Wararka

Xoolo U Bakhtiyay Biyo Sumaysan Oo Ay Cabeen Dedaanka Haleeya

0 Visits: 749 | Friday March 20, 2015 - 12:46:09
Dhul daaqsimeed dhinaca Hawd kaga beegan Tuulada Haleeya ee Bariga Hargeysa ayaa laga soo sheegayaa in ay Xoolo nooli ku sumoobeen.

Read More »

Daawo : Foosiya Yuusuf Xaji Aadan Oo Sheegtay In Aanay Siyaasiyiinta Xamar Jooga Matalin Somaliland.

0 Thursday March 19, 2015 - 23:41:39
Wasiirkii hore ee arrimaha dibada Somaliya haddana ah xildhibaanad ka tirsan golaha Barlamaanka ee Somaliya ayaa cadaysay in aanay metelin dawlada Somaliland.

Read More »

Daawo: Baarlamanka Ingiriiska Oo Ka Hadlay Qadiyada Iyo Jirataanka Somaliland

0 Thursday March 19, 2015 - 23:38:54
Waxa magaalada London ka dhacay shir lagu qabtay dhismaha Baarlamaanka oo ay ka qeybgaleen Xildhibaano ka tirsan Baarlamanaka

Read More »

Guddida DAWGA-CAD Oo Gudoomay Deeq Lacageed

0 Thursday March 19, 2015 - 23:34:04
Guddida dhismaha jidka DAWGA-CAD ee waqooyiga Magaalada Hargeysa, ayaa guddoomay deeq lacageed oo dadweynaha reer Somaliland ugu tabaruceen dhismaha Wejiga labaad ee Waddadaasi oo meel wanaagsan mareyso.

Read More »

Daawo: Xisbiga WADANI oo so dhoweyn Ballaadhan u sameeyey Bulshada Lahaybsoco oo Cudud Taageero oo xoogan ku biiriyey Xisbigaas

0 Thursday March 19, 2015 - 19:37:05
Bulshada la haybsooco ayaa muddoyinkii u danbeeyey ka tashanaysay ka tegitaanka xisbigii kulmiye oo ay hore cududooda taageero ugu biriyeen waxana ay heshiis rasmiya wada gaadheen xisbiga WADANI walow aan la ogeyn waxa ka fuli doona heshiisyadaasi haddii WADANI talada waddanka ku guuleysto

Read More »

DAAWO: Boqorka Guud ee Bulshada La haybsooco Boqor Iiman Oo Maanta Xisbiga Wadani La Saxeexday Heshiisyo Adag oo dhex maray Bulshadaasi la haybsooco iyo xisbiga

0 Thursday March 19, 2015 - 19:37:05
Boqorka Guud ee Bulshada La haybsooco Boqor Iiman Oo Maanta Xisbiga Wadani La Saxeexday Heshiisyo Adag oo dhex maray Bulshadaasi la haybsooco iyo xisbiga

Read More »

Madaxwayne Obama Oo Aan Illaa Hadda Wax Hambalyo Ah U Dirin Benjamin Netanyahu. Maxay Tahay Sababtu??

0 Thursday March 19, 2015 - 17:56:19
Aqalka Cad ee Mareykanka looga arrimiyo, ayaa sheegay in madaxweyne Barack Obama uu maalmaha soo socda la hadli doono ra'iisul wasaaraha Israa'iil,

Read More »

Daawo:Akademiyada Nabada Iyo Horumarinta Somaliland Oo Ka Hadashay Cilmi Baadhis Ay Ku Samaysay Arrimaha Dhulka.

0 Thursday March 19, 2015 - 17:50:01
Akaademiyada Nabada iyo Horumarinta Somaliland ayaa soo bandhigtay cilmi baadhis ay ka samaysay arrimaha dhulka.

Read More »

Daawo: Qalinjebintii Ardayda Jaamacadda Burco ee Maanta iyo Dardaarankii Wasiiradda iyo Masuliyiinta Jaamacadda +SAWIRO

0 Thursday March 19, 2015 - 17:27:58
Munasibad Balladhan Oo Shahaadooyin iyo Abaalmarino Lagu Guddoonsiinayey in ka badan 140 Arday Oo Ka Qalin Jabiyay Jamacada Burco Ee Magalada Burco.

Read More »

Daawo: "Tabashadu illaa weligeed way jirtay, wayna jiraysaa oo Tabasho ma Dhammaato, Qaranimada iyoTabashaduna Waa ..." Xildhibaan Indho Indho

0 Thursday March 19, 2015 - 17:18:38
Xildhiban Cabdiqaadir Indho indho ayaa Dhinaca kale warbahinta ka codsaday inay ka daayaan lasoo qaadka iyo su;aalaha maalin walba taagan ee ku saabsan cali khaliif gallaydh, sido kale wuxu ka hadlay so gelidii Cidamad Liyuu boolisku soo galeen gudaha buuhoodle, iyo arrimo kale oo ku saabsan doorashooyinka

Read More »

Daawo: Hadii Marka Hore Bilaa Qorshe Lagu Galay wado Hadalada Somaliland Iyo Somalia Maaha Inay Maanta Xukuumada Siilanyo Dawladaha Dunida U Catawdo"Gudoomiye Ciro

