Daawo Muqaal: Suldaan Ka Hadlay Xadhigga Xoghayaha Xannaanada Xoolaha Ee Xisbiga WADDANI

0 Visits: 517 | Sunday November 02, 2014 - 22:34:06
Suldaan Najiib Jibriil Dhamac oo ka mid ah Madax-dhaqameedka Bariga Hargeysa, ayaa xukuumadda ku amaanay xadhigga xoghayaha xannaanada xoolaha ee xisbiga WADDANI, Xasan Muuse Goodaad.

Read More »

Madaxweyne Ku Xigeenka Shiinaha ayaa rajo ka muujiyey Hagaajinta xiriirka ka dhexeeya Dalka Japan,

0 Visits: 422 | Sunday November 02, 2014 - 22:28:24
Madaxweyne Ku Xigeenka Shiinaha ayaa rajo ka muujiyey hagaajinta xiriirka kala dhexeeya Japan, xilli uu magaalada Beijing kulan kula yeeshay wafdi ka kooban guddoomiyeyaal gobol oo ka socdey Japan.

Read More »