Wararka

Daawo: Agaasimaha Wasaarada Dhalinyarada Iyo Ciyaaraha S/land Maxamed Xuseen Dhabeeye Oo Faahfaahin Ka Bixinaya Ciyaaraha Gobolada S/land Ee Dhawaan Furmidoona

0 Visits: 1004 | Tuesday July 21, 2015 - 19:49:38
Agaasimaha Guud Ee Wasaarada Dhalinayarada Iyo Ciyaaraha Somaliland Maxamed Xueseen Dhabeey Ayaa Sharax Qaab Loo Qaban Doona Iyo Xiliga Furmaayo

Read More »

Daawo:Xukumada Somaliland Oo Mulkiilayaasha Huteelada Ugu Digatay Inaan Laga Kiryan dadka Shiraraanaka Sharci Darada Wada

0 Visits: 615 | Tuesday July 21, 2015 - 19:27:58
Xukumada Somaliland Oo Mulkiilayaasha Huteelada Ugu Digatay Inaan Laga Kiryan dadka Shiraraanaka Sharci Darada Wada

Read More »

Daawo:Badhasaabka Kuxigeenka Gobolka Togdheer Oo Soo DHaweyey gudidada diwaangalinta codbixiyaayaasha somaliland

0 Visits: 586 | Tuesday July 21, 2015 - 19:11:53
Burco(AFKA)Badhasaabka Kuxigeenka Gobolka Togdheer Oo Soo DHaweyey gudidada diwaangalinta codbixiyaayaasha somaliland

Read More »

Daawo:Komishanka Doorashoyinka Somaliland Oo Si Rasmiya Burco Uga Daah-Furay Wacyi-Galinta Diiwaan Galinta Doorashoyinka Somaliland

0 Visits: 618 | Tuesday July 21, 2015 - 18:36:53
Komishanka Doorashoyinka Somaliland Oo Si Rasmiya Burco Uga Daah-Furay Wacyi-Galinta Diiwaan Galinta Doorashoyinka Somaliland

Read More »

Daawo:Koobkii Bisha Ramadaan Ee Garoonka Togdheer Olympic Stadium Oo La Soo Gabagabeeyey Iyo Kooxda Badha Badha Oo koobkii Qaaday

0 Visits: 720 | Tuesday July 21, 2015 - 16:45:59
Koobkii Bisha Ramadaan Ee Garoonka Togdheer Oo La Soo Gbabgabeeyye

Read More »

Ciidanka AMISOM Oo Toban qof oo rayid ah ku dilay degmada Marko ee Gobolka Shabeellada Hoose

0 Visits: 648 | Tuesday July 21, 2015 - 15:51:08
Ugu yaraan 10 qof oo rayid ah ayaa ku dhintay, tiro kalena waxaa lagu xirxiray howlgal ay Ciidamada Midowga Afrika ee AMISOM saaka ka sameeyeen Xaafaddo ka tirsan degmada Marka ee Xarunta Gobolka Shabeellada Hoose.

Read More »

Madaxweynaha Dawlada Somaliya Oo Maanta Dhagax Dhigay Xaruntii Akademiyadda Cilmiga,Fanka Iyo Sugaanta Ee Magaalada Muqdisho+Sawiro

0 Visits: 675 | Tuesday July 21, 2015 - 15:44:17
Muqdisho(AFKA)Madaxweynaha dawlada Federalka ah ee Somaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta dhagax dhigay xarunt Akademiyadda Cilmiga,Fanka Iyo Sugaanta ee Somaliya oo burbur kasoo gaadhey dagaaladii dalka ka dhacay. Akadeemiyadda Cilmiga,Fanka iyo Sugaanta ayaa hore u ahayd hoygii qoristii Af Soomaaliga,Cilmi…

Read More »

Guddoomiye Cirro Iyo Xasan Guure Oo Faahfaahin Ka Bixiyey Sababta Keentay Shirweynaha Mucaaradka

0 Visits: 490 | Tuesday July 21, 2015 - 15:37:09
Hargeysa(AFKA)Hogaamiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro iyo Guddoomiyaha Madasha wadatashiga iyo toosinta qaranka Somaliland Xasan Guure Jaamac ayaa sheegay in walaac dhanka saasadda ah oo dalka ka jiraa keenay shirka Mucaaradka.