0 Thursday March 19, 2015 - 17:12:26
Daawo: Hadii Marka Hore Bilaa Qorshe Lagu Galay wado Hadalada Somaliland Iyo Somalia Maaha Inay Maanta Xukuumada Siilanyo Dawladaha Dunida U Catawdo"Gudoomiye Ciro

Read More »

Daawo:Waaa Ayaan Daro In Xukuumadani Dekadi Ay Umada Reer Somaliland Wax Kala Soo Degaan Tidhaa Shirkado Shisheyan Ku Wareenjinaynaa Umadani Taa Idinka Yeelimayso "Gudoomiye Ku Xigeenka Wadani Axmed Muumin Seed

0 Thursday March 19, 2015 - 17:12:26
Daawo:Waaa Ayaan Daro In Xukuumadani Dekadi Ay Umada Reer Somaliland Wax Kala Soo Degaan Tidhaa Shirkado Shisheyan Ku Wareenjinaynaa Umadani Taa Idinka Yeelimayso "Gudoomiye Ku Xigeenka Wadani Axmed Muumin Seed

Read More »

Wasiirka Macdanta Oo Xilkii U Kala Wareejiyay Wasiir Ku-xigeenki Iyo Wasiiru Dawlaha Cusub.+ Sawiro

0 Thursday March 19, 2015 - 17:07:38
Wasiirka Wasaaradda Macdanta iyo Tamarta Somaliland Xuseen Cabdi Ducaale, ayaa maanta xilkii ukala wareejiyay Wasiir xigeenkii hore ee...

Read More »

Daawo: Masuliyiin iyo Waxgaradka Gobolka Sanaag oo ka Qayliyey Abaaro iyo Biyo la'aan ku habsatay Degaanada Gobolkaasi

0 Thursday March 19, 2015 - 16:48:25
Maayirka Iyo Guddoomiyaha Gobolka Sanaag oo si wada jira warbaahinta ula hadlay ayaa waxaa ay ku sheegeen in kobolkaasi ka dheceen abaaro iyo bilaan daran waxaanay gurmad ka codsadeen dawladda iyo Hay'adaha Sama Falka.

Read More »

Daawo: Deegaanka Adhicaddeeye oo Ceel Biyood Laga Qoday‏

0 Thursday March 19, 2015 - 16:45:09
Baanka horumarinta Islaamka ayaa ceel biyood ka hirgeliyey Magaalada Adhicadeeye oo 30 KM u jirta xarunta Gobolka ool ee Laascaanood. waxana ceelkan oo ay u hawlgashay helitaankiisa wasaradda Kheyraadka Biyuhu qodaya Kombaniga Nugaal.

Read More »

Maraykanka oo Xaqiijiyay Dilka Sarkaal sare oo Al shabaab ka tirsanaa

0 Thursday March 19, 2015 - 09:46:18
Waaxda difaaca Mareykanka ee Pentagon-ka, ayaa sheegtay in weerar ay u adeegsatay diyaarad drone ah, ay ku dishay sarkaal sare oo ka tirsan ururka Al-shabaab.

Read More »

Abwaan Sidiiq Burmad Oo Ka Sheekeeyey Qisadii Keentay Heesta Been Go Lagu Dedey.

0 Thursday March 19, 2015 - 09:10:01
Abwaan Sidiiq Burmad ayaa markii ugu horeysay ka waramay qisada uu ka sameeyey heesta Been Go' lagu dedey

Read More »

Daawo: Gudomiyekuxigenka WADANI oo sheegay inay Xisbi ahaan Xarrimeen TVga Qaranka ka soo muuqashadiisa +SABABTA

0 Thursday March 19, 2015 - 07:55:55
Xisbiga Mucaaridka ah ee WADANI, ayaa si badheedha uga baaqsaday dood Saddexda Xisbi Qaran uu Tv-ga Qaranka Somaliland ku casuumay habeenkii xalay.

Read More »

Daawo: Wasiirkuxigeenka Qorshaynta Somaliland oo Marki u horeyay Shaaciyey Waddamo Badan oo Dabka Qabyaaladdu ka Holcayo, Dhalinyaradana Somaliland na Baaq u Diray

0 Thursday March 19, 2015 - 07:40:32
Wasiir ku xigeenka wasaaradda Qorshaynta Somaliland Cabdikariim Axmed Mooge ayaa ka hadlay aafada qabyaalada iyo dhibaatada ay dhalinyaradda Somaliland ku hayso.

Read More »

War Deg Dega:Abwaanad Nimco Aadan Hure (Nimco Gabaydo )Oo Galabta Ku Geeryootay Cisbitaalka Magaalada Hargeysa.

0 Wednesday March 18, 2015 - 23:04:36
waxa Galabta ku geeryootay dhakhtarka weyn ee magaalada Hargeysa Nimco Aadan Hure oo ku magac dheerayd (Nimco Gabaydo),waxaana sidaasi noo xaqiijiyey qaar kamid ah bahda fanka ee Somaliland.

Read More »