Wararka

Daawo: Hargeysa Xaafado La Darayaysan Dhaxan iyo Hoy La'aan iyo Warbixin ay ka diyarisay Sagal Mustafe Xasan

0 Visits: 649 | Tuesday December 16, 2014 - 18:17:33
Qoysaskan oo Deggen Buurta Naasa hablood ayaa Cabasho u gudbiyey xukuumadda iyo hay'adaha samafalka, waxanay madaxweynaha ugu baaqeen inaanu maalinta codka uun noo iman ee uu hoos eego dadkiisa jilicsan

Read More »

Daawo: Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Dhalinyarada iyo Cayaaraha JSL oo Beeniyey Garoon la sheegay in la iibiyey

0 Visits: 647 | Tuesday December 16, 2014 - 17:07:39
Agaasime Maxamed Xuseen Dhabbeeye ayaa iftiimiyey sida ay wasaarad ahaan iyo xukuumad ahaan Garoomada u dhisaan waxna ku kordhiyaan isagoo meesha ka saaray inaanay dhici karin in Garoon la iibiyo, isago sido kale xusay in Rooggii la dhigayo Dhowaan Hargeysa Stadium

Read More »

Daawo: Wasiirka Gaashaandhigga JSL oo Luqaddi ugu Adkayd kula hadlay Cid kasta oo Nabadgelyada Qaranka iyo Ciidamada Qaranka ka so horjeedsata

0 Visits: 758 | Tuesday December 16, 2014 - 16:55:39
Wasiirka Wasaarada Gashaan-dhiga Jamuuriyada somaliland Axmed Xaaji Cali Cadami Ayaa Maanta ka hadlay Xaalada Deegaanka Gobolka Awdal oo Toddobaad-yadii u danbeeyey Xukuumadu Ciidamo ku Daad-guraynaysay.

Read More »

Raisul waasarihi hore Somaliya Cumar Cabdirashid Sharmarke oo Soo Gaadhay Muqdisho iyo Diyaarad Khaasa oo ka soo Qaaday Maraykanka

0 Visits: 875 | Tuesday December 16, 2014 - 15:09:34
Waxa magaalada Muqdisho soo gaadhey Cumar Cabdirashiid Cali Sharmarke oo hore ra'isal wasaare uga soo noqday dalkaasi Somaliya,gaar ahaana dawladii KMG ahayd ee dalkaasi,

Read More »

Daawo: Wasiirka Cafimaadka JSL oo Si weyn Loogu So Dhoweyey Laascaanod Xadhigana Ka jaray Mashaariic ay Wasaaraddiisu ka hirgelisay Gobolka Sool

0 Visits: 615 | Tuesday December 16, 2014 - 14:59:01
Wasiir Saleban Ciise Axmed Xaglatoosiye iyo weftiga uu hogaaminayo ayaa Kormeer ku maray Xarumaha Caafimaadka ee Gobolka Sool

Read More »

DAAWO AFKASHACABKA-TV Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Muadane Cabdiraxman Ciro Oo baaq Nabadeed udiray bulshada ku nool gobolka awdal kana hadlay in xoriyadooda loo soo celiyo xildhibaanada la xidhay

0 Tuesday December 16, 2014 - 14:09:32
Gudoomiyaha Golaha Wakiilada JSL Muadane Cabdiraxman Ciro Oo baaq Nabadeed udiray bulshada ku nool gobolka awdal kana hadlay in xoriyadooda loo soo celiyo xildhibaanada la xidhay

Read More »

Foosiya Yuusuf Xaaji Aaden Iyo C/rashiid Cali Sharmaarke Oo Midkood Maanta Loo Magacaabayo Raysal-wasaaraha Soomaaliya

0 Visits: 698 | Tuesday December 16, 2014 - 12:37:44
Danjiraha Dawladda Somalia ee Mareykanka Cumar C/rashiid Cali Sharma'arke ayaa la saadaalinayaa in loo magacaabo ra'iisul wasaaraha saddexaad ee Soomaaliya,

Read More »

TAARIIKHAHA LA CIYAARI DOONO CHAMPIONS LEAQUEGA WAREEGIISA 16 KA KOOXOOD IYO SIDA AY KOOXUHU U SOO KALA HORAYN DOONAAN

0 Visits: 1021 | Tuesday December 16, 2014 - 08:35:26
Waxa ugu wayn ee haysta saxaafada ciyaaraha ka faaloota ayaa ah isku aadka Champions Leaquega wareegiisa 16 ka kooxood oo laga warsugaayay kulamada ka soo bixi doona, kaas oo shalay la shaaciyay;

Read More »

DAAWO;CIIDANKA DALKA AUSTRALIYA OO DIL TOOGASHO AH KU FULIYEY NIN DAD SHACABA KU AFDUUBAY DALKAAS;

0 Visits: 669 | Tuesday December 16, 2014 - 08:05:31
Australiya ciidanka Dalka Australiya Oo Dil Toogasho Ah Ku Fuliyey Nin Dad Shacaba Ku Afduubay Dalkaas ;

Read More »

R-Afkashacabka Barnamjkii faaqidaada falaqaynta ciyaaraha ee todobaadkan IYoWariye CAbdirsaq Koronto Ka Imanaaya Magaalda Burco

0 Visits: 930 | Monday December 15, 2014 - 21:48:40
R-Afkashacabka Barnamjkii faaqidaada falaqaynta ciyaaraha ee todobaadkan IYoWariye CAbdirsaq koronto Ka Imanaaya Magaalda Burco