Read More »

Daawo:Wasaarada Arimaha Dibada Somaliland Oo Shaaca Ka Qaaday Inaanay Jirin Ciidan Loo Dirayo Dalka Sucuudiga

0 Visits: 745 | Tuesday July 21, 2015 - 14:09:59
Hargeysa(AFKA)Wasaarada Arimaha Dibada Somaliland Oo Shaaca Ka Qaaday Inaanay Jirin Ciidan Loo Dirayo Dalka Sucuudiga

Read More »

Daawo; Isbahaysiga Mucaaradka Somaliland Oo Shaaciyey Iney Qabanayaan Shir Talo Qaran Ah Iyo Iyo Xiliga Uu Furmaayo

0 Visits: 666 | Tuesday July 21, 2015 - 14:01:58
Mudawga Mucaaradka Oo Shaaciyay Shir Talo Qaran Ah Iyo Goobta Uka Furmi Doono

Read More »

Daawo:Foosiya Yuusuf Xaaji Aadan Oo Shaaca Ka Qaaday In Aanay Doorasho 2016ka Ka Dhici Karin Somaliya

0 Visits: 711 | Tuesday July 21, 2015 - 11:12:17
Muqdisho(Afka)Foosiya Xaaji Aadan Ayaa Cadaysay Inaanay Doorashadii 2016ka Ka Dhici Karin Somaliya

Read More »

Kooxda Dortmund Oo Beenisay In Marco Reus Markale Dhaawac Halis Ah Soo Gaaray

0 Tuesday July 21, 2015 - 10:59:19
London(AFKA)Warbixin cusub ayaa lagu sheegay in weeraryahanka xulka Jarmalka Marco Reus uu dhaawac cusub soo gaaray xili uu kooxdiisa xili cayaareedka cusub iskula diyaarinaayo. Balse naadiga Dortmund ayaa si rasmi ah u beenisay in Marco Reus uu xaalad halis ah ku sugan sidoo kalena waxay ku tilmaantay…

Read More »

Wax Badan Ka Ogaw Weeraryahanka Haatan Suuqa Yurub Laga Heli Karo Ee Doonaya Inay Kooxahooda Isag Tagaan

0 Visits: 819 | Tuesday July 21, 2015 - 10:41:17
Kooxaha Arsenal iyo Man United waxaa madax xanuun ku haayo inaysan weli helin weeraryahan tayo wanaagsan.

Read More »

Daawo Fanaanada Jilaaga Ah Ee Bilan Oo Wacdaro Dhigtay Iyo Hees jacayl Ah Oo Cusub

0 Visits: 962 | Tuesday July 21, 2015 - 10:22:14
Hargeysa(AFKA)Fanaanada Jilaaga Ah Ee Bilan Oo Wacdaro Dhigtay Iyo Hees jacayl Ah Oo Cusub

Read More »

Daawo: Jawaan iyo sooraan oo marki u horeysay U jawabay Mucaaradka iyo dadka ku dhaliila waxyaabah ay Film uga samayn waayeen dhaliilaha xukumadda, talooyina siiyey dadka magacooda ku adeegsada facebook ga

0 Visits: 786 | Tuesday July 21, 2015 - 10:00:00
Jilayaasha caanka ah ee sooraan iyo jawaan ayaa waraysi xiiso badan siiyay telefishanka qaranka somaliland iyagoo ku sugan Burco .

Read More »

DAAWO: Hirdanka Musharaxnimo Ee Xisbiga Kulmiye Oo Maraya Meel Xaasaasi ah iyo wabixin HCTV ka diyaariyey

0 Visits: 734 | Tuesday July 21, 2015 - 09:47:37
Warbixin Xasaasiya oo telefishanka HCTV ka diyariyay hirdanka musharxnimo ee xisbiga kulmiye .

Read More »

Guddomiye Cirro oo Shahaado sharaf Guddoonsiiyey Boobe Yusuf Ducale iyo Sababaha uu ku muttaystay oo uu sheegay

0 Visits: 749 | Tuesday July 21, 2015 - 09:30:47
Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillahi (Cirro) ayaa shahaado sharaf guddoonsiiyey Xoghayaha Xisbigaas ee dhinaca Warfaafinta,

Read More »

Kenya oo Shaacisay in Al-shabaab ay Fariisimo ka Sameysatay Kaymaha Deegaanka BONI

0 Visits: 763 | Monday July 20, 2015 - 20:39:30
Al-shabaab ayaa la sheegay inay saldhigyo rasmi ah ka sameysteen dhulka kaymaha badan ee deegaanka Boni ee dalka Kenya, halkaasoo Qoysas-kooda soo dagsadeen, sida uu baahiyay Wargeyska Star ee kasoo dalka Kenya.

Read More »

Dad ku noolaa Diinsoor oo Barakacay iyo Dagaalo Culus oo ka Soconaya Gobolka Bay

0 Visits: 606 | Monday July 20, 2015 - 20:31:02
Dadweynihii ku noolaa Degmada Diinsoor ee Gobolka Bay oo ay maamulaysay Xarakada Al-shabaab ayaa si aad ah uga Barakacay Degmadaas, iyadoo dagaallo culus ay ka socdaan qaybo ka mid ah Gobolka Bay.

Read More »

Kala Badalkii Wadooyin ka Hargeysa oo si rasmiya u Dhaqal Galay Saaka

0 Visits: 717 | Monday July 20, 2015 - 20:26:24
Hargeysa(AFKA) Waxaa Maanta Si Rasami Ah Magaalada Hargeysa Uga Dhaqan Galay Wax Ka Bedel Lagu Sameeyey Hanaanka Wado Marista Ee Jidadka Caasimada .

Read More »