Wararka

DAAWO :Wefti Uu Hogaaminayo Wasiirka Ciyaraha Somaliland Oo Kormeeray Xarunta Caruurta Derbi Jiifka Ee SORRA Center Ee Burco

0 Visits: 575 | Tuesday July 14, 2015 - 10:41:27
Xildhiban Mubarik Bidhi ayaa wasiirka uga warbixiyey xaruntan iyo adeegyada ay u qabato dhalinyaradaasi la dhaqan celiyey ee darbijifka ahayd, isago wasiirkuna ku bogaadiyey xildhibaanka

Read More »

DAAWO :Xildhibaan Rooda oo Ka Tirsan Golaha Deegaanka Magaalada Turku Ee Dalka Finland Oo Lagu Soo Dhaweeyey Magalada Laascanood ‏

0 Visits: 743 | Tuesday July 14, 2015 - 10:36:54
Xildhibaan Rooda cabdilahi xasan oo Ka Tirsan Golaha Deegaanka Magaalada Turku Ee Dalka Finland ayaa si ballaadhan loogu so dhoweyey magaalada laascaanood iyadoo booqatay xarunta dawlada hose, cisbitaalka iyo meelo kale

Read More »

Daawo Sawirada Dad Araga la' Oo Ka Qayb Galay Tartan Qur'aanka Kariimka Oo Lasiiyay Abaal Marin Ay Ku Farxeen

0 Visits: 797 | Monday July 13, 2015 - 20:10:33
Muqdiso(AFKA)Idaacada Risaala ee Kutaala Guaha Magaalada Muqdisho ayaa maanta waxa ay qabatay xaflad ballaaran oo lagu abaalmarinaayay Ardaydii Kaalmaha ka galay Tartanka Qur'aan Akhriska Dadka Araga la' ee Idaacada Risaala, sidoo kale xafladaan waxaa lagu ciidseeyay oo lacago lagu siiyay dhamaan…

Read More »

War Deg Deg Ah:Ajaaniib la sheegay in ay Ka Tirsanaayeen Al-Shabaab Oo Ka Baxsaday Xabsi Kuyaala Dalka Kenya

0 Visits: 638 | Monday July 13, 2015 - 20:03:04
Burco(AFKA)Wargeyska Daily Nation ee kasoo baxa Dalka Kenya ayaa qoray in rag ajaaniib ah oo lala xariirnayay in ay katirsan yihiin Dagaalamayaasha Xarakada Al-Shabaab ay ka baxsadeen xabsi ay ku xirnaayeen oo kuyaala Gudaha Kenya.

Read More »

"Somaliland Cidna Marti Ugama Aha Inay Hawadeeda Xukunto"Wasiirka Qorsheynta Somaliland

0 Visits: 549 | Monday July 13, 2015 - 19:58:24
Hargeysa (AFKA)-Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta iyo xidhiidhka hay'adaha caalamiga ah Md. Sacad Cali Shire, ayaa ka hadlay Hawada Somaliland ee la sheegay in Somaliya lagu wareejiyey, waxaanu tilmaamay inaanay Somaliland hawadeeda cidna u dabo fadhiisanayn.

Read More »

Daawo Sawirada:Taliyayaasha Booliska Somalia iyo Amisom Oo Kulan Xasaasi Ah Maanta kuwada Qaatay Xerada Xalane Maxaase Ka Soo Baxay?

0 Visits: 687 | Monday July 13, 2015 - 19:43:03
Taliyayaasha Ciidamada Booliska Somalia iyo Amisom oo ay wehlinayaan Saraakiil ka kala tirsan Ciidamada Militeriga Somalia iyo Amisom ayaa ku kulmay Magaalada Muqdisho ee caasimada dalka Somalia.

Read More »

Dowlada Somaliya Oo Maanta Si Rasmi Ah U Gudbisay Dacwad Ka Dhan Ah Kenya

0 Visits: 609 | Monday July 13, 2015 - 19:31:02
Soomaliya ayaa maanta si rasmi ah waxay dacwad uga gudbinaysaa dalka Kenya oo ay ku eedeysay in ay si sharci darro ah ugu qabsatay baddeeda. Murankan waxa uu salka ku hayaa lahaanshaha qaybo kamid ah soohdinta xadka badda labada dal, oo badhitaano lagu sameeyey la sheegay in laga helay khayraad dabiici…

Read More »

Qabkee Buu U Baxsaday Ninka U Madaxda Daroogeystayaasha Dalka Mexico

0 Visits: 649 | Monday July 13, 2015 - 19:18:00
Nin caan ku ahaa ka ganacsiga daroogada dalka Mexico ayaa ka baxsaday xabsi ammaankiisa aad loo sugo.

Read More »

Qab kee Buu U Baxsaday Ninka U Madaxda Daroogeystayaasha Dalka Mexico

0 Visits: 722 | Monday July 13, 2015 - 19:18:00
Nin caan ku ahaa ka ganacsiga daroogada dalka Mexico ayaa ka baxsaday xabsi ammaankiisa aad loo sugo.

Read More »

Mujaahid Cali Gurey Oo Si Xeel Dheer Ugu Hadlay Xaalada Dalku Maraayo Iyo Mudo Kordhinta

0 Visits: 644 | Monday July 13, 2015 - 19:04:54
YAAB! Fursad kasta oo doorasho ay ku qabsoomi lahaydba Doorasho-diidku way dileen halka ay maanta maraysana fursadda in haba yaraato eh doorasho xor iyo xalaal ihi ay Somaliland ka dhici kartaa kama badan karto 10% halka 90% ay u badan tahay in aanay ka dhici karin wax doorasho ihi dalka iska daa 2015/16ka…

Read More »

"Wixii maanta ka dambeeya Mushaarka Shaqaalaha Dowladdu joogto ayuu Noqonayaa"Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Maaliyadda Somalia,

0 Visits: 911 | Monday July 13, 2015 - 18:57:59
Muqdisho(AFKA)Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Maaliyadda Somalia, Maxamud Xayir Ibraahim iyo Xisaabiyaha Guud ee Qaranka, Axmed Yuusuf Muumin (Siraaji) ayaa maanta booqday Bangiga Dhexeoo ay ka socotay bixinta mushaarka shaqaalaha rayidka ah ee dowladda, waxayna kormeer kusoo sameeyeen qaaybaha kala duwan…

Read More »

DAAWO Sawirada Magaalada Ceerigaabo Oo Markii U Horeysay Laga Hirgaliyay Wado Laamiya Oo Dhex Marta Magaaladaasi.

0 Visits: 832 | Monday July 13, 2015 - 18:11:44
Ceerigaabo(AFKA)Sawirada Magaalada Ceerigaabo Oo Markii U Horeysay Laga Hirgaliyay Wado Laamiya Oo Dhex Marta Magaaladaasi.

Read More »

Daawo Afkashacabka Tv:Qoysas Ka Soo Barakacay Dagaalada Wadanka Yemen Oo Ay Wasaaradda Dib U Dejinta Somaliland Deeqo Raashin Ah Gaadhsiisay

0 Visits: 609 | Monday July 13, 2015 - 18:07:40
Wasaaradda Dib U Dejinta Somaliland Oo Deeqo Raashin Gaadhsiisay Qoysas Ka Soo Barakacay Dagaalada Wadanka Yemen Oo Ay Ah

Read More »

Daawo: Xisbiga Waddani Oo Deeq Dhar Ah Gaadhsiisay Dadka Dhimirka Wax Ka Qaba Ee Ku Jira Cusbitaalka Guud Ee Hargeysa

0 Visits: 597 | Monday July 13, 2015 - 18:03:44
Xisbiga Mucaaradka AH Ee Waddani Oo Deeq Dhar Ah Gaadhsiisay Dadka Dhimirka Wax Ka Qaba Ee Ku Jira Cusbitaalka Guud Ee Hargeysa

Read More »

Daawo Xoghaya Xisbiga Kulmiye Oo Jawaabo Is Huwan U Kala Dhiibay Masuuliyiinta Mucaardka Somaliland

0 Visits: 592 | Monday July 13, 2015 - 18:00:35
Xoghaya Xisbiga Talaada Dalka Haye Ee Kulmiye Oo Jawaabo Is Huwan U Kala Dhiibay Masuuliyiinta Mucaaradka Somaliland

Read More »

Daawo Qaabka Magaalada Berbera Looga Diyaar Garoobayo Ma

0 Visits: 592 | Monday July 13, 2015 - 17:37:03
Magaalada Berbera Ayaa Si Balaadhan Looga Dareemayaa Diyaar Garowga Munaasibada Ciidaul Fidriaga Oo Maalmo Koobane iNA Xigaan

Read More »

Daawo:Wasiirka Ciyaraha Somaliland Oo Kulan La Qaatay Masuuliyiinta Gobolka Togdheer Kormeerna Ku Tegey Garoomo Laga Wado Magaalada Burco.

0 Visits: 507 | Monday July 13, 2015 - 17:30:12
Wasiirka Ciyaraha Somaliland Oo Kulan La Qaatay Masuuliyiinta Gobolka Togdheer Kormeerna Ku Tegey Garoomo Laga Wado Magaalada Burco.

Read More »

Wasiirka Madaxtooyadda Oo Faah Faahin Ka Bixiyay Kulankii Dhexmaray Madaxweynaha Somaliland Iyo Culimada Dalka.

0 Visits: 576 | Monday July 13, 2015 - 17:08:56
Wasiirka Wasaarda madaxtooyada JSL mudane Xirsi cali Xaji Xasan ayaa ka hadlay kulan balaadhan oo qiimo leh oo madxwayne axmed silaanyo ku qaabilay badi culimada wadanka .

Read More »

Puntland oo Xeryo Cusub u Dhisaysa Qaxootiga Yemen ee kasoo Qul-qulaya Magaalada Boosaaso

0 Visits: 559 | Monday July 13, 2015 - 16:50:09
Wasiirka Arrimaha Gudaha Puntland, Axmed Cilmi Cismaan (Karaash) ayaa sheegay in gudaha Puntland laga hirgalin doono seddex xero oo lagu tala-galay in la dajiyo boqolaal kamid ah dadka ka soo barakacay colaadaha Yemen.

Read More »

Daawo Madaxweyne Silaanyo Oo Kullan Afur Iyo Casho Isugu Jira U Sameeyay Culimada Dalka

0 Visits: 565 | Monday July 13, 2015 - 15:49:06
Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxmed Maxamuud "Siilaanyo" Ayaa Kullan Afur Iyo Casho Isugu Jira U Sameeyay Culimada Dalka

Read More »