Read More »

"Hadduu Dookhaagu Qof iyo Laba Dawladda ka Dhex muuqda kuu Diido, Dookhaagu yu Qaranka inaga Duminin ..."Wasiir Cukuse oo Hadal u jediyey Jaliyada Jarmalka

0 Visits: 785 | Monday December 15, 2014 - 19:08:52
Wasiir Cukuse oo jaaliyadda Reer Somaliland ee Jarmalka kala Qaybgalay Munasibad ay ugu dabaaldegeyeen Aqoonsi ay jaaliyadda somaliland ka heshay Jarmalka

Read More »

Wefti uu hogaaminayo Wasiirka Arrimaha Gudaha JSL oo Gaadhay Magaalada Addis Ababa ee Waddanka Itobiya+SAWIRO

0 Visits: 703 | Monday December 15, 2014 - 19:01:51
Warsaxafadeed ka soo baxay xafiiska safiirka somaliland ee Itobiya ayaa lagu faahfaahiyey ujeedada safarka weftiga iyo masuliyiinta ay la kulmayaan iyo kuwa ay la kulmeen

Read More »

Daawo: Taliye kuxigenka Booliska Somaliland oo Xadhiga Ka Jaray Dhismayaal Casriya oo Lagu So Kordhiyey Saldhiga Faarax Oomaar ee Burco

0 Visits: 945 | Monday December 15, 2014 - 18:33:50
Taliye ku xigeenka Ciidanka Booliska Somaliland C/raxmaan Axmed Liibaan(Fooxla) Ayaa Maanta xadhiga ka jaray Qayb Cusub oo Casri ah oo lagu kordhiyay Saldhiga Faarax Oomaar ee Magaalada Burco,

Read More »

Daawo:Murashaxa Madaxweynekuxigenka UCID oo Dhaliilo kulul u jeediyey Xukuumadda, Si Cadho lehna uga hadlay Xadhiga Xildhibanada iyo Tagerayasha UCID

0 Visits: 642 | Monday December 15, 2014 - 18:08:23
Dr. Cabdirashid Xasan Mataan oo ka mid ahaa Masuliyiintii Soo Dhoweysay Aqonyahan Jamal Cali Xuseen ayaa Xukuumadda ku eedeyeey Suldaanka Buuraha Galay ee maleshiyada urursanaya

Read More »

Daawo Jamaal Ali Husen oo Si weyn loogu soo Dhoweyey Dalka iyo Waxyaabo Cusub oo an Somaliland Hore uga Dhicin oo uu shegay inu Samayn Doono

0 Visits: 658 | Monday December 15, 2014 - 17:22:22
Murashaxa Madaxweynaha ee Xisbiga UCID oo Dadkii so Dhoweyeey Fagaare kala hadlay ayaa uga mahadceliyey Soo dhoweynta ay u sameeyen

Read More »

Daawo: Xildhibaan Cali Mareexan oo ka hadlay Ansixintii Miisaniyadda Sannadka 2015 iyo Xildhibanadii Mucaaradka ahaa ee Golaha ka Dareeray

0 Visits: 683 | Monday December 15, 2014 - 17:12:48
Xildhiban Cali Mareexan wuxu xusay in Jallaafo ay u dhigeen Mucaaradku Miisaniyadda ansixinteeda ay ka badbaadiyeen isla markaasna si aqlabiyad ah loo ansixiiyey

Read More »

Golaha Wakiilada Oo Ansixiyay Miisaaniyadii 2015 Iyo Xildhibaanadi Xisbiga WADANI Oo Golaha Ka Dareeray.

0 Visits: 748 | Monday December 15, 2014 - 11:55:52
Golaha Wakiilada Somaliland, ayaa cod aqlabiyad ah ku ansixiyay Miisaaniyad sanadeedkii 2015, taas oo Golaha hortaalay maalmahan.

Read More »

Suldaan la sheegay inu Maleeshiyo ku urursanayo Xuduudka Itoobiya iyo Dawladda Itobiya oo ka Hadashay

0 Visits: 606 | Monday December 15, 2014 - 11:24:01
Dawladda Itoobiya oo markii u horaysay ka hadashay xaaladda ka taagan Gobolka Awdal iyo Suldaanka la sheegay inuu Gudaha Itoobiya ku urursanayo maleeshiyo beeleed

Read More »

Eng Faysal Ali Waraabe oo markii u horeysay ku majeertay Waxqabad la taaban karo Xukuumadda Madaxweyne Siilanyo iyo Shakiga Mucaaradku ka qabaan Mucaaridnimadi Faysal

0 Visits: 890 | Monday December 15, 2014 - 11:10:27
Dhinaca Kalena Guddoomiyaha xisbiga Mucaaradka ah ee UCID, Eng. Faysal Cali Waraabe waxa uu ka hadlay warar maalmihii u dambeeyay suuqa soo galay, kuwaasi oo sheegayay in xukuumaddu u dhistay guri.

Read More »

Magacyada 54 Qof Oo lagu Abaal-mariyey Shaqsiyaadka Sannadka Danta guud & Daryeelka Bulshada iyo Mustafe Teacher oo Ka Dhex muuqda

0 Visits: 1398 | Monday December 15, 2014 - 09:06:41
Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa Abaal-marinno guddoonsiiyey dhawr iyo konton qof oo isugu jiray

Read More